Waxaa Madaxweyne noo ah Nin kaligiis wadanka iska heysta oo waxa uu rabo ka sameeyo

  Рет қаралды 20,993

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 185
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 4 күн бұрын
Musa Bixi ìyo Xasan way is la ogaayeen Xasan wuu isqarinaayey ee hadu banaanka iskeenay Xasan. Wariyow runta ha iska indhatiri. Mustafe runta ayuu shegay.❤❤❤❤❤
@Mucyadiinbaana
@Mucyadiinbaana 3 күн бұрын
Wariyow u maleyn maayo inaad qaadato ninkaa mustaf àh waxa uu kuu sheegayo waan ku ogahay marka uu runta uu kuu sheego xitaa marka ha is wareerinin walaalow una fiirsoinkaas odayga baa ila soo wareegayoow Anigana waan ku madax adeygay ee haddada ayaan hayaa miraheeda qabiilow ballo ku dugsatay inaad tiraahdò ayaanb abaqnvuga baqaayaa. Nin sharaf weyn ku leh agteena ayaad wareysaneysaa ee is ilaali sxb
@mohamedelmi9577
@mohamedelmi9577 3 күн бұрын
😊😊😊😊😊
@IsmilZannawi
@IsmilZannawi Күн бұрын
Haa wllhi saw ma arkaysid​@@mohamedelmi9577
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 3 күн бұрын
Sheekh Mustafa Ilaahay haku xifdiyo xaqiiqadad kahadasho
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 4 күн бұрын
Subxaanallaah wallee somaali inkaar ayaa kudhacday tan ookalana waa noodhimanayd madax weyne somaliyeed oo Ethiobiya kabaryaya in wadankiisa lala burburiyo, subxaanallaah yaarabi somaali ka badbaadi caloshooda ushaqaysta yaasha bilaa damiirka ah aamiin aamiin yaarabi
@bashirnoor8636
@bashirnoor8636 3 күн бұрын
Sheikh Mustafe maashallah ruunta ayad kahadashe Alle hakubarakeyo inshaallah ❤❤❤❤❤❤
@saamivimto
@saamivimto 3 күн бұрын
إنا عرضنا الأمانة على السماوات والأرض والجبال فأبين,
@saidbodle
@saidbodle 3 күн бұрын
Mustafe macalin waxbadan og mansha allah hadal yaqaan walee 😂😂❤❤
@AbdiwaliAhmed-d1y
@AbdiwaliAhmed-d1y 4 күн бұрын
Absolutely hadlkiisa wixuu yahay wax baan xadayaa ee yaan waxbo leyga weydiin😢
@omarali4265
@omarali4265 3 күн бұрын
Waa ,nasiib daro in nin kaan la wareysanaayo isagoo jooga qurbaha inuu u fekaro si negative 😢
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 4 күн бұрын
Masul siyaasda somaaliya haku guban intaa ayaa iga ah waano
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg 4 күн бұрын
WAA MARIN HABAABIN BADII UU ETHIOPIA UU U SAXIIXAY AYUU KU DUUGAYAA SIDA UU U HADLLAY ILLMAHIISA IYO GURI 3 DABAQ HADII AAN DHISTO WA MARIN HABAABIN
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 4 күн бұрын
Masha Allah Mustafe. Runta ayaad u sheegtay. Allah xaqa ha tuso Xasan Sheikh.❤❤❤❤❤
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 4 күн бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Waa dhab in MW Xassan wadanka uu kharibay! Kaligiis talis ayuu isku badalay! Ilaa uu badii bixiyo oo u Saxiixo Ethopia!!!
