kkkkkkkkkkkkkkk Waar kuwan yaa tabarka siiyey waa maryo calas talaabada mar ma wada qaadi karaan ninba dhinac buu u wadaa gacantiisa waar iska hagaajiya meesha
@Hsn12249 күн бұрын
Dadka reer gado xasan shiikh ee weynuu kagalay waana sababta ay ilaa hadda u aamini la'yihiin wuxuu raysalwasaarihii iyo madaxweynahii maamulkaba isugu daray halbeel waliba labaninoo ilma adeera ay katabanaayeen doorashadii maamulka boobeen xildhibaandoodii federalka kenya kusooxuleen oo ilaa hadda aysan aqoon waxay yihiin ciidamadii ayuu kaqaadey gobolkoodana hoosgeeyayey ninkey is-hayeen hadana waxay qaybo badanoo ayaga kamida aaminsan inuu xasan dantiisa iyo axmadoobe cayryasnaayee uusan waji kalahayn beeshaas hadda xiligaan waxay kuqancikartaa in bu'aale oo caasimaddii maamulka ah lalaqabto dawladda iyo saaxibadeeda caalamkuba laqabtaam halkaas ay maamul xalaad oo procedure loosimanyahay mana dawladdiisa dhaxana taageersan lagadhiso axmadoobe saas kusaqiiro markaas dadka deegaanka gedo iyo somalida jubalandba way aaminikartaa dawladda wayna taageraayaan lkn inta kahoreysa Nina sooqadbiximaayo kawaran hadii ay dawladdu axmedmadoobe maraka laxishiiso ay marakale ciidakeedana qaatado oo ninka ladaagaleen loogacan baneeyo loona qaqabto sidii horeyva udhacdey? Waa sababtaas waxay reegado badankoodu ujaakiraayaan lkn marnaba marabaan in dawladda shisheeye usooraacaan wax kastoodhaca way ka aamusanyihiin