WEYDIIMIHIINA QAAR OO AAN LIVE UGA JAWAABNAY Q&A | ADNAN & SIRKA PODCAST

  Рет қаралды 12,097

AS PODCAST

AS PODCAST

Күн бұрын

Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
Producer: IBrahim CM
Production: @sultaanfilms
Follow AS PODCAST on
/ a.s__podcast
/ a.s.podcastt
/ as.podcast8
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
#sultanfilms
#adnan_sirka_Podcast

Пікірлер: 64
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir 2 ай бұрын
Waxan daremaya in aad unasiib badanahay coz waligey ayan ku taamaye inaan sualaha maskaxdeyda ka guuxaye Drs Somali ah si wacan ugu jawaba sidinan o kle jazakallah khair ♥️ Our Doctors ♥️
@Nasrudiinmahamed
@Nasrudiinmahamed Ай бұрын
walaahi waa cajiib sidaad dadka wax ufahansiinaysaan insha alah wxn rajeynayaa bulshadu inay kor uqaado wax garadkooda abaalkiina ilaahaybaan idiinka baryaynaa mid khayr qaba inuu idin siiyo
@aishaabdi7979
@aishaabdi7979 2 ай бұрын
Waan idin saalmi dhakhatiir, waxa rabay inan ina waydiyo 2bo suaalood; 1: Tan kuwaad waxan idinka waydiin timaha wax la xiriira; timahayga 2badi sano ee udanbaysay way dadanayeen, waxa kalo ku arkay baa ah in qayna ay jilecthy qaybna ay qaleel saaida thy oo bac-bac camala, maxa keni kara, ma sidad hore podcast-gi hore ugu sheegten siliidi ba ka dhamatay mise xanuunka qumanka aan qabo ba keenaya 2: jirkaygana aad bo dry u yahay, ma waxa kenaysa labada dhibataba (hair & skin) macdan iga dhiman. Mahadsantihiin❤
@CumarAragsame
@CumarAragsame 7 күн бұрын
Guulaysta Dr's
@MaxamedJama-uu8qz
@MaxamedJama-uu8qz 2 ай бұрын
Ardeyda hadaan nahay codsigeenu waa in naloo bilaabo courses diyaar ayaan unahay lacag hadey noqoto xata fadlan garab nasiiya our doctors Siiba Anatomy Physiology Biochemistry pathology iwm pls wa codsi our doctors Dr Adnan & Dr Sirka.
@MunaAhmed-d5m
@MunaAhmed-d5m 9 күн бұрын
Ibrahim cn jazakallah wll❤🎉
@user-pl3we2bk1h
@user-pl3we2bk1h 2 ай бұрын
Waa markii labaad pls pls xnuunka migraine ka kaso hadla
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 2 ай бұрын
Alle Yaxfadaxum Doctors. All the good things you are sharing with your people is really something very special. Jazakumu'llaah❤
@xikameditz3144
@xikameditz3144 Ай бұрын
English si fican uma qori kartid maxaa isku dhibee?
@kamaldr.j8728
@kamaldr.j8728 Ай бұрын
Rabbi ha idin sharfo , dedaalkiinana halkaa kasii wada, dalool weyn baad buuxiseen hore u zocdo walaalayaal ❤❤❤❤❤
@user-vl1ny8mv8t
@user-vl1ny8mv8t 2 ай бұрын
Asc wr wb labada dr waan salamaya waxan jeclaan lahaa cudurada indhaha in aad ka soo gadashaan
@rahmajaamacibraahim1069
@rahmajaamacibraahim1069 2 ай бұрын
Thank you so much Dr ADNAN & Dr Sirka
@CabdishakurCabdiqadir-n4j
@CabdishakurCabdiqadir-n4j Ай бұрын
Dr sirka caqabadihi masar kaso maray noga shekey please
@MakoxasanMakoxasan
@MakoxasanMakoxasan 2 ай бұрын
Masha Allah ilahy cilmiga ha inii siyaadiyo❤
@Najma-oe4lt
@Najma-oe4lt 10 күн бұрын
Dr's waxan idin waydinaya sual Marka medicine laga imaado cafimadka kuliyade uwacan in la barto Nurse Midwife Public health Pharmacy Iwx.
@maida.cegag551
@maida.cegag551 2 ай бұрын
Inti live ka caadi udawatay malinti hore ✌️🥰 mudanayal barnamij yada laso dhaqsada aad bay udahaane🥰
@rayaanfaisal7361
@rayaanfaisal7361 Ай бұрын
Masha Allah wll hore usoco da
@dacwadaislaamka4873
@dacwadaislaamka4873 22 күн бұрын
Kusali nabiga ﷺ
@ShugriSaciid-tc6ql
@ShugriSaciid-tc6ql 2 ай бұрын
Plz tonsillitis kasoo hdla wadno xanuun badan baaan dreeemaya qaliinkiisa wax side effect ah mkaaa keena thanks ❤
@hoodohirsi8733
@hoodohirsi8733 2 ай бұрын
Asc marka ugu horaysa 2 drs wan salamaya fadlan waxan niga codsan laha inad nogasohadashan cudurka sonkorta io dawadisa allha niciseye
@aaminobaashe3439
@aaminobaashe3439 Ай бұрын
First Azc wxn ahay ardayad dhigata Nursing wxna aad ugu baahanahy ANOTOMY i.n guul AYAAN idin rajaynaya
@AyanSaid-z4o
@AyanSaid-z4o 2 ай бұрын
Our doctors plze waxa ka soo hadashan nabraha wajiga marwalba soo noqnoqnaya marna ba'ayo iyo waxyaabaha ufiicn oo bi'inkara sidoo kale wajiga saliida leh plze codsi waaye🙏
@Siraajcreative
@Siraajcreative Ай бұрын
aad ayaad u mahadsantihiin eng waxaan ka xumahay in aan live kaas ka maqnaa waxaan rabaa in su,aal oo eh Hadii aan heesto shahaado shareeca oo aanan doonayo in aan barto cumputer ama culuum kale oo quseeya maadiga macquul matahay in aaan hwlo any country ay noqoto Waxaan rajeenaa in aad isoo jawaabi doontaan aad ayaad u mahadsantihiin 🙏
@faizaabdalle165
@faizaabdalle165 Ай бұрын
Live halke kaso kashan iku cawiya plz
@hanaadi-qk9gp
@hanaadi-qk9gp 2 ай бұрын
Wl iga wrma jamacad master makufcnthy masar dhinaca caafimadka
@abdifataaxcali7889
@abdifataaxcali7889 2 ай бұрын
M.a guuleysta dr
@hanniqueen7714
@hanniqueen7714 Ай бұрын
Dr adnaaan youtupekiisa yaaaannu illloooobin haisku waddo labadaba❤
@RahmaAli-ff7kh
@RahmaAli-ff7kh 2 ай бұрын
Asc drs sualihi menstruation ku sabsanaa xilima noga jawbysaan Mahadsanidin ☺️
@suhuurqurux4541
@suhuurqurux4541 Ай бұрын
idinkaa mudan doctors waad mudan tihiin taageero intaa kabadan live kaa waa dawaday maalin kii hore hadana kuceshtay جزاك الله خير الجزاء ❤
@arlioYoYyyy
@arlioYoYyyy Ай бұрын
Ala wll mahadsanidiin❤🥺
@shugridaahir6358
@shugridaahir6358 Ай бұрын
Dhakhatirta iyo camera mankoda aad baan inii salaaamay jamacadaha masar tee baa cafimadka u fiican isoo jawaba fadlan
@AbdirisaqCaydiid
@AbdirisaqCaydiid 2 ай бұрын
Asc wrxma wll labada dr waxaan raba inaan bilaabo medicine after one year insha allah imika high school dhigta last class markaa maxaa igula talin lahaydeen mid aqoon iyo mid dhaqaale aakhiro iyo adduunba dr cadnaan sirka goorma imanaysaa hargeisa nasoo iclaami 47:53
@eidmohamed7831
@eidmohamed7831 Ай бұрын
Asc doctor alle cilmiga ha idiin Siyaadiyo waxaan qabaa Hal su’aala Varicocel wax aan qaliin ahayn malagu dawayn karaa doctor
@nasramukhtar6353
@nasramukhtar6353 Ай бұрын
wll wan idin salamay doctaradaydi salan kadib wxn ahay ardayad medicinka barata adna u jecel qofka ardayga ahi courseke aya inu ad u Barto ama u iska dhiso ❤
@AbdirisaqCaydiid
@AbdirisaqCaydiid 2 ай бұрын
Anigu su aala qabaa lkn ma fahmin system suaalaha laydinku waydiinaayo suaashaydu waa anigu imikaa rabaa inaan galo medicine after one year insha allah maxaa talo isiin lahaydeen aqoon iyo dhaqaale
@ShaymaDakia
@ShaymaDakia 2 ай бұрын
Doctor adnan ee waxa ii sheegta doctor sirka waa doctor noocee yacni maxuu bartay fadlan ii sheeg ama isaga ii waydiii❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Dr Mohamed Sirka waa dhakhtarka qaliinka guud iyo qaliimada laparoscopeka iyo daawaynta xanuunada uurku jirta waana xubin ka tirsan isutaga dhakhaatiirta carabta
@NuuraMohamed-qq8du
@NuuraMohamed-qq8du Ай бұрын
Msha llhh ❤​@@ASPODCAST-somali
@umuayman7813
@umuayman7813 2 ай бұрын
Dr plz gallbladder after surgery maxad tala isiin laheeyd walal dhanka dheef shiidk
@SakariaabdurrahmaanCajab
@SakariaabdurrahmaanCajab 2 ай бұрын
Rijaal ka daha daba diisa ku jira waano u mahad celinay na
@عفيفةعلسو
@عفيفةعلسو 28 күн бұрын
إلى الأمام تقدّموا يا دكاترتنا
@GeelleMoh
@GeelleMoh Ай бұрын
Talo yar aan idinku darsado, Dr.Sirka waxa aad isku daydaa inaad waqti siiso Dr adnan marka uu hadlayo kolba waad kayara dhex geleysaa issaga oon weli ka bixin, intaas yar wax ka beddel Diktoor, Guuleysta.
@aalaprincess4437
@aalaprincess4437 2 ай бұрын
Asc aadbaan umahadsantihiin walaalayaal waxbadan baa niigafaa iiday dugsi sare ayaanan ahaybf3 waxaan rawaa inan medicin inan barto marka qeebeheeda kasoohadala inan waxbadan ka ogaado ayaan ubaahanahay aad ayaa umahadsantihii ❤
@user-rv9xv3fo2b
@user-rv9xv3fo2b Ай бұрын
Xili aad laydiinku baahnaabaad kusoo beegmateen wllhi waan la dhacsanahay Saad bulshada wxii hystay uga hadlaysaan hambalyo wllyaal habeenkii axadii dhaweyd ayaan idin bartay ilaa caawa oo ay tahay salaasa muuqaaladiinaan daawanayay intii kle waan soo daawaday kanuunbaa ii harsan hore usocda
@user-wp5ym8ub2s
@user-wp5ym8ub2s 2 ай бұрын
Salan sare
@AbdirisaqCaydiid
@AbdirisaqCaydiid 2 ай бұрын
Asc wrxma wll waan ka xumay Maan fahmin system ka suaalaha laydinku soo gudbinaayo suaashaydu waa anigu inanaa ahay magacaygu waa clrisaaq caydiid imika rabaa inaan bilaabo medicine after one year insha allah maxaa talo isiin lahaydeen si guid mid aqoon iyo dhaqaale please codsigaygaa kasoo jawaaba
@ilhanfarah2537
@ilhanfarah2537 2 ай бұрын
Salaam doctors, can I ask you to address the topic of woman giving birth through surgeries and as we know we Somali society like to have a football team so how many csections are okay
@Salmaaaaayyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
@Salmaaaaayyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy 2 ай бұрын
Eena badnida abwe😅❤
@ubahnora9157
@ubahnora9157 2 ай бұрын
Anatomy-ga waxad kusoo gudbisaan telegramka
@SaredoBachir
@SaredoBachir Ай бұрын
السلام عليكم دكاتر أتمنى أن تكونوا بخير ، عندي طلب لو سمحتم ،أنا طالبة في ثانوية عامة وأريد أن أدخل كليه الطب في إحدى جامعات مصريه ، ما هي افضل جامعه من حيث دراسة الطب في مصر، وهل طالب الذي لا يجد اللغة الإنجليزية يواجه تحديات في دراسة الطب في جامعة ؟؟
@zalmaapdirahman4187
@zalmaapdirahman4187 2 ай бұрын
Dhiiqis waa tuujin wax latuujinayo
@mahmoud.5540
@mahmoud.5540 2 ай бұрын
Hormone waa dheecan
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 2 ай бұрын
After duhur bad na balamiseen,xiligana wad soo fasaxdeen 😂😂
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 2 ай бұрын
Postiga Cudurdaarka hadii aad aragtay waad nala socotaa ✋👍
@AbdirisaqCaydiid
@AbdirisaqCaydiid 2 ай бұрын
Asc wrxma wllayaal labada dr wll waxaan rabaa inaan bilaabo medicine after one year insha allah markaa waxaan ku jiraa high school last class markaa maxaa igula talin lahaydeen mid aqoon ahaan iyo dhaqaale ahaan aduunyo aakhiro
@nasramukhtar6353
@nasramukhtar6353 Ай бұрын
Aad muhiim u ah barnaamijyadana laso dhaqsada
@juweriaanwar7867
@juweriaanwar7867 Ай бұрын
Fadlan kaso hadla premature greying hair waxyabaha lagu daawayn karo ama lagaga hortagi karo
@hibaqmohamed8735
@hibaqmohamed8735 2 ай бұрын
Course baa ku jira la dhaho oral health
@HaniWrsmh
@HaniWrsmh 2 ай бұрын
Xanuunka gastric mad ka hadshan doctor
@JuweriaYaqub
@JuweriaYaqub Ай бұрын
Magraineka kasooo hadla wll barnaamijka ku xiga kadhiga wllo
@MuniraKhaliif
@MuniraKhaliif Ай бұрын
Dr adnan waa mar ki labaad please kasohadal baratholin cyst
@RakiaAbdillahi
@RakiaAbdillahi Ай бұрын
Hormone ka waa dheecan somali ahan
@zamzamabdi1444
@zamzamabdi1444 2 ай бұрын
Goormee soogasheen
@user-eq3il6si7j
@user-eq3il6si7j 2 ай бұрын
Vedio one horse ma fiirsankaro inta muhiinka ah isagoo kooban tik tok soo dhiga
WAX KA OGAAW DHIIGA CAADADA | ADNAN & SIRKA PODCAST
43:05
AS PODCAST
Рет қаралды 54 М.
DHIBAATOOYINKA HURDO LA'AANTA | ADNAN & SIRKA PODCAST
49:25
AS PODCAST
Рет қаралды 28 М.
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 27 МЛН
XANUUNADA KU DHACA NAASKA | ADNAN & SIRKA PODCAST
1:02:17
AS PODCAST
Рет қаралды 21 М.
YAA NOLOSHA KUGU SAAMAYN BADAN | ADNAN & SIRKA PODCAST
34:08
AS PODCAST
Рет қаралды 25 М.
WAXYAALAHA LAYAABKA LEH EE JIRKEENA | ADNAN & SIRKA PODCAST
43:40
WAXBARASHADA DALKA vs DIBADDA | ADNAN & SIRKA PODCAST
1:24:49
AS PODCAST
Рет қаралды 21 М.
MAXAA KEENA TIMO-DAADASHADA (HAIR LOSS) ADNAN & SIRKA PODCAST
44:50
094 | Maasooniyadda | Cibaadada shaydaanka.
19:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 28 М.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
AS PODCAST
Рет қаралды 98 М.
DOPAMINE & MEELAHA LAGA HELO | ADNAN & SIRKA PODCAST
33:57
AS PODCAST
Рет қаралды 24 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 211 М.
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17