Meel fog aduunka ayaa kuwada shawaaqay somaliland waana guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RayanRayanabdirahimmahamoudАй бұрын
Kulmiye.kulmiye.🤩🤩🤩🤩🤩🤩💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓
@CabdicigeCabdiАй бұрын
Anagu hadanu beel waynta Habar jeclo waxanu Nahay xusbiga ucid iyo kulmiye Somaliland wanu difacena hadanu midhi naga hadhenin wlhi Somaliland guul iyo gobanimo il love you Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saaqaqawdhanАй бұрын
Waa yaab, horta waxaan umalynayaa inay ceebtahay inaad magaca beelwaynta haberjeclo kuhadasho, hadii ay dhacday se waxay ila tahay kulmiye iyo waziiradiisu haday wax inga difaacayaan sidii ann ujabnay 08/25 umaanan jabneen, kuwaasi waxay noqdeen maartii lagartay
@SakariyeSiciid-df9zsАй бұрын
@@saaqaqawdhan. Shakhsi reer dhan uma hadli karo, markaa wax wayn ha ka soo qaadin walaal coment qof qoray. Waxaa laga yaabaa inay Daarood kii munafiqiinta ahaa ay ba yihiin kuwa wax qorayaa 😂😅
Xiiranow anigu horaan ku idhi sheekadan xusbiyada dhex ka ahow lkn afaad lahayn ma qabated Wlhi horaan u ogaa inad kulmiye tahy o waxn ku ogaaday aad bad u dul istaagi jiraty arimaha kulmiyee hhadal iyo dhaman viva somaliland 💪💪💪💪💪
Good bless republic of is peace and stabilt country. Inshall Allah it is time to recozning republic of somaliland 2024 amiir yaa rabii
@elmis.mohamed1916Ай бұрын
(* KUMIYE*) 💯 President Muse Bixi Abdi Xildid is which stand for *Designated Competent person* Mr. president MBAX one more terms. Thank you for your time. Warridad 📺. Thanks a lot.
اللهم بارك في ولي أمرنا واحفظه واغفر له اللهم صل وسلم على محمد وعلى آله وصحبه
@CIISECabdiraxmaan-f7rАй бұрын
Guul guul somaalilan
@sidiiqmaxamed-pg6nmАй бұрын
waridaad TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul
@Hooda36Ай бұрын
Next president of Soomaaliland is gonna be muuse❤ biixi cabdi xildiid ❤inshallaah❤🎉❤ guuliyogobanimo❤ Soomaaliland ❤🎉❤🎉❤🎉❤
@nasrajibril1939Ай бұрын
Ma shaa allah ❤
@sidrasirad9475Ай бұрын
wax runa ka hadashay insha allah kii in wanagsna ilahay ha noo keeno laakiin reer sheekh isaqow idinkoo doorsho ku fooorara yaan la idin soo weerarin inad doorsho gashan wadanki oo dagal ku jira taas wadani baa raba oo ku eedaysan waana khalad
@RayanRayanabdirahimmahamoudАй бұрын
Haaa.love.🎉🎉🎉🎉🎉.kulmiyeeeeee.mercie
@AhmedOmar-ve9gfАй бұрын
waa xaquuq dastuuriya inaa doorato cida u arag inay wadanka dan u tay
@SOMMEDIA12Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه اجمعين
Ka joog wll. Qaranka sidii aad u difaaci jirtey u difaac.hadii laga tagi waayo UCID✅
@RAli-j8jАй бұрын
Kulmiye kulmiye ayaad tahay sida aaad Qaranka u taagerto waad ogtahaye kulmiye inaga saari kara xaaladan. Fayesal waa geesi garab wayaye ee cid badan u codayenen Marka wuu qasarayen cudka lasiiyana 💔
@saaqaqawdhanАй бұрын
Kulmiye ayaa inaga saari kara mawaxaad kawadaa isagaa markii horeba inagaliyey jini ninkii keenaa baxsha?
