"Waxaa jira sawiro uu daabacanayo Waddani oo lagu daabacayo calaamada xisbiga Kulmiye" Wasiir Buuni

  Рет қаралды 17,870

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 134
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 3 ай бұрын
SUBXAAN ALLAAH WUU SAMAYN KARAA TAASINA WAA MID JIRTA ANAGU WADANI WAANU NAQAANA
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 3 ай бұрын
Buuni Geesi qaran halkaa kaga hay huwanta kalkaasha karbaash
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 3 ай бұрын
Kulmiye xisbigga dalka ugu wacan insha alaaa guul kulmiy som land ❤❤❤❤❤❤❤❤
@amnoali8348
@amnoali8348 3 ай бұрын
Buuni is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤is not easy 💛💛💛💛💛💚💚💚💙💜❤🧡💗💓😻😻😻😻🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@boqortooyohararimpire
@boqortooyohararimpire 3 ай бұрын
wasiir Buuni waa wasiir daacad ah oo garanaaya dalkiisa oo waliba tooshka ku shidaaya huwanta iyo xisbiga wadani ee dibjirey waar reer soomaaland ha kala doortaan faysal iyo muuse oo somalilan u halgamaaya
@CalimaxamedAxmed-hz8iu
@CalimaxamedAxmed-hz8iu 3 ай бұрын
Wasiir ku haboon waajibaadka xilka loo igmaday wasiir buuni dhawda ka saar huwanta ..!!
@ShamisYassin
@ShamisYassin 3 ай бұрын
Thanks! Nolow geesi,,,
@xasannuux5275
@xasannuux5275 3 ай бұрын
Mansha allah
@user-cj4lc2zc8f
@user-cj4lc2zc8f 3 ай бұрын
Xisbi waa kulmiye kuwa kale waa reero
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Guuuuuul somaliland❤
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 3 ай бұрын
Mnsh allah mundane wasiir hambalyo hambalyo
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 3 ай бұрын
Mudani Buuni wanku garabjoogna.
@user-qp1wx4jq7q
@user-qp1wx4jq7q 3 ай бұрын
Mansha alaah ❤❤❤❤noolow ❤guul kulmiye❤❤❤
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 3 ай бұрын
Fadlan reer wadani waxaan lee nahay si asluub leh doorashada u suga
@harunmusse153
@harunmusse153 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amnoali8348
@amnoali8348 3 ай бұрын
❤❤wow❤❤❤❤❤❤Buuni ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 3 ай бұрын
Wasiir
@user-kc4yx6yq4f
@user-kc4yx6yq4f 3 ай бұрын
Buun wuxuu kala inuu wasiir qaran yahey iyo inuu afhayeenkii kulmiye yaahey.
@moussaahmedwarsame8580
@moussaahmedwarsame8580 3 ай бұрын
Kulmiye guul
@iali8540
@iali8540 3 ай бұрын
MAXAA LOO SOO XIDHI WAAYAY CIRRO IYO XIRSI HADAY KU LUG LAHAAYEEN DHIBTII CIIDANKA SOO GAADHAY.
