DEGDEG: Ninkii Soomaalidu Wada Dhashay oo Dadkiisii Helay

  Рет қаралды 303,507

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 5 ай бұрын
Yusuf hadu aarkayo qoralkagas waxan kula talinya iin odagi so koriya in uu carurtisa kawar hayooo uu xadhidhiyo
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 5 ай бұрын
Dna waa mihiim
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 5 ай бұрын
Waasaxiix
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 5 ай бұрын
Warunta
@abdiadan4837
@abdiadan4837 5 ай бұрын
Masha allah, jazakallah qeyr damantin
@DaauudCu
@DaauudCu 5 ай бұрын
🎉🎉​ 10:53
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 5 ай бұрын
Reer sheekh isxaaq gebi ahaantoodba gob weeye Alle hadarajeeyo aamiin aad bay umahadsantahay gabadha yari ee miskiinka bad baadisay guuleyso inadeer qaali 👍❣️
@awm221
@awm221 5 ай бұрын
@shukriosman2864
@shukriosman2864 5 ай бұрын
❤❤❤ reer ayeeygay waaa gob
@TgTg-yw3wx
@TgTg-yw3wx 5 ай бұрын
😊
@TgTg-yw3wx
@TgTg-yw3wx 5 ай бұрын
😊
@nasro7666
@nasro7666 5 ай бұрын
Wilkan rer luuq umalaynah
@MaryamAhmed-q4s
@MaryamAhmed-q4s 5 ай бұрын
Uma eko umanaa dhawo subxaanallah war dna iska qaad oo is cadee oo shakiga naga saar haadii kale sidii hore halaguu soo eryo
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 5 ай бұрын
Dhiiga laysaga qaaday weynais lahaadeen ee ka hara
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
​@@ashaweheliye1319 Yaa cadayn u yaho Ninkaan waa mar kale uu qaldamay
@dailycontent3955
@dailycontent3955 5 ай бұрын
Soo too leeyahay dna liga qaaday
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 5 ай бұрын
Magacii saxda ahaa bayshegan haday runtood yihiin iyo abdirsinyahiisa
@aminaaahmed6484
@aminaaahmed6484 5 ай бұрын
Dadkan uma eeko habayaraatee firku ismaqariyo
@Zurich527
@Zurich527 5 ай бұрын
Mama foos ilahey qalbiga ha u qabooojiyo
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 5 ай бұрын
Hargeysa Waa Hooyada Iyo Maskaxda Somalida , Salaan Kal iyo laab Shacabkii Hargeysoooooo. From Mogadishu.
@marianosman2515
@marianosman2515 5 ай бұрын
War Ilahay ka baqa ninkaan see ku ogaaten inu wilkina yahay dadku ma washeen Subxaanalaah 😮
@maryanabdi5382
@maryanabdi5382 5 ай бұрын
Dhig balaga qaday
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Waxba qaldan
@mymmym8283
@mymmym8283 5 ай бұрын
Marka hore barnaamijka dhamayso kadib hadal qofyahow 😅
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 ай бұрын
Mashaallah hadii dhiigu is yeshay måmadiina way heli doonta wiilkeda
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 5 ай бұрын
Yusuf ka fiirso arintan foos baad ku soo laaban dontaa.
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 ай бұрын
DNA baa laga qaaday
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 5 ай бұрын
​@@kowtherhassan9236Been waaye lama qadin wiilka gacanta ku hayay aya shegay maxamed la dhahayi
@maryan4436
@maryan4436 5 ай бұрын
YUSUF WAA TUUG BEENAALE AH ARINTAAN KU SHAQEESTO DNA MA OGOLA CIDAAN DNA LA AAN BUU KU RAACAY NINKI HARGEESA KU HAAYAY WUXUU YIRI DNA LA AAN BUU KU RAACAY WUUNA IGA DIIDAY INAA DNA LAGA QAADO
@maryan4436
@maryan4436 5 ай бұрын
YUUSUF WAA IN LAXIRAA CIA WAREESATO CABSI GALISO SI UU RUNTA U SHEEGO
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 ай бұрын
@@maryan4436 Xasbiyalaah oo ninku dadka wuxuu u waalayey dadkan sheegtay qofna isma yar shabahaan
@zamzam5255
@zamzam5255 5 ай бұрын
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO WAA ILLAAHEEY MAHADIIS
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 5 ай бұрын
صومالاند حقيقة ارض مبارك اللهم احفظ واحفظ جميع بلدان المسلمين
@ahmedismail201
@ahmedismail201 5 ай бұрын
Amiin
@roodanuur461
@roodanuur461 5 ай бұрын
Wiilkan iyo reerkan isuma eega hooyadi joogotey jaarmal buu u eegeyay
@zamzam5255
@zamzam5255 5 ай бұрын
D N A AYEEY KULAA BAXEEN
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 5 ай бұрын
Oo maamadii jarmal ma aheyn miyaa hooyadii 😢
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 5 ай бұрын
Kuwani waa reer abtigii, abiihina ma noola,
@abdiwahabm6255
@abdiwahabm6255 5 ай бұрын
Waasa islaantii jarmal buu uegyahay
@RoodaMaxamed-jp5ii
@RoodaMaxamed-jp5ii 5 ай бұрын
🎉❤😊​@@zamzam5255
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 5 ай бұрын
Ninkaan u ma eko dadkan lkn wuxuu u egyahay mamadi hore oo sheganeysay lkn hadii si sax ah looqadey dhiiga saxda oo jawabta sax tahay waa lagu qanci karaa lkn hadii iskadaba mareys lasameynayo oo mamadi hore qalbiga laga dhawacayo Allaha xaqa tusiyo wixi jiro Allaa og Allaha xaqa tusiyo dadkaan.
@nasro7666
@nasro7666 5 ай бұрын
Been uegtay
@muslimohh1001
@muslimohh1001 5 ай бұрын
Kan dhahaayo jareer wa nin an aqlaq laheyn .jareerta wa dad nasab ah wakas sokoriyen wax sobaren
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 5 ай бұрын
Masha Allah, Ilaahay inta cimregaaga ka dhiman farxad ha kuugu dhameeyo, gabadha ku damiinatayna kheyr Allah ha siiyo iyo inta ku soo dhawaysayba
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 5 ай бұрын
Reerkaan nin eysan garaneyn Waa dhalnay hadii ay dhahaan ayagay u taal ninkaan umana eka
@AsadAxmed-z7x
@AsadAxmed-z7x 5 ай бұрын
Waa abtiyaaashiis kuwaan Gabadha ladhalatay bis ayaa u eg
@learntorest4090
@learntorest4090 5 ай бұрын
Cid maad kagaranaysaa reer abtiyaashi wlo​@@AsadAxmed-z7x
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 5 ай бұрын
Saxiix
@owliyo1218
@owliyo1218 5 ай бұрын
​@@AsadAxmed-z7xwalaashii aabihi iyo hooyadii dhaleen taagan umana eka wajiga afka sanka indhaha midabka meelna iska soo galaan dib usoo fiirso
@Jamiilo21
@Jamiilo21 5 ай бұрын
Marka La leeyahay dhiigu biyo maha qofkastah oo bini,adan ah hooyada ama Abaha Ayu raaca hadii uusan Adeerkiis u Ekeen Abtigiis bu raaca inta badan walibah Wiil waa Abtigiis ba La yiri muqal ahan iyo Dabeecad ahan Abtigiis bu ka raaca hada Ninkaan ree Adeerkiis iyo ree Abtigiis midna uma Eka see wax loo wadaa
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 5 ай бұрын
Maasha. Allh. Soomaaliyeey. Waa. Idiin. Salaanay. Meekasataad. Joogataan. Inatii ha. Kaqaabagaakay. Thank. You. Waanu. Faaraxasanahay. Yusuf. Wuu. Guulasatay. From. Buraco
@AbdiNaasir-d2t
@AbdiNaasir-d2t 5 ай бұрын
Wllhi waku faraxsanahay ina qoyskaga heshay wllkey nolol qurux bdn kurajenaa 🫶🙏
@ayanomar8111
@ayanomar8111 5 ай бұрын
Ninkan reerkan uma eka iyagu wey isku egyiin lakin. Asagu uma eke .
@Jamiilo21
@Jamiilo21 5 ай бұрын
Yaab
@NuurAlhuuda
@NuurAlhuuda 5 ай бұрын
Waa Abtiyaash aya dadk layahiin
@nasro7666
@nasro7666 5 ай бұрын
Ninka wa miskinb ilhay dadki sahlo
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 ай бұрын
Good bless republiken of somaliland
@nasro7666
@nasro7666 5 ай бұрын
Re4kan ilhay kabaqan aduunyo waye wilkan midkin dhibanah waye dhibka yang loga faidaysan
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 5 ай бұрын
​@@nasro7666maxay tahay dhibka aadka sheekeyneyso? Waka farqiga inoodhaxeeya idinkuna dhalinyaradii sln ayaad qaarna ciijisen kuwo kalena xabsiga ku cadabaysan marka shame on u
@nasro7666
@nasro7666 5 ай бұрын
@@Mo_Daud.2 maxaa kuhayo adigu edeblswe
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 5 ай бұрын
@@nasro7666 waxa ihaya?😂 adigu afkaga io dhagahagu isma maqlan mia! Kahor inta aanad iska hantaaticin kafiirso
@akfamily7916
@akfamily7916 5 ай бұрын
ma shaw Allaah ilaahay ayaa mahadleh
@KhadijoMuuse
@KhadijoMuuse 5 ай бұрын
Alla masha Allah sankay iskaga wada egyihiin Allahu Akbar ❤ ilahow adaa mahad iska leh oo u sahlay reerkisa wllken
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 ай бұрын
Sidee baad u raadiseen waxa ka horeeya sidee u lumay? Tan yari ma waalan tahay.
@sucaadsalam
@sucaadsalam 5 ай бұрын
Mash’allah hambalyo🥰👏👏👏👏
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Ninkaan walee maama foos ayuu u egyahay yaa muxuu DNA udiiday
@marianabokar7809
@marianabokar7809 5 ай бұрын
Mama qabiilka ay u sheegtay muusan ku farxin saas darteed buu qabiilkaan u raacay xoogaane reerkaan baa la,qurxanaadey saas darteed buu u diiday marka waxaan dhihi,lahaa yuusuf asagoo DNA qaadin cidna ma raaci,karo ha iska cadeeyo wax walbo qurux iyo qabiil yuusan raacin waa iga talo intaa
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 5 ай бұрын
Waxaan isdhahay markaytidhimeen iskakaageeyay buunacay kk
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 5 ай бұрын
Somalidu Waa isu wada ektahy Waa wada dhalatay laakiin reerkan Ayaa dhalay Waa ay muuqata
@Aminajam4l
@Aminajam4l 5 ай бұрын
Walaalkey yisuf maalmo badan dhibkii ku heley ee aduunka keli ku noqotey hadaad maanta ale weyne kaa saarey oo aad heshay reerkaagii waa ala mahanadi somali badan oo anigu ka mid ahay in badan waa kula Olney hadadaas aan kuu soo qorayo texka walahay ilaan iska duugayaa tii hore murugey ahayd tana waa farxad oohin walaalo rabi saad aduunka ale kaaga farxiyey murugo badan dabadeed aakhirona ale ha kaaga farxiyo waan kuu hambal yeynayaa walaalo from hargeysa xafada new jargeysa. Rabi baa mahad leh
@dailycontent3955
@dailycontent3955 5 ай бұрын
Waa la qaaday dhahay muqalka bilaawgiisa
@foosmuke6029
@foosmuke6029 5 ай бұрын
Masha alaah
@hanadMuhanad-ic1yr
@hanadMuhanad-ic1yr 5 ай бұрын
الحمدالله على كل حال
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 5 ай бұрын
Maaha Allaah❤❤❤❤❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Oo dadkaan hadayna DNA qaadin siday shareecada kayeelidoonaan ileyn qof aadan dhalin kumana dhaxli karo
@calikiki2020
@calikiki2020 5 ай бұрын
Masha allah❤
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 5 ай бұрын
Masha Allah wlhi yarkaan ramadanki ayaan aad ugu duceeyay bal qiyaas somalida dhaxdeeda iyo qabyaaladda sida ay ugu wayn tahay ninkaas wax badan waa ciishooday wlhi alx mar hadii aw helay qoyskiisi
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 5 ай бұрын
Masha allah alx
@fartundahir4910
@fartundahir4910 5 ай бұрын
Ninkii sokoriyay waaba dhintaye kuwa caayaya maxaa ka khaldan
@BadraHawadle
@BadraHawadle 5 ай бұрын
Masha allh hambalyo hambalyo kunjer inder marhadad heshy rerkagi alxmdulilah ale ayamahale❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimmouhoumed9033
@ibrahimmouhoumed9033 5 ай бұрын
Alxamdullillah
@zamaraabdi811
@zamaraabdi811 5 ай бұрын
M.a illahay ka farxiyay baa mahad iskaleh Alxamdulillaah ❤
@lathany.3537
@lathany.3537 5 ай бұрын
Hargeeso gacan , lug , far yareey iyo cidideeda ayaan u taagay 😂😂😂😂😂😂😂
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 waa sheekadii fanaanadii Nimco
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 5 ай бұрын
Waayo ninkan maxaa ka khaldan
@SamiraDuala
@SamiraDuala 5 ай бұрын
@@ashaabdullahi4659waa run nin waxwaynbaa kaqaldan ninkaa reerka msdhalin umana eka
@HodanMohamed-w7t
@HodanMohamed-w7t 5 ай бұрын
This man and this family they don’t look like DNA
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 5 ай бұрын
​@@HodanMohamed-w7t Adiga waxa ku karkarinaya hadu isagu ku farxsanyay DNA laga qaaday somalida wali inkaar baay qaban
@HindaMaxmuud-q6o
@HindaMaxmuud-q6o 5 ай бұрын
Masha Allaah
@LuulAbdulle-g5v
@LuulAbdulle-g5v 5 ай бұрын
WILKAAN IYO REERKU ISUMA EKA EE SI FICAN HA LO HUBIYO ILMA ADERYAAL PLEASE
@nalababy3825
@nalababy3825 5 ай бұрын
MANSHALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Ninkaan waa oromo dhiig somali malaha.
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 5 ай бұрын
Yusuf keligaa maad noolayne aad baad u nasiib badnayd,waxaa ku soo koriyey hooyo iyo aabo fiican Allah ha brakeeyo aakhri iyo aduunba diintana ku soo baray. Maasha Allah hadaad reerkaagii heshay 🎉🎉🎉❤
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 5 ай бұрын
Reerkaan xataa awoowayaal 100th sano iskufir iyo iskudad midna uma eka ee waa arintii namca tumaal oo kale kusoco wa iinakaa
@maryanigal3349
@maryanigal3349 5 ай бұрын
waa sax waa sheekadii nimco iyo walaasheed
@Waliidmawlid
@Waliidmawlid 4 ай бұрын
Hambalyo wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 5 ай бұрын
D N A Hala qaado Hadii Rin la sheegayo ?
@fadumo5687
@fadumo5687 5 ай бұрын
Cida soo burisay maa kadhalatay
@maltamanka2717
@maltamanka2717 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@ZakiyaAbdi
@ZakiyaAbdi 5 ай бұрын
ما شا ء اللہ
@mursal4191
@mursal4191 5 ай бұрын
manshaa allah yusuf
@aminamoussa2530
@aminamoussa2530 5 ай бұрын
Mashalh alhmd
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 5 ай бұрын
Masha alaah ilaahey ayaa u sahley inay dib u midoobaan reerkooda
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 ай бұрын
Nin oromo ama xabashiah lagudhexbertay intayshegtan barina badarkin isago siyasi hogamiye ah ilawanin sirdono qarson garabtaganyihine ama uguyaran basas sal adagkuleh gayigas unoqdo omuhima
@dawanprint650
@dawanprint650 5 ай бұрын
Masha Allah . Khasab maha inay isu ekadan mar haddii calamadii iyo DNA is wafaqay waa sax. Dadka kalena ha radsadan wilasha ka maqan
@june6206
@june6206 5 ай бұрын
Cid wax ka qadey ma jirto cadeyn ma jirto ee lkn si uu sii joogo hargaysa cida a u roon inuu sheeto
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 5 ай бұрын
Masha allaah wllo hamblyo aaaaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi
@abdirizack4066
@abdirizack4066 5 ай бұрын
Mama fooos in eey dhashay ayuu qalbigeeyga isiinayaa. Maalinkii uu mama foos kulahaa aniga xagee igagatagteen oo eey ilmeeysay anne aad ayaan uula ilmeeye😢
@sadam1318
@sadam1318 5 ай бұрын
maba isku ekee waa maxay arinkaan ma fahmin ninkaan ninki miyaa ma fahmin sharmo boy ayaa laga hayaa
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 5 ай бұрын
Waannaxay markaydhaheen hooya dii iyo aabihii waadhinteen allaah haunaxariisto
@lielaosman8710
@lielaosman8710 5 ай бұрын
Aniga xita wa naxay ilahow jannada ku kulmi walidki iyo asiga
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Dad badan baa sheegtay DNA lagama wada qaadin , magaranaayo wuxuu udiiday DNA, REERKAAN iyo yuusuf dad isdhslay ama wada dhashay ma aha.
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u 5 ай бұрын
Maama waa laga oradbadiyey
@NimcoCismaan-ov1je
@NimcoCismaan-ov1je 5 ай бұрын
Waa ilmeeyay markuu gabaygatirinsyo alle haku garabgalo wllo Yuusuf
@SumayaCabdiraxman-w2f
@SumayaCabdiraxman-w2f 5 ай бұрын
Maan sha Alaaah yuusuf Hambalyo hambalyo wllky
@AhmedCabdi-k4d
@AhmedCabdi-k4d 5 ай бұрын
Maansha alaah ilaahaybaa mahadle alaahu akbar
@MahadCabdidalaan
@MahadCabdidalaan 5 ай бұрын
War yuusuf anaa aabihiis ah laakin hooyadees waan furay ninkaan ayaa guursaday marka yuusufuuw walaalahaa waqtolaqaadu aabe wiilkaygiiyuw😂😂
@RahmaOsman-m6b
@RahmaOsman-m6b 5 ай бұрын
Mansha allh walhi aad ayan ugu farxay inuu reerkisii helay yusuf ❤wa qof aad u wanagsan alle haku barakeeyo wll wanad mahadsanty ducada gabyga ah e ad no tirisay hadan reer somaliland nahy❤
@nnpcat625
@nnpcat625 5 ай бұрын
d.n.a. shirka waa soo xermaa
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 5 ай бұрын
Manshallah. Waa war aad loogu farxo
@OGADHIINLEY
@OGADHIINLEY 