Deg Deg: Turkiga oo ku dhawaaqay Go'aan ka nixiyey MD Xasan & Shirka Ankara oo...

  Рет қаралды 9,767

Warqaad TV

Warqaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Ай бұрын
Cancel ❌ All deals with Turkey
@abdirizakhersi7406
@abdirizakhersi7406 Ай бұрын
Turkiga meesha ma kabaab business baa bada somalia no gorgortan.
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Ай бұрын
Somalia is to blame! Why are they even going to Turkey?
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Waxaaba cajiib waxa ay u tagayaan turkiga oo ay ka wadahadlayaan ma dhulkeena iyo baddeena oo uu nagu qabsadey.
@Sarta100
@Sarta100 Ай бұрын
Marna yaa laga yeelin turkiga waa daneeste asagaa ku hayo a biye meesha oo u laayay Tplf asaa jebiyay tplf hada waxuu rabaa inaan siino xabashi badeena haga diido wax aan laqasano masar ìyo sacuudi asaa maalgeliyp abiye drons iyo jun badan siiyay turki waxa uu soomaali ka doorboday xabashi waa daneeste masar hlagu bedelo iyo saciidi. Erdogam haduu la safto aniye cadawgeena raba dalkerna onuu dhismom asagana halaga joojiyo heshiiska ilaalinta dalka.iyo batroolka.
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Nabsi ruuxii gaaxshaa Godolkiisa maalee Guul buu sugayee sowtan Gees kale ula guurtay Guule Waa xaq sooree Wuxuu galaa laga gooynayaa Mahad ilaahay baa leh Guul daradaa waan ku diirsaday, wow
@MH-dl7bp
@MH-dl7bp Ай бұрын
Somaliya Soomaali baa leh!!!!!!
@mohamedadil887
@mohamedadil887 Ай бұрын
Turkiga iskama laha somaliya sidaa awigeed mawaxuu leeyahay dhulkiina iyo badiina siiya eitopia wax la aqbali karo Ma,aha. Madaxwayne Turkiga wuxuu rabo masamayn kartid wax adugu iyo somaliya rabti samee guul isha,allaah.
@AyuubQurbo
@AyuubQurbo Ай бұрын
Warbaahinta somalida waxan kaga yaabay hadalada dhataqada ah
@gureymax7639
@gureymax7639 Ай бұрын
Arintaa turkiga macquul ilama aha somaliyana horey u caddeysay waxay u ogoshahay itoobiya md xsm ayaa meel fagaare ah ka sheegay wax intaa ka badan naga sugi meyso (take it or leave it) ayey noo joogtaa haddey xoog wax nooga qaadan karto aan aragno 🇸🇴💪✌️
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL Ай бұрын
Kanlada kuwa waryaha ka ah wa jaajuusen
@amaruabkr8135
@amaruabkr8135 Ай бұрын
Marhoe ayaan sheegay in turkiga saqajaan inoow yahay waa kuwii burburiyay meelkasto ay tagaan siqarsoodi ah hada wuxuuw rabaa Ethiopia ujanjeero wàa wada tuugo
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed Ай бұрын
Turkigu qiyaama ayow,wada madalkeena,in ladhaco u dabac,sanaaneynaa taa waa qalad cidii isku daydana waxa eynoola midtahay cadowga itoobiya
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g Ай бұрын
Dhawaan ayaa gacanta lagu soo dhigi doona madaxa Somali diidka gooni u gooste muuse biixi
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 Ай бұрын
Asc Asxaabeey Xasan Madharge Waa Doqon Jilac san Turki dan nooma haayo Turkiyoow Macsalasmo Difaac na kaaga ma baah Nin Somalia ha isku tashato waligeed ayaa itobia Dagaal naga dhexeeyay Dul kaaga ha igu Ceebeeyn ee ITobia wax ka sii Masar na ha timaado itobia aan ku yaac no Cadaw gaaga Cadaw giisa Waa saaxiib kaa tan kale Fahad yaasiin Waa Duke Cambaar leh Shiiq Shariif na god ayuu ku dhacaa hadii uu Fahad yaasiin la soo Shir tago oo Fahad yaasiin Waa Laan Gaab aan hal Qabiil keeni Karin Dadka Somaliyeed na Neceb yihiin
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 Ай бұрын
Turkiga walala nahnay ha idinka saarto
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld Ай бұрын
That is nonsense and if that is the case president Hassan sheikh must look for somewhere to hide.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Ай бұрын
Turkiga tuugo tuugo tuugo waaye xasanow iska jir.
@mulimohamud4212
@mulimohamud4212 Ай бұрын
Taasu waxay cadan u tahay in Xassan sheekh wax ka ogaa wixii uu samayn muse bixi
@maxamedcaliqeyre7970
@maxamedcaliqeyre7970 Ай бұрын
Lkn soomali ayada ayaa labobayas sidee isku dibcinee Waxaas waa bahdil marnaba yeysan ogolaan waxaas turki kaso yeerayo
@Sumaya-v5x
@Sumaya-v5x Ай бұрын
Waa beentaa
@yousefHassan-qm5rn
@yousefHassan-qm5rn Ай бұрын
Kan waa beenlow qashin ah
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g Ай бұрын
Beenaaleh
Colorful Pasta Painting for Fun Times! 🍝 🎨
00:29
La La Learn
Рет қаралды 308 МЛН
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 35 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 56 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 181 МЛН
Colorful Pasta Painting for Fun Times! 🍝 🎨
00:29
La La Learn
Рет қаралды 308 МЛН