WAXBARASHADA DALKA vs DIBADDA | ADNAN & SIRKA PODCAST

  Рет қаралды 21,232

AS PODCAST

AS PODCAST

Күн бұрын

WAXBARASHADA DALKA vs DIBADDA | ADNAN & SIRKA PODCAST
Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
Producer: IBrahim CM
Production: ‪@sultaanfilms‬
Follow AS PODCAST on
/ a.s__podcast
/ a.s.podcastt
/ as.podcast8
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
#sultanfilms
#adnan_sirka_Podcast

Пікірлер: 187
@shamimabdirahman9161
@shamimabdirahman9161 2 ай бұрын
2 diinuba masar miyad jogtan m.a ugudambay aqonyahana wa wayn ba somalida uso socdo Allahuma barik❤
@mulkiabdiyarowmulki
@mulkiabdiyarowmulki 3 күн бұрын
Masha alalh mìdba midkale soo uxushmeenaayo sxpo wanaagsan.dhihikaraaa
@cafiyomohamed7623
@cafiyomohamed7623 2 ай бұрын
Somali podcast midka keliya said ugu xirnhy Ayd tihiin mahadsanidiin doctors❤
@KhadraAli-ei7qd
@KhadraAli-ei7qd Ай бұрын
Masha allah drs aad baad umhadsantihiin ale haydin barakeeyo.❤Dr adnaaan wxaan ku weydiin jaamcadaas banaadir hda sidaas miyaa weli mise way is Badashay.inaa iiga jwaabtid rajayn thankz.
@hanaanmed7938
@hanaanmed7938 Ай бұрын
Intaa an idinku soo biiray ilaa hada wax badan ayad idiinka faiday 🥰 I appreciate that Dr's ❤ Meel fiican ayad kaga jirtaab social media manshallh
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir 2 ай бұрын
Topic aad u muhiim ikana dhex guuxaye mashallah Barteeda Dhigten mahadsanidin our doctors 🏥❤❤
@khadijajamamohamed5516
@khadijajamamohamed5516 2 ай бұрын
Masha allah my doctors dr sirka waxbarashada dibadda sifcn ayad usharaxday qof qurbe waxkubartay aad bu fahmayaa nolishaas
@user-tn8ym4pw3h
@user-tn8ym4pw3h 18 күн бұрын
Mahadsanidin Dhaqatir wan idinku faiday wlh jamacad bilawi rabainsha allah ❤❤
@our3353
@our3353 2 ай бұрын
Xataa haduu 10saacadood gaadhi lahaa waan wada dhagaysan lahaa Maxaa kaquruxbadan laba doctor oosheekaysanaysa Wakhtidheer baan sugaynay podcast noocaan ah❤🎉
@user_ifrahceynte30
@user_ifrahceynte30 2 ай бұрын
Absolutely right ✅️ 👏
@faysahamdi7241
@faysahamdi7241 Ай бұрын
Allhuma barik Laba Dr oo aad u qimo badan Mashaa Alllah waxybo badan oo wadaa Muhiim ah baad ka hadshiiin Oo ah في غايت الاهميه Jazkakuma alllah 🥰🥰🥰
@cafiyomohamed7623
@cafiyomohamed7623 2 ай бұрын
Alle ha u naxristo😢🤲hotel shamoo inta ku dhimatay.
@EdnaAhmed-k2u
@EdnaAhmed-k2u 2 ай бұрын
Maxamed somali the best teacher agaasime ayuu noqday xildhibaanimada uu dhacay
@Nafza998
@Nafza998 2 ай бұрын
Jazakallah 😊❤
@farxiyaxiis7798
@farxiyaxiis7798 2 ай бұрын
Wow! Ani hadii lay dhaho KZbin channel aad ku raxaysto dawashadisa iyo dhagaysigisa waayo wllhi waa idinka❤️🎉hore u socda dadki aqoonta iyo akhlaaqda laha ee bulshda u bahnayden baa tihin🎉❤
@DrzackZack-oh9dn
@DrzackZack-oh9dn 2 ай бұрын
F.v youtuber doctors❤
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi 2 ай бұрын
Thanks Dr adnan iyo Dr sirka Waan ku raaxaystay oraahihiina iyo Sida uu u qodobaysan yahay videogu .
@Mohamed68115
@Mohamed68115 9 күн бұрын
Our doctor's waxaan ahay arday hada rabo inuu usoo baxo waxbarasho dalka masar ah marka sidee baan luuqada dag dag ugu baran karaa bal halo talo igasiiya🙏🏾🙌🏾
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 2 ай бұрын
M.allah thanks drs❤
@xaawomaxamuudxasan4801
@xaawomaxamuudxasan4801 Ай бұрын
Masha Allah Allah ha idiin xifdo wlhi waa oo podcast wx bdn aan ka faidaye wlhi❤️🙏
@FatmaMohamed-eo5ls
@FatmaMohamed-eo5ls 2 ай бұрын
Jazakallh doctors cilmigina allaha idin barakeyo🥰
@fatimahusein6234
@fatimahusein6234 Ай бұрын
لم ضقتَ يا وطني بنا؟! قد كان حلمي أن يزول الهمّ عنّي، عند بابك قد كان حلمي أن أرى قبري، على أعتابك! ورجعتُ كي أرتاح يوماً في رحابك
@Bintsaleh00
@Bintsaleh00 2 ай бұрын
MashaAllah xalaqaadkiina sida faleembada oo kale iigu socdaan, ALLE aqoomtina haydin zaayidsho doctors I'm proud of you 💕.
@AbdiWaahid-h3l
@AbdiWaahid-h3l 2 ай бұрын
Thanks doctors muqaal kaan oo kale wax badan sugaayay
@Doctorwashington61
@Doctorwashington61 Ай бұрын
Dr sirka waa runtisa ardayda medecine full practical malahn, kaliya wxa labaro waa history xtt entershipka dhnka baricada waa kalidana
@user-vl1ny8mv8t
@user-vl1ny8mv8t 2 ай бұрын
Masha allah tabarakallah alle ha idin barakeeyo hunayaal mowduuc anfac leh baad noo soo jeediseen
@suhuurqurux4541
@suhuurqurux4541 2 ай бұрын
Mshaa allah doctors, aad baa umahadsantihiin runtii kaalin muhiima noogu jirtaan, thanks
@XaawoMaxamed-z9p
@XaawoMaxamed-z9p 2 ай бұрын
Podcastigi ugu horeyay ee somaliya ee so gudbiya wax bulshada waxtar u leh ❤❤جزاك الله خير الجزاء dhakhatiirteena❤😊🎉
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 2 ай бұрын
Dr's-ku qodoobki u muhiimsana in ay ka tageen ayay ila tahay. Marka la qalin jabiyo fursadaha ka jira dalka iyo dibada in ay no sheegan ayay ahyd. Thanks Dr's 😊
@MarwaNouhSalah
@MarwaNouhSalah 2 ай бұрын
Masha'allah❤
@AnjilitaJackson
@AnjilitaJackson 2 күн бұрын
Jamacada hargeisa kuliyada caafimaadka dr ka ugu kind Sanaa humanity aad u weyn nah lahaa waxa uu ahaa dr masri ahaa runtii hu nooga duwaan kuwa somalida ah
@zuweynabayusuf3616
@zuweynabayusuf3616 Ай бұрын
Masha allah guuleyso dhaqaatiir teenna❤
@mahameddhicis7335
@mahameddhicis7335 2 ай бұрын
MashaAllah Doctors🤩♥️
@munirahajiahmed6288
@munirahajiahmed6288 2 ай бұрын
Dr adnan io dr sirka mi fav doctors 🎉😍
@Muktafiabillah11
@Muktafiabillah11 2 ай бұрын
MASHA ALLAH TABARAKA ALLAH ALLAHUMA BAARIK
@maandeeqmoha3567
@maandeeqmoha3567 2 ай бұрын
Wlhi beentada mahan ustaad kaakumo lama ilaawi karo alle hano xafido
@bellahassan3435
@bellahassan3435 2 ай бұрын
I hope ina wax badan faa'idno thnks doctors
@SuadJama-oi2ou
@SuadJama-oi2ou 2 ай бұрын
Thanks Dr’s 🤍🤍🤍.
@AmiiraAhmett-xw4ym
@AmiiraAhmett-xw4ym 2 ай бұрын
Maalinkasta kawaran hadii vidoe lasoo dhigi laha ❤intaan idinka faaiday ilahay jano haidinku badalo doctors wana idinku hambalyeynaya 10k wana salamaya dhaman dadka anigoo kale ah oo egypt sanadkan u aadi doonta waxbarashada❤nasiib banba leeyahay inan vidoegan xili hore arkay
@user-wj4ex9wy7t
@user-wj4ex9wy7t 2 ай бұрын
Mawduuc aadmuhiim u ah mahadsanidin
@Mascuud0
@Mascuud0 2 ай бұрын
podcast igi ugu horeeyay oo soomali soo gudbiso oo aan kafaa’iiday waxbadan na waa idiin ka sugeenaa Dr’s ❤
@faadumocali2434
@faadumocali2434 2 ай бұрын
Mahadsanidiiin. Dr waxaad ka soon hada shaan xanuunada ku dhaca (lafaha iyo kala goysyada.)
@ShukriUlusow
@ShukriUlusow 2 ай бұрын
Thanks Dr sirka and Dr cadnan waxan jeclanlaha in aad kaso hadashan caado warerka waxa sababa iyo sid laiskaga daweyo mahadasanidiin
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Xalqad hore ayaanu kaga hadalnay walal. Dib u milicso.
@SahidaBuety
@SahidaBuety 2 ай бұрын
Congratulations for the 10k Doctors✨️
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Thank you so much
@saabriinahassan839
@saabriinahassan839 2 ай бұрын
Masha allah ustaad kakuma ani ilhda wa umhd celiyaaa Markoo wax ino sodhigi jiryy wa dhibsnjirnyy lkn faida gadaal ka oganyy🙌🏻😊
@zharifka7530
@zharifka7530 2 ай бұрын
Mashallah Wax Badan Ayan Ka faa,iday Mahadsanidin Dr Sirka iyo Dr Adnan
@ahmedabdullahimohamed2157
@ahmedabdullahimohamed2157 Ай бұрын
Ustaad Kaakumo wallahi waa ninkii ibaray inaan wax baaro
@Maazim92
@Maazim92 2 ай бұрын
Xasan kaakumo nin weyn Krebs cycle io Glyco mxuu dad ku ciqaabe😂
@RaxmaCabdiraxman-q7p
@RaxmaCabdiraxman-q7p 2 ай бұрын
Mahadsanidiin wllshay suaal hadaan idin waydiiyo in qofku markuu dalka joogo luuqadaha ingilish iyo carabiga lahjadihiisa aan aad isaga dhiso Soo iima caawinayso
@cabdikariinshariifali5746
@cabdikariinshariifali5746 Ай бұрын
Tnx doctors from jaamacada banaadir idinka soo salaamayaa ❤
@rayaanfaisal7361
@rayaanfaisal7361 2 ай бұрын
Masha Allah alle ha idin barakeyo runti barmaamijyo faaiido leh ayaad bulshada u soo gudbisan wad mahadsanatihiin no soo badiya ❤❤❤❤❤
@maxamedpashir1807
@maxamedpashir1807 2 ай бұрын
Ikhwani walhi wax badan ba idinka fa,idaa aadna wa u jeclahay muqalada an noso tabisan rabi haydin xifdiyo ilahayna danbiga ha dhafo❤
@dekamuhuyadiin
@dekamuhuyadiin 2 ай бұрын
Mahadsanadiiin drs i.a wAxaa rajeynaa podcast xiga inaad information nga siisaan focalt of health science
@marwamohammednour8787
@marwamohammednour8787 2 ай бұрын
Masha Allah aadbay igu badnayd intaan podcast kan aan sugayay wlhi markii aan sidaa u arkayna Isla markiiba waan shitay because aadbuu Aniga gaar igu khuseeya madamoo sanadkan aan biloobayo jamacada heer kii kowaad Alxamdulilaah waxan ilahay ugu mahad celinaynaa in aan helo dad aad dhiiri galin igu noqda
@Amiinze7
@Amiinze7 Ай бұрын
Dr sirka runtii waa aqoonyahan dagan macluumad badana haaya masha allah
@dunishosmail6951
@dunishosmail6951 2 ай бұрын
Dr an waxbadan ka faide jazakallah
@NastehaAbas
@NastehaAbas 2 ай бұрын
Wax badan idinka faa iiday runtii mahad sanidiin✨❤️
@Kaafiya66
@Kaafiya66 2 ай бұрын
Waxaan sugaba hadaan arkay masha Allah
@hiboabdullahi107
@hiboabdullahi107 2 ай бұрын
Mansha allah ❤
@khawlaarab4574
@khawlaarab4574 2 ай бұрын
جزاكم الله خير الجزاء، لكن عندي طلب صغير ياريت لو تشيلوا الموسيقى من المقدمه والنهاية عشان أشارك مع اصحابي.
@YayaDhiindhiin
@YayaDhiindhiin 2 ай бұрын
Number one ❤❤❤❤
@Jamila.60
@Jamila.60 2 ай бұрын
Wow 😊 mawduuc aad muhiim u ah Thanks doctors
@MariamDaudMohamoud
@MariamDaudMohamoud 2 ай бұрын
Masha Allah Allaha idin barkeeyo waxaad tihiin dhakhaatiir loo baahan yahay
@NaciimoMahamed-t2w
@NaciimoMahamed-t2w 2 ай бұрын
Keep going our Doctor
@MaymuunAbshir-w6k
@MaymuunAbshir-w6k 2 ай бұрын
M.a doctors ❤ Alle haydin xifdiyo🤲😊
@NashadOsman
@NashadOsman 2 ай бұрын
جزاك الله خير جزاك ❤😊
@Ayanidil.
@Ayanidil. 2 ай бұрын
Ustaad kaakumo legendary teacher ❤
@ShugriSaciid-tc6ql
@ShugriSaciid-tc6ql 2 ай бұрын
Waa mahadaanthiin maantey xamaasad gara ayuuu laha barnamijka 😍
@munahasan3274
@munahasan3274 2 ай бұрын
Mansha allh alle haidin barakeeyo
@cabdixaaji3665
@cabdixaaji3665 2 ай бұрын
Rag qiima badan zhpyaal alle haydiinka jaasa mariyo wanaagiina🙏
@mahmoud.5540
@mahmoud.5540 2 ай бұрын
dr adnaan uu qaraary waayo qodob fiican buu sirku ka hadlay curculim sax ahi isaago jira hdana jamcdu in horumariso weeyi , takale ee xaga practice ka jamcdaha badankoodu dhakhtaro maleh 5 year medical student ayaa xiligaa bilaabya practice kii oo imka rabo intaas oo dhan waxii uusoo ariki lahaa intaasyar inuu ku sameeyo wax walba laga rabaa markaa qodbkaa waa la ingaga fiicnyahy😊
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k Ай бұрын
Markii iigu horaysay aan idin arky waxay ahyd shaly inta wax aan idinka faa iidayna tiro male alxmdu llah waxaa tihiin meshii ugu mudnyd in aan ku xidhnaado masha allah illhy ha idin xifdiyo
@XafiidDr
@XafiidDr 2 ай бұрын
Wa topic aan sugaye thanks our doctors
@amiiraizmail
@amiiraizmail Ай бұрын
Somali podcastga caadiga ah waa lbadan aqoonyhndan ilaahay cimriga iyo caqligba hydiin dheereyo
@Zamzam-haji
@Zamzam-haji 2 ай бұрын
Alle haydinka abal mariyo labadinaba 🥰💯waad ku mahadsantiin Sida wacan Ee barnamij aad u qiimo badan mar walba nogu so galisaaan
@drszamzamsiman7579
@drszamzamsiman7579 2 күн бұрын
M.a
@HawoHussein-tv1xj
@HawoHussein-tv1xj 2 ай бұрын
Mansha allh dad aan kudayono tihii halkaa kasiiwada ❤
@SafioMohamedAbukar
@SafioMohamedAbukar 2 ай бұрын
Walalkey Dr adnan abdullahi xuseen iyo Dr sirka mowduuc fiican ayad markasta noo soo gudbisan wad ku mahadsan tihiin👏 Waxan idinka codsanayaa dadka qaliimada keliyaha galay maxaa haboon iney sameyan si keliyahooda ay u badbaadan mowduuc noo caas ah ayan aad ugu baahanahy
@Faatima.122
@Faatima.122 2 ай бұрын
Luuqada dhibta igahaysta Masarr iminka weeye wlhir😂😭
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 2 ай бұрын
Luqade wll
@Faatima.122
@Faatima.122 Ай бұрын
@@user-sw8pv6uo8z carabi
@NuuraMohamed-qq8du
@NuuraMohamed-qq8du Ай бұрын
Dhakhaatiirteena wxaa kaso hadashaaan ardyda nursing barta wxa ugu fcn eee takhasus sameen karaan masterka insha allh kaso hdla madaama cfimaadka aynu kuwada jirno❤ wana mhdsantihiin 😊
@Araweelo.599
@Araweelo.599 2 ай бұрын
Dr adnan kisto yar ku dartay simad cafimad kuma fcna lkn aad bay dhanka kale way ku shidanthy
@AbdiasisAhmed-tp1fy
@AbdiasisAhmed-tp1fy Ай бұрын
Koly Dr seerka isku Noradin aynu ahyn imikna isku faculty aynu nhy se wa iga horeyey mclinki agriculture anku xasuusiyo maclin mwliid Actualy ayu ahy koly. Wn bogadinyaa🎉 xogaha aad ardyda lwdagsn wayo wxd no iftimnysan jidka aad oga horysen Dr Adnan&Dr seerka shraf io kramo
@jamafarey5289
@jamafarey5289 2 ай бұрын
Allah idiin sharfo dhaqaatiir qiimo badan.❤
@aasiyaahmed7768
@aasiyaahmed7768 Ай бұрын
m. a hormar eacan🎉❤❤❤
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir 2 ай бұрын
Dr kaakuma Ilaahey cimrigiisa ha raajiyo wlhi inaan maanta la antis waxba baran laheyn waa Enzymeka Ardeyda ardey dartiis xisada iman jirine we jiree wale nimcu aha anan fahamsanen 😢
@abdirahmanmacalin5827
@abdirahmanmacalin5827 2 ай бұрын
Mahadsanidiin doctors
@SacdiaApduwali
@SacdiaApduwali 2 ай бұрын
Podcast markan dhagaysanayo an ku cajisin❤
@NasraAweiss
@NasraAweiss 2 ай бұрын
Mahadsanidiin.😊
@عائشةعبدالرحمن-ن9د
@عائشةعبدالرحمن-ن9د 2 ай бұрын
Ilahay haydin barakeeyo
@asmaindho6130
@asmaindho6130 2 ай бұрын
Mahadsanid our doctors
@wardaismail2064
@wardaismail2064 2 ай бұрын
Masha allah si fican baad wax iskula wadaan
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Kasbashada aqoontu inta ugu badan waxay ku xirantahay Qofka.❤❤❤ Adigu sister or brother maxaa aaminsantahay?
@farxiyoaxmed3902
@farxiyoaxmed3902 Ай бұрын
Maantay qof bilow ah dr mkula talin lhyd inuu barto
@mohamed-nc4zy
@mohamed-nc4zy 2 ай бұрын
Thanks Dr's please video live tiktok noo soo galiya....
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 2 ай бұрын
masha allah dood dhaxal gal ah
@hibomohamoud2646
@hibomohamoud2646 Ай бұрын
❤❤
@NajmaMohammad-ti3cr
@NajmaMohammad-ti3cr 2 ай бұрын
جزاك الله خير
@flastinguled2815
@flastinguled2815 2 ай бұрын
mahadsanidiin doctors dadkena dalka wax ku barte wax bdan yaan ogsoonyhy
@mohameddeeq8618
@mohameddeeq8618 2 ай бұрын
Fadlan waxaad kusoo xigsiisaan muhiimada ay leedahay in ardeygu degree ka koobaad ka barto wadanka gudihiisa mahadsanid
@faraxcabdi4074
@faraxcabdi4074 Ай бұрын
Drs medicine wuu adagyahy runtii qof adkaysi badan uun bakabixi kara marka dalka aadan afkiisa sifiican ufahmayn aad bay very stress utahay
YAA NOLOSHA KUGU SAAMAYN BADAN | ADNAN & SIRKA PODCAST
34:08
AS PODCAST
Рет қаралды 25 М.
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Meehaal Media
Рет қаралды 8 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН
ملخص كتب الثراء - مقدمة لابد منها
30:31
Ali Muhammad Ali
Рет қаралды 39 М.
091 | Dhagartii Weyneyd | Xagjirka, dabargoynta, burburinta Islaamka.
20:20
WAX KA OGAAW DHIIGA CAADADA | ADNAN & SIRKA PODCAST
43:05
AS PODCAST
Рет қаралды 53 М.
MAXAA KEENA TIMO-DAADASHADA (HAIR LOSS) ADNAN & SIRKA PODCAST
44:50
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 221 М.
CAAFIMAADKA DHIMIRKA | ADNAN & SIRKA PODCAST
40:24
AS PODCAST
Рет қаралды 13 М.
DHIBAATOOYINKA HURDO LA'AANTA | ADNAN & SIRKA PODCAST
49:25
AS PODCAST
Рет қаралды 23 М.