@yaxyesh-gf5pd
@yaxyesh-gf5pd 3 ай бұрын
Waliba xirsi wuxu wax qabadka ol olah dhawacaan soo dayni doonaa po 🎉waa somaliyaan kala xaaalaynaa
@AcbayleMusbaar
@AcbayleMusbaar 3 ай бұрын
Wasiir marka hore waankusalamayaa hadaan inyar duljoogsado xisbiga kulmiye iyo cadaalada uu dadka dalkan jsland masuulka uga yahay ee lagu doortay hogaankiisa waxaan aad uga xumahay markaan maqlo hogaanka dhamaan iyo dawladnimadii uu kulmiye ku yimi 15 sano kahor iyadoo aana mid ahaa dadkii shaqaalaha dawlada dawlada ee qiimaysanaa ee imtixaanka galay ee ku guulaystay heerka grade A shaqaale dawladeed islamarkaana gaadhay Agaasime waaxeed buuxa lagasoo bilaabo April 1996 ilaa 2013 oo shaqadaydii aan ku waayay kulmiye dartii cadaalad daradii ku dhacda qof shaqaale dawladeed ah ee Jsland ugu weynaydna ay igu dhacday si badheedha oo dulmiyana shaqadii la iiga saaray hayadda shaqaalaha dawladda bilaa mushar bilaa guno la iigu wareejiyay buulka ilaa sacaadaana aanan arag wax wax iiga qabta ama qaladkaa saxa oo waliba maanta kulmiya wadanka masuulka yahay xisbo ahaan dulmigina darii iigu dhacay lana og yahay hadana maanta kulmiye dooro oo bilaa biyo ku liq suurogal maha waansheegaynaa in aanay cadaaladi kulmiye oolin agtiisa ee loo baahan yahay isbedel daaccada oo umada u dhaxeeya kalsooni leh. Wasiir dadku waa dulmi diid ha dhibsan waala arkay kulmiye in aanu hiil iyo hòo midna lahayn laguna khasaaray. Ac Bayle Harg.
@user-bs4mv5nr5b
@user-bs4mv5nr5b 3 ай бұрын
Wuxu doon hadabace codku wa muse inshallh ❤
@ahmedismail201
@ahmedismail201 3 ай бұрын
Buuni, Geesi, Geesi dhalay.
@book2316
@book2316 3 ай бұрын
Bunni waa geesi!
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 3 ай бұрын
Xisbiga wadani waxyello badan Badan ayuu dalka, dadka iyo Dawladnimaba u gaysten Wana in lagu dacweyaa O wax laga qabta dulliga
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Kulmiye maaha quruurad
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Buuuni buuuri buu waashay wadani
@user-cj1jk2hd7i
@user-cj1jk2hd7i 3 ай бұрын
Buuni beenaaleh Inaad Al shabaab ahayd waanu haynaa warkaaga
@user-dw1oz3wm8x
@user-dw1oz3wm8x 3 ай бұрын
Necbiya Mar uun wasir iidhee,
@user-mu9hx1xl8x
@user-mu9hx1xl8x 3 ай бұрын
Waa lanacay buuni
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim 3 ай бұрын
Mr buuni ninjira waa nin qaran huwanta gudaha tooshka daba qaad cod inaga helimayan wakiilka cadawga dibada xisbiga cadawga uadeega eehadana codka doonaya wax kaindha adag marag
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 ай бұрын
Wasakh dhintay oo ku waashay wadani iyo dad aanu gaadhayn boorame ka waran keleb murabiya baatahay curi fadhiya kulmiye waa dhacayaa xagee geli
@ConfusedCabin-st5fc
@ConfusedCabin-st5fc 3 ай бұрын
Inlugucunaa maxalaalbaa
@ugaasoibrahim6516
@ugaasoibrahim6516 3 ай бұрын
Edo tiraarka somalilan adkeya kuwa uhoreya een udicayno ayaad kujirta waxan kurajeynaya imri deee iyo cafimaad guul iyo gobanimo,
@AlifXinif
@AlifXinif 3 ай бұрын
Kulmiye wakhtigiisa wuu qaatay wuuna dhintay
@farxaancumar9052
@farxaancumar9052 3 ай бұрын
Haday jirto, wa arrin jariimad ah.hay'adaha sharcigana la gayn karo
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 3 ай бұрын
Waar ninnkani miyanu ka dalacin afhayenki kulmiye mise uu is ilaabay yaab wa shekadi naagti dawarsan jortay ee la guursaday hadana dawarsigii iska wadatay
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 3 ай бұрын
Buuni hadu sharaci jiro maxa kabad hala saaro waayo waa masul qaran in u waxa ku hadlo maaha wax la qadan karo wadani oo rajada shacabka soomaaliland ah u wax u quudho maha ee cadan baa laga rabaa maxa kulimye hayaa qaranki mee ka waran 25 8 2023 cidanki dalki sool saraakiish yaab
@amranaden3059
@amranaden3059 3 ай бұрын
Wadani Waa Huwan qaran dumis ah Waa dhuuni raac. Waligiina Wadankan ka talin Mays aan
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 3 ай бұрын
Adigu ma kuwan baad taagertaa sii galbanaaya
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 3 ай бұрын
Horta ninkani ma cadaymo ayuu hayaa mise wuu iska hadlaa haduu cadaymo hayo ja horkeeno saxaafada
@user-rt7tr3zi9e
@user-rt7tr3zi9e 3 ай бұрын
Hooyada siilka jiirka ka was
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
WALAAHI HADII AYNU WADANI DOORANO IN AAN SOMALILAND DAMBE LA MAQLI DOONIN GEESKA AFRICA OO DHAN BAA OLOLAYA WAAYO WADANI CIRO WAXBA KAMA AHA WUXUU U GACAN GALAY ARGAGIXISADA ICTISAAM HADII KUWAASI SAWIRKA CIRO KU GALAAN MADAXTOOYADA GEESKA AFRICA WUU GUBANAYAA
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 3 ай бұрын
Xadkii Iyo dhaqankii waad dhaafay gefkaagii wuu batay laakin wali ma sawiratay in lagula xisaabtimi doono
@awalederia9601
@awalederia9601 3 ай бұрын
Waxay heego niyadda ku dhisato foostoyinka qarankii u bedelay waax lagu madaysto
@user-dw1oz3wm8x
@user-dw1oz3wm8x 3 ай бұрын
Wasirku miyu ogeyn iney falastin iyo borama , ina la xoreyeey
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s 3 ай бұрын
Wasani waxa u ku jabay talooyinka xirsi
@sahracali-ms4sr
@sahracali-ms4sr 3 ай бұрын
kulmiyoow baay baay waa la nacay kulmiye waa niiqdii u danbaysey.
@warsamekhadari7892
@warsamekhadari7892 3 ай бұрын
Wa ka u horeya ee laxisaabin doono haday cadalad jirto
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 ай бұрын
Buuni buuricunoow been uunbaa bixisaa. Buuni burji iyo balaayo baad kubaastahay. Buuni barxunbaad katahaybeesha aadtahaye. Buuni bakhti quute baranay ooruunay. Buuni baroorta iskadaa barun baadkatahay bulshada iyo boogo baadiye. Basarlaawe waa taad inbadan badhidawaynayde. Boorame burmaatarin ee beentanagadaa. Bulshadu waykubaratoo buuxsoo liqmooye baydkalaba maadbaran.
@muuminbarkhadle3915
@muuminbarkhadle3915 3 ай бұрын
hhhhhhh inyar aya kahadhay ninkan aamuskisa war hadal intaad hadli karto hal erey oo g awdal udan ah lgama hayo ninkan ma baadi irmaan,baa horta nio lkn dadkn cusuriyinta ah ee sool diidan mxy yihin nio horta wlhi somalilnd way udhamatey mrhdi xaladi hlka marayso sol aya gabi ahnba ladidaya kwrn aniguna wnku xiga un xaqiiq wlhi lkn illhow xukuumada ciro hogaanka u ahayo aqonba lobahn,yhy pppppppppppppp ❤incha allh ciro ciro guuuuuuuuuuuuuul❤
@roodacawad13
@roodacawad13 3 ай бұрын
Daal kulmiyaan nahay sawir dooein maayo quluubta shacabka calkaina huwan kadoino
@SICIID-nb8nz
@SICIID-nb8nz 3 ай бұрын
KULMIYE MALOO SHEEGAY NAFTU MARKAY DHUUNTA SOO GAADHO INAAN TOBADA LA AQBALIN
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 ай бұрын
waar adeerow dadka guryahooda uga kaalay oo dadkaaga la dareen noqo awdal state calankeedii waa ay qaadatay waa qalad in aad isaaq dhexdiisa u kala fataasho oo aad u kala hiiliso gobolkaagii iyo dadkii aad kasoo jeeday calankii somaaliyed ayay qaateen maxaa isaaq ku dhexgeliyay jiir bararayw
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Gurya hee Soo baro hortay degaamada ninkani Somaliland buu joogaaye faqasheey
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 3 ай бұрын
Weli aadame ka caqli yar cidi ma dhagaysatay. Yaaab Mar hadii la duubay dadkii waa noolyihiin
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 3 ай бұрын
Ciidanku inuu dulmi kusocday ma wadani kaliyaa sheegay qaramada midoobay ayaa intaas jeer idin sheegtay in ciidanku xudiidkiisi Oog ku noqdo umadana laynta iyo barakicinta laga daayo dhulkoodana loodhaafo
@jmabdi2843
@jmabdi2843 3 ай бұрын
Hadal loma baahna buuni badhi ee ficil baa loo baahnyhy mxd samayn kartaa 😮
@safia5954
@safia5954 3 ай бұрын
Tirsada sida dhoocilaha cawaan walee intaa Sidan tihiin dad ma noqonaysaan waaba nacay anigu dalkiiba
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Xirsi iyo Wadani way kasurtowda wa dad ibsabaya hoyaadod nacalatula caleeg
@AlifXinif
@AlifXinif 3 ай бұрын
Inadeer buuniw miyaad iska Hadashaa miyaad is dhagaysan lax qol lax
@user-fx1yd2pt9n
@user-fx1yd2pt9n 3 ай бұрын
Buuni ma wasarad beenta ayu qabiil sen yahayi
@KayseKayse-bx3hc
@KayseKayse-bx3hc 3 ай бұрын
Ma aamusaayo ilaa la aamusiyo
@KayseKayse-bx3hc
@KayseKayse-bx3hc 3 ай бұрын
Waan nacaskan yaa ansixiyey awel
@cabdilahiyuusuf3261
@cabdilahiyuusuf3261 3 ай бұрын
Bal waxa hadlaya eeg wejigaaga alle gub
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 3 ай бұрын
Buuni heego waxa loo dhiibaa cayda wadani oo qudhmiye lacag ku siiyo
@abdulahimohammed9099
@abdulahimohammed9099 3 ай бұрын
Nin kasta caqligiisuu hadlaa Kani layaabi meyno
@abdulkadirashur6219
@abdulkadirashur6219 3 ай бұрын
Beentii xisbiga kulmiye weeyee oo loo soo dhiibaa buuni rah.
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 3 ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor buuni
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk caruureey ba waa maxay beenaale niyow caruurtiina waxbay soo qorayaan
@xamsemukhtaar5579
@xamsemukhtaar5579 3 ай бұрын
waar buuni runta runta kamagabado
@warsamekhadari7892
@warsamekhadari7892 3 ай бұрын
Buuga la idhaah AANADI NAGEEYE ayan xasuusaty nin ku qorna oo diiriya la odhan jireey oo basaska ayu lacagta dadka racaya kaa u ruurin jirey dabaded wuxu noqday guul wade 21 oct kacanka kamida mudo kabacdina maamule dugsi sare hhhhhhhhh yaaaab dawlada buuni wax u dhiibatay ayanu naf ka sugayna
@user-rb7ze5bp4b
@user-rb7ze5bp4b 3 ай бұрын
Masul laascaanod meeday maxaa nabad ah
@IfraaxDiiriye-nd5qy
@IfraaxDiiriye-nd5qy 3 ай бұрын
Buuni xaar oo bulacadadiis dhaxfadhiya caac macaac neef
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
caac iy cuucba siilkaaga qadhmuun baa ah
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 3 ай бұрын
Hhhhhhh bal ruuxa iyo ruuxyo kale ayu muuse cod inagag rabaaye kawarn
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Maaduu kaa rabaa midh ha siin
@1962yusuf
@1962yusuf 3 ай бұрын
Buuni inuu iska-aamuso ayaa u fiican sababtoo ah af-hayeenka kulmiye ee caanka noqday waa ibraahin caydiid. Asc
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
İbrahim Caydiid wa nawadiin si dada ah. Oo is xilqaday ee adigu iska amuus amba dalkaga dafacaac la rabo in dhinac walba dab laga sudho
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 3 ай бұрын
Ibrahim caydiid wa nin muwaadin ah oo aan kala jeclayn xisbiyada laakin toosh ku shida kuwa tuugta ah ee la shaqeeya cowga dalka
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Imraahin isagaa is xilqaamaye Ma dawlad baa dooratay ibraahin qaran kiisa ayuu waxa kun ka difaacaa xisbina maaha ,buunina dawlad baa xilka u magcawday
@mohamedismaciillmohamoud8642
@mohamedismaciillmohamoud8642 3 ай бұрын
Waxay ka xishoodaan bayusoo dhibaan buunisoo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkfoooraraa
@user-mu9hx1xl8x
@user-mu9hx1xl8x 3 ай бұрын
Kani waa dadka lagu xanto cilada kkk Markka waxaadka jawaabtaa tii ciidanka qaranka 25/8/2023 mee qaranki ciidankii k
@MuseAbdi-hv9wr
@MuseAbdi-hv9wr 3 ай бұрын
Waxan maxashiishaduucabaa?mailamerayso ayaadameerkadhigtay?mise waa cilaaj aan la ogayn
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 3 ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 3 ай бұрын
Waar anagaa wax aragnay waar kani ma afheyeenbaa waar iska aamus ,kabo qaadnimadana iska daa ,qoys magac leh ayaad ka soo jeedaaye
@zakirboss143
@zakirboss143 3 ай бұрын
Queen Qawan mx isku tihiin 😂😂😂
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 3 ай бұрын
Nikan waa qurub xaaraan ah oo umada reerwoqooyi kudhexjira
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 3 ай бұрын
Waar xishoo 4 bilood ayaa ku haraye
@mohamedhassanyey4826
@mohamedhassanyey4826 3 ай бұрын
Kulmiye iyo muuse waanu aragnay waxa kaloonu aragnay xirsi iyo wadani hogaamintooda runtii labadaaba ilaahay haka badbaadiyo Somaliland faraj kalana ilaahay ha u furo Somaliland
@fdama
@fdama 3 ай бұрын
Buuni Kleenex
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Buuniyoow I qariyaay baa ku danbaysa Cirro waa madaxweyne dooran
@amnoali8348
@amnoali8348 3 ай бұрын
all problems Somaliland wadani 😮😮😮😮😮😮
@SuhaybMaxamed-ee2ci
@SuhaybMaxamed-ee2ci 2 ай бұрын
Waar wxn yaa umada ka aamusiya. Waar shaqadada garo.adigigu malihiid shaqada iyo hadalka.komoshanka iska leh
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 3 ай бұрын
Waar ninyohow ninkani yuu u waramayaa dad jeel ugu jira miyaa sidey u dhaceysaa inu xisbi astaan xisbi kale qaato yaab adaa cadeyn doona waase galgalashadii kulmiye maantadan aynu somaliland iyo kulmiye wey is barteen la ogaa wuxuu yahay arinta ciidanka weli m.muuse meel kaga muu hadal wixiii dhacey kulmiyena meel kaga muu hadal waxa jira hadaad sheegtaan cidina cid ma hadal qaaden somalida waxay tidhaa nin hilaab xumi inu wax qarsanayo ayaa la moodaa wixii dhacey dhace lkn sobobta kulmiye ayaa lahaa waayo idinkaa wadanka madax ka ah
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 3 ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor buuni
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
caruur caruur caruu inaad caruur tahay qoraal kaagaa laga arkaa
@alcadaadichannel2583
@alcadaadichannel2583 3 ай бұрын
cayda umada meesha lagu keeny ee wax qabad laguuma keenin way dhawdahy goorta aanu bacda xaarka ah qoorta ku suudhaynaa adiga iyo noocaaguba hadii aanu helnana naga amaan heli maysid hadii aanu waynana maga aaman heli mayside ee waa halka aad gasha
@digaalecali7563
@digaalecali7563 3 ай бұрын
war aamu aamuska ku khayr roone
@user-dw1oz3wm8x
@user-dw1oz3wm8x 3 ай бұрын
Wasirku ayu doodaya, ma tisi mise tuu kale,😂
@cjibarmaxmed8953
@cjibarmaxmed8953 3 ай бұрын
W aryhe.hdlk.w.mc.dopono
@IlyasGucci
