dadkii deganaa jig jifa iyo gaarisa aa soo dejiseen kismaayo, walee ayagoo xabad dabadda laga geliye eeku laabanaayaan dhulkii qaraxa jig jiga iyo gaarisa
@caddenaani856810 сағат бұрын
Kan hadlaayo waa alshaab sifiican u dhageeso qamri and cashishad and kufsi aa la keenay kulahaa doolada Somalia 🇸🇴 waa clean garanesaaa alshabab and waxee tagaarsan no more huhaa🇸🇴💪🏾🏆
@maandeeqcookingmuxadrahcha739215 сағат бұрын
Allow daalim iyo been aal umadaan ka qabo iyo siyaasi danley ah meelkasta ha jooge rabiyow umada ka qabo...
Wax Dowlad Somaliya la yidhaa maanta ma jirto! Xasan Sheekh Xasan Beenaale baa burburiyey!
@maandeeqcookingmuxadrahcha739215 сағат бұрын
Xasbuna llaah wanacmal wakiil
@farhanabdi110217 сағат бұрын
Waan isdifaacaynaa
@FartunK17 сағат бұрын
2 015 baa ugu danbeeysay jaajuuskii duuxulaystay maanta maxaa laga soo doonay kkkkkkk weey Jabeen hal far ayeey Ku tagan yihiin
@khadarmohamed411316 сағат бұрын
Gull🎉 jubaland
@AHMEDAbdi-sl9mm17 сағат бұрын
Guul ❤❤
@SankaCabdi-od8ms14 сағат бұрын
Jubaland. Gul iyo. Gobnimo
@khadarmohamed411316 сағат бұрын
Jaah🎉 geesi🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AHMEDAbdi-sl9mm17 сағат бұрын
Xamar waxa jooga mooriyan iyo usc
@osmanabdi318516 сағат бұрын
Nabad xagee talaa ilah ayaa haya tallo 😊
@KuromiStarz-kx8rz16 сағат бұрын
Calanka itoobiya ayaan idiin soo wadnaa iyo kan kenyaba kaan idinla jeclaano ogaado somalia 🇸🇴 waa idinka go'doominaynaa kulahaa.
@amatullahbintumuslimah777513 сағат бұрын
ASLM
@khadarmahdimohamud565217 сағат бұрын
Walahi Kan baa bari macalin iahaa ismadhahaayi 😂😂😂
@Tayib-c1v17 сағат бұрын
Dadka goormand baadcaawinjirteen
@Tayib-c1v17 сағат бұрын
Ha iibsanina dadka
@abdulkadirhussein30015 сағат бұрын
Ma sidaan ayaa Somali maanta u dambaysay bal eega maanta waxa taariikhda u galay ciidamdii qaranka waxa uu ku eedaynayo. Maxaad hore dadkaan dhibaatada ay sheeganayaan wax ugu qaban weysay ma hadda ayaad soo toostay, wajigiisa ayaa ka muuqata seddax calaamadaha munaafaqa diinta noo sheegtay.
@ahmedloveofficial848417 сағат бұрын
Shacabka yaan lamarin habaabinin Dowlada Somalia 🇸🇴, Shacabkeeda Ku nool gobolka Jubaland ayay taageero buuxda u tahay xilikasta , waxba yaan been loo sheegin shacabka oo dowlada Somalia 🇸🇴 been laga sheegin