Umadaas reer Indonesia waa dad Muslim ah oo ilbax ah, oo dalkooda ka shaqaystay. Music iyo heesuhu meel kasta way ka baxayaan , ragga iyo dumarku way is dhex qaadayaan, cid la yaabaysa iyo cid le waxaasu waa xaaraan arki meysid; Soomaalida bakhtiyey ee Afrikaanka ah ee jaahiliniinta ah waxa lagu qafiley caqiido xun oo Wahabi ah oo dib u socod ah, iyo dhaqan Carbeed oo looga dhigay Diin! Ilaa wadaadad Wahabiga ah laga sifeeyo degaanada Soomaalida, horumar, nabad iyo wanaag walaahay inaan midna la gaadgeyn oo bilaahay laysku tashanayn!
@xuseencumarcilmi41022 ай бұрын
Soomaali ha caayin neefyahow dad diintooda ku dhagan oo ku dhaqmaya oo xalaal iyo xaaraan ukala soocanyihiin weeye dad aan xalaal iyo xaaraan kala saareyn hormarkey gaareen noo sheeg oon aheyn inay rabbigood ka fogaadeen.
@faadumoaxmed-sr5dz2 ай бұрын
Subxanllaah ma waxad rabtaa ina lays dhex qado o la qawa nadi wllo
@Abdinorm2 ай бұрын
Wll Ayagoo lays qabin in lays dhax galo Goormay xalaal noqotay
@sihamSiham-qu8yc2 ай бұрын
scw scw. Scw
@khadarmuus36552 ай бұрын
Kamabaha ma Naga hubtan
@Abdalemahamed0572 ай бұрын
Keep going 💪
@GuledAhmed-kz5ts2 ай бұрын
Dee haaye niyaw wakhtigaad yaraynaysaa yara kordhi ugu yraan 20daqiiqo
@djDeeqsi2 ай бұрын
M.a
@crixiinmaxamud36542 ай бұрын
Folkaanaha waxaa ku baran jirey school ka 😂😂
@asmaelmi84012 ай бұрын
Xasbunallaah was nimcmal wakiil waar mesha ka carara ma fulkanad dul jogtan xasbunallaah