@IlyasGucci 3 ай бұрын
Sheekadiiba ma beenbay isku bedeshay
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 3 ай бұрын
Anagu hadaanu xisbiga wadani ee rajada shacabka nahay waxaan aaminsanahay in gobolka sool uu yahay somaliland hadii aanu soo baxno doorashada madaxweyne waxaanu kusoo celin doonaa gacanta somaliland si nabad ah,halka muuse cawaan iyo xertiisu ay u hamuun qabaan dhiig dadka reer somaliland iskh madhaan waayo qofka reer laascanod iyo ninka askariga ah ciidanka somaliland ka tirsani waa dad reer somaliland ah oo isdilaaya taasina qorshaha nooguma jirto lkn walaalaha reer laascanod waxaanu kusoo dhaweyn doonaa nabad
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Ma cidaan Amin sanayn baa jira in Sool somaliland tahay aminaadba Maahee waytahay
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 3 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r kuwa askariga waalan hoos joogaa waxay ku hadaaqaan cadowga dibada oo ay ula jeedan dhulbahante, cadowga gudaha na waxay ku sheegaan garxajis, markaa somaliland nimadaba way ka saareen dhulbahante dadka noocaasa ee xuduudii somaliland burco kusoo koobay ayay dad u codeyn doonaan milaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
@@mustafeadan6924 Muuse ma waala waa geesi Sool waa Somalilad laakiin dhulbahante waa cadaw inala degan xisbiga Wadanina waa cadaw iyo taageera yaa shiisuba waa run waa cadaw laba duba
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 3 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r adigu kala saar cadow iyo muwaadin mucaarid ah sideedaba qofka muwaadinka ahi cadow ma noqon karo lkn wuxu sameynkaraa saluug iyo mucaarid, dadkaad cadow ga ku sheegaysaa (garxajis iyo dhulbahante) waa 70% baaxada dhulka somaliland
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
@@mustafeadan6924 Wadani waa cadaw fikirkayga waxba ka bedeli mayaysid adna kaaga waxba kama bedelaayo taada amin sanoog taydaan aminsanee wa bilaahi toofiiq
@CaliXuseenducaale
@CaliXuseenducaale 3 ай бұрын
Waa mattag
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 3 ай бұрын
Booni ma xiishoodo waa yaab
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk wuuu waashay kkkkkkkkkkk
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Adaa ka waalan oo maryaa dhigtay
@yaasir1936
@yaasir1936 3 ай бұрын
😂😂😂buuni farta ay qoraan buu garanyaa 😂 xataa maalintii dhowayd ay lahaayen reer shirdoon banu la shirnay 😂 caaqil reerka ah la waydiiyay midh ama laba qof buu ka grty inta ke suuq laga soo kaxaystay xirsi munaafaq waligaaba been sheeg , guul gadhi maysid intaad hadimada dalka ka shaqaynso
@mouseuse
@mouseuse 3 ай бұрын
Hhhh neef ilaa neef weli wuu hadlayaa beenta Alle kugu cadaab
@madar9587
@madar9587 3 ай бұрын
Bal ruwaayadan eeg hhh
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 11 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 93 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 81 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 30 МЛН
"Reer Awdaloow waxaad xabbad ku raadin lahaydeen..." Dr Gaboose.
9:53
"Sirdoonka Somaliland Anagaa Quudina" Ibraahim Caydiid
9:43
Horn Cable Tv
Рет қаралды 54 М.
Abwaan Jiheeye, hees dhaqameedka, qaybtii 3-aad.
19:49
Hereri Media
Рет қаралды 21 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 112 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 11 МЛН