WAXYAALAHA LAYAABKA LEH EE JIRKEENA | ADNAN & SIRKA PODCAST

  Рет қаралды 20,997

AS PODCAST

AS PODCAST

Күн бұрын

Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
Producer: IBrahim CM
Production: ‪@sultaanfilms‬
Follow AS PODCAST on
/ a.s__podcast
/ a.s.podcastt
/ as.podcast8
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
#sultanfilms
#adnan_sirka_Podcast

Пікірлер: 210
@hafsawasiro7284
@hafsawasiro7284 21 күн бұрын
Every vedio kasto ad so galisan Garaadkayagu Aqoon ku kordhiya kalmada wa mahadsan tihin wey idinku yartahay hadana Mahadsanidin our doctor's❤
@ALBA324
@ALBA324 21 күн бұрын
Dre waxa ka soo hadashaan vitamins supplements ka bini’aadamka inuu isticmaalo si maalin laha ah si uu jirkiisa u koro iyo caafimaadkiisaba thanks ina ogaada raba kuwa ugu fcn la isticmaalo supplements ahaan like dhaha si uu dr ka u arko
@WuWi-nb9mb
@WuWi-nb9mb 17 күн бұрын
صنع الله الذي اتقن كل شيء❤❤❤🎉😢
@saabiriinismail7816
@saabiriinismail7816 21 күн бұрын
وقال الخالق سبحانه(وفي أنفسكم أفلا تبصرون)
@umeynajeylaanimuqtaar6008
@umeynajeylaanimuqtaar6008 23 сағат бұрын
الحمد لله الد عافاني ممن إبتلاك وفضلني علي كثير ممن خلقنا تفضيلا❤🤲🏻
@kadraayan2612
@kadraayan2612 21 күн бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الحمدلله على نعمه التي لا تحصى وجزاكم الله خير وخير الجزاء على جهودكم و بارك الله علمكم وعمركم ولا تنسو اخوانكم فلسطين بحاج إليكم أكثر
@hodanahmed9167
@hodanahmed9167 17 күн бұрын
Cilmiga baadhitaankisu ma dhaamado ilaahey abuurtisuna waa cajaayib subxana'allah idinkana ka dhalinyar ahaan waanu idinka dhiirigelinaya mawduucyadan sidan oo kale inad soo badisaan insha'allah
@axmedmohamed5688
@axmedmohamed5688 21 күн бұрын
رَبُّنَا الَّذِي أَعْطَى كُلَّ شَيْءٍ خَلْقَهُ ثُمَّ هَدَى
@muna607
@muna607 21 күн бұрын
Wlhi waa cajiib waxa jira waxa yaalo badan oo aanan xasuusan oo alle weyne inogu deeqey allhu akbar wiilshan wan iska jecelhy ilahay amarkii waxa aan maskaxdeyda kuso dhicin ayey xasuusiyaan ilahay ha idin barkeeyo walalheyga qaaliga ilahay aqoontina ha idiin barkeeyo❤❤❤🙏
@Hayatqurux143
@Hayatqurux143 18 күн бұрын
Podcast ugu wanagsanaa aan arko abid waliba si recommendation iiga soo horbabaxey cajiib❤
@maida.cegag551
@maida.cegag551 21 күн бұрын
قال تعالي(وَلَقَدْ خَلَقْنَا ٱلإِنْسَانَ مِن سُلَالَةٍ مِّن طِينٍ ﴿١٢﴾ ثُمَّ جَعَلْنَاهُ نُطْفَةً فِي قَرَارٍ مَّكِينٍ ﴿١٣﴾ ثُمَّ خَلَقْنَا ٱلنُّطْفَةَ عَلَقَةً فَخَلَقْنَا ٱلْعَلَقَةَ مُضْغَةً فَخَلَقْنَا ٱلْمُضْغَةَ عِظَامًا فَكَسَوْنَا ٱلْعِظَامَ لَحْمًا ثُمَّ أَنشَأْنَاهُ خَلْقًا آخَرَ فَتَبَارَكَ ٱللَّهُ أَحْسَنُ ٱلْخَالِقِينَ ﴿١٤﴾ ثُمَّ إِنَّكُمْ بَعْدَ ذٰلِكَ لَمَيِّتُونَ ﴿١٥﴾ ثُمَّ إِنَّكُمْ يَوْمَ ٱلْقِيَامَةِ تُبْعَثُونَ ﴿١٦﴾ Mucjisadka Alle waa cajiib iyo sidu Alle wax u-abuuray❤
@user-qq6qh6wh3y
@user-qq6qh6wh3y 21 күн бұрын
Haa walahi ilahey hana garad siiyo nimcada ale 😢
@hindacarab9169
@hindacarab9169 8 күн бұрын
Allahu akbar 😢wanaagsane waa ilaahay labadan shakhsi waa cajiib diiniyan iyo maadiyanba one million aynu gaadhsiino inta sanadkan ka dhiman
@iqramoha6734
@iqramoha6734 17 күн бұрын
1m iyo inkabadan istahila channelkan mashlh❤
@KhadraAli-ei7qd
@KhadraAli-ei7qd 15 күн бұрын
Drs waad mhadsantihiin ale haydin barakeeyo mar walba wax bdan idinka faaidnaa.😍wlalo wxaan idin weydiinaa ardayad hda jaamcd bilaabysa ahay marka fucaltygaan baran Lahaa ku wareery marka lab iyo nursing labadaas mid inaa barto rabaa marka kee fcn oo igula talin lahaydeen inan barto.inaad ii jwaabtaan rajeynaa mhadsanidiin.❤
@nimcomohamud5544
@nimcomohamud5544 Күн бұрын
M.a dr allaha idin barakeyo wax badan idinka faidey ❤
@leilachannelofficial655
@leilachannelofficial655 12 күн бұрын
Jazakumullah wllo adnan and sirka podcast waa podcastiga ugu jeclahay
@mariaali5872
@mariaali5872 21 күн бұрын
incredible doctors ❤️✨
@NAJMAMMIRE
@NAJMAMMIRE 18 күн бұрын
Mahadsanidiin doctors su,aalaha mawduucyadii hore idinka weydiina nooga soo jawaaba inshllh
@user-ef9bw2cb6p
@user-ef9bw2cb6p 18 күн бұрын
زادكم الله علما وحرسا
@Hoodomohmettosmaan
@Hoodomohmettosmaan 15 күн бұрын
ماشاء الله ❤
@salmaqurux6834
@salmaqurux6834 18 күн бұрын
JAZAAKALLAH ❤
@HamdiLuul
@HamdiLuul 21 күн бұрын
Allaahu akbar Subxanallah cajiibsanaaa Raxmaanku
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha 21 күн бұрын
Waxyaalaha kale oo dhulka io dadku iskga eg yhin waa macdanaha ay ka koobanyhin waa same thats why u ilaahy uleeyhy منها خلقناكم وفيها نعيدكم ومنها نخرجكم تارة اخرى❤
@sharifoali5503
@sharifoali5503 20 күн бұрын
Laba wiil Allah ayaa xikmad siiye Masha Allah
@HODHAN-j1i
@HODHAN-j1i 21 күн бұрын
Allahu Akbar....that's the power of Almighty SWT....masha Allah tabarakallah ilaahi hani barakeeyo wllahyga❤
@naimafaizal8400
@naimafaizal8400 21 күн бұрын
Abaalkina rabbi janno haka dhiga cilmigiinana rabbi haydin barakeyo teachers❤
@Xamuudi03
@Xamuudi03 21 күн бұрын
Very interesting 😊
@DaartaWanaaga_24
@DaartaWanaaga_24 21 күн бұрын
Allaah Akbar Awooda ilaaheey Cajiibsanaa Rabbi Ha,idin Xafido Wiilasheena❤
@farxiyaxiis7798
@farxiyaxiis7798 21 күн бұрын
Subxanallah! Shayna bilaa sabab looma abuurin😢 please part 2
@Muktafiabillah11
@Muktafiabillah11 21 күн бұрын
بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء واحسن الله إليكم اميييييييين يارب العالمين
@Aishaabdiq125
@Aishaabdiq125 21 күн бұрын
جزاك الله خيرًا ❤
@DhammeDheyne
@DhammeDheyne 17 күн бұрын
Imaamu shaafici baa yidhi haddii aanan rabi lahayn inaan Fiqiga barto waxaan baran lahaa Caafimaadka(cilmu dhibbi) Bal kawaran markaad ogaatid Awoodda Alle intey le’egtahay Mansha Allah SIR POD
@hodoali5714
@hodoali5714 15 күн бұрын
Mansha allah tabaraka raxmaan wlaadayow Alle haydinka abaaliyo wanaagiina aaamin runtii mawduuc waa muhiim Alhamdulilah ilaahayow ku mahadsanid waxaad awood na siisey ❤
@talisoMuumin
@talisoMuumin 11 күн бұрын
Allahu Akbar walahi wax badan ayan ogaday anan ogeyn Allah idin xafido جزاكم الله خيرا
@sahramohamed8478
@sahramohamed8478 21 күн бұрын
Podcast aan ugu jeclacay soomalida rabi haydin barakeeyo
@noqosaalixad9817
@noqosaalixad9817 21 күн бұрын
Music aaa kubipbaysaan inaga dhaafa yay idin noqon dambiyo biiraya, sidaklewbarnaijka waa top allhuma barik ❤❤❤
@mahameddayib7170
@mahameddayib7170 14 күн бұрын
جزاكم الله خير وبارك فيكما يا اخواني
@AminaMush-xi1bq
@AminaMush-xi1bq 19 күн бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar ya waduud walahi oohin ban ku dawaday programka qaybtan wayo waynaanta alaah swt ayaan ka mabsuuday wanaagsane waa alaah ya rabbi raali noqo marwalba❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 walal alaah cilmiga ha idiin barakeyo walahi wanku farxay sida aad jaahilka noga saarteen ❤❤ abaalkiina aduun aakhiroba hela alaah walal ha idiin karameeyo ya rabbi raali noqo marwalba alaah baan sii jeclaaday oo aan ogaaday alaah la aantiisa waxba ma nihin i yaa waduud wanjeclahay rabbigay ❤❤❤❤
@mohamutt..bile.77
@mohamutt..bile.77 21 күн бұрын
سبحان الله والحمدلله
@malyuunmacalinxasan3095
@malyuunmacalinxasan3095 21 күн бұрын
Masha allha our doctors thnkz❤
@maryamsiyad8301
@maryamsiyad8301 21 күн бұрын
سبحان من خلق وأبدع
@Mohammed_Jacob
@Mohammed_Jacob 21 күн бұрын
War Nima yahow aad ayaa u mahad santihiin barnaam8jyadiina aad ayaan u jeclahay lkn abaal xumadeeyda like xatta masaaro waan hilmaamaa intabadan caawa leena iigu horreysay oo aan comments soo dhiibto marka nimayahow abaalkiina lama gudi karo
@kifaxyuusuf5201
@kifaxyuusuf5201 16 күн бұрын
Alle Haydin xafido Dr Adnan & Dr sirka❤
@nazteehadhonbe9479
@nazteehadhonbe9479 6 күн бұрын
M.a podcast somali ka qiima bdn ma garanyo mahadsanidiin allaha idiin barakeyo
@zeinabahmed930
@zeinabahmed930 18 күн бұрын
Masha Allah Alla ha idin hordhiyo cilmiga iyo cafimadka
@FaisalHire
@FaisalHire 21 күн бұрын
Masha allah
@RoodaAadan-iv9yt
@RoodaAadan-iv9yt 21 күн бұрын
Maashaa Allah mahadsanidin wllo qaaliya,ilaahey cimiga iyo caqliga hadin barakeyo.cajiib weeye abuurtena ilaahey ina hagaajiyay,alxamdulilaah.
@user-ji4go1es2f
@user-ji4go1es2f 16 күн бұрын
Allahu akbar alx yaa rabi walaalaheey adnan and sirka aad ayaad u mahadsantihiim
@user-im4eb4dl6o
@user-im4eb4dl6o 15 күн бұрын
Mahadsanidiin Drs balanced diets kasoo hadla ❤
@sumayaabdillahi-ei7lc
@sumayaabdillahi-ei7lc 21 күн бұрын
maansha allah tabaarakallaah dhamaan podcastiyda hal xabo ima dhaafin alhamdulillah waxbadanna waan ka faa'iiday الله يرضيكم 🤍
@SumayaAhmed-mn7wj
@SumayaAhmed-mn7wj 21 күн бұрын
جزاكن الله خير جزاء
@ShukriYussuf-s3r
@ShukriYussuf-s3r 21 күн бұрын
Masha allah my favorite Doctors 😍 allah yaa xafdig
@QaliAbdillahi
@QaliAbdillahi 21 күн бұрын
Malin kasta waxaan is dhahay adigu ugu Hore dadba iga Hore teamka ku xidhan Dr sirka and Dr Adnan shaqo badan ay laynaga rab in aynu qabano dadka kle haynu si gadhsino muuqaladan muhiimka ah waa codsi Hore haynu uu socon
@Jamila.60
@Jamila.60 21 күн бұрын
Jazakumullahu khairan🎉
@haphzamohamed
@haphzamohamed 20 күн бұрын
Allha idin barakeyo cilmigiina aduun iyo akhiraba aamin❤
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 21 күн бұрын
Masha Allaah waa mahad santihiin dr adnaan iyo dr sirka👍🥰
@user-rv9xv3fo2b
@user-rv9xv3fo2b 21 күн бұрын
جزاكم الله خيرا Dr's kasoo hadla xidhiidhada xaaraantaa Bulshadeenu way ku jah wareersan tahay markay ninka iyo gabadhuba soo qaan gaadhaan waxay raadinayaan inay xidhiidh sameeyaan aan jiho lahayn aanay garanynna meelay uwadaan kaliya isla hadla uun ay ka tahay. waan jeclaan lahaa inaad kasoo hadashiin mawduucan
@eesy8947
@eesy8947 21 күн бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@DeeqoMire-kl9ir
@DeeqoMire-kl9ir 19 күн бұрын
جز ا ك الله خير❤❤❤❤
@SabaaxFardaale
@SabaaxFardaale 21 күн бұрын
SubxanAllah Walla wxa yabo Baden yanan idin ka ogaday Alle ha idin xiftiyo❤❤
@suhuurcabdilaahi8420
@suhuurcabdilaahi8420 21 күн бұрын
Allaahu akbar Rabiyoow waa mahadaa nimcada intaa leeg ee aad noogu deeqday Alhamdulilaah
@user-ln1wm2fy7x
@user-ln1wm2fy7x 21 күн бұрын
Black inu white ka fiican yahay soo uma eka😊😊
@Liya733
@Liya733 21 күн бұрын
الحمد لله على كل حال Aad ayad u mhd santihin doctors Alle ha idin xifdiyo
@mohamedmoha3815
@mohamedmoha3815 21 күн бұрын
Alllahu akbar, alx
@NasteexoSomalia
@NasteexoSomalia 21 күн бұрын
Thanks. You doctore 🙏
@kubrocabdinuur6858
@kubrocabdinuur6858 20 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@Bintusaid5
@Bintusaid5 21 күн бұрын
Mahadsanidin Dr's magaca channelka waxaan kafahmay as podcast in as laga soo gaabshay a Adnan iyo s sirka inaan saxaan filaa aad baad umahadsantihiin ❤❤❤
@idilyuusuf1894
@idilyuusuf1894 20 күн бұрын
موضوع مهم جدا جساك الله خير الجزاء
@safimohamed9135
@safimohamed9135 6 күн бұрын
Podcast aan ugu jeclahay inkastoo muqalkaan aad dib ugu dhacay inan dhagesto hadana muqaal ima dhaafo 🤎
@MahamedMukhtar-n7i
@MahamedMukhtar-n7i 19 күн бұрын
Cilmiga Allaah ha,idin siyaadiya Dr Adnaan and Dr sirka
@aminomohamedmohamud1731
@aminomohamedmohamud1731 18 күн бұрын
aadaa u mahadsantihiin doctors abaalkiinna janno Allah haka dhigo
@ShugriSaciid-tc6ql
@ShugriSaciid-tc6ql 19 күн бұрын
Wlhi vedioyadiiina Kama daaalo mrkaaan shqeeenaayo waan dhgeysataa cilmi badana waan idinka faaidey allaahuma baarik ❤🎉
@SabriinAdan
@SabriinAdan 14 күн бұрын
Mashallah
@Khaled_Yusuf
@Khaled_Yusuf 21 күн бұрын
Horusocod wanaagsan baan idin rajaynayaa, xaqiiqdii wax badan baad ku darsateen nolosha social media-yaha iyo qaybteeda wanaagsan. Aad baan ugu faraxsanahay in aad isku hawsheen dadaal badana galiseen, sidii aynu u yeelan lahayn social media qaybteeda wanaaagsan.
@MahamedMukhtar-n7i
@MahamedMukhtar-n7i 19 күн бұрын
Mashallaah allaahhu akbar
@eesy8947
@eesy8947 21 күн бұрын
Masha allh jazaakal Iaahu qeyra جزاكم الله خيراً
@axmedmohamed5688
@axmedmohamed5688 21 күн бұрын
Hamiyadiina Allh idin rumeeyo, our role models.
@SurprisedCrescentMoon-mw7ji
@SurprisedCrescentMoon-mw7ji 21 күн бұрын
Dhaqtirta inta Augusta ka dhiman 100 ku tuura wey u qalmaan reer comment
@farhiyaali1185
@farhiyaali1185 5 күн бұрын
Masha Allah Tabarakallah Malin ficaan Ayan idin bartay walhi waxaan idinka faiida waxbadan Malin walba iLahay haydinka abaal mariyo cilmigaad barateen Eed naga faiidaynaysaa❤❤❤
@amaalabdikadir8329
@amaalabdikadir8329 21 күн бұрын
تذكر أن الله لايعجزه شيء، ((وما كان الله ليعجزه من شيء في السماوات ولا في الارض)) سبحان الله Waxyalo farabadan oo anan ogayan ayad na barteen ربي يكرمكم ❤
@nimcaali3930
@nimcaali3930 21 күн бұрын
M. A Allaha idin sharfo walalayal
@Muktafiabillah11
@Muktafiabillah11 21 күн бұрын
الحمد الله رب العالمين
@rahmocurdan
@rahmocurdan 21 күн бұрын
Waa mhdsntihiin our doctors
@mahadbashiir111
@mahadbashiir111 21 күн бұрын
Allow maxaad nimco noogashay Alxamdulillah 🤲 adinkana allaha idin sharfo waxaa tihiin aqoonyahno waxay barteen dadkoodii oga faaiidaynaya❤
@QunyarSocod-ry2ef
@QunyarSocod-ry2ef 20 күн бұрын
Part two plsss ❤ WhatsApp maka jawaabtin miyaa drs 😢
@user-ys3mx2vq3z
@user-ys3mx2vq3z 20 күн бұрын
Alle ha idin barkeyo our Dr adnan and sirka❤
@fakiamahamoud1114
@fakiamahamoud1114 21 күн бұрын
M.shllh fav podcast ❤
@Aishabashiir-g8k
@Aishabashiir-g8k 20 күн бұрын
فعلا جميل جدآ مواضيعكم
@NastehaAbdikafi-ju2ip
@NastehaAbdikafi-ju2ip 21 күн бұрын
Sirka and Adnan aad ban idinkaga mahad celinayna waqtigiina aad noo hurteen❤
@user-eh6xp3rb4n
@user-eh6xp3rb4n 21 күн бұрын
Very interesting tku bro
@sihaamsiciid2471
@sihaamsiciid2471 19 күн бұрын
Cajiib allahu akbar wanagsane wa ilahey❤❤
@MudanDahirmaxamud
@MudanDahirmaxamud 21 күн бұрын
Waaa masha allaaah🎉🎉🎉🎉
@farhan_taffo
@farhan_taffo 21 күн бұрын
Allukabar allah wayn
@Nada_1673
@Nada_1673 20 күн бұрын
Mancha Allah wax badan an ogayn ka faiday jasakalah walalayal❤😊
@MohamedaxmedXassan
@MohamedaxmedXassan 20 күн бұрын
MASHA ALLAH ALLAHHU AKBAR BAARAKALAAHU FIIKUM
@sihaamsiciid2471
@sihaamsiciid2471 21 күн бұрын
Alle ha idin barakeyo aduun io akhiraba waxan idinku abaal gudno gran meyne❤
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 21 күн бұрын
One week ,one vedio nooga badiya muuqalda 🙏✌
@bintudhabaake5803
@bintudhabaake5803 21 күн бұрын
Allhmdulillah 😭😭 illow nimcada ma koobi karne adaa mahdel 😭😭
@HamdiLuul
@HamdiLuul 21 күн бұрын
Maasha Allah waqti la idiin baahnaa ayad nooso baxdeen. Shaqo wacan ayad heysaan baarakallau fiikum. Nooso badiya barnaamijyadiina xiisa badan marknaba kama xiisa dhacno❤ mahadsanidiin ❤
@sahradegan2200
@sahradegan2200 21 күн бұрын
Mansha alah Ale cilmiga caqliga iyo caafimadkaba Haydiin barakeeyo walaalayaal Ale haydinka abaalmariyo Miisaanka wanaagyadiinana haydiin saaro cilmiga waxtarka leh ee eed dadkiina u soo gudbisaan
DHIBAATOOYINKA HURDO LA'AANTA | ADNAN & SIRKA PODCAST
49:25
AS PODCAST
Рет қаралды 8 М.
Mustaqbalkaaga Dhiso | Dhiirigalin | Sheekh Mustafe 2024
44:44
Wadaad Media
Рет қаралды 131 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 40 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
DOPAMINE & MEELAHA LAGA HELO | ADNAN & SIRKA PODCAST
33:57
AS PODCAST
Рет қаралды 22 М.
II WAD SHEEKADA “ Qeybtii labaad ee ilmada qarsoon “ S3-E2
39:01
MAXAA KEENA TIMO-DAADASHADA (HAIR LOSS) ADNAN & SIRKA PODCAST
44:50
Part 2/2. Koriinka iyo guurka ilmaha ku dhasha qurbaha. #wardheere
41:14
Sidee loo Abuuraa xidhiidh Guulaysta? | Meehaal Podcast
34:22
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
AS PODCAST
Рет қаралды 91 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 40 МЛН