@AsmaQurux-qx9obАй бұрын
Mnsha allaah guulayso wll
@khaliifabdi8139Ай бұрын
Mansha allaah Mhdsnd mdne
@MustafeRashid-hl8vpАй бұрын
Kulmiye waa xisbiga aan ku abtirsano hadaanu nahay SNM
@abdusalansaleban7339Ай бұрын
Baaw
@BushraMaxamud-yi9fqАй бұрын
Kulmiye is the best difaaca qaranka from g36
@hiboomarisse5854Ай бұрын
Mansha allah wag iyo gardaraba vwaan muwataaa giise alle hanoo kaa daho ❤❤❤❤❤
@Bertil-r5qАй бұрын
QURBO JOOG WANT ABO MUSE 🟢⚪🔴 From JÖNKÖPING Sweden 🇸🇪
@CADNANCabdi-v9hАй бұрын
Geesi ayaad tahay dalgiiisa jecel oon xuman lahay wlhi waan ku tagera ale haku xafide wllo❤👍
@MahamedAbdillahi-f6fАй бұрын
Aniga iyo waridaad iis ku afkaar ayaan nahayi waxan ku tageernayi xiisbi ga kkkkkkk guul somali land insha Allah ❤❤❤
@zainabdirir8818Ай бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@roodaaden6463Ай бұрын
Waridaadoow kulmiye nala dhis waad nagu soo biiri insha allah
@welimootoАй бұрын
Run Somaliland indr arba tageer
@XamdaCumar-m6hАй бұрын
Guuul somaliland
@sumayaCabdilaahi-k6nАй бұрын
Waridaad tv guul wallahi geesi geesi dhalay
@NurGacanАй бұрын
Waaa laka miirmay iyadoon doorshsba gaaadhin waxa la wada jeestsy dhinica kulmiye cid dhaanta lama hayo waridoodow
@ApdyOmar53Ай бұрын
Yaa gacanta ugu jira kulmiye ma buuni iyo xinif ayaa cod u keenaya ciro somaliland oo dhan ragii siyaasada macquulka ahaa ayaa la socda xataa madaxdhaqameedkii
@AsuumHossainАй бұрын
@ApdyOmar53 madax dhaqameedku ma codeeyo siyaasiguna cod ku siin maayo se sharab baa bixiya shacabkuna indhaha lama qaban karo😂 geesi dadkaba holciya muuse biixi yaa lagu dooran karaa
@ApdyOmar53Ай бұрын
@@AsuumHossain geesinamadii ma waxbaa laga bedelay sxb shacab indhahooda ayey ku arkaan hagardaamada muuse 7 sano u geystey jariimad weyn ayaa dul hoganeysa 25/8/2023 wixii dhacey hal qof maxkamad lama soo taagin taasi oo usii dheereyd cabudhin kutarrifal awooda dawlada boob hanti urursi xadhiga sharci daro ah kala qeybin eex reerkooda xilalka ku tahey sharciga si walba ugu iska waxkale nabadii shacabku ilaashanayeen ayaa laga laaluushaa kolba meel colaad isleeyey ka rid oo dadkii fahmeen markaa hagardaamooyinkiisa kuuma soo koobi karo habeenkii la dhaariyeyna kalmadii uu yidhi fartiina eedi doontaan dadka caag maaha mey ilaawin markaa muuse ciidanimo ayuu ku faani jirey tiina waa soo afjarey dhulbahante 33 sano ciidankii la dhisayey fihiima quuje iyo raxma yar ayaa hubkii kala hadhey ceeb weynaaa hhhhhh
Qofkaad maalin ama sanadba dheh ku baran weyday Waligaa ma baratid kulmiye wan aragnay ee ma kulmiyo cusuba dhalan dona wa Maya? War Ani ahan kulmiye kursiga daaye waxn odhan laha somaliland dhafiya ree Somalilandnow
@OsmaanAwAadanHersi-fh7ueАй бұрын
Waad mahadsan tahay halyey qaran
@JaamacAdheere-xm6xuАй бұрын
M/weyne muuse waa taliyaha sare ciidanka ee meyno sheegey ciidanka inta dhimatey ama raq iyo ruux la heyn imisa dhaawacmey inte u baahdey caafimaad debeda ah muxuse u qabtey imisa xidha? maxu ciidanku ugasoo kala hor cararey laascaanood?
@RAli-j8jАй бұрын
Aniga qaranka aawadi ku daawada Lakin maalinta xisbi qaran dumis aha taageerto igo ka danabayesa wallahi . Xasaasiyad qaba qaran ladhaho
Waa maxey baroortani waar ciro ninka doortaa miyaanu muwaadin aheyn waa maxey munaafaqada aad wadaa weligey kulmiye dooran maayo wadani for ever ayaan ahey waa maxey cabaadkani doorashada soo gala muuse ordaaye sagaalka subaxnimo lagu garaacaya waxaana loo eegayaa wixii 7 sano xukunka joogey qabtey lkn nasiib xumo wuu fashilmey shacabkuna wey arkeen fartoodana marlabaad eedi maayaan difaaca lagu dooranayaa ciidankii qaranka sawkii baabiiyey kkkkk
@sidiiqmaxamed-pg6nmАй бұрын
Kulmiye 💚🧡💚 Kulmiye 💚🧡💚 Kulmiye 💚🧡💚
@SakariyeSiciid-df9zsАй бұрын
Wadani Dooro waridaadow. Dalku isbadal iyo dhiig cusub ayuu baahanyhy. Saraakiishu intay qaban karayeen way qabteen. We need fresh minds and ideas. Waana Wadani Insha’Allah.
@nuurashaqale-sd4rwАй бұрын
Dhiig cusub waad iga qoslisay kkkkkk!!!!!!!!!!
@HodanYusuf-w2xАй бұрын
Wadani wadanka uu bahan no more kulmiye
@FaisaAbdi-d8uАй бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤
@cabdiwahaabmaxamed2699Ай бұрын
kulmiye aya dalka ino difacaya saxib
@abdusalansaleban7339Ай бұрын
Bal wax uu difaacay sheeg?
@warwannaagchannel7241Ай бұрын
Kulmiyaha kulmiyaha ama ucid
@RayanRayanabdirahimmahamoudАй бұрын
Kulmiyeeeeee.🥰🥰🥰🥰🥰🩷🧡💛💚💙🩵💜🤎🤍🩶❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏
@mohamedabdi3468Ай бұрын
Vote for the patriotic, no nonsense and hard nutshell to crack, hero, the only one and the real deal. President Muse biixi for the second term to complete his mission/vision for the mother somaliland and it's people feature prosperity !!! 😂