Puntland maxee sheegee hadee aragto maamulada kale oo doorasho wada aaday xal mar Sharci kuma dhisno mee dhahee maamuladaas Wax kale uma harin inee sheegto Waa adoo dhar gashtay Oo lagu dhahay noocaa gashatay waa fool xumo ee kaa gashanahay soo gadho kaas aa qurux Ma saas ee ku dhahee Puntland maamulada kale
@cismaanguure9272 сағат бұрын
Wasiir caydiid maqaam xaggee ah ayuu garoowe ku joogaa taa ha is weydiiyo ma majeerteeniya mise khaatumo state teeda kale dastuirka muxuu ugu dheganyahay ma qodobada laga saarayo dastuurka sida jinsiga nin nin waa guursankaraa iyo naag naag waa guursankartaa ,
@Mjfarah114Сағат бұрын
Raxanweynta golayaasha deegaanka lagu doortay waxay ku joogaan ayuu ku joogaan meesha dowladnimo ayaa taal ee puntland soo booqo
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy11 сағат бұрын
Knn hadaa iska wareesaneesaan qof ku murmaayo sideenii aa ahaano Dastuurkeena kmg hanoo ahaado 4.5 iyo oday dhaqameed hanoo ahaato qof ku murmaayo Ma dhageesan karaan shacabka Hadaladiisa micnaheeda waa shacab majiro ee kooxdeena siyaasiyiin aa jiro oday aa keensaneenaa noogu shubaayo Waa tuugnimo lagu heeyo shacabka soomaaliyeed Shacabka wax ma dooranaayo ee sideena aa iska ahaano hadal la dhageesan karo ma'ahan Yaa shacab ah ? Qof kasto oo soomaali ah Ruwaayada 4.5 iyo qabiil woo soo dhamaaday Cabaatanka tuugada siyaasadeed naga joojiya maqalkooda knn Dad sharaf leh wareesada Tuug siyaasi rabin in shacabka wax doorto hanoo keenina
@elmidini139011 сағат бұрын
Ninkaani ma in ow dadka ka caqli badanyahay mow umaleeyaa mise dad aan aheen somali buu lahadlayaa?
@YusufCraxman-y1e3 сағат бұрын
Adigu wax ku shegayaa caqliga aan laheen,,,dameer yahoow runtuu ku sheegay puntland wey ku saxan tahay xasan munaafaq beer laxawsi iyo been ayuu ku wada umada somaliyeed tuugo nimo
@ناصرمحمد-ي6خ6 сағат бұрын
madaxweene ada uyeerisan waxad rabtan ma ahan xasan wadankan idinma afdub nan mayo jid iyo jaha diid yan loo joojiin buuntilan iyo soomaali yaa badan kuwan kamar qato imaaraad iyo itoobiiya yan loo joojiin
@MohamedSaid-tn1pxСағат бұрын
Mskii nigiskii deni calool Wayne war ninkan wasiirka isku sheegaya kiniin ba usocda his unfit person