DEG DEG: CIIDAMADII GOODAY OO HUBKA LAGA DHIGAY & GEN ODOWAA OO DIGNIIN DIRAY

  Рет қаралды 29,077

Hussein Abdulle Mohamed

Hussein Abdulle Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер: 100
@hawaosman5599
@hawaosman5599 2 күн бұрын
Masha Allah Guul,,cidanka Qaranka,somaliya hanolato, odawa,,,waxuistahila,,,Abalmariyo dadalkisa
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 күн бұрын
SAASAA LA RABAA ASKERI MAAHA ASKERI ODEY SHEYDAAN MARKUU U YEERO BAXAYA WAA SUMCAD XUMEYNTA CIIDANKA
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 2 күн бұрын
inay qabiilaysanyihiin ayaa xaqiiqa ah waadna ogaandoontaan meesha ay kudambayn doonaan
@ClaahiCusmaan-s3j
@ClaahiCusmaan-s3j 2 күн бұрын
Waa war wanaagsan tilaabada uu qaaday talayiha waan tilaabo dowlad nima ah
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 күн бұрын
🙌🙌🙌🙌❤️❤️❤️Guul iyo gobonimo 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻Odawaaa guuleyso❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌🙌
@mohamedhassanmohamed5020
@mohamedhassanmohamed5020 2 күн бұрын
Warkan waa war an u bogay🎉
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 күн бұрын
Waa sax in qofkii qabiil u shaynayey oo ciidan ah waa in Hubka laga dhigaan waliba laxiraa.
@SadioHusein
@SadioHusein 2 күн бұрын
Sax ma ahan in hadiiba askarigi fasax qaato markii la ogaado inuu husbki soo dhigay jidka loo galo gaadmo iyo kuwa aan wax iska celin Karin ay sidii cawaantii u qashaan run hadey tahay wax iska celiska Kuwa tooska ula dagaalameyey maxey isaga celin waayeen cid xiri kartaa ma jirto ee dowlad ku sheega ha keeni weyso cawaantii
@IsmailMohamed-q2t
@IsmailMohamed-q2t 2 күн бұрын
Waliba latogta🥺
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 2 күн бұрын
Taassi uu sameeyay G odawaa waa sida saxdaaa eesharciga ah waafaqsana qawaniinta ciidanka qalabka sida Haduu ahaa askerigu mid qabiil waxaa waajiba inuu dhigo astaanta qaranka Iyo hubka dawlada kabacdina. Lagasaaro liiska ciidamada
@zanko6317
@zanko6317 2 күн бұрын
Waa soo dhawaynayaa hadalka raysal wasaaraha waa sida
@shamso_1451
@shamso_1451 2 күн бұрын
Ciidankeenu ha sabraan waqti xunbaa lagu jiraa Dadka nool maanta ciidan waxba ka garan maayaan waxdila iyaga iyo waxay dilaan uunbey arkeen guuleyso ciiden keenow Guushu adinka uunbey idin sugee anakuna allaah iyo adinka mid dhintay iyo mid dhaawac ah allaah ha naxariisto
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 күн бұрын
Guul Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴odawaaaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌🙌
@Jamacmaxamud123Jamacmaxamud12
@Jamacmaxamud123Jamacmaxamud12 2 күн бұрын
Wiilsha qaranka soomaaliyeed ina qabiil loosticmaalo wa khalaad wana kaxuumahay ilahay unaxasiito 😢😢
@ElmiGutale-p1e
@ElmiGutale-p1e 2 күн бұрын
Askariga Somaliyed Walaalow waxaad u gashay Ciidanka una dhaaratay Difaaca Dadkaaga iyo Dalkaaga Somaliyeed,hadaba weligaa ha qaadan Dareen iyo Ficil Qabiil,waa ficillo xun oo mar walba dhaca,Dadka Qashinka ah ee ka shaqeynaya falalkaas ujeeddo badanta ah oo xun xun kulli waa kuwii aad Difaaceyseen ee Ogaada,waa Mahadsan tihiin Dhammaan.ThanksAll.
