No video

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Cimilada XFS ayaa soo xiray Ololaha Badbaadi deegaanka.

  Рет қаралды 1,134

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 4
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o Ай бұрын
Waa in ol olaahan laga bilaawa dalka oo dhan wasaarada deegaanka dowlada federal ka waa ineey xafiisyo ka furataa dowlad goboleedyada dalka oo aay halkaas ka bilowdaa ol oleheeda sida oo kale tababaro sii sa dowlad goboleedyada shaqaloohooda ku shuqulka leh arimaha deegaan agab iyo qalab iyo hadii aay ahaan leheed dhir beerista
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o Ай бұрын
Waa arin wanaagsan in guud ahaan dalka laga joojiyo isticmaalka bacaha halka mar la isticmaalo waayo waxay sameyn xun ku leeyihiin deegaanka waxay halis ku yihiin nolosha bina adamka xoolaha xayawaanada iyo dhirta waxa laga qaada xanuunada cancer ka iyo infertility ama cudurka loo yaqaan ma dhaleysnimada waxay kaloo sababaan dhirta ineey dhimato markey carada ama ciida ay bacda plastic ga ah ku milanto 1 waxay dhir ka xiraysa oxygen ta markey geedka xididadiisa xirto ama dusha ka daboosho 2 waxay dhirta ka xirtaa nafaqada aay carada iyo ciida ka nuugu lahaayeen taas oo keenta in geedka aay nafaqo daro ku dhacdo xididadiisa ay jirooyiin ku dhacaan kadib na uu geedkasi dhinto waayo bacaha plastic ga waxay ka sameysan yihiin kimi kaalis 3 waxay dhirta ka xiraan ineey qoraxda iyo biyaha ba ugud baan geedka caleemihiisa iyo xididadiisa taas oo keenta inuu geedka noolan waayo marku waayo ileyska qoraxda iyo biyaha kadib na aay dhirtaasi si deg dega u dhimato sida oo kale waxay bacaha plastic ga ah halis ku yihiin kaluunka ama malaayga ama noolaha bada ku nool waayo habka neefsashada kaluunka waay ka duwan tahay noolaha kale kaluun wuxu ka neefsada meel udhow dhagihiisa oo loo yaqaan gills kaluunka hawada ama oxygen ta wuxu ka helaa dhirta ku taal gudaha bada bacaha plastica hadii aay bada galaan waxay sababaan dhirta bada ku jirto ineey oxygen soo saari waaydo oo aay soo saaran carbon dioxide kaluunka waxa ku dhacayo labo dhibaato 1 wuxu waayay hawo nadiif ah oo uu qaato ama oxygen 2 wuxu waay nayaa cunto uu cuno oo dhirtii uu cunayay ayaa dhimaneysa markay dhirtas dhimato bada waay soo tuftaa oo qaab qashin saar ahaan ayeey isaga soo saarta taas markey dhacdo waxa dhaco labo qasaaro oo waaweyn 1 waxa xaalufin ku dhacdaa oo dhamaada ugxaanta kaluunka oo maadama kaluunka uu ku qarsado ugxaantiisa dhirta 2 waxa ka dhalanaya kaluunkii intii soo hartay ineey dalka ka cararaan oo aay naftooda la baxsadaan oo aay dalal iyo wadamo kale galaan waayo dhirtu waxay kaluunka utahay 1 cunto 2 hooyi 3 meel uu ugantiisa ku keedsado
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o Ай бұрын
Wasaarada deegaanka waa ineey joojisa dhuxusha iyo gubista dhirta iyo xalufinta deegaanka taas oo dalkeena u horseedi doonto inuu noqdo mustaqbalka dhow lama dagaan hadii aan laga hortagin dadka arintas ku howlan ee xalufinaya deegaanka taasi oo halis weyn ku ah nolosha bina adamka xoolaha iyo duurjoogta oo intaba aan noolan karin dhir la aan hadii dhir la waayo waxa la weeynaya ama meesha kabaxaya roobka waayo dhirta waxay soo jiidata roobka ama waxa loo yaqaan relief rain hadii roob la waayo waxa dheceysa macaluul iyo gaajo waxa dhamaanaya xoolaha waxay dadka xoolo dhaqatada ah ku tiirsan tahay noloshooda xoolaha waa ineey iyaga ilaaliyan oo ka hortagaan dadka dhuxusha shidaya sababtoo ah nolashooda waxay si toos ah ugu tiirsan yihiin xoolaha hadii dhirta la waayo ama la xalufiyo waxa yaraanaya ama la weeynaya roobka hadii roob la waayo waxa dhaca abaaro gaajo macaluul iyo ineey xoolihi dhamaadan dadka xoolo dhaqatada waxay weeynayaan hilib aay cunaan caano aay cabaan iyo xoolo aay gadaan oo aay suuqa geeyan kadib na waxay na qonayaan kuwo barakaca oo magaalooyinka soo gala caqabado badana kala kulma hada iyo kow ineey nolol cusub bilaawan , sameynta dadka reer magaalka ah aay abaaraha ku leeyihiin 1 waxa la waaya ama aad u qaaliyoowa dheefta xoolaha sida hilibka caanaha iyo subaga waxayna dadka somali da badanaa cunaan dheefta xoolaha ama ka ganacsadaan taasi oo keeneysa shaqo laan iyo sixir barar sida oo kale waxay sameyn xun ku yeelaneysa dhaqaalaha somalia waayo dhaqaalaha somalia boqol kiiba 50 wuxu ku tiirsan yahay markii loo eego GDP agriculture oo ah beeraha xoolaha livestock iyo kaluunka oo aay dhoofiso lacag adag oo billions of dollars aa dalka ka soo gasho inta kale ama 50 ga kale somalia dhaqaalaheeda wuxu ku tiirsan yahay service ka sida Banka Bangiyada dalka oo aad ukoray 10 years ago ama 10 sano kahor somalia waxay leheed 3 Bank maanta waxay leedahay ku dhawaad boqol Bank waxay sameeynayaan maal galin iyo shaqo abuur aad ayeey u koreen mudo kooban dalka oo ay arintas ka dhacday waligeed ma dhicin taas waxay ku tusee sida bulshada somali da ganacsiga ugu fiican tahay sida aan ganacsiga ugu fiican nahay aaynu ugu fiicnaano deegaanka sida oo kale waxay somalia ku tiirsan tahay dhaqaalaheeda real state ama dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha sida wadooyinka hospitals ka school lada waxbarashada telecommunication ka ama isgaarsiinta iyo internet ka warbaahinta iyo investment ama maal gashiga aay qurba joogta ama dadka ajaanibta dalka ku sameeynayaan ,
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o Ай бұрын
Wasaarada deeganka dowlada federal ka iyo dowlad goboleedyada waa ineey iska kaa shadaan sidii loo joojin laha jarista dhirta iyo dhuxusha iyo xalufinta deegaanka oo sababta roob la aan iyo abaaro soo noq noqda nabad guurka ciida oo iyo fataahaado iyo isbadalka cimilada ama climate change dowlada federal ka iyo dowlad goboleed yada waa ineey soo saaran xeerar lagu mamnuucayo jarista dhirta iyo ka kanacsiga dhuxusha oo qofkii lagu qabta la ciqaaba oo sharciyada iyo xeerarka waa ineey dadka ka ganacsada qabtaan marka cid ku dhiiran karta majirto sida oo kale dowlada federal ka iyo dowlad goboleed yada waa ineey ka hortagaan in dhuxusha la soo galiyo magaalooyinka iyo deeganada ay dadku dagan yihiin oo qaab ganacsi loo keeno marka waxay weeynayaan dadka ka ganacsada cid ka gadata kadib na howlahaas waay iska deeynayaan sida oo kale waa ineey dadka somalida isticmalan sida calamka ama dunida kale meelaha miiga ama baadiyaha oo aan Gas ama koronto laga heli karin waxay isticmalan dhuxul laga sameeyay sabuulka marka galeyda laga dhameysto ama qumbaha markii mirihiisa hilibka iyo saliida laga dhameysto iyo saxarada bina adam ka oo la arkay dhuxusha laga sameeyo ineey faaido badan tahay oo aay qarash yartahay marka ganacsatada somalida waa ineey dalka keenan ama wasaarada deeganka dowlada federal ka waa ineey keenta oo qiimo aad u jaban oo aad uga jaban dhuxusha waa in lagu gada si dhuxusha looga maarma ama waa ineey hayadaha calamiga qaab gargaar ah aay dalka u keenan si looga maarmo dhuxusha sida oo kale dalkeena waa inuu yeesha keedka haamaha Gas ka taa oo keeneysa in beec ama qiimo jaban oo raqiis ah in lagu helo Gas ka oo aay dadka ka maar maan isticmaalka dhuxusha si deegaanka dadka xoolaha ba u bad baadan
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 239 М.
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 72 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 36 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
WARKA HABEEN EE SNTV 26.08.2024
29:47
Somali National Television
Рет қаралды 4,8 М.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 87 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 77 М.
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 76 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 107 М.
Maxkamadaynta rag Banbada tuuri jiray oo loo haysto dambiyo aragagixisanimo.
12:20
Somali National Television
Рет қаралды 72 М.
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 72 МЛН