Somalidu inay hoogtay oo ay Cadaab aduun ku jiraan middii aakhirana u hadhay waliba. Kii shalay ardayda Somaliyeed laynayay ee lahaa waa Alle Fadligiis Ee ku faraxsanaa inuu maanta isla ubadkii intii ka hadhay u xadiiso Subhanalah..
@abdisalanmohamed46782 ай бұрын
Aad iyo aad
@abdisalanmohamed46782 ай бұрын
Yaab, yaab, yaab Ninkaan soow maahan ninki Shalay dhahaayey ALLE ayaan ugu dhawaaneynaa Dadka Soomaaliyeed ee lagu laayey Hargaha iyo Saamaha!? Tani waxeey cadeyneysaa in Shabaab iyo Kuwaan Federaalka lagu magacaabo labadoodaba Heer Galbeedku/Mareykanku sameeyeen Dalkaas ku haayaan labada Jaanibba!!! Shariif Shiikh Axmed, ba 2006 JIHAAD ayoow u iclaaminaayey Ardayda Soomaaliyeed ee Muqdisho kusugan, kadibna Jendayi Elizabeth Frazer eey ka tuurtay Cimaamadi iyo Qamiiski kadibna Suud inteey u galisay ku dartay Nidaamkii Federaalka iyo Kuwi oow Shariif dhihi jiray waa Murtadiin, marka in Roobowgi laayey Dadka Soomaaliyeed oow ku guduuto canshuur laga qaaday isla Dadki oow laayey Dadkoodi!!! 🤔😱😢 ألا إنّهـم هـم المفسدون ولاكن لا يشعرون.
Subxanallah xaal aduunyo cidamaduu sheli dilaayi aya manta dhageysanaya 😅😂
@firdowsmusay-ze9gs2 ай бұрын
ciidanka qaranka musiiba haysata iyo hogaan la'aan bal fiiri ninka hortagan wa kii dadkoda dhameeyay
@abdisalanmohamed46782 ай бұрын
Yaab, yaab, yaab Ninkaan soow maahan ninki Shalay dhahaayey ALLE ayaan ugu dhawaaneynaa Dadka Soomaaliyeed ee lagu laayey Hargaha iyo Saamaha!? Tani waxeey cadeyneysaa in Shabaab iyo Kuwaan Federaalka lagu magacaabo labadoodaba Heer Galbeedku/Mareykanku sameeyeen Dalkaas ku haayaan labada Jaanibba!!! Shariif Shiikh Axmed, ba 2006 JIHAAD ayoow u iclaaminaayey Ardayda Soomaaliyeed ee Muqdisho kusugan, kadibna Jendayi Elizabeth Frazer eey ka tuurtay Cimaamadi iyo Qamiiski kadibna Suud inteey u galisay ku dartay Nidaamkii Federaalka iyo Kuwi oow Shariif dhihi jiray waa Murtadiin, marka in Roobowgi laayey Dadka Soomaaliyeed oow ku guduuto canshuur laga qaaday isla Dadki oow laayey Dadkoodi!!! ألا إنّهـم هـم المفسدون ولاكن لا يشعرون.
@cabdirisaaqaxmedcise90242 ай бұрын
Argagixiso dhiigii dhalon uarada lagu abaa mariyey kuma xumid