ASC abyo 3 sano kahor kugu xirtaa Wax badan Ka.faide Pls Isoo Jawaab Cunug 18 mlin maxan Ku dhaley 2.77 Marka Cano Nan Siya 2 waqti 1 number ka badan ka cabi kari Inu ii kobco Ayan Rba Maxa siyaa Naska 24 hour Wan siya
@InaaliMaxamed6 ай бұрын
Caanah ku celi celi wo jifa ha is dhihin abyo I.a naska iyo canah nan iskugu badl after after2hour kadib
Abayo mcan waad icaawisay walhi videoyadada wan dawaday mahadsanid❤😊
@koritaankacaruurtachannel73296 ай бұрын
Mahadsanid abayo 😊🥰
@naemo41386 ай бұрын
M,a Wllo AllaaH Ha Ku Barakeeyo Su,aalbaan ku Weydiinayaa Horana Waan Ku Weydiiyo Iigamad So Jawaabine Wll Ilmaha Yar Ee Naaska Jiifka Bes Lagu Siiyo Miyuu Wax Dhiba U Geeysanaya
@koritaankacaruurtachannel73296 ай бұрын
Maya wll
@naemo41386 ай бұрын
Hye Wllo Shukran
@habonabdusalamali6 ай бұрын
Abayo vitamin D ILMO AFAR BILODah maa skin kara Maa uu so gada miso dhakhtar ayan laa adaa