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e 2 күн бұрын
Odawaa waa qof ku adag sharciga ciidanka aadna ujecel ciidamada qalabka sida ayaguna aad beey ujecelyihiin taliye Odawaa.❤❤❤❤🇰🇿🇰🇿
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 2 күн бұрын
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@OtaSheere
@OtaSheere 2 күн бұрын
Wa arin wngsan guuul oodawa🇸🇴🥷💪🦁
@yusra2501
@yusra2501 2 күн бұрын
Waa sifiican in lasooceliyo askarta
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 2 күн бұрын
Mashaaa.alaah guuuuuuuul guuuuuuuuuuul
@MaxamedJimcaale-t5m
@MaxamedJimcaale-t5m 2 күн бұрын
OdiwaayhanoolaadO😊😊😊😊😊
@HarestoFarah
@HarestoFarah 2 күн бұрын
💪🇸🇴💪🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴💪OdawaaGuul
@AbdifitahDaudhassan
@AbdifitahDaudhassan 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 2 күн бұрын
Asc sxb waaa wareeey Sooqabta qaaliliinta
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 күн бұрын
ASKARTAA QARANKAA LAGA DILEE QABIIL LAGAMA DILIN LAMAN YEELAYO ASKERI BEELEYSAN
@Darulqalam12
@Darulqalam12 2 күн бұрын
Allah ku danbi dhaafo
@sahruja5777
@sahruja5777 2 күн бұрын
Guul ciidankeena sharaftaleh.
@Hsn1224
@Hsn1224 2 күн бұрын
Xasan shiikh asagaa ciidanka horey baabi'in ugu waday hadan beeshiisiiyaa bilowdey iney inta jidka ugasho aanoqabiil uleyso!
@CabdaaziizMaxamedmaye
@CabdaaziizMaxamedmaye 2 күн бұрын
Odowa wax badan ayaan ka sugayna xadan nahay shacab
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 күн бұрын
guud c. X d.s Maaha khabiil waxii dhacay dowladaa ayaa laga rabaa inaay daba galaan lana soo khabto yaahuu alle magan
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 күн бұрын
Odawa asagaa abagaleysan waa kaxumahay xawadle sida manta logayalay rabiyoow uhiili way dulman yihiin
@SaciidoCali-mu2li
@SaciidoCali-mu2li 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@CabdiW
@CabdiW 2 күн бұрын
DEG: CIIDAMADII GOODAY OO HUBKA LAGA DHIGAY & GEN ODOWAA OO DIGNIIN DIRAY
@OtaSheere
@OtaSheere 2 күн бұрын
Legend😂😂😂
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 күн бұрын
XAWAADLE IYO BEESHA SARUUR EE DEGAN HARARDHEERE WAA DAD WALAALO AH. DHIBKA XAWAADLE WAA DHIBKA SARUUR. DOWLADDA ABGAAL WAQTI YAAN LEYSAGA LUMIN WAA DULLI SOMAALI CEEB USOO JIIDEY
@safiyocismaanyuusuf1898
@safiyocismaanyuusuf1898 2 күн бұрын
Ciidankaqalabka sida waxaa kamamnuuc in askari kasta uuyiraahdo hadii qofbeesheeydaa ladilo waan kabaxayaa ciidanka doowladu weeykusaxantahay in askarigii amar la aanbaxo lagatiro liiska ciidamada cidtabeeyso malahan
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 күн бұрын
sax ciidan waa ciidan no qabil
@sahruja5777
@sahruja5777 2 күн бұрын
Ciidsnka kabaxa furimaha dagaalka yaan dibloogu soocelin
@IkraanMaxamad-m4j
@IkraanMaxamad-m4j 2 күн бұрын
Waa danbi askari iskabaxa amar la aan
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 2 күн бұрын
HAWIYO DAD MIYAA MASE XAYAWAN WAYE.
@Shankharon
@Shankharon 2 күн бұрын
ILaahow odawa cadagiisa ka badbadi iyo isha waa geesi geesi dhalay
@khaliifmohamed3296
@khaliifmohamed3296 2 күн бұрын
Kuwii la layay mxauu oga hadli wayay
@AbwaanDhoore-s4j
@AbwaanDhoore-s4j 2 күн бұрын
Ciidankii ladilay waa iidan qaran ma ahan ciidan qabiil cidii qabiilnimo uga adasha waa garahan cidamada dowladnimada u taagan dowladana waxaa waajib ku ah dakaas shaciga in la horkeeno
@CabdiraxmanGaboow
@CabdiraxmanGaboow 2 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mahamadmuuse3349
@mahamadmuuse3349 2 күн бұрын
Waa xoog sheegasho
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 2 күн бұрын
Markii hore ma qabiil ayey u joogeen meesha mise qaranka ayey u adeegayeen ? Falkii ceelbaraf in ay ka gadoodaan waa qalad sbbtoo ah taas iyaga ma quseyso oo dowladda ayey quseysaa
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 күн бұрын
Wasiirada,Xildhibaanada,Saraakiisha Abgaal iyo Xawaadle waa inay Muqdisho kabaxaan oo ay aadaan dhamaabtood Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.
@xamseali3154
@xamseali3154 2 күн бұрын
Matihid muwadn ee waxa thy quf dalka duminayo warkaga cid yeleyso majiro
@Adamkuku-u1f
@Adamkuku-u1f 2 күн бұрын
Ciidanka aadka sheekaynayaa waakee. Xasan asagaa maleeshiyaad ka dhigay ciidankii. Hubkiina gacanta ugaliyay qabaa ilo.
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 күн бұрын
Saxiix waa inuu sharcigu sareeyo wixii falaago noqdana in xabsiga ladhigo
@awaleahmed2387
@awaleahmed2387 2 күн бұрын
Beenlow Sxb aniga jooga wax hub laga qaadey majiraan waa lawada hadlay dib ayana loo celiyey xoog iyo hub dhigis lagu sameyey majiraan 280 nin ayey ahaayeen waa maxey 30 askiri ad sheegee
@shamso_1451
@shamso_1451 2 күн бұрын
Subxaana laah somali nacladda allaah ayaa ku dhacday Labadii bilood ee lasoo dhaafay immisa ayey qasheen ilmihii somaliyeed shanta somalidu ku noosha hay dadka allaah ucaroodo uunbaa sidaan ku dhacdaa sidaa darteed waa iney somalidu toobad keen loosoo bannaan baxaa magaalo iyo miyiba hay adahaba waa loo soo banaan baxaa waa inaan allaah cafis weydiisano somalidu jaahil nimada weyku qarqoomeen meelwalba ilmahoodii bey xasooqa yaan adduun yadii dadla aanbey biro iyo robedyo iyo dadyow kale ayey nafka raadin maanta dijaal waxaan ka necbahay qofkii dila wiil iyo gabar somaliyeed qofkii ilaaliyo allaah ha ilaaliyo ragga ha isku xishoodo oday iyo wiilba doorshaan kuba dantiisuu yaqaan allaa yahdiig
@mohamedadawe532
@mohamedadawe532 2 күн бұрын
Sida dhabta ah waa taas. Kii la dilayna xaqiisa hala raadiyo, kii furinta ka baxayna lala xisaabtamo. Sanbaloolshana loo diro kuwii uu celin waayey ama hubkii dowlada ka qaadi waayey.
@Abdulqadir-nq6ny
@Abdulqadir-nq6ny 2 күн бұрын
Kuwa dilaya cxd somaliyed waxan shihi karaa waa arin ay kadambeyaan kuwa raba inuusan guuleysan hamiga umada somaliyeed iyo halganka loogu jiro inlagaaro dowlad awoodleh oo ka hanaqaada dalkeena somaliya Siyaasiga arinka xune Dalkeena sag saagayow Xumaha aad soowadiyo Waxaa badan waxad sidee Dhibtaa aadla soconeysaa marnaba suuroobimaa oo waad sirantahaye joog Intaan seefaha afkaleh Surkaada ayan dul iman
@sucaado7
@sucaado7 2 күн бұрын
Waa saxan yahaytaliyeodawaa
@IkraanMaxamad-m4j
@IkraanMaxamad-m4j 2 күн бұрын
Ar kariga qabiil ma aha iska ilaali gadood ciidan waa mamnuuc
@Shankharon
@Shankharon 2 күн бұрын
hussein adigan warka lagu farxo umada jecel wanaaga ka dhageystan waxan kugu duceyna waxaa ku faraxdo in ILaah ku siyo cadagagan ka xijaabo
@MaxamedJimcaale-t5m
@MaxamedJimcaale-t5m 2 күн бұрын
❤ 4:31
@Naadiamohamud
@Naadiamohamud 2 күн бұрын
Aad Ayan uga xunahy dhibki dhacay alhana unaxariisto inti geeriyotay waxayna ahayen ciidankeni somaliyed balse waxan rabna in sharciga la keno kuwi falkas geystay
@AbdifatahTawane
@AbdifatahTawane 2 күн бұрын
Ciidan qaran waa run in oo xiro ka baxo amar la’an waa qalad, lakin shalay wiilashii hiraab oo badbaado qaran marka ee ciidanka ka soo baxaayen, maxaa ciidanka loga saari waayay waa suaal ??
