Xariir waxba nooma tare wadanka Inoo dhisa dheh lacagtana Hassan sheikh Mida uu qadana qeyb ka siiya
@Shaamil-Basayev4 күн бұрын
WAR MARKA HORE DHEXDIINA HESHIIYA MARKAS UMADA KALEE SOO DHAXKALA HESHIIYA MARKA HORE
@shaahyahangeneral10964 күн бұрын
Tanzanian ku way neceb yihiin dadka somalida ah
@geeljire16584 күн бұрын
😂😂😂😂 maxaa tiri?🐒
@sudiissa57014 күн бұрын
Waxaan ahajiraye kaga soo godaye war hadaa maxaad tahaye soomaali isku dirayesan ciidamo diyaarado ku dala dalayesan dhiig Daadinayesan ilaahay ka cabsada kurasta ka daga adiga iyo intiin hada xukumada madaxweyna hadii inaba ilaahay ka cabsanayesan war hooye aduunyo wax macana malaha please
@warsamaosman-Sool4 күн бұрын
😂😂😂😂😂. Dal isagiiba aan heshiis ahay oo leh laba dal oo kale ayaanu heshiisiinay 😂😂😂😂
@Ayuu-wd8mh4 күн бұрын
Waagi ay somalia ay somali ahyd waye wxn hda dal mhne😂