@@Abdiqanisaleban8154 hhh sidoo kle anagana weynu Ku waalni ninka😅
@Hooda362 жыл бұрын
Qays qeyser he's so funny kulaha macalin labada gabdhood weey is neceb yihiin🤣🤣👐
@shotmanz24th192 жыл бұрын
Legend Qays Qayser wuxu ku imid Somaliland💯💯Walal soo soco👑👑👑
@axmedupdiqani34072 жыл бұрын
soomaliland horu u joogay
@maankaali90032 жыл бұрын
Qays zxp qali aadban kusalamay barnaamijka aad wadana aad ban uga helay lkn zxp qali barnaamijka waxad ku soo dartaa idinka oo iska dhigaya in aad necebtihiin maado kamida maadooyinka aad dhigataan zxp qli markaa barnaamijka aad aad ayuu umacananayaa in sha allah💯👌💥❤️
@farahabdi71942 жыл бұрын
Qays qaysar taalanti io fikrado waxaagu way dhaafeen waxaga gaaladu waxay tiraahda another level 🤣♥️♥️♥️
@iamliiamen70712 жыл бұрын
Dad is fahamsan xiisada class ka loogu jecelyhaya waa xiisada fanka 😅😅😅🤸♀️🤟
@abdaleabdilahiciise46962 жыл бұрын
Maaaweel fitness inta tabaysa fantastic taaga walahi he was the funniest plz part 3 ku soo dar
@kaynaaniitaqurux70092 жыл бұрын
Turki aaday😪
@xamsexidi2 жыл бұрын
The best most person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw💖💖
@zamriyemohamed95962 жыл бұрын
Scw❤
@abdulrahmansuleiman98042 жыл бұрын
Are you the real maxamed qadar? Absolutely not!!
@hoodosiciidcumar52492 жыл бұрын
Scw ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
@MOSTAFEKANTE341 Жыл бұрын
Scw scw scw
@abdimacalinhaji2 жыл бұрын
Xasuus baan galay from 2015 to 2019 ❤❤❤❤❤ xiisadii fanka macin mowliid aadan biixi ilays secondary school hargaysa
@hodanmohamed80462 жыл бұрын
Ilays secondary school 2015 ilaa 19 same
@jannoomer72632 жыл бұрын
Kula mid
@cherrybomb6602 жыл бұрын
2021 bn ahaa e Iga aamo wadnuhu igoyn jiree Marka la odhan jirey soo kacoo heese 😂😭😭
@asmaabdirahmanahmet Жыл бұрын
@@cherrybomb660 hhhhh😅
@Mohamedismaaiil Жыл бұрын
Hhhh in wax bartay
@Wacan_aziiiz992 жыл бұрын
War dadkiiii Dad ahaaa baaa manta hal Video Ku kulma aY 😂🤚🏾 War 25k Oo Like gadhsiiiYa MalinteenaY ino sameyen walhi 😂❤️
@nasrenali86072 жыл бұрын
Qays full support keep going plz more video noso gali markan wax aanka dawado wayo sidii wax walan aya kuwii hore ku ceshada on iska dawada can’t wait next video part 3❤️
Amizing wallhi Keep going pro Part 3 xadaari iyo soo qabo kuwasa qoslaleee 😁 waba funy wallhiye
@hibodeex35522 жыл бұрын
Horta maansha alah ardaydii iyo macalin ki part1 ka kujiray sooceli hore usocda👏
@yaxyemaxamedaxmed7912 жыл бұрын
Dear friend, you are a person who brings good things to the society 🎇
@ismail.mo772 жыл бұрын
Yup
@lupin_moha2 жыл бұрын
Su asha ah Beydaka ama [ukunta] iyo digaagada ama [doorada] ya so horeeyay Sida la gu ogaday Aqoon baris badan ka dib waxa so horeeyay Digaagada ama [doorada] sababta o ah ILMOGALENKEEDA aya sameya Protein lo yaqano ovocleidin_17 AMA [OC17] o ka masuul ah inu sameyo xuubka sare ee adag [eggshell matrix ] ukunta tas muhiim ah jiritanka ukunta qaab dhismeedkeeda Proteinkas la'aantisa micneheedu wa ma sameyesmato ukunta taso ah digaagada aya so horeysay o ka horeyso ukunta ❤️ [Qeys qeysar my fav youtupe 🤝🇸🇴]
@mrmohamed53022 жыл бұрын
CAN'T WAIT PART THREE😂😂💔
@nimcocali66492 жыл бұрын
Kkkkkkk Soo badiya kuwaasoo kale wlHi waan daacad Qoslya kulahaa Anuu maan arkay yagoo isla taagan habeenkii iyo maalinku
@imtizarmaxamad47622 жыл бұрын
Arday ❌ Fanaaniin ✅ 😂😂😂
@Caatoyyyy2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@khadarcumar95292 жыл бұрын
Kaas xun ee gadhka weyn ee reer Burco wax talent ah ma leh, ooyaaye illaa ooyaaye
part 3 inta ila rabta is muujiya waliba qoladan uun dee😂
@itsshudaa72 жыл бұрын
Primary classka cidkasta walaga heli jirey un forgettable daysss miss those days😭❤
@sadiriyaaally25392 жыл бұрын
Schoolkayga imaamu shaafici ee u dhawaa madaarka hargaysa alaha maxaa u xiisay from muqdisho❤❤
@abdiqaniqadar40952 жыл бұрын
Imika ilays ayaa la yidhaa anba waan dhigan jiray, hadaad xusuusato waxa mamul ahaa macalin abdirahman markii dambena ilaysta sare ayuu tagay. Macalin ibrahim shiine iyo macalin sadiiq iyo macalinkii sayniska hadaad xusuusato abdiqadir oxford. anigu schoolkaa wan ka aflaxay oo wn dhameeyey illaa fasalka sideedaad imikana wxn ku suganahay toronto commentiyada ayaan akhirinayoo adigaaba iga soo hor baxay mahadanid wll
@sadiriyaaally25392 жыл бұрын
@@abdiqaniqadar4095 Haa m.a ani 2010 igu dambaysay hargaysa waxayna xafadu ahayd hospital adna aadan ayaan jaar la ahaa m.a hadaaba helay arday ila soo dhigtay schoolkaygii hore
Dignin wll qays io azxabtisa walalayal qalinka waa halis wana booda marka qalinka ha isku turina hada waa sigay wiilka labtisa ayu ku dhacay marka marka ha is dhantaalina walalo waa iga walo inahallah 👍
@jaahurxashi85442 жыл бұрын
Dhakhtar is the best ❤😂
@munoabdi4892 жыл бұрын
Mansha allaah Wan tageera qeys qeyser dhakhter cabdale jamaal malinkii hore ayaa fani ahaa ee so ciliya maweel maxamed away dhanba allaah ha dhawro
@hamzeahmetahmet6222 жыл бұрын
Mclin inan ku jEcel weeye🙏❤😁 Qeys funny wllhie 🤣 Funny family 🙂 Noo soo badiYa please 📌✌ I can,t wait part 4
@Najiibfaarax10 Жыл бұрын
KZbinraka kaliyee muqaladiisa ku Raaxaysto The one In only Qays Qayser Horumar fcn wll❤
@queenelma49082 жыл бұрын
Part 3 baan idinka sugaynaa Muna faysal,najma,madar ay ku jiraan😂😂😂
@nasracilmi66002 жыл бұрын
Wow waad Naga qosliiseen keep going brothers and sisters examka form four soo sameey wll
@qadancabdilahi2812 жыл бұрын
Qays qeysarow wlhi San ugu farxo markaad video so dhigto🤣🤗😇
@filsanfilsan19162 жыл бұрын
Class 1 chemistry another level😂😂
@Abdimalow4332 жыл бұрын
Qosol hadii la saari karo waan saari lahaa😂😂
@ROCK_GEEZYMUSIC2 жыл бұрын
Wllshey wacneydey class 1 wxaa laga wadaa form one waaye I hope inaad fahanthy thankz
@muniishpea98302 жыл бұрын
F1 Armuu yhy 😭😂
@nasteexoclaahi57612 жыл бұрын
Kulha macalinkaa daremiye wllhi waad iga qosliseen nolada 😂😂😂😂😂
@suhassan9372 жыл бұрын
Qays ban dawaday muqalkisana man dhamaysan maba dhicin waliged thankx ad bu u xiso badana ficnan lahed inan Africa wax ku baran laha 😔
@maryanalibahal63492 жыл бұрын
Never see barnamikan mid ka macaan oo ka qurux badan so badiya jallalayal.fawdada qays waa waxkale lol😀😍
@farhiyofaaidali13272 жыл бұрын
Walahi funny weye manoli soobadiya yaqey 😄
@nimcomaxamed123aadan62 жыл бұрын
Xasuus baan galay 2009kii Oodwayne ku dhigan jiray😂😂😂
@@hamthaahamthmahamtth2273 😂😂😂😂ayada wee ad adkeed too much xanaaqna wee aheed 😂😂 istaqfurallah waligey xita face to face walhi gbr Uma shee keesan😂 but still I'm waiting maybe to be😅 halkee kasoo qaban karaa🤤😅😍😍
@hamthaahamthmahamtth22732 жыл бұрын
@@abdallajama4832 wad dacad hadleyzaye 😅😅😅
@cabdirisaqmursal27902 жыл бұрын
haye haye sooooo badi qaysoooow wll macan
@asmacumarelmi69552 жыл бұрын
Qays qaysar kulahaa macalin kuu inantu salame dhaqan xumaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@shugridaahir5912 жыл бұрын
WLLHEI Waa Barnaamijkan waan Ka HelaY Gop Reer BurCo UbadaN Baa Is HelaY
@nawalnawal93082 жыл бұрын
M.a barnamijka no wad waa jeclahay wllahi🤣💯
@fadumoladan Жыл бұрын
Fanka iyo suugaanta waxay u jecel yhiin waa madadaalo miiran❤
@ayafaiseli452 жыл бұрын
Water + water = waa daadkii aduunka🤣🤣🤣 abdale
@mohanhussein45402 жыл бұрын
The best KZbinrs. #abdalla_jamal_vs_ qays_qaysar
@simanomar72242 жыл бұрын
Waamaxay macalinkaan bilaa dhaqanka ee hablaha salamaya 🤣🤣🤣😂😂😂😂
@Jabjacayl2 жыл бұрын
Madar ciyaalnimada caadi buu u jili karayaa best actor ka meesha ayuu qaatay 💯
@cabdishakurxuseenmoh2 жыл бұрын
dad culuso is helay iyo barnamij iskii u dalabsadey hhhh good jop guys😂👍🙌