Waxan ku Laabanay schoolkii hoose iyo caruurnimadii | We went back to school for a day

  Рет қаралды 335,499

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Жыл бұрын

Пікірлер: 1 500
@AarkaAwdal
@AarkaAwdal Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤ ﷺ ❤
@najiipkaape
@najiipkaape Жыл бұрын
Aniga oo schoolkii hoose ku jira ayaan idin daawanayaaa 😂😂😂
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@salah_ghurey
@salah_ghurey Жыл бұрын
wxas ha isku samayn yaad dhimane😂😂😂
@habifarhanhabifarhan6614
@habifarhanhabifarhan6614 Жыл бұрын
M0pilka yaa ku ipiyeyy😹😹😭
@iqbalaynanshe7027
@iqbalaynanshe7027 Жыл бұрын
@@habifarhanhabifarhan6614 waa caadi 🤣
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 Жыл бұрын
Mansha Allah wllahay Allah ha idin xafido 🥰
@MohamedAli-wz5pi
@MohamedAli-wz5pi Жыл бұрын
Maaweel baa ugu fiican, waayo wuxuu u dhaqmayaa sidii arday caadiya oo daacada isagana Videoga macano badan u yeelay
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 Жыл бұрын
Alaa jecliyaa markaad isla jogtan qeys mawel iyo dhakhtar 🥰🥰 Imtixaan baad wada tihiin waan idin wata dhamantiin macalinku classka fanka iyo suganta wad ku dheraty Dhakhtar waxan raaba inaan zxpky aqalka cad kula nolaado😂😂😂
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 Жыл бұрын
Wllhy waan dacad qoslay
@habsaawilhabsa708
@habsaawilhabsa708 Жыл бұрын
wlhi dad xarbe tahin na kordhiya
@quenhani5248
@quenhani5248 Жыл бұрын
😂 qays qayser soo badi schoolka keep going 😁👏
@mumuali3036
@mumuali3036 Жыл бұрын
Wlhi so funny school aan caadi aheyn plz part 2 aa codsaneynaa 🤣
@dhudiofficial3720
@dhudiofficial3720 Жыл бұрын
Part two dumar so galiya barigii inamada io hablaha laysku xaman jiray ee gidarada lagu qori jiray io waraqihii laysku diri jiray ka so matala 😂😂😂 classna dhakhtar baa ugu shidnaa 😂🙏💯
@deganomer4032
@deganomer4032 Жыл бұрын
Xasuus😂
@zuhaipmohamed8787
@zuhaipmohamed8787 Жыл бұрын
Aduu khasiisad baad tahay😂
@hoodokali5725
@hoodokali5725 Жыл бұрын
Haa wlhi xasuusta waan so marney🤣😅
@faatimacooking3577
@faatimacooking3577 Жыл бұрын
Masha allah ninka aqriyay ataxayadka congratulations 👏 💖 ❤
@nimcosagal5955
@nimcosagal5955 Жыл бұрын
''Saaqiyad waa meel biyuu maraanoo eedaday ba degta'' Maweel waa funny 🤣🤣🤣🤣😂
@SamiaOmer485
@SamiaOmer485 Жыл бұрын
From yufle
@sumeramoha9892
@sumeramoha9892 Жыл бұрын
@@SamiaOmer485 l
@hal-abuuryuusufmaxamed924
@hal-abuuryuusufmaxamed924 Жыл бұрын
Dhamaan muuqaalada ku jira KZbin kaaga waan daawaday mid kasta 😊 zalaama Pro.
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Жыл бұрын
wakhtiga school ku waa wakhtiga ugu fiican ee kusoo mara intaad yartahay , halkan waxaan kasalaamaya saaxibadaydii aanu dugsiga wada dhigan jirnay guryo samo primary school / M.A.ALI secondory acool ✨❤💯
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Mid Duuleysa mise mid fadhida 😂😂😂😂😂😂😂 rer Wuqooyi ❤️
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys Жыл бұрын
Always back benchers waxay nooqdaan leaderska iyo ganacsiga wadamada
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
Maaweelo Is the best😂😂🙌
@ALI7LEE
@ALI7LEE Жыл бұрын
I liked the idea and I loved shooting in the studio, continue with these sketches
@zuhaybyare7501
@zuhaybyare7501 Жыл бұрын
Best vloger qaysqaysar l hope for a better future incha allah I wish you long beautiful life and full health
@NasriinAbdirahmanomar2023
@NasriinAbdirahmanomar2023 Жыл бұрын
M.a muqaaal qurux badan iyo wakhti xusuus mudan thank u wllo dhamntiin❤
@nimconuura4493
@nimconuura4493 Жыл бұрын
Wlhi xasuus baan ku labtay waar class ka hablo ku soo dara 😂😂😂
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Жыл бұрын
😂😂😂 WlHi aniga xita xazuuus
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Masha allh wlhi caadi maha imisa mar ban ku ceshaday so funny team qaysar iyo team abdalle Jamal waa kooxahan u jecelay no so badiya anagaba farxada iyo qosolka idinla galnee dhulkii hooyo fcn stressfree😊wlhi❤
@nasriincabdiraxmaan2797
@nasriincabdiraxmaan2797 Жыл бұрын
Dad funny ah markay is Helan wa iska sidan😂😂😂😂😂😭san u qoslayey beerka i casaday wlhy😂😂😂🤣🤣😭
@mohamedabdirisak3699
@mohamedabdirisak3699 Жыл бұрын
Keep Going Qays Qeyser 💯💯💯🥳
@rayannuura1904
@rayannuura1904 Жыл бұрын
Dhakhtar quruxdiiyo qofa❤ qays waa qalqaali😂😂😂
@hismuslimqueen2694
@hismuslimqueen2694 Жыл бұрын
They Made My Night 😅🥰 Thank you guys 👌❤
@Nolasha20
@Nolasha20 Жыл бұрын
Maawel: asc Yaa akhii Dhakhtar: Anaa laa akhuuka😂😂😂😂 Guys you made my night. Keep it up plz bring more of this.
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@zamiyazidra4063
@zamiyazidra4063 Жыл бұрын
Waxba ka dhacay lkn gbdhaha booskoda wan idin buuxin laha e maxa laygu yeeri wayey 😅noso badiya keep going my brother qays qeyser 🥰
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Wow 😍🥰
@haqoslinhaddiikalecadawgac7072
@haqoslinhaddiikalecadawgac7072 Жыл бұрын
𝑂𝑜 𝑐𝑎𝑑 😂
@wacanabdi488
@wacanabdi488 Жыл бұрын
Thanks for reminding the school it was best time wallah🥺♥️
@rayaanmatan3040
@rayaanmatan3040 Жыл бұрын
This made my day at work 🙌🏾 Ty guys
@zoro-foden
@zoro-foden Жыл бұрын
Vous etes vraiment rigolo j ai vraiment aimer continue comme ca Qays from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Keeps goings my brothers qays qeyser go forwards another's levels best challenges 💯💪💪
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😃😃😃 wlhy waa funny sxb dhammaantiin wn idin salaamay sigaar ah Wll Abdirahman Qays iyo Dhakhtar
@mssmonday7902
@mssmonday7902 Жыл бұрын
Dhaktar aniga waa lay soo xalaleyey 😂😂😂 Abdisamd is the funniest
@preciousheart4237
@preciousheart4237 Жыл бұрын
Maaweel wa funny 😂😂😂😂😂 Noso badi barnaamijka waan ka helnay
@hachizalmaan4738
@hachizalmaan4738 Жыл бұрын
Qays qayser bro you make my day thnkyou ♥️🐐
@ilham5113
@ilham5113 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣I swear this is the best thing I ever watched maweel qays iyo dhakhtar idin wataa wlhi soo badiya pleeeeeeeeeeeeeees
@munaqalbi980
@munaqalbi980 Жыл бұрын
Keeping going qays you are doing a great job bravo 🎉🎊
@shucaybburcaawi915
@shucaybburcaawi915 Жыл бұрын
Lesson 3 walahi waa wax kale waar qaysaw niaw barnaamujkaa soo badi✌🦁🦁🦁🦁
@jamaclingard96
@jamaclingard96 Жыл бұрын
waalahi schoolki ayaan soo xasuustayba xaga danbe ayaan faadhisan jiro aniga iyo ninka madawba isku mid ayaanu nahay😂🤣 zxp party two😂🤣
@subeersudaysi7591
@subeersudaysi7591 Жыл бұрын
Somali best content creators guulaysta saxiibayaal
@kowsarabdi2708
@kowsarabdi2708 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂dhaqtar wataa safka danbo iyo maween 😂wn uxiiisay schoolkiiiiiiiii❤
@zahranoor8229
@zahranoor8229 Жыл бұрын
Mashaa Allah lovely, well done guys, cheer up,
@bahjaali5413
@bahjaali5413 Жыл бұрын
Maawell the legend arday, ugu fiican schoolka ardayda kle 😂
@zaaraali1660
@zaaraali1660 Жыл бұрын
😂qays dhaktar maaweel mahamed ❤❤
@AbdiHakiimhadiis
@AbdiHakiimhadiis Жыл бұрын
Beta squad ku daawaday 😂 any way ka helay keep going collabiration❤
@nathra-mohas3897
@nathra-mohas3897 Жыл бұрын
The best person qaysqayser and dhakhtar ma Noo soo padi 😊❤
@ifraaxcabdiraxmaan2049
@ifraaxcabdiraxmaan2049 Жыл бұрын
Great left hand students 👏
@sabaaxahmed370
@sabaaxahmed370 Жыл бұрын
Anigu manta Ayan Ku soo biiray ee ardayeey isoo dhaweeya😂😂😂
@bashaairmouse6889
@bashaairmouse6889 Жыл бұрын
Best vedio I liked it MashaAllah ❤
@nouramohamed3403
@nouramohamed3403 Жыл бұрын
O M G I really like this video and these boys especially Dhakhtar so handsome 😍 ❤️ 😍
@asmanasir8192
@asmanasir8192 Жыл бұрын
Qays qayser markaa ciyaal school ahay arday wada rabashada ahaya class maanta adaa urabash badanaye 😂😂
@fatmaumar2055
@fatmaumar2055 Жыл бұрын
Masha allah 👏 together forever
@qadanxuseen9285
@qadanxuseen9285 Жыл бұрын
please prt two🤣🤣🤣
@fadimamoha4173
@fadimamoha4173 Жыл бұрын
Mashlah wlhi best ❤️
@user-vk4wr6sn8c
@user-vk4wr6sn8c Жыл бұрын
Maaweel waa xikmad miidhan jawaabuhu ma dhibayaanba ❤
@srp0628
@srp0628 Жыл бұрын
wlhi wa qosol ragani maaweel zaki maxamed dhakhtar Qeys legends👑
@titicadey8811
@titicadey8811 Жыл бұрын
Shacabku wuxu dalbanayaa vedioyo bdn mlinksta🎉❤❤❤
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo Жыл бұрын
Wlhi waa muqaal funny ah Nooguso celi wll😂
@Nolasha20
@Nolasha20 Жыл бұрын
"Saaqiyad waa meel biyuhuaraanoo edadaybaa dagta" Maawel😂😂😂
@maryanahmed8610
@maryanahmed8610 Жыл бұрын
Mansha allh walalday wllhi waan qoslay inbaadan mahad sanidin 😅😅😅😘😘😘
@mahedmareykan5329
@mahedmareykan5329 Жыл бұрын
Part two ka sugabaa Qays Qeysar 😅
@khalidcrisaaq9740
@khalidcrisaaq9740 Жыл бұрын
Qays qaysar waa funny waan soo dheeraday🤣🤣🤣🤣
@fatmaabdi5507
@fatmaabdi5507 Жыл бұрын
If you are sideman’s fan u will understand this game keep going wallo
@najmanajib4590
@najmanajib4590 Жыл бұрын
The pressure is getting weeser the last minute thou🥰
@highflyer215
@highflyer215 Жыл бұрын
You are one the best content creator, I like how you get ideas, very creative brothers.
@eshmaelashiqui1786
@eshmaelashiqui1786 Жыл бұрын
Go and check Beta squard. Copy paste. 🤣🤣
@highflyer215
@highflyer215 Жыл бұрын
@@eshmaelashiqui1786 I actually did, and it doesn't matter
@eshmaelashiqui1786
@eshmaelashiqui1786 Жыл бұрын
@@highflyer215 but why do u lie to him, the ideas ain't new, he ain't a content creator by stealing others ideas. Instead u should have encouraged him to come up smthng new. And am sure he can. 😕
@abditajirsharif1290
@abditajirsharif1290 Жыл бұрын
@@eshmaelashiqui1786 who are u to judge?? nd one more thing if u dont want to watch jxt go nd watch something else
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 Жыл бұрын
Dadkii Kaftanka loogu Talagalay😅♥️👑
@rahmagobaadmahamoud3592
@rahmagobaadmahamoud3592 Жыл бұрын
Simacanbaad wll qayso IGA qosliseen adiga iyo teamka keep going
@amnaahmed8855
@amnaahmed8855 Жыл бұрын
Macalinka: fasaxii xagee kuso qaadatay Qays: waan dheeraaday 😂😂😂😂😂
@guuleedmohamed3802
@guuleedmohamed3802 Жыл бұрын
Maaweel the legend iyo dhaktar qeys also 5 stars 🌟
@djcaydaro1238
@djcaydaro1238 Жыл бұрын
Abdisamed Maaweel caadi ma ahan waa funny wlh Alalalaaa😂🤣
@jamalmuse3432
@jamalmuse3432 Жыл бұрын
Qayskiii videogan waaa gadmay ee zooo badi Yakh nio😍
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 Жыл бұрын
Abdi samed mohemed funny weeye wlHei Allah ha idin ka Farxiyo saxiibayaal inta part Rabto is muujjiya.
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
😂wlhi wd iga qosliseen allha idinka farxiyo❤
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Жыл бұрын
Mansha Allah Ragedi hore usoco Well done 👏 keep going 💪 👍 👏 salan sare dhamantine
@abdirahmanahmed1475
@abdirahmanahmed1475 Жыл бұрын
Maaweel is the best student 😂😂😂
@abdulaahigeedinuur261
@abdulaahigeedinuur261 Жыл бұрын
Best KZbinr Qays qeysar 🥰
@asmashanle5702
@asmashanle5702 Жыл бұрын
Qays waa qalqali wan xariif 😂 Maxmed waa qalqali saaqid ah Dhakhtar waa miskiin xariifa Abdisamd waa sheekha classka diinda iyo carbika ku fiicn 😂😂
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 Жыл бұрын
🤣🤣🤣wllahy waan kugu racsanahy
@omarshariif1342
@omarshariif1342 Жыл бұрын
Qalqaali mxa laga wadaa
@hafsasuleiman6620
@hafsasuleiman6620 Жыл бұрын
@@omarshariif1342 saaqid ama dhib low
@omarshariif1342
@omarshariif1342 Жыл бұрын
@@hafsasuleiman6620 ok hhh
@axlaambashiir155
@axlaambashiir155 Жыл бұрын
@@omarshariif1342 qofka fudud ee dhibta badan
@hoodoabdi5574
@hoodoabdi5574 Жыл бұрын
Wow macalinku qurux badan ♥️
@xasanmaxamed4494
@xasanmaxamed4494 Жыл бұрын
Maana isdhaheynin yuotubka somalida heerka gaaraya hora usoco sxbi
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 Жыл бұрын
From Instagram story 😍 WalHi QosoL aaan Indhaweeed aan qoslin baan qoslaY😂😂Tiii danbi lahaYd ee ohinta 😂 QaYsi Waa Qalqali haddana HadaL badn Inanka la fadhiYana Waa Qalqali Damiiiina😂 DhakHtarna Waa Xariiiiif Maaawelna Waa sheiKh wax barashadda jecel Haddana Yara Dameena😂😂😂
@mohshiine1051
@mohshiine1051 Жыл бұрын
Wuxuba ma wada damiinaa mrkaa😂
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Waar maanta waan qoslay wllhi 😂😂😂 qaysoow soobadi vedio yadan ookale waliba hablo kusoodar 😂😂😂
@akramcadeh9855
@akramcadeh9855 Жыл бұрын
Thanks alot actually you made me my day
@raaxoinaartan398
@raaxoinaartan398 Жыл бұрын
Hhhhhh funny guyz wan jclhy barnamijyadiina brothers hory u socdaa🥰❤️❤️❤️❤️
@saxiibdixalside9252
@saxiibdixalside9252 Жыл бұрын
Primary school walee xasuus waa ooga nimid🤣🇸🇴💯❤️ salaman ragga
@maxamedkoosaar644
@maxamedkoosaar644 Жыл бұрын
Very good
@cabdiraxmaangoray3929
@cabdiraxmaangoray3929 Жыл бұрын
Pure talented
@deenahspace7754
@deenahspace7754 Жыл бұрын
Caadi maaha is funny 😄 keep going boys 👦
@nimcocabdicali4928
@nimcocabdicali4928 Жыл бұрын
The best teacher of the world 🤣🤣🤣🤣🤣
@hudaabdirahman5374
@hudaabdirahman5374 Жыл бұрын
Cajiib weeye soo kordhi masuul😂😂😂❤
@maahir2882
@maahir2882 Жыл бұрын
Qays qaysar teegaarahaaga number one from jijiga
@mahamedbaashe6233
@mahamedbaashe6233 Жыл бұрын
Funny Team Ayaad TiHiin Lkn Classka HaplO HalagUso DarO Si Ay MeshU uzi Shaxshax BadatO 😅✌
@Mucad_abdi1
@Mucad_abdi1 Жыл бұрын
Maweel is the best 🤣✌
@nasriinismaciil4732
@nasriinismaciil4732 Жыл бұрын
Masha Allah farxad ku waara
@asmaali8111
@asmaali8111 Жыл бұрын
Maweel is the best wlhy 😂😂😂😂
@bashiirdiinaari4684
@bashiirdiinaari4684 Жыл бұрын
Walahi Muqaal kawanagsan mad soo gudbin war inader soo badi qosol weye
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
We loooove you guys .
@farahabdirahman8969
@farahabdirahman8969 Жыл бұрын
Best video weeye wllhi 😂😂❤
@isramohamoud9553
@isramohamoud9553 Жыл бұрын
Masha allah wilashu qurquruxbadna❤
@mahadoindhanur408
@mahadoindhanur408 Жыл бұрын
20:31 😂😂😂😂 qosol dambiyaan qoslay Abdisamad siduu dhakhtar u eegay Heestiiba wuu iska dhex waayey
@abdifitahismailali4042
@abdifitahismailali4042 Жыл бұрын
Wlhi intaa daawanaayey qosol xasuus I gashay sxb qays qayser wlhi legendry aa tihiin adiga sxbda kleba hore usocda kbo
@abdallawaqal6388
@abdallawaqal6388 Жыл бұрын
wooow qays waxti baaad ku labataye....alx captan baara macalinku waaa dhamaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله يسير أخي العزيز 😁😁😹😹😹
@abdirahmansaleban8869
@abdirahmansaleban8869 Жыл бұрын
Dhakhtar waa imtixan socda waad iga qosli saan sxp keep going
@najmamahamud1853
@najmamahamud1853 Жыл бұрын
Part two please funny waaye 🤣🤣🤣🤣
Waxan ku Laabanay schoolkii hoose iyo caruurnimadii | PART 2
15:22
Qays Qeyser
Рет қаралды 663 М.
Nolosha Dhabta ah Ee Ani iyo asxaabtayda |Hargeisa
13:54
Maaweell
Рет қаралды 250 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,4 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
Waxan ku Laabanay schoolkii hoose iyo caruurnimadii | PART 4
13:06
Qays Qeyser
Рет қаралды 380 М.
Waxan ku tartanay DABAASHA | Yaa guulaystay ?
11:14
Qays Qeyser
Рет қаралды 143 М.
Yaa ugu caqli badan asxaabtayda PART TWO
12:58
Dhakhtarrr
Рет қаралды 123 М.
Koobka aduunka iyo Challenge adag
12:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 98 М.
Waxan ku Laabanay schoolkii hoose iyo caruurnimadii | PART 3
14:20
Qays Qeyser
Рет қаралды 608 М.
Qays Qeyser  INTERVIEW
16:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 104 М.
Jacylkaagi kugu danbeeyey goorma kugu dhacay? @QaysQeyser. p1
16:44
[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan
20:07
Dhakhtarrr
Рет қаралды 231 М.
Got tallent magic
19:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 139 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,4 МЛН