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 күн бұрын
Birmade Xasan Sheikh iyo umadda Soomaaliyeedba guul ayaan u rajeynaynaa InshaALLAH
@IsmilZannawi
@IsmilZannawi Күн бұрын
Hoyada saqajanka ka wase inanka hdalka ka sug mustafe ali libaax weeyi wllhi sida yare uu ugu qoslsn ka hellay dorasho qof iyo coda
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 күн бұрын
Qainul Wadan Waaye Xassan Sheikh Waa In Kursiga laga Xayuubiyaa Maxkamad Caalami Heeg Lasaaraa Hadu Fakado Deg Deg usoo Qabato Maxamada Caalamiga heeg
@omarali4265
@omarali4265 3 күн бұрын
Unukaa leh
@abdisharif8315
@abdisharif8315 4 күн бұрын
MOU-GA XASAN SHEEKH WAA OGSOONAA LKN M.BIIXI AYAA SAXIIXII HORE YEESHAY WAA KHAA'IN
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 күн бұрын
Sheekh mustafe run ayuu sheegay MaashaAlaah xasan itoobiyaan u sujuude xasan kenya u sujuude waa kgaain wadan xasan bad gate lacagtaas jeel ayaa ku gakeysa bada Soomaali ayey ka dhaxeysaa waa mw 2aad ee hawiye bada soomaaliyeed iibsada mw dabe ma noqodoonaan xasan dhiiqo markuu mw noqdo Daarood ayuu ku soo duulaa hadana Daarood ayuu isku diraa bal xasan daneer dadkuu isku diri karo aan aragno xasan tuuuuuuugo
@omarali4265
@omarali4265 3 күн бұрын
Ahmed madoobe wuxuu rabaa inuu Somalia 🇸🇴 ku celiyo 1990,wuxuuna u shaqeeyaa ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 күн бұрын
Sheekh mustafe run ayuu sheegay MaashaAlaah lkn kan xasan munaafuq ayuuba u doodaa indho adaga waa munaafuq kale Alaha umada ka qabto xasan munaafuq iyo munaafiqiintiisa hawiye AAMIIN juboland xasan munaafuq markuu u soo diray hawiyihii sa waraabaha la cunsiiyey qaarna kenya 🇰🇪 qaxooti ayey iska DHIIBEEN xasan iyo familkiisa waa xaaraan quuteyaal tuuuuugo ah xabsi ayey gaki doonaan inshaAlaah MaashaAlaah xasan itoobiyaan u sujuude xasan kenya u sujuude waa kgaain wadan xasan bad gate lacagtaas jeel ayaa ku gakeysa bada Soomaali ayey ka dhaxeysaa waa mw 2aad ee hawiye bada soomaaliyeed iibsada mw dabe ma noqodoonaan xasan dhiiqo markuu mw noqdo Daarood ayuu ku soo duulaa hadana Daarood ayuu isku diraa bal xasan daneer dadkuu isku diri karo aan aragno xasan tuuuuuuugo
@AbdikadirOmer-sc7ec
@AbdikadirOmer-sc7ec 4 күн бұрын
WARIYUHU WAA CIYAALA TIKTOK MURAN IYO DOOD AYUU GALIYAY BARNAMUJKII UU OGA FAAIIDAYSAN LAHAAYEEN SHEEKHA SI UU U IFTIIMIYO XAQIIQDA CULIMADU HA ISKA ILAALIYAN WARIIYE AAKHIR SABAAN.
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 4 күн бұрын
Very good man
@casiloGedi
@casiloGedi 2 күн бұрын
Yaa. Fiyow haduu xasan sheekh waalanyahay ma waxaa fiyow dadka an alifbet ka ah ee indhaha ufurmeen ayagoo tuugsanaayo
@ayubmaad1183
@ayubmaad1183 2 күн бұрын
Waxaa fiican Mustafoow inaadan suurad xumeeyn heeybadda wadaadnimo, Waxaad leedahay Hassan sheikh Madaxweynaha Somalia, Gobalka banaadir ha u qabto (one man vote) Qabyaaladda kaa buuxdo waa muuq muuqataa. Waa kugu ceeb
@JamalzJamalz-gq2se
@JamalzJamalz-gq2se 4 күн бұрын
Madaxweynaha qalad bad u fahamtey aflagaadada kada oo iLaahey kacabsoo oo ka baq, ina lilaah wa ina iLayhi raajicuun .
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 4 күн бұрын
Wadaadadii waa wareereen.
@Knowmad1010
@Knowmad1010 4 күн бұрын
Thank you Sheikh Mustaffa. Xassan talo hoggaan malahan. Waan la yaabanaay ninkaan iska hadlaya sidii inuu fadhi ku dirir ka hadlaayo. Wax ween ayaa ka qaldan.
@AbdulkarimGaid
@AbdulkarimGaid 3 күн бұрын
Istaahil waaye hada soo bixiya noo
@omargass-o5y
@omargass-o5y 3 күн бұрын
Ninkan madaxweynaha sheeganaya waxaan ubbixiyey bashaar sheikh Mohamud. Weliba
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 күн бұрын
20 million oo dhibana u ah 20 nin.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 күн бұрын
Maya Maya Wariyaha Been Ayuu Sheegayaa Ciidamadii Afkooda yey ku yiraahdeen waxa Naloo Soodiray inan Weerarno oo Aan maxkamad lasaaro Ahmed Islaam Qaainul Wadan Waaye Xassan
@MohamedHassan-d5g
@MohamedHassan-d5g 2 күн бұрын
pay check baa hakad galay miyaa isagoo taageeraa igu danbaysay ninkas xasan sheekh
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 2 күн бұрын
Mushkilada dawlada waaye safar wax soo kordhinaayo malahan. Dawlada wixii lagu ballamey waa iney fulisaa dawlada. Lkn madax weyne oo wadanka burburinaayo miyaa wax ka sugeysaan
@ashahassan8878
@ashahassan8878 4 күн бұрын
Maashalaah waxbadan yaad ka aamusneyd dawlada xassan mararka qaarkoodna waad taageertay laakiin hadda markii kuleylku taabtey reerkaaga yaad soo kacday ma wexey kaa ahayd fiqi tolki kama jano tago oo badda waad ku awrkacsaneysaa miday tahayba sheekh mustafow adiga iyo inta kulamida ee xassan ku reerka ah waxaa idinku waajibay in aad xassan wadanka kabadbaadisaan mudo 3 sano yaad ka aamusneydeen oo waxuu rabo sameyneyn idinkoo qabiilka ku difaacaya ama uga aamusneydeen markuu umadii kale soomaaliyeed u kala cayriyey oo uu qaarkood saaxada iyo soomaalinimadii kasaarey oo idinka dib idiinku soo noqday yaad hada hadasheen hadda iyo dan waad aragtaan sida uu dhaqmayo oo wadanka hadaanta uga tuurayo idinkaa qabankara oo caasimadiina degan qabiilna lawadaaga dhibkiisuna idin ku soo noqday sida uu waxyeelayana waad aragtaane qabta oo wadanka badbaadiya
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 4 күн бұрын
Xassan wax aruursi ayuu ugu tala galey dowlada dhan waa kaligiis. Madaxweyne farmaajo maasha allaah ciidanka wuu jeclaaa walee madaxweyne wax aruursadana ma eheynq
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 4 күн бұрын
Waanasiibdaro inaad noqoto qofkii ugu danbeeyay ee kahadla waxa xasan walaaqayo
@Adamkuku-u1f
@Adamkuku-u1f 3 күн бұрын
Ninkaan wariyaha wariye maaha. Waana inuu soo barito. Wariyo nimada waa wax labarto. Suaal ayuu waydiinayaa mana sugayo jawaabta.
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 3 күн бұрын
Waxba kama gelin guriga aad dhisatay qof kale,madaxweynuhu waa qof somaali ah oo xaqaaga oo kale leh wadaad xume beenaale ah waxba kama qaadayo dal xoreeye heshiisja uu galayna waa mid si fiican looga fekeray.waad taraaraxday waana degdegtay ee yaad u shaqayneysaa manlacagbaad qaadatay kaabdhab maahan warkan
@mohamedallaleh-v9h
@mohamedallaleh-v9h 3 күн бұрын
Waar illaayeey kaa caabsoo oo qaabooo adeeerka xasan
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 күн бұрын
Siyaasi Somali ah oo dalka Iyo dadka jacel mudo waa sugeesiin
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 4 күн бұрын
Sh Mustafa xaqiiqda jirta ayuu ka hadlay aawayhee wadaniga dhabta ee dadkaan iyo dalkaan unaxaaya midkii yimaadaba danihiisa ayuu ka fushadaa shacabkii inay baraarugaan la rabayna wey hurdaan
@faaysalluq7413
@faaysalluq7413 3 күн бұрын
Wallahi was sax marqati ayaan k nahay iin madaxweynha masuq kow yahay
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 4 күн бұрын
Maxa kaa galay dhulka HAWIYE
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 4 күн бұрын
Hasan munaafaq maxaa ka galay dhulka daaroodka Askartii hawiyana ee lagu wasay raaskaambooni waa loo soo celiyey 😂😂
@truecomment3650
@truecomment3650 23 сағат бұрын
Xasan sheekh WADANKAAN HALAGA QABTO INTAAN LAWADA IIBIN
@MaamMacalin
@MaamMacalin 3 күн бұрын
Waaruntaa lkn ilaahay ha na dhafiyo
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah 4 күн бұрын
Madaxwayne wuxuu rabo iska sameeyo uu ku leeyahay! Shalay baad inta Culimaa nahay aad dhahdeen aad xalaalaynaysay maanta muu xumaaday!
@hiboali5025
@hiboali5025 4 күн бұрын
Sheikh Mustaf Ali waa runtiis, Hassan xaraash waxaa moodaa in la yiri wadanka wax kaa galay ma leh ee waxaad aragto xaraash, waxaa rabto ku hadal, laakiin taariiqda ayaa qoraysa
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 4 күн бұрын
*Xasan Qoslaaye waa tuug caddeystay oo aan innaba damiir yar lahayn. Balse waxaa ka sii daran mooryaantan calooshood u shaqeystayaasha ah ee ka buuxa baarlamaan ku sheegga ee looga fadhiyey inay xukuumadda la xisaabtamaan. Soomaaliya dowladi kama jirto. Kama hadlayo xukuumaddaan Xasan, oo kuwii ka horreeyeyba la mid ayay ahaayeen, ee waxaan jirin nidaam waddankaan ka la haga.*
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 3 күн бұрын
xasan sheikh dhulka asaga ma laha kaligiisa
@GggfFtffy
@GggfFtffy 4 күн бұрын
Anigu waxan qabaa in xasan masiibo yahay shaqsi qaba baahiyo gaar ah runtii cadowga somalia
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 2 күн бұрын
Wariyuhu dhinac buu ka raranyahay waa xanaaqay markii xasan la dhaliilo xagee la aadaa hadii dadkii la rabay inay dadka udhexeeyaan ay qabyaalad la karkarayaan oo ninka reerkoodaa hadii wax laga sheego uu sidaa isu badalayo
@ShukriShalle-d6m
@ShukriShalle-d6m 4 күн бұрын
Sheikh mustafe ayada sifiican isgasax akhi “waljibaal” aya katagte
@abdifidow3870
@abdifidow3870 4 күн бұрын
Mustafa waa saxanyahay. Madaxweynaha dhiiqa ayuu dhex taagan yahay.
@shukriahmed352
@shukriahmed352 4 күн бұрын
Allaah ka baq ,ilmihiisa asaa ku dadaalay mar hore ay wax barteen, mushaarkiisa ayuu wax ku baray, Afka ha ku qaadina ilmahiisa isku xi shooda , mucaarad nimo ku ekaada,
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 4 күн бұрын
Hhhhh lacagti shacabka soomaaliyeed uu wax kubaray xasan dalxaraashe qabuurihi uu faagay oo cashuurta ka qaaday uu ilmihiisa siiyaa
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 4 күн бұрын
Md xasan macalin ayuu ahaa siduu sheegtay xaaskiisana maalintii ladoortay maalintii Ku xigtay ayaa laga soo kiciyay meesha aay naafto iyo baasiin ku gadaysay marka xagee ayuu ka keenay xoolaha ciyaalka jaamacada looga saaray iyo daaraha iyo lacagta accountooyinka dibad iyo dalba kabuuxda mise magan Alle iyo magan rasuul ii kaalmeeya miyuu toloow Ku helay mise waa tuug umada xoolaheeda dhacay oo aan diir naxa iyo mid xishooda lahayn?
@JamalAbdulle-z2x
@JamalAbdulle-z2x 4 күн бұрын
War umada yan la lumin maskinkan siyasad wax kama oga 😇
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 күн бұрын
Yaa kuu sheegey, inuu Xasan caayo Farmaajona amaano miyaad kasugeysay😂
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 2 күн бұрын
M.weyne ma ahan in ilmihiisa ka hadlo waa inuu caruurta somalida waxaasaa uqabtey uu yiraahdo waaye somali oo dhan ayuu masuul ka yahay
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 күн бұрын
Shiikh Mustafow walaal salaan sare kadib adiga iyo culimo kale oo aad dhacsan Hassan Shikh Xamarna uga tagay baan aragnay,laakiin hada in aad aragtaan qofka uu yahay Hassan Shikh waa arin fiican.
@Mahadshafeey
@Mahadshafeey 4 күн бұрын
Sheikh mustafa maxamed masual ii kuweydina mise madaxweyna ii difacaa balinyas weydi?
@AbasMohamud-k2t
@AbasMohamud-k2t 3 күн бұрын
North Korean dhulkada mabixiso wadankada waa ku dadashay ayadoo cunaqabataa saaran
@aliadam180
@aliadam180 4 күн бұрын
Dadkii wadaadada lugu sheegay ee 300 ka ahaa ee xoogaaga sandareertada ahaa lasiiyey ee fadwada baadilka u fadwooday soow kamid ma eheen, yaa abuu koofi
@xarfo
@xarfo 4 күн бұрын
ayaanle ha noolato channel kii ma ka ceyriyey berigii farmaajo waa ku siin jirey platform 😂😂😂
@abdiibrahim316
@abdiibrahim316 4 күн бұрын
Qof waliba intuu TikTok Dutton ayuu iska dhigaa in uu siyaasi faraha ka gubtay yahay, malaha cudur wabyaaladeed baa haye sh Mustafa.
@moiroble92
@moiroble92 4 күн бұрын
AFARTA SANO OO LA DOORTAY WAA IN UU SHQEEYTA SOW MA AHA 😂😂😂😂😂😂😂😂
@FreemanV99
@FreemanV99 4 күн бұрын
This guy used to support the previous administration and then switched side to the current team in the villa. Here is he today looking for a new side. This tells us one important thing about Somalis in general - lacks of principle.
@saidnourainan5944
@saidnourainan5944 4 күн бұрын
Mustafow waxan ku horfadhiyaa wariye maahee isakaga hor kac. Qof aan la difaaci karin ayuu difaacayaa.
@BaraKaalleqabe
@BaraKaalleqabe 4 күн бұрын
Xasan sheekh waxuu ictiqaadsanyay muqdisho cidna inuusan wax ka weydinin
@abdifidow3870
@abdifidow3870 4 күн бұрын
Wariyahan ma afhayeenka madaxweynahaa mise waa wariye?
