Masha Allah ilaahay Culimada ha inoo xifdiyo . #Shiicadu waa cadowga uugu daran ee Muslimiintu leeyihiin waayo waa Cadow Ku dhexnool muslimiinta .
@FatimaAli-fn4rg8 жыл бұрын
asc mashalah
@MsHinda117 жыл бұрын
mahamud,wcs wr wb
@hiboaxmed35884 жыл бұрын
Ilahay hakuxuftiyo
@NeimaBouraleh-es1dk6 ай бұрын
Subaxalaha
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
سبحان الله
@AliMohamud-qb3rs5 ай бұрын
Shicada galada kala waa kadaran yahin
@hanadhanad95795 ай бұрын
Reer hargeysaba so xabaasha sh Yusuf keynuun kumee wareegi jirin iyaganu ma shiicaa?istaqfurulah
@maxamedomer69278 жыл бұрын
mansha Allah Alle hakaa abaalmariyo
@luqmaanalcadaala14166 жыл бұрын
Culimadeen alle ha dhawro
@aliyas_channel12966 жыл бұрын
Mashallah
@Decoz2924 жыл бұрын
😂😂😂😅😆 Qosolkii Iga dhamaadyba waxan ay aain sanyihiin waapa fUnyy
@amiiradaganamiiraqali85168 жыл бұрын
asc
@adenabdi56858 жыл бұрын
Amiira Dagan amiira Qali
@MsHinda117 жыл бұрын
amiira wcs wr wb
@muniirbaay58778 жыл бұрын
wca
@apdallehassan31937 жыл бұрын
mansha allah
@abdiwaliabdulahi41067 жыл бұрын
Apdalle Hassan Masha Allah
@abdiwaliabdulahi41067 жыл бұрын
Masha Allaah
@balcad-q5o2 ай бұрын
ibliis inte ku arkeen oo dhahaayo cumar bini khadhaab iga daran 😂😂 balaayo ha ku dhacdee
@hanadhanad95795 ай бұрын
Suaal aan ku weydiiye markii nabi muxamed csw salmaan rushdi buuga u qorey ku ceebeeyey nabiga scw muxuu aayatulahi dil ugu xukumey salmaan rushdi blse adiga iyo culimada aad sheegiso ee suni ah sida carabta oo kale uga aamusteen ninkaa gaalka aha ka jwb blse dacaayada carabta ha rumeysan mida kale masaakiinta falastiin ee yuhuudu diliso carabtuna daawanisa ka waran?
@prince40578 жыл бұрын
salaf media sxb darsigan goormaaa la duubay ma 8 nov. 2016 kan video ga aad soo publish gareysaybaa mise wuu ka horreeyey
@Salafmedia8 жыл бұрын
waa xilligaa wll 8 nov 2016
@prince40578 жыл бұрын
thnkx a lot sxb maaasha alllah darsi wacan weeye
@warsameyaahoo72745 ай бұрын
Runtii waxaan bilooyinkan ugu dambeeyay ee uu bilaambay dagaalka xamaas iyo Israel aan si joogta ah aan u daawanayay Chanelka weriyaha Somaligu leeyahay ee Nadaara Show runtiina waxaaban ku dhawaaday inaan Shiicada taageero xoog ah aan u qaado anoo Wadamadii Suniga ahaa ka dhigay kuwa aan dareen lahayn maadaama aanay caawin dadka reer Gaza ee aan warkasta ka daawado Iran, Xuuti, Shiicada Lubnaan iyo shiicada Iraq oo toos u taageeraya reer Gaza. balse maanta ayaan ogaaday suaashaasi jawaabteeda
Waxkasta aad sheegtaan sunaa ka sharbadan. Firqooyin ah oo hadana. Fidnada ka socotaa ilaa waqtigii sayid cali. Lasoo gaaray sunada sun baa ku jirtay. Marka shiica waxba haka sheegi adaa ka sharbadan. Waliba adiga waxad aaminsantahay ma aqaan waxaaaga yaabaa ado suni ah inaad ka sharbadan tahay shiica. Ileen rasuulkaacsw ku sheegay. Shiica. Kadib bey dhasheen adaa ka da weyn
@mahadmuuse71905 ай бұрын
Sunnada ma ahee waa adiga iyo shiicada Aad raacsantahayba ee alle ha idin duleeyo dhamaantiin Aamiin
@cabdirashidcali50715 жыл бұрын
Rabow nagu toosi diirqa saxda ah cilmi aan ku kala sarno xaqa iyo badilkana rabo nagu hanuuni
@mukhtaarciise25857 ай бұрын
Waar Iran baa yaaban sanad dhawayd gobalka Ahwaz 12,000 oo culimada raafidada ka mid ah oo ku nool ayaa sunni isku beddelay
waar kkhumayini ben haka sheegin beenale yahow walahi kuwani waa kuwii quraan ku sheegay ee uu yiri waxa ay kaleexinayaan dadka dariiqa ilaahay
@nourMohammedali-dm9um Жыл бұрын
Allh xaku soo xanuuniyo wll
@dalla1126 жыл бұрын
shiico wax dhib ah ay nagu hayso malaha waxa dhibka dalkeena kawada wa wahaabiyo kuwaa ka hadla mase waxaa isla tihiion wahaabiyo culumada wala yaapeysa beelo is dagalaya ka fadwoodaa laiin kuwa khawaarijta ee magac diinta dhiig muslim ku baneystay waka aamusayaan walee ima sirtaa Ahlu sunah waljamaca sfcn idin taqaan
@saylirobleh56986 жыл бұрын
labaduba waa beenaalayaal sacuudiga lacag ka qaata waxa ay sheegayaan oo dhan waa been
@engabdikareemimaan86376 жыл бұрын
Sayli Robleh maxaad ku cadeysanaysa wa lagu qalday walaal
@saylirobleh56986 жыл бұрын
Lee Leefow waxay sheegayan markaan hubsaday oon raadiyay waa beenaalayaal taasi waxa ay ii keentay in aan shiico ossi
@xamsexalane70796 жыл бұрын
Saylı illaahay utooba keen halaag ayaad kusugan tahee