@SadioHusein
@SadioHusein 2 күн бұрын
Iney baxaan xaq ayey u leeyihiin cid dooneysaa ma jirto in hadii uu fasax aado jidka loo galo tan kale dadka meeshaas dagan mey ayagu iska celiyaan reer hiiraanba ayagaa iska celiyey hadaan laga maarmin waa in nabad buuxda la siiyo
@mohamedadil887
@mohamedadil887 2 күн бұрын
Waxaa laga yaaba dad ay eitopia soo dirtay in ay dileen ee si fiican ha loo baaro.
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 2 күн бұрын
Cagdheer taajir wax soo dejiya maba laha
@xamarey8143
@xamarey8143 2 күн бұрын
oo ciidan is diley ma ahey masawiradooda waad heysaan oo ayagaa soo sawirey aabayaashood halasoo qabto ayagaa imaanayeee hadaad bilaawdaan waan ku daba jirnaa ciidankow kala carara awalba meesha dowladi kama jirine
@RuunGuuled
@RuunGuuled 2 күн бұрын
Wax Dadal la yiraah maba jirta . Waa meel Qabiil ka taliya . Adiga xataa qabiileyesta waraka aad sheegeyesa wax badan ayaa ka qaladan.
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 2 күн бұрын
Xiliga daarodka madaxyahay wadani idheh😂 Xiliga hawiye madax yahayne Qabiileeyste idheh 😂 Waa aqliga kugu jiro I am always wadani
@dahirduale5650
@dahirduale5650 2 күн бұрын
Xawaadle Abgaal baa isugu tagay. wxn leeyhy Xawaadle Hiiran Dawlad ka dhista la Shaqeysa Ethopia waayo Abgaal waa wada Alshabab. Cadowgu wuxuu hurdaa Guri Abgaal
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h 2 күн бұрын
Haku daalin ragan waa rag isla dhashay afarhas shisheye ka ahow adiga
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 2 күн бұрын
Hiiraan 1 gobol waaye kaligeed miyaa maamul noqonkarta
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 2 күн бұрын
​@@AbukarCadde-p1h waa oromadii Ethiopia qeybta social mediaha u qaabilsanaa Ethiopia wlh somalia jaajuus badan Ethiopia ushaqeeya magacyo qabiil isticmaala baa ka buuxa bal fiiri qofkan waxa uu kahadlayo nacalaa kudhaley xawadle iyo abgaal maxaa kudhex geliyey , rag waxa arkayey hiiraan state sheganaya hadana dhahaya Ethiopia beynu walaala nhy ma kuwaas baad kamid thy😂😂
@Suheila22
@Suheila22 2 күн бұрын
Jen. ODAWA fal hogaanimo oo mas'uuliyad Xanbaarsan kana hor tagay ciidankii gadoodka sameeyay ee qabyaalada u hiiliyay waa in aan dib loogu soo celin ciidankaa isaga ah kuwii kale ee la baxsaday hubka oo u galay qabiilkooda tageyna Jalalaqsi in aan saa looga harin.