@cabdifatahcabdifatahyare3088
@cabdifatahcabdifatahyare3088 4 күн бұрын
Ninkan garka weyn wa dadki qeybta ka aha duminti dowladi hore wa qabiliste isbadal badal badan
@ZayidAli-g3g
@ZayidAli-g3g 4 күн бұрын
Xasan xaaluf
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 3 күн бұрын
Kan wariya ma aha Sheekh muu kasigo hadalka nin yoow soobaro sida wax loowaraysto waa iga talo
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 күн бұрын
Sheikha Kowda media mxaa kaga dhcy
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 4 күн бұрын
Dadku markey isduleeyaan Ayuu ilaahey madax duliya kusaladaa
@AbdiazizMohamed-z3n
@AbdiazizMohamed-z3n 4 күн бұрын
Wariya waa difaac muxuu wareystaa qofka sii waqti ku filan
@dahabomaxamednuur8750
@dahabomaxamednuur8750 23 сағат бұрын
Xasan.baayacmushtar.miyaa.waa.madaxweyne.see.kaa.noqotay
@dahabomaxamednuur8750
@dahabomaxamednuur8750 21 сағат бұрын
Minkaa Lacagoow.soo.qaatay.eee Xasan.caynaayo.wadan.kana.waa.qarxin.rabaa
@casiloGedi
@casiloGedi 2 күн бұрын
Xasan haduu nin daarood ah ahaan lahaa waxaad kala kor dhici lahaydeeen amaan ilaahay buu amaan ka sugaa sheekhaan maskiinkaah ooyoutubka irsaaqada ka raadiya xasan wax kama qaadi Karo
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 2 күн бұрын
Xasan la taliyayaashiisa kan oo kale waaye waxay fahmaayaan malahan
@abdullahiyusuf2365
@abdullahiyusuf2365 4 күн бұрын
Mustafe ka hadal Aanku Aragnee maamulada kale ee nidaamka diidan xanaaqaga xagaa u weeci
@dahabomaxamednuur8750
@dahabomaxamednuur8750 21 сағат бұрын
Waa.waalan.yahay.ninkaan.xasan.caynaayo.laakin.laakiin.lga.yeeli.maayo.dalkow.qari.rabaa
@wabaxa
@wabaxa 3 күн бұрын
HADII UU SAN ADIGA ABAAYA WAX KU BARIN MAXA KA RABTAA MW HASSAN DULI FOQOL DULI
@OsmanHoussein-z2l
@OsmanHoussein-z2l 4 күн бұрын
Xasan sheekh uu jiran yahay ee dhakhtar halageeyo wuxuu ku hadlayo iyo wuxuu horay noo sheegayay waa kaaf iyo kala dheeri mucaarad iyo muxaafad intaba isagaa wada ah oo iskasoo horjeeda soomaali waa yaabtay
@dahabomaxamednuur8750
@dahabomaxamednuur8750 22 сағат бұрын
0:10
@marer100
@marer100 Күн бұрын
والجبال. Xagee uga tagtey
@عبداللهعابدين-ه8ح
@عبداللهعابدين-ه8ح 4 күн бұрын
KAN MA SIYAASIBAA MISE WAA WADAAD
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 күн бұрын
Waxa uu rabo ha ahaado warkiisa caddaalad ayuu u egyahay.
@LJama6119
@LJama6119 4 күн бұрын
😂😂😂 kan ciyaalka xaafada miyaa? Suaalaha iyo qaabka uu wax u wareysanayo ayaaba qosol ah.
@hawaosman5599
@hawaosman5599 2 күн бұрын
Waa,warey,,mustafe,,,mucaradka,,aya,,sodirsaday,,,Dowlada,,kamahadalayo,,ayudhihi,,jiray,, ,waiskenay,,,yala, Aminin,,sheikhew,,,xalqado
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 4 күн бұрын
Soomaaliyeey yaan koofiyad qabyaaladaysan laydinku khaldin mustafe waa USC
@mahamedwarsame1214
@mahamedwarsame1214 4 күн бұрын
Aalkuliiste sheeq iska dhigaaya
@mohamedibrahim7236
@mohamedibrahim7236 4 күн бұрын
ilaah ka baq wuxuu yahay ma ogid laakiin soomaalidu sheq iyo shariif iyo culumo iyo barafasoor waaisku mid aniga waxan hubaa hadii ay somali qabyaalaada iska daayaan oo ay gacmaha is qabsaan in tan maanta taagan ey ka bixi lahaayeen
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 күн бұрын
​@@mohamedibrahim7236 Dadka qabyaaladda Xasan ku fogeynaya Farmaajana ku soo dhaweysanayo miyaad wadaniyiin u taqaan.
@ayubmaad1183
@ayubmaad1183 2 күн бұрын
Waxuu leeyahay Qabyaalad ayeey ku taageerayaan Madaxweyne Hassan sheikh. Adiga indho la,aan ayaad taageereysay Framaajo markaas diinta ma aqoon miyaa Allah quluubta ayuu daalacanaa Waxaa dhaheeyso iyo qalbigaaga is waa faji. Diintana hadaadan ka run sheegeeyn fadlan banaanka ka mar. Waa iga nasteexo iyo caqli celin
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 4 күн бұрын
Waxlataleye mahaysto mw
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 2 күн бұрын
Lataliye lagama hadlaayo .la taliye aqoon u leh wuxuu ka talinaayo nin baadiye ka yimid la taliye ma noqdo sidii xoolihii ayuu u dhaqmaa
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 4 күн бұрын
Canshurti iyo mucawinadi adunku siyo shacabka somaliya ayu qatay musharki uqato canshurti hoyadas weye
@moiroble92
@moiroble92 4 күн бұрын
😂😂😂 dheera galin ka aheed kula haa 😂😂😂 aqli danyeer 😂😂😂
@casiloGedi
@casiloGedi 2 күн бұрын
Sheekh daarood ah oohawiye wax buu qabtay leh ma jiro
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 3 күн бұрын
Kani wariye ma aha waa muran badne.
@Junanilll
@Junanilll 4 күн бұрын
Waxan o qoral markad qoreysay waxad qabata miyad weysay oo dan la,an badnida. Wax micna leh hadad qoreysa wanba isku dhibi laheyn aqriskeda.😮
@mohamedmuuddeey239
@mohamedmuuddeey239 3 күн бұрын
Xasan waa waashay waa in laga qabtaa dalka
@adenhusseinmohamed2980
@adenhusseinmohamed2980 3 күн бұрын
Kan wariye maaha
@dahabomaxamednuur8750
@dahabomaxamednuur8750 23 сағат бұрын
Warninaan.madaxweyna.heysto.waaba.kanaaye.qawaarojaa.watee.maa .last.qabto .usage.iyo.qawaarij.maxey.isdhamaan.ilaahaba.la Hadashiiye.qabta.intuuna Hassan.uf
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk 4 күн бұрын
War youtube lahaan wax haweydiin. Engiiska ayuu ceyr qataa youtube-na waa kaqayliyaa.
@ahmedissex8438
@ahmedissex8438 4 күн бұрын
Caacda joji Xasan dalka waa ku Cayaray
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 4 күн бұрын
Badawgan caluu shiisa kahadlay tagtor meeloga dhacay axsan tagfiir wadax weynaha asaga dalka loodhari yay teeym kiisa mandheyd asaga haysto waxado lada hortagan kahadal qofxanun sanatahay
@dahabomaxamednuur8750
@dahabomaxamednuur8750 23 сағат бұрын
Us.war.badanaa.dulmilooyin.iska.aamusa.maskiina.tihiime
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 172 М.
FILIM MAAL TARTANKA JILAYAASHA CUSUB MUQDISHO PART 1
29:32
Abukar Mahdi
Рет қаралды 85 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
HAYAAY! SIRTII ABID UGU CUSLAYD OO DIBADDA LASOO DHIGAY iPHONE
13:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
Khiyaanada Wasiirada, Lacagta Puntland & Khilaafka Ceerigaabo!
12:06
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 52 М.
Cabdullahi Dheere " Goofkan Unugaa iska leh"
6:18
Somali cable
Рет қаралды 4,1 М.