6 WAXYAABOOD OO SABABA CAATADA ILMAHA YAR 👆

  Рет қаралды 13,553

Koritaanka Caruurta channel

Koritaanka Caruurta channel

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 7 ай бұрын
facebook.com/profile.php?id=100091721149778&mibextid=ZbWKwL
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 10 ай бұрын
Wllo aniga hadan umul ahay dhiibka jiira sii kastoon naas iyo cano iskugu daro ma naxayan waa wada cato ciyalygu qubahay ku dhasheen dhakhtarku wuxu idhah biyha haday ka caban dhiib ma jiirto ilmo malintay dhashan ilaa kuwa waa wayan waa bila hilib daciif weeyan
@Raaqiyosuleymannuur-id8fq
@Raaqiyosuleymannuur-id8fq 3 ай бұрын
Ani iyo adi isku mid
@XabiiboMaxamedshsaciid
@XabiiboMaxamedshsaciid 11 ай бұрын
Maashaallh xbbti qli
@najmaabdinuur7305
@najmaabdinuur7305 6 ай бұрын
Abayo cunugyga caano ma cabo 7 months jira naas kaliya siya wana caato
@fatiinqueen3421
@fatiinqueen3421 11 ай бұрын
Abyo gabar yaro 1sano jirta cano coast ubilabay awal aptamil ayan siin jiray canihii oo dhanba wey diiday abyo masasada markey dhadhamiso wey turee ee plz abyo ila tali iso jwb😢😢😢
@zeinabcabdullahimaxamed3881
@zeinabcabdullahimaxamed3881 11 ай бұрын
Wiilkey meel laga heesto kasi wayay wanba iska dhaaf daal io rafaad bdn wx ia bdalna kama arko abyo cfmd hadu i qawo alx dhahy wana iska dhafy vitimin aan sinin mlhn cunto wu cuna cana naas sdkle lkn caatanimadisa waad la yabeysaa ni jab igu dialay hoyo ugubna waan ahy wlhi😢
@marwodagan2271
@marwodagan2271 10 ай бұрын
Aniba sasaas uu yahay
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 10 ай бұрын
Kula miid ban ahay caato ciilbay igu dilen
@marwodagan2271
@marwodagan2271 10 ай бұрын
@@Hodanmoh15maxaynu sameynaa ani abohi udarnba
@BoltonWander
@BoltonWander 11 ай бұрын
Huno mxa sawaba ilmaha yar inuu saxaradiisa aad u urto?
@xamdamaxamed9526
@xamdamaxamed9526 11 ай бұрын
Cusba haysa hadii aad bartay ana dhakhtarka gee
@MustaqbalWanaagsanchannel
@MustaqbalWanaagsanchannel 11 ай бұрын
Shukran
@fadumaisse6670
@fadumaisse6670 11 ай бұрын
aniga marku yaraa ilaaa afar bil wuu burnaa hada waaa 11bil wana dhubanyahay said waliba
@Umubushra-nr2ec
@Umubushra-nr2ec 6 ай бұрын
Wall kulamidbaa ahay
@MarwaanKaafi
@MarwaanKaafi 11 ай бұрын
Anigaa u horeeyo
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 11 ай бұрын
🥰🥰🥰
@MarwaanKaafi
@MarwaanKaafi 11 ай бұрын
@@koritaankacaruurtachannel7329 Mel lagala xiriiro Ayan rabaa wax Ayaan ku weydiin rabaa plz
@FadumoMuktar-n7b
@FadumoMuktar-n7b 11 ай бұрын
Abaayo 6 ayee gawadeyda jirta mana farisato mana gur guraneso waqtigaa bari lahaa wey iga xanuun satey isbetaal ayaa lagaley hada sidee ku baraa fadiga hada naas bes ayaa siyaa markii 4 bil e heed alx wey ii cayil need hada wey catowde maxaa sameyaa
@sahroxuseen-l8r
@sahroxuseen-l8r 11 ай бұрын
6 no dhamatay 7 no bilawatay waxadka lo ku socda ima faristo gargurd na ma jiro 7 marke u dhamate faristan 8 ayena ku gargurtan
@FardowsaDerow
@FardowsaDerow 11 ай бұрын
Mash allh 3
@Qaraaxeste
@Qaraaxeste 11 ай бұрын
Qafkii 2aad ahy
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 11 ай бұрын
Mahadsanid 🥰
@umuamiira113
@umuamiira113 11 ай бұрын
Aniga gabadhyda 1 iy9 7 bil abyo 9kg weeye so caato maha wlhi cunada sifican igama cunto
@agmatumaar7576
@agmatumaar7576 11 ай бұрын
Cunugdeyda wa saqalbil wan 7 kg
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim 3 ай бұрын
Mansh allah weeye huuno alxamdoulilah dhee
@ayaansaleban8463
@ayaansaleban8463 11 ай бұрын
Abayo ilmo 2bil dhalan haysta canihi naska wuu diiday masaasad ayuu marwalba cabaa waa caato maxn samye ku naxiya plz iso jwb abayo
@ruun565y
@ruun565y 11 ай бұрын
Ulis abyo naska
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim 3 ай бұрын
Dhiibkas ba ii haysta aniga xata😢😢😢
@WardaSicid
@WardaSicid 16 күн бұрын
​@@zahraabdikarimwll mxa ku cawiyey any ihysta hdee
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim 16 күн бұрын
@WardaSicid kuma fahmiin wllo maxad ii tidhii
@WardaSicid
@WardaSicid 16 күн бұрын
@@zahraabdikarim maku kory ilmihi se mxa ku cawiyey anigay ihysta hada dhibtasiye
@ruun565y
@ruun565y 11 ай бұрын
Abyo 6bil nobilawate cunto masin kara
@XurmoCadar
@XurmoCadar 11 ай бұрын
Abyo wiilkeyga wxn umariya creamka seba med lkn jirkiisa qaleel saaid ah wye meelaha qaarna shucaac ayuu ku leeyhy maqaarkana adeeg wye cad cadan ayuuna yeeshay xasaasiyadna wuu leeyhy mxaa sameya icaawi
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 11 ай бұрын
Saliid saytuun u mari abayo
@XurmoCadar
@XurmoCadar 11 ай бұрын
@@koritaankacaruurtachannel7329 qombo saafi ah maku badalan karaa abyo
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 11 ай бұрын
Mya wll saliid seeytuun ha u marin sheikh ayaa igu dhahay waa saliid dabeyleed macsardaa ka roon
@sowturahma148
@sowturahma148 11 ай бұрын
Cunug 7 bil wa dhamaan rabto fadhiisaneynin garguuradna la heyn mx lasiya
@umuamiira113
@umuamiira113 11 ай бұрын
Qaaali caadinweeye anba gabadhyda 9 bil kuxajisay iska sug curada miya aniga sas ahaa curadayda
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim 3 ай бұрын
Habeenki saliid macsaro ugu duug qaali nuunaha
@SamiiroMudey-mo9tr
@SamiiroMudey-mo9tr 11 ай бұрын
Abyo sandki hda no dhamaday babyga cunto xumaa ku arkay
@lailumahad1696
@lailumahad1696 11 ай бұрын
Gabdhayda 6month jirta sid dhaaf ku dhalaty hada siwacan waxba uma quudanayso naaska kaliyey rabta misaankeeduna waa 6.4 maxaa siiya wll igu caawi😢
@ZainabMohaa
@ZainabMohaa 11 ай бұрын
Mid baan kuu sheegayaa wll aniga wiil hada 3 sano iyo 2 bil jira aa markuu yaraa sidaa iga aha naaska lee cabi jiray wllhi wax cano badan aan aha sidasay tahayna 6 bilee u horaysay lee wiilku igu cayilna marka cano iyo cuntada ku celceli way ku barane insha Allah wllhi ilmaha 6 bil haduu mar gadho naaska kaligii waxbo uma tarayo xataa haduu cano badanyahe aniga midaa ogaday gabadh hada 9 bil jirta aa ii joogta waa masha Allah cano borash iyo naaska waan isku siyaa
@xamdacabdifatax-gx1zi
@xamdacabdifatax-gx1zi 11 ай бұрын
❤❤❤
@IfrahAhmed-dq5uv
@IfrahAhmed-dq5uv 11 ай бұрын
Follow ku so dhahy xppti
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 11 ай бұрын
Mahadsanid 🥰
@foziaisse5656
@foziaisse5656 11 ай бұрын
Ilmha canha diidaayo maxaa sababa abyo😢
@HamdiHaaji-k3n
@HamdiHaaji-k3n 11 ай бұрын
Alla abaayo anay ihaysataa cunug 10 bil jira waxaba cabayn naasna ma nuugo waaa ku rafaaday 😢😢
@Umubushra-nr2ec
@Umubushra-nr2ec 6 ай бұрын
​@@HamdiHaaji-k3nabaayo kulamidbaa ahay
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 63 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 83 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 10 МЛН
WAQTIGA CUNTADA||CALAMADAHA AAD KU GARAN KARTO ILMAHA YAR IN UU CUNTO GAARAY||👵🧓
4:38
Sidee Nolosheyda u Badashay Tasbiixda Iyo Sababta Ka Danbeesay…..
23:13
MADAX ADEEGA CARUURTA | 6 TALOOYIN, TARBIYADA CARUURTA
16:05
Ifrah M Moalim
Рет қаралды 6 М.
CABURKA ILMAHA YAR WAXA SABABA|| IYO DAAWAYNTA AAD UGU SAMAYN KARTO GURIGA
3:47
Koritaanka Caruurta channel
Рет қаралды 7 М.
5Calaamadod  Hadaad ilmahaaga ku Aragtid ogoow in lagaa ileeyay
17:43
Habib Abdirahman
Рет қаралды 473 М.
Nafaqada Caruurta Ku Cayilan oo Jirkoda Maskaxdoda iyo Caqligoda Dhisto
8:03
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 29 М.
What is autism?
1:51
CliniKids
Рет қаралды 6 М.
6 TIPS TIMAHA KUU FUDUDEENAAYO
11:00
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 56 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 63 МЛН