7sanadood kadib waa markii koowaad oo aan maqley qudbad madaxweyne jeediyey oo qodobeysan eebbe ha ufudeydiyo hana usahlo masuuliyada uu qaadey madaxweynaha somaliland
@KoosAhmed-m8cАй бұрын
Rajo badan shacabku kaa qaban madaxweyne inad u rumayso balan qadyada rajaynayaa alle na xilka ha kugu asturo❤
@kaysehassan6854Ай бұрын
waxaan kugu taageersan nahay in aad noqoto madaxweyne daacad ah oo dadka wanasgsan la tashada goaanada ka fiirso markasta ilaahayna kaasho
@CabdiraxmaanibraahinXuseenАй бұрын
Mudane madaxwayne malan qaad kaasi ILLAHAY ha ka dhigo mid kaa hirgala
@zaki7231Ай бұрын
Guuleyso oo xilka aadka u wayn Allah sw hakuugu astuuro Madaxweyne Cirro balse Mar walba madaxweyne waraaq aad soo qortay ha inoo akhrine madaxa kor u qaad oo laabta ka hadal
@ShukriCawlАй бұрын
waa.madaxwayne.loo.baahnaa.guul.iyo.gobanimo
@aamohamed5102Ай бұрын
CIDAAD KA CAQLI BADAN TAHAY U SHEEKEE. CIIDANKA AAD JABISAY LAYSEEN EE MADAXA KAGA ISTAAGTEEN DEEGAANKAAGII MIYAANU AHAYN KAAD KURSIGA KU KORTAY
@kaltounjama7283Ай бұрын
Adeerkaa baa jebiyey
@Abdul253djАй бұрын
Samir iyo imaan sadiqa adeerka muse judaan 😂😂
@XaliimoCali-xs1ouАй бұрын
Allaah harumeeyo wataan rabno in tayada dawada iyo cunada
@AcasiismaxamedJaamacАй бұрын
❤❤Allah hakugu asturo🎉mundane madax wayne
@aadancambe7079Ай бұрын
Alle hakugu astur xilkaa culus ee lagugu wareejiyay
@CabdiraxmaanClaahimuuseАй бұрын
Alle hakulagarabgalo madaxwayne😢
@AbdiRihman-w1zАй бұрын
Ilaahay hakuufududeeyo mashaa alaah
@khadracadaawe5845Ай бұрын
madaxwayne ilaahay hakugu asturo xilka
@casanova11izeАй бұрын
Bakh bakh. Ilashow ha u yeelin waa dulmiye. Sidii muuse buu u jabi inshallah
Marka hore soomaaliya ha midawdo shabaabka ha xasuuqaan inshaalaah waixii ka dambeeya ayaa waxa kale laga hadlaa kolay qiyaamaha ayaa sidan ugu dhacaya soomaali Soomaaliland waa meesha kaliya ee nabadi taaalo ilahay ma hadii maxaa halkan uga fikiraysaan iyadoo dhabaatooyin kale soomaali haysato
@XaliimoCali-xs1ouАй бұрын
Miyay mitir beel asqoobeen muraara dillaac ma quusteen ha u soo Gaan gaanbin geesi weeye isaaq ah muusana waa garrabkiisa shacabku waa garbihiisa gaashaankuu ku faano
@CabdiidirissheekhXaashiАй бұрын
Waa run guul soomlilaan waynu guulaysanaynaa insha allah anigoo ah xisbigii lga badiyay