WAX KA OGOW SYSTEMKA DİFAACA İSRAİL EE (İRON DOME)

  Рет қаралды 29,231

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Пікірлер: 48
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Allaha Baabi iyo Yahuuda iyo waxa ay isticmalaan
@hasanmahamed2475
@hasanmahamed2475 Жыл бұрын
waa uu burburi doonaa qudbada birta ah bi idmilaah
@hamsecadaani7004
@hamsecadaani7004 Жыл бұрын
Allow Baabii Yuhuuda iyo Waxkasta Oo Ay haystaan
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Gantaalkii Allaah Allaah ha ku rida Israa,iiil
@qasimcade966
@qasimcade966 Жыл бұрын
شكرا
@quruxsan287
@quruxsan287 Жыл бұрын
Best KZbinr in somalia 🇸🇴
@calixaji2393
@calixaji2393 Жыл бұрын
Qeex
@AbshirMaxamad-xo6bz
@AbshirMaxamad-xo6bz Жыл бұрын
Thanks brother for ever
@MaxamadAxmad-tl9iv
@MaxamadAxmad-tl9iv Жыл бұрын
Maclin systamka difaaca ee nukluyerka so same plz❤thnks teacher
Жыл бұрын
System noocaasi ah dunida kama jiro, Mareykanka ayaa ku dadaalay sanado badan in uu sameeyo balse waxaa la ogaaday cilmi ahaan in aanan Nukliyeerka la xakameyn karin.
@ShiineAwiye
@ShiineAwiye 6 ай бұрын
Waa runtaa
@findheofficial621
@findheofficial621 Жыл бұрын
Kee fiican S400 ruushka iyo iron dome America.
@zakiyaali9192
@zakiyaali9192 Жыл бұрын
وأعدوا لهم ماستطعتم من قوة.....)) ilaahay bilaash umadhihin anaga iskahurudnay maahe ciil badanaa
@zakiyaali9192
@zakiyaali9192 Жыл бұрын
Ciil badanaa
@nimcoali4266
@nimcoali4266 Жыл бұрын
Hhh waar yuhuudda ha noo amaanin
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
S400 oo ruushku uu sameeyo kawarran?
@PachaMoustakim-pd1gp
@PachaMoustakim-pd1gp Жыл бұрын
Nimcadaa MAhad siyee alleh
@mohaciidey8032
@mohaciidey8032 Жыл бұрын
Ustad qaabka loo ilaaliyo putin kasoo hadal🙏
@SYL.KHEIRE
@SYL.KHEIRE Жыл бұрын
Nacalad haku dhacdo yahuuda
@AteyeSiciid
@AteyeSiciid Жыл бұрын
yuhuudi baa tahay fataala weligaaba nimankaasaad buunbuunisaa waan ku fahanahy garac garac dhalay inaad tahay,nacalaaa carab xumada kaaga yaaale
@abdilaahijamac6168
@abdilaahijamac6168 Жыл бұрын
ilahay biyo haka dhigo difaco ilahay na hajabiyo galada
@SayliciAdal
@SayliciAdal 5 ай бұрын
Ustaadka waxaad aad u taakeertaa yahuuda dadka lkn ku ma fahmaan
@SYL.KHEIRE
@SYL.KHEIRE Жыл бұрын
Adiga yahuuda ayaa taagyer santahay soo ma ahan
@Anfacmedia1
@Anfacmedia1 Жыл бұрын
Waa la jabin dona I.a
@mohaciidey8032
@mohaciidey8032 Жыл бұрын
Ustad qaabka loo ilaaliyo putin kasoo hadal
@yahyeahmed6790
@yahyeahmed6790 Жыл бұрын
1
@findheofficial621
@findheofficial621 Жыл бұрын
Maxay ku kaladuwan yihiin labadda difaac
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
Ustaad xogo ku saabsan putin iyo xilka xiliga uu ka dagayo kazoo hadal👍👍
@PachaMoustakim-pd1gp
@PachaMoustakim-pd1gp Жыл бұрын
Paix et miséricorde d allah vers vous
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt Жыл бұрын
Waxa ka casri san s 400 rushka sosaro
@Ahmed-n5p8z
@Ahmed-n5p8z Жыл бұрын
1000 xabo haddii la rido waxba u tarmayo gumaysta
@xiyock2419
@xiyock2419 Жыл бұрын
SU,AAL HAN KU WEYDIIYEY HADII 6000KUN OO GANTAAL HAL MAR LAGU SOO RIDO SIDEE AYUU ISKAGA DUFAACI KARAYAA ???
@mursaliprahin
@mursaliprahin Жыл бұрын
Hay xayeysiin yahuuda maxaa kugu dhacay
@shariifdiiriyecabdi9640
@shariifdiiriyecabdi9640 Жыл бұрын
BUUN BUNIN AD WADAA MAXUU UQABANBAN wayay werarkii dufanta al aqsa😮
@mustafmascuud5095
@mustafmascuud5095 Жыл бұрын
Weerar dhul ayuu ahaa duufanta aqsa
@abdourahmanali9732
@abdourahmanali9732 Жыл бұрын
Aduu is cadee
@VupiYt
@VupiYt Жыл бұрын
2
@saleebanaxmed7587
@saleebanaxmed7587 Жыл бұрын
Buun buuni ayaaa wadaa muxu u qaban weyey gantaalaha maalin walba ku dhacaya sreal hanoo xayeysiin adaaba marketing u ah
@axmedcabduqadir6206
@axmedcabduqadir6206 Жыл бұрын
Sstmka in kohortog logu sameeyo in muslimka burburiyo ayee aheed
@SYL.KHEIRE
@SYL.KHEIRE Жыл бұрын
S 400 hayaysi
@FaaraxGaab10
@FaaraxGaab10 Жыл бұрын
S 300 s 400 kasohadal
@SYL.KHEIRE
@SYL.KHEIRE Жыл бұрын
War waxaas been weeya
@dualehassan4146
@dualehassan4146 Жыл бұрын
Ninka been ban kunacay
@mohaciidey8032
@mohaciidey8032 Жыл бұрын
Ustad qaabka loo ilaaliyo putin kasoo hadal
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
Ustaad xogo ku saabsan putin iyo xilka xiliga uu ka dagayo kazoo hadal👍👍
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 Жыл бұрын
Maxa kaa galey😂
@mohaciidey8032
@mohaciidey8032 Жыл бұрын
Ustad qaabka loo ilaaliyo putin kasoo hadal
@mohaciidey8032
@mohaciidey8032 Жыл бұрын
Ustad qaabka loo ilaaliyo putin kasoo hadal
GALMADU MAXAA LOO MAMNUUCAY XİKMAD?
13:53
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 35 М.
Maxeey Aaminsan Yihiin Yahuuda, Maxayse ka aaminsan yihiin Alle Wayne
8:38
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 100 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,1 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 18 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 656 М.
SİDDEE AYUU NOQDAA QOFKA MARKA AY NAFTA KA BİXİ RABTO MASKAXDİİSİ
12:24
DAALİMKİİ WUU DHACAY ALLE AYEY MAHAD U SUGNAATAY
11:49
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 24 М.
SUURİYA SHAREECADA İSLAAMKA MİYAA LAGU XUKUMİ DOONAA?
17:35
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 57 М.
YAHUUDA UGU DHAQANKA FİİCAN OO CADAADİS LAGU HAAYO
10:37
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 24 М.
Sidee ku bilowday Kacdoonka Syria? Sideese ku guulaystay!
15:16
Waaberi Media
Рет қаралды 191 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,1 МЛН