"Waxa fiican Kulmiyow inaa doorashada ku gashaan cay iyo turxaan la'aan'' Xoghaye Mursal Aar bari

  Рет қаралды 3,411

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 11
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 2 ай бұрын
Cay,qabyaalad iyo been illaa 2017kii=waddani
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 ай бұрын
Cayda iyo laf jabka Kulmiyaha wadani galaa u badan😁🤣😃
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 ай бұрын
Qurmiye kud iyo qaniin iyo carone ka dilaacay odayaal asaasaqay oo virus qabyaalad qabo
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Maxaa la jabay Mujaajidkii Ciyaalkii ayaa ku dood bartay bal ka ina- Kaahin u jawaabaya Daawaday
@KassimAre
@KassimAre 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk. Ader wadani cidi idiinma rabto wadani waki yidhi sool aya Naga maqaan inana la citirafiin. Ader tuug ayaad tihiin laydiima doranayo kubiya caba libaxa wadankisa jeceel ayaan doranana tuug
@KassimAre
@KassimAre 2 ай бұрын
Ader waxba kuma hadlaside. Iska amuus ader ika amuus ader ilahaga weey ayaan kugu dhariye iska amuus ader ika amuse waxba kuma hadlasiine gursi laguma helo sida iska amuse bbbbbbbbbbbbbb xawayaan xawayaan
@warfaaden6369
@warfaaden6369 2 ай бұрын
adigaa oo Wadani ah ayaa ka dambeeyey wixii dhacay oo cadawga lashaqaynaya Cirro tolkii ayaa basaasay ciidanka tuug tuug dhashay waa lasheegayaa wixii dhacay
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 2 ай бұрын
Wadada yaa musuqey
@aliosman9609
@aliosman9609 2 ай бұрын
Wlal DADDKA aad cayaysaa waa DADDKA LAHA hogaankii ugu horeeyey ee MUJAHIDINTI SNM laah. Ragii halganka dhaliyey cid ka kula tartami karta xorayntii dalkan ma jirto.marka inaa dhahdo WAA CADAW GUDE waa uun hadal aan ku ficnyn markuu GARXAJIS CADAWKUU YAHAY yaa kuu sokeeya oo tol kuu ah.?????
@suberh8985
@suberh8985 2 ай бұрын
@@aliosman9609 Xisbiga wadani ma reerbaa mise waa xisbi?? Hadii Garxajis la eedeynayo oo basaasnimo lagu eedeynayo toos ayaa loo sheegi lahaa ee waxba qiiq ha isku dhex qarin. Annagu Cirro iyo nimanka ku xeeran ee siyaasada xun ee aan qaranka u hiilin ee ictiraafka ka soo horjeeda kuwaas ayaan la hadlaynaa ee waxba Garxajis dabada ha gelin
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 41 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 14 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Wararkii u dambeeeyey ee Doorashadda Somaliland.
15:30
MM Somali TV
Рет қаралды 15 М.
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24