@mohamedhassanmohamed5020
@mohamedhassanmohamed5020 2 күн бұрын
Habarihii iyo adayashii ka walay oo qabiil ahan u wacaday ha ka xab xab yan hee
@rocky4066
@rocky4066 2 күн бұрын
Ilaa iyo hadda lama soo qaban. Waxa la rabaa in la qariyo myaa aawey wasiir TikTok 48saac gudahood waa in lakeenaa nimankii dilka geeystay
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 күн бұрын
Saasaa larabaa ma askari qaranbaa mise waa askari qabiil
@MohamedaadanHassan-nr7ti
@MohamedaadanHassan-nr7ti 2 күн бұрын
Gadood mxaa laga wadaa
@mohamedhassanmohamed5020
@mohamedhassanmohamed5020 2 күн бұрын
Nimankas gadoday oo hab qabkil ku soo baxay inesan ka howl galin dhul abgsl cismaan deganada abgalna lagu soo celin
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 2 күн бұрын
Ma liibane lagu liibanay Xoog ku shaqeey weye Darajada qabiil lagu baxshaa Qaranka away
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 2 күн бұрын
Qaran iyo qabiil soo kala baro waaba dil.toogasho askarii amar la aan furumaha ka soo baxo
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 2 күн бұрын
Weliba hala ruqseyo wasaqda musharkana hala jaro cidamada soomaali waba dad anshax xunkhabil miya siya musharka adunka waxas kama dhacan xita diwladaga deriskq
@mukhtarahmedmohamed4484
@mukhtarahmedmohamed4484 2 күн бұрын
Dagaal qabiil ayey usocdaan
@cabdixakiinxasanxussen1583
@cabdixakiinxasanxussen1583 2 күн бұрын
Beena ku sheegte too kow ana jooko waxa kadirsanaa cidankii sogadode waxana jokaa wisil
@Abdikarim_baayo
@Abdikarim_baayo 2 күн бұрын
Bal hada yuu wax ushegaya ninkan ma doqomo u warama horta mise dhagolayal😢
@ggs-r4i
@ggs-r4i 2 күн бұрын
Ceelbaraf waxii kadhcey waa wax xun dowlada waxaa looga baahan yahey in ay ciidamadaas la qaahtey un la soo qabto oo ladilo umada hortooda si. Mar danbe u soo laaban.
@bossman1024
@bossman1024 2 күн бұрын
Beenta miyad wada wali xawadle hadu diiday daciifka aad odada KU sheegi qabiil ayu reerka odada qasheen gür gürgurte Iyo od awal barlamanka qabiil lagu qaybsada Maxa lolayay Ciidanka beeni rad male
@xamarey8143
@xamarey8143 2 күн бұрын
ciidamadii dilay ciidankii la joogey waa in lasoo qabto tiirkana la geeyo oo dagdag loo dilo si fidnadu ay u weynaan ama masoo bixi kartiin hadal qancis ah ma aha cid ku qanci karta majiro
@AbukarmaxamedWarsame
@AbukarmaxamedWarsame 2 күн бұрын
Tuug tuug dhalay xiligii farmajo kuwii xamar so galay ma ahen miyaa ciidan qaran mase odaywaay aye isku reer ahayen
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 2 күн бұрын
Waxas socon maayo hanalaga gar baxo xusenow gurmadow
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 2 күн бұрын
Sxb ciidan qaran majiree ciidan qabiil ayaa jiro 100jeneral oo abgaal bes ah ayaad arkeysaa aawey xaqii beelaha kale
@hanaddada74
@hanaddada74 2 күн бұрын
Blablabla war been been ah ayey lacag kuradsadaan dabaaladan
@II-vd4ih
@II-vd4ih 2 күн бұрын
Xawaadle waaba ka bad badiyeen arinkaan waaba la xaliyay raga wax dilayna waa lasoo qaban maxeey tahay doqon nimadan waligeed lees dili jiray
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 күн бұрын
Kan been low wax yaalaka dhaheysan. Wariyu isku haysdaa.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 күн бұрын
ASKERIGII QABIILOOBA WAA IN SI DEGDEG AH CIIDANKA LOOGA SAARO OO ODAGII U YEEREY UU SHAQO U DOONTO
@dalmardiaspora9607
@dalmardiaspora9607 2 күн бұрын
😂,😂😂😂😂
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 2 күн бұрын
Beenloow ayaad noqotay waxeeyna wax udhimeeysaa beeyjajkaaga iyo sida loo daawado
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 2 күн бұрын
Haku wa Sarno adiga
@karuurtransportationandtax8225
@karuurtransportationandtax8225 2 күн бұрын
Been low odayal ree wasil ah ba celiye iyo taliye odaway kadina xarar dhere 2882 askari ma hub ka dhigis lagu.sameyn kara benta.ta.pdayal.besha sacad iyo shacabkii xarardhere oo wadal iyo taliye odaway hadane wala celiyay. Farisinkpdi bey ku noqden
@yusuffarah2173
@yusuffarah2173 2 күн бұрын
wacal abgaal xayawaan duli odawaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdulaahiWarsame-w7o
@AbdulaahiWarsame-w7o 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Ganacsiga re DDS oo si buuxda ugu Wareegay Dekadaha Puntland!
12:23
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН