Wasiir TikTok iyo Gabadha Xasan Sheikh oo Jaranaalo Shisheeye La Kulansan

  Рет қаралды 22,162

Hashi

Hashi

Күн бұрын

Пікірлер: 90
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 14 күн бұрын
💔😭🇸🇴 Ha dhihin Madaxwene Somaliyed 🇸🇴 Xasan Fadlan 😭💔🇸🇴
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 14 күн бұрын
Kuwane Allah nadhafsiyo
@hafsaali4297
@hafsaali4297 14 күн бұрын
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢 😭 😭 😭 😭 Subxaanallaah. ILAAHAY SUBXAANAHU WATACAALAA HANAGA KAAFIYO SHARKA XASAN IYO KOOXDIISA. SHACABOW AYNU DUCEYSANO...TABAR KALE QOFKII LEHOW HALKAAGA KAHOWLGAL. RABBIYOOW UMADDA SOOMAALIYEED KADHIG MU'MINIIN MUTTAQIIN AH OO ADIGA KUU BAARI AH. RABBIYOOW NAGU MANNAYSO OO NASII MADAX MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH OO DIFAACA DIINTA, DADKA IYO DALKABA..❤❤❤ALLAAHUMMA AAMIIN.
@AdenSamater
@AdenSamater 14 күн бұрын
war kuwan waxba ma kasayan somalia waxay noqotay gadhi bilaa dirawal ah
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 14 күн бұрын
Xasan Waa in Wadanka Laga Qabto 😭💔🇸🇴 Hadii Rajo LAGA Leyahay Somaliya 💔😭😭💔🇸🇴
@AMAZON-BEST-FASHION-8
@AMAZON-BEST-FASHION-8 13 күн бұрын
I love how you approach this subject with such clarity. It’s a reminder that growth is a process, not an event.
@MohamedFalir
@MohamedFalir 14 күн бұрын
Amana alla ma ku baran karna xashii ayaa walale xashi bas ah aya naqanaa 🎉congratulations respect 🙏 Amana alla
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 14 күн бұрын
😭💔🇸🇴Qorshii Xasan Loo Doortay ayaa aheed in Lagu Baabiyo Qarankii Somaliyed 💔😭 Xasan Wuxu Shaqaale u Tahay Cadowga umada somaliyed 💔😭🇸🇴
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 14 күн бұрын
Mr Tiktok wuxu Shaqale u Yahay Codowga Wadankeena 💔😭 KOOXDAAN WAA Masiibo Qaran 😭💔💔
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 14 күн бұрын
S.xaashiyow wa reer ba.ow yaa ku leh
@Kamaal-v6d
@Kamaal-v6d 14 күн бұрын
Wey naceebeeyeen allaha ceebeeyo
@sahromahamud
@sahromahamud 14 күн бұрын
Ilaaheey Soomaaliya Ha Badbaadiyo Maanta Qarka Ayeey Ayeey Saaran Tahey Allah’a Badbaadiyo 🇸🇴🙏😭
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 14 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 14 күн бұрын
😠 Waxaan madaxwene Ku sheega ah Wuxu u socdaa Itoobiya,😭💔 ILAHAYOW HANA KU SOO CELIN 🤲👍💯💯XASAN IYO SHARTIISA 💔😭😠😭💔😭😭💯
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 14 күн бұрын
Waa inan Qoronaa Kooxdan Dalkeena Burburka Ku haayo ee Aqoonta uleheen Doonayo iney Garoonka Isaga Hor imaan lahaayen Masar iyo Ethopia Ciidamadeena Shirqool Kuwada Laayey Sidaa Maxkamad Gudaha iyo Dibada Ugu Qaadi laheen uguna Horeeyo Xassan Sheikh
@homeh3455
@homeh3455 14 күн бұрын
Xasan sh iyo wasiir tiktok lacag ayay ku soo paateen ciidanka in la bur buriyay lacagtana waxay ka soo paateen imaaradka iyo ingiriiska
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 14 күн бұрын
Allow unaxriisto ciidamadaas sidaas u qurxoonaa inta ka nool rabi ayaa oga...
@umulula3107
@umulula3107 14 күн бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥 allow nabadbaadi
@Umo580
@Umo580 14 күн бұрын
XASANOWO DAMIIR KII SOOMALIYED MAXA KAALATEGEY SHARAFTII DADKA SOOMALIYED IS DHEGEESO 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴
@Caliya7
@Caliya7 14 күн бұрын
Xasan ordaaye Alloow hanagusoo celin haduu dadkeena iyo dalkeena dhibaato usoowado.
@drbukhaariabdirizakfaarahh1345
@drbukhaariabdirizakfaarahh1345 14 күн бұрын
Anigu maalinkaan quustay waxuu ahaa maalinkii nin General ah uu ka dhigay wasiirka haweenka🤣🤣🤣🤣
@Umo580
@Umo580 14 күн бұрын
SUBXAANLAA WARUN
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 14 күн бұрын
Waa nasiib daro soomaaliya ku habsatay, ilaahay xasan culusow wadanka ha ka badbaadiyo.
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 14 күн бұрын
X. Culisow. Isaga. Iyo. Timkisu. God. Baykuriden. Somaliya
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 14 күн бұрын
Xassan munafaq wa. Tuug bahan diciif ah cadowgii itoobiya no sheegayey manta dhex fadhiya
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 14 күн бұрын
Soomaaliweyin Rabbi ayay ledahay.
@imanahassan7990
@imanahassan7990 14 күн бұрын
Dalbo yaa ku leh waa ay waayo inta mateleysa dalka iyo dadka somaliyeed ehel uma ahan ay ka shaqeyaan dalka iyo horumarka dalkaba iyo dowladnime taas bedelkeda waa aan aragna sida ay wax u socdane jeebka umada somaliyeed halagu difaaco dalka waa bilaahi Towfiq somalay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 14 күн бұрын
Xaashi warkiisa iyo saadaashiisa wax ladiido oo laiska indho tiroba. Waa laogaaday hada
@GaaniMaxamed-p1h
@GaaniMaxamed-p1h 14 күн бұрын
Alla hu akbar
@Mohamad-x6i
@Mohamad-x6i 14 күн бұрын
Xassan baahane taariikh liidata Ee mooriyeenta xamar ku habsatay
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 14 күн бұрын
Xasan Xaraash iyo Madaxaa na furan iyo reerkiisaba Dalkaan Rabbi ha ka bad baadsho.
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 14 күн бұрын
Subxaanallah ilaahayow dalkeena noo badbaadi soomaaliyaa ayaan darana 😂😂😂😂😂😂😂😂
@maymacumar2571
@maymacumar2571 14 күн бұрын
Dowlad ayey rabaan inee nanacsiiyaan aan wadanka katagno lkn ilaa ay naftu nagu jirto waan halgameynaa tan waa laga baxaa ilaah waa na.ogyhy inaa asi bes kasugeyno in albaab qeer ah inoo furo aan wadaadas qaadno kuwaana dib danbe in loo xasuusin doono waxee sameeyeen
@abusharma9221
@abusharma9221 14 күн бұрын
Marka mamul wxbo ka aqoon iskadhigaysa nin dhameyy! Tusalaha nool wax xassan dhiiqo Bala kulatagty wadankii qarbukaturay!😢😢
@Abduu8ll
@Abduu8ll 14 күн бұрын
Wa wax aad iyo aad logo xanunsado...😢
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 14 күн бұрын
Xasan duufle tukaan xitaa umaan dhiibteen waa geed doqon ah
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 14 күн бұрын
Extraordinary times we live in . A Somali president using tax payers money 💰 to pay for his daughter trips who is unelected nor a government minister. Its q national security threat! She is getting sensitive information
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 14 күн бұрын
Waaa jasusada uuu isticmalo marka uuu hishiis been ahh iyo wax Laga qarinayoo Somali
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 14 күн бұрын
YEYSAN HADLIN DABA JILICSANTA ALSHABABKA AHE SLN EE YUHUUDA U OLOLEEYA 😢
@Maher_somali
@Maher_somali 14 күн бұрын
xaqiiq baa ka hadashay walaahi
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 14 күн бұрын
xasan sheekh iyo kooxdiisa damuljadiid waa in la maxkamadeeyo .kuwii noodooray waxay ahaayeen maafiyo isubahaystay burburinta soomaaliya
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 14 күн бұрын
Aqoon la,aanta haawey iyo ceebta somaliyeed xasan qabriyo fage
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 14 күн бұрын
WAA NASIBDARO DHEE DAD AAN EEHEL U AHAYN GANSHANDHIGA EE MEESHA KA SO MUGDAN DHAAL IYO DHASHEED DHEE
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 14 күн бұрын
Adeeriyaal hadal wuxuu ku dhan yahay nin awoowgiisaba talin mar kuu tasho nin aan tegi leheen baa taga waana sida maanta u jeediin,talintuna xirfad maahan waa heebad Rabi baxsha,waana sida maanta fool umada muuqata😮
@mohamedrabaax5429
@mohamedrabaax5429 14 күн бұрын
Hashi iyo yaasiin wan idin salaamey aniga waxan aad iyo aad ula yaabey rag aan isku taytal aheyn baa meesha kuwada kulmey waxa laga hadleyeyna waa xag ciidan fog balse jihaan iyo wasiir tiktok aaysan fanmeyn waxaas allow sahal amuuraha soomaaliyeed balo ku Cayaadhey 😂 😅😅
@Cabdimaalikshariif
@Cabdimaalikshariif 14 күн бұрын
Hadalkii wasiir tiktok yaa namaqashiiya madaxiisa ayuu ruxaayaa
@QOLOFEY_8
@QOLOFEY_8 14 күн бұрын
Facebook iyo youtube oo tiktok birkinteeda kuhaysto say ugu seexdaan😂😂😂
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 14 күн бұрын
Mar idage allaha dago. Mar labaad idage anaa isku dagay. Soomaali iyadaa isku dagtay ina sheekh.
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 14 күн бұрын
Shacabka indaxa kudawana waxan aya kadaran
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 13 күн бұрын
General jihaan xasan sheekh. Caadada.dhalmada.miyaad ka hadleysaa.war ileyn ceeb looma dhinto.maantana ma sida baa
@AbdikarinAhmed-u2m
@AbdikarinAhmed-u2m 14 күн бұрын
Xasan iyo tiktoog qabyaalad bey ku googaan
@TrikAdan
@TrikAdan 14 күн бұрын
Wa la yaabay waxay rabaan in ay nagu dul diriraan
@AbdullahiShik
@AbdullahiShik 14 күн бұрын
Adigu Aad !
@ummmohamed8716
@ummmohamed8716 14 күн бұрын
Ma hishodayal aya tihiin, cid dhan oo qabiil indha tiray aya tihin Allah idin so hanuniyo ,adiga iyo Kuwa ku jibinayaba qabiil aya idin idha tiray ( Xasan) xata gabdha ka baxsan waysay, aya ku dhagaysanaya bal Mudisha imaw, wa gob reer mudisha , soo baro siyasada hadan reer ka
@cusmaansheekh1911
@cusmaansheekh1911 14 күн бұрын
Yaa lakala ilaalinaya yaase la ilaalinayaa?
@AbdiAhmed-x9c
@AbdiAhmed-x9c 14 күн бұрын
Kkk farmaajo abtigiis ayaan ahay miyaa sheekadaada xaashi daarood xasan sun ayuu ku noqday haye xitaa ma is qari kartiin wariyo adiga oo ah farmaajo xuu wadanka uqabtay afgooye xitaa lama tagi karin iskadaa wax kalee
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 14 күн бұрын
Dadbaoow yaa ku leh
@fatumadahir3253
@fatumadahir3253 14 күн бұрын
asc edo anigu anigu aad baan u dhagaystaa horufadhi malin walba waan dhagaystaa malin kastan waan sii dhawacnaa waxan ku talin lahaa waxa badan baan kuu sheegnay in dawlad xassan shiikh iyo wasridiisa iyo familkiisa waa inaan la geeyo maxakamad heeg waxii uu xoolo dhacayna intaan akhiri la gaadhin waa in aduunka lugu ciqaabo oo aanan malin kasta uun la iska haddlo waa la joogaa xilig wax laga qaban lahhaa wasiir tiktok iyo agaasime balcad waxa ha laga qabto
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 14 күн бұрын
Somaliya waxan ugu baaqaya inay kusoo biiraan somaliland
@maxamedjaamac-v1g
@maxamedjaamac-v1g 14 күн бұрын
Soomaali ha ogaato XSM inuu waalan yahay waxaana lagu garan karaa hadaliisa iska hor imaanaya iyo ficiladiida caqliga wanaagsani diidayo. #Eebbowmagantaa dal,dad iyo diinba.
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 14 күн бұрын
Gabdhaha xasan maxaad derejo ka siineyaa abahooda bilooyoon ayaa u dhimanee
@xamarey8143
@xamarey8143 14 күн бұрын
xasan waxuu dhaar kumarey soomaaliya oo magac ku leh aduunka inuusan ka tagey nersis iyo shabaab waxa uu ugu dirayo iney lakulmaan janaraalo waa siisiyow maqabno janaraalo askar an sida kuwaaga oo kale loo tababarin ee ciidan ii keen i ilaaliya waa waxa uu kula heshiiyey siisi wax uu u leeyahay ciidankeyga ayaan kuu geenayaa oo ku ilaalinaaya ciidanka soomazliya waxaan geynayaa badacas xuuti ayey la dagaalamayaan meeshan ku dhamaadaan masarna dib u noqon ay soomaaliya qabsato oo dalkiisa oo gaajo lasoo baxeen ka masruufo soomaaliya
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 14 күн бұрын
Xasan culisow Xasan Safarow Xasan Guurguurte Xasan Qoslaaye Xasan Beenlow Xasan tuug Xasan munaafuq Xasan beeso Xasan baraf Xasan qayaano Kee waaaye madaxweynaha?
@Maher_somali
@Maher_somali 14 күн бұрын
xasan iyo xukumadiisa wuu fashilmay
@saeedali9380
@saeedali9380 12 күн бұрын
Rufyaan aa tahay laga rufyaansanayn oo caada qaate ah Qabiileyste ah Cuqdadu dilatay aa tahay weriyana uma qalantid ee sharafta io awooda ciidanka xoga dalka ha xaqirin
@AbdiAhmed-x9c
@AbdiAhmed-x9c 14 күн бұрын
Waligeey qabiil wada mucaarad ah Oo kaligood wadi ah kaligood doowlad ah idinka kahor ma arkin umada waxa cadawga uwado Waa idinka waxa daba dhilifka waa idinka waxa xaduudada xigo Oo cabaadaayo Waa idinka waxa xukun jecel Waa idin yaad xakumi rabtiin wariyihiina shiikhiina siyaasigiina gabartiina hawiye naceeb haduu ku jiro sheega bal farmaajo afar dakad ayaan siibay asigaa dhahaaye uma jeediin xasan ayaa idiin muuqda bes 😂😂😂😂😂😂
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 14 күн бұрын
Asc eng xashiyow wan ku sallamayaa sallan kadib.isku aragti ban kanahay waxa ka socda somalia. Adna waxad tahay weriye u gudbinkara umada somaliyed waxa kajira gudaha dalka iyo dibada.ana waxan a hay nin hayo xogaha aad raadineyso marka fadlan marar badan ayaan kacod saday in aan wada hadalno.marka hadad qoralkeyga hesho ii sodir WhatsApp kada fadlan
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 14 күн бұрын
X. Culusow. Mataqanin. Markahore. Sixun. Ayu. Kusokoray. Nin. Yaqan. Ila. 1978. Kibaigawaramay. Oaywada. Shaqeynjiren. Walashisi. Sokorisay. Easaradi. Cafimadkasomaliya. Warux. Ad ujirxun. Manalaha. Go. An. Qofqato. Hal. Shilin. Buku. Dhafsan. Somali. Odhan
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 14 күн бұрын
WAR X MUNAAFAQ SOMALINIMO WADANIYAD IYO DIIN MIDNA MALAHA INTUBA WAA WADA SOCDAN MIDINA KAMA HARIKARTO LABADA KALE WAANA DIIN INTA XILKA KA HAYSA SOMALIA WAALAGA MADOBEYEY YAABAY!!!!!!!
@abdirisaqsalad8726
@abdirisaqsalad8726 14 күн бұрын
Qabyaaladda waad qarsan la'dahay DANI ka hadal gabdhihiisa iyo wiilashiisa waxa ay kaqabtaan somaliya
@abdinasirali5453
@abdinasirali5453 14 күн бұрын
Dani ma Somaliyu xukuma xaafadiisu xukumaye jaahil ba tahay
@hassenmohamed5865
@hassenmohamed5865 14 күн бұрын
Le Ministre défense Somalie il y a pas ces généraux a côté ce quoi sa
@IstarlinElmi
@IstarlinElmi 14 күн бұрын
Hay gaxabo xasan kirsten am xasan dhiiqo waa baqati uu suujada reer bahane ka sheekasana futada hawiya dhaxada ka hadlesa duur jooga sida xayaawan am xoolo gaxabo xasan kirsten waxay ka sheekasana futada hawiya dhaxada beenlow bahane
@asmamahed5176
@asmamahed5176 14 күн бұрын
Qadadweyney dad waalan tihiina somaliland na qabta dhaha hadad miyir qabtana waxan aad ku dhaqmaysan arin qof muslin ah daayo gaal ku dhaqmo maaha yacni masar iyo Ethiopia ayaan dalka wada keenayna oo bisad iyo jiir isku ah waligiinba somaliland ayaa indho idiin ahayd car diida taaz
@saaradahi6675
@saaradahi6675 14 күн бұрын
Ceeb calaykk ha dhihin gabadha Xassan sheikh. Toi much weeye waxaas
@SaraHaji-x3e
@SaraHaji-x3e 14 күн бұрын
Adeer wad qaldantahya jihan wa gabar wax baratay hdlkada waxa ka muqdo in a dumarka ya seso Lkn waxa kugu tageersanahay in wasir tiktok o qalmin ina jeneraladas la kulmo
@Mursalfaroole
@Mursalfaroole 14 күн бұрын
dhoocishhisu wadanka xukunta
@MohamoudAbdullahi-e9f
@MohamoudAbdullahi-e9f 14 күн бұрын
Ninkan wuu waashay miyaa? Dalkii iyo dawladiiba kaligii miyaa kasoo hadhay, awooda iyo masuuliyada muu qaybiyo maxuu kaligii Iskugu koobay.
@ummmohamed8716
@ummmohamed8716 14 күн бұрын
Hadad reer tihin wad is balan saten inad dawlada mucaradan, hadan adinka la idin shegina wa wax Kama jiran miya cajib cayari wa galin danbe
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 13 күн бұрын
Waxaaba layaab ah masar waxay ku dagaalamaysaa wabi ethiopia ku yaala inaan la xidhi karin somalia maamulka hadeer joogaa badiisii buu si fudud ugu gacan geliyay wadan daris la ah oo cadaawad fog ka dhaxayso
@ciisecali-v1t
@ciisecali-v1t 14 күн бұрын
War soomaliyey ninkan xaashi waa jaajuus shisheeye u shaqeeyaa. Bal markii farmaajo joogay siduu ahaa dib u eega
@mohameddahir8923
@mohameddahir8923 14 күн бұрын
Waa laba mid uun in aad adigu jaajuus tahay iyo in qabyaalad iyo xaanuun qalbiga ahi kaa hadlinayo bal eeg dadka komantiyada kabixinaya meesha kaligaa junbaa macaacdaa kadhexleh meesha maahmaah somaliyeed ayaa tidhaahda WADAR IYO WAAXID YAMAA WAALAN oradoo caga maydho oo seexo adeer meesha cid ladifaacaa meeshan dawlad kama ahane
@ummmohamed8716
@ummmohamed8716 14 күн бұрын
Mad ka hadashan Puntland and Jubbaland oo dhabadhlifyad Ethopia oo qaranimada hortagan ee raba inay wadanka ku hayan ( loma dhama, dasturku wa qabyo) gorma laga baxaya 32 years after, kanaxa ama ooya Wadanka wa ka gudbay hawlahas , gar ahan Muqdisha way istagtay Mw Hassan intas ayad ku nacden ! Sorry baroorta aya idin qabanaya
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 14 күн бұрын
XSHM. miyaa dhismaha dowladnimo dan ka leh ?! ; Gurguurte dantiisu waa lacag uu xado iyo hantile ween uu noqdo keliya ......
@ashahassan8878
@ashahassan8878 14 күн бұрын
Soomaali waxaa u taliya nin waalan waxaase kadaran in ninka waalan aan cidina yac dhihi karin Soomaalina waxay nodeen kuwa waalida ugu sacabtumaya oo leh kusoco waad ku fiicantahaye ood moodo qoonkii fircoon markii nabi muuse ilahay uu badda u kalajeexay intuu horta marsaday yiri inakeena aan muuse iyo reerkiisa soo qabqabanee goortey yimeedeen baddii oo laba dhinac biyihii ukala istaageena is kasoo galey garanawaayey war meeshaani caadi maaha ee dhagar nala sugayee yaanan halaagsamiye inaga reeb hayska tagaane dabadeedna meeshii ku halaagsamey xassan iyo kooxdiisa si ay u khasbaan axmed madoobe iyo dani iyo reerahooda ooy uga raayaan una khasbaan uguna faanaan baraha bulshada annagaa idinla adkaaney khasab yaanan idinku maamuleyna waxay lagashay in ay waxkasta ku bixiyaan oo cidkasta po soomaaliya in ay cad ka goosato rabtaa ay waxay rabto ugu ogolaadaan si ay halmar uun taas ku gaaraan waxase garan la a yihiin maxaa kadambeyn marka kuwaan laguu khasbo gaalkuna dantiisa gaaro saw adiguna kuma xigtid ood noqonmeysid waxaa lagu cunay markii dibigii cadaa la cuney kuwa kooxda xassan kasoo horjeedaana ma dhaamaane waxay leeyihiin maxaa iga galey xassan federalkiisa meeshuu doono hakala dhaco mar haduuna Lands keyga iigu imaankarin mana arkaan khatarta in aan lands kiisa iyo kan xassan midna badbaadeyn shacabkiina waa mid indho la,aan kula kala safan iyo kuwo iska aamusay tolow yaa wadankan u maqan muxuuse kudambeyn allahayow na caymi
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 14 күн бұрын
😂😂🤣 meesha xataa waxay u joogaan ma oga waxaa u maleesaa inay baashaal u tageen kan oo kale in wasiir difaac uu noqdo iska dhaafee xataa in ari la raacsado ma istaahilo waa sidii shariif sakiin oo Somaliya sanado badan hor boodaayey asagoon ogayn xataa waxuu matalaayo
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 14 күн бұрын
Haha
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 14 күн бұрын
Xashiyow ma awalaa dal jiray? Qabiilo land la wada baxay ayaa jooga meesha..
@DuuranAbdulewardhere
@DuuranAbdulewardhere 13 күн бұрын
Waa say la tahay waayo darood ma joogo laakiin madaxda adiga aad rabto ku ligood dabadhilif itoobiyaan xasana waA dal xoreeye waligaa sidaas ayaad u ooyeysaA
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
MW XASAN SHIIKH IYO DONALD TRUMP (5419)
35:19
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
Kaftanka Siyaasada 568 oo aad u xiisa badan
39:45
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 25 М.
Sh Abdirahman Bashir "Khilaafka DF iyo Jubaland, Somaliland iyo Itoobiya"
1:32:02
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН