Part 9: Jabkii Ingiriis Loogu Gaystay CAGAARWEYNE | Dagaalkii Daraawiish Lagu Aqoonsaday | 1903

  Рет қаралды 18,028

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 жыл бұрын
Manshallaah ❤️ wallaahi wiilyahow allow ku xifdhi 😍❤️😭
@abdifatahmohamed4401
@abdifatahmohamed4401 3 жыл бұрын
Allaw daraawiish oo dhan unaxariiso 🤲
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 3 жыл бұрын
Asc guuleyso sxb barnamij qiimo badan ayad soo daysay👍
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 Жыл бұрын
Idoor xaasideyn dhubahante xasiidiin ku yayiin Idoor madaxa ku siidiijireyn idoor Allah kabaqa
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 Жыл бұрын
Iidoor Gumeysi jaclela Ingirisa Galoo jecle Darawichta garagarakoooda Allah ha shaahid iyo diinta Guuuul darawich dhubahante Allow wax dhiba ha tuusin dhubahante Horgalada iyo baasasinta Allah ha baabiyow Cadowkeyna waa horgal dadkiisa shilimaat ka dordey Allah hagfiisa sharafmaley
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 10 ай бұрын
Iidoor miyuu ku wasaa dhilayahay 0:48
@filimcusubstudio1955
@filimcusubstudio1955 3 жыл бұрын
Qaamuus keep going LEGEND
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 жыл бұрын
Wadani dhaartay ❣️🇸🇴❣️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🕋❤️❤️❤️🕋🕋🕋❤️❤️❤️❤️
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Dagaalka cagaarweyne daraawish waa ku jibtay dadka beenta ka daa taasna sayidka sheegay oo suugaan ku muujiyey jabka kaso gaaray cagaarweyne Wuxuu yiri Waligeyba mee lagu jabaa jaqalo buurnaay Jigjiga iyo cagaarweyne ninkii joogay baan ahay Jigjigana waa meel kale uu ku jabay taasna sayidka cadeeyey sayidku nin gambado ma eheen huu jabo suugaanbuu ku muuji jiray haduu guil dareystana suugaan buu ku muuhi jiray Marka waxad soo gudbineysid iska hubi wll🙏 mahadsanid
@AxmadKamaal
@AxmadKamaal Жыл бұрын
Gaalkuba wuu cadeyay iney kujaben lkn jab carararida maha was khasara Wayna lkn goobta iyaga hantay ragina xasuuqay khasaraha kubatay daraeiishta
@CrisaaqMohamed-g9q
@CrisaaqMohamed-g9q 2 ай бұрын
Inta Bari loo dhigay cashar ahaan 😂
@ahmedabdi2896
@ahmedabdi2896 2 жыл бұрын
Dhulbahante waxaa ishaa maanta u yeeshay waa nabsi ay ka galeen isaaq iyo daaroodba
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
rag waa ragii hore, iyagoo fardo seef iyo toori ku dagaalamaya ayeey gaalo iyo intii la socoteyba jabiyeen, casharna u dhigeen ilaa maanta ay ka sheekeeyaan, Balse waxaa nasiib daro aad u weeyn ah kuwii ay awoowayaashoid gaalada casharka sidaas ugu dhigay, ineey maanta gaaladii ay kaba qaadyo u yihiin oo ay u sujuudayaan
@maxamedismacil8366
@maxamedismacil8366 3 жыл бұрын
hubka Engiriis ka dhamaaday ee Darawiishi haysatay muxuu ahaa iyagaaba warshado hystaye. qabiileyntii daraawisheed ma been kaloo laynooga aamin ka baxaa ku darteen
@moziz_gaming8720
@moziz_gaming8720 3 жыл бұрын
SI ficn hadalka u dhageyso .....waxa Kaa hadalsiyay wax yar mahe...aday qabyalad kudishey e!!
@sadaammoha8274
@sadaammoha8274 2 жыл бұрын
Intee ka heli karaa buugan aa nosoo tabineyso
@سلمىعبدالرزاق-ر1و
@سلمىعبدالرزاق-ر1و 2 жыл бұрын
Darwiiishnimo
@abdiismail6805
@abdiismail6805 3 жыл бұрын
Dadkii shacabka ahaa ee uu xasuuqay maxamed cabdille xasan iyagana soo sheeg wixii uu u geystey!
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
EMARAADKA FASHILAYAY CIRO BANAANKA KEENAY
12:11
waridaad TV
Рет қаралды 28 М.
GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN
58:00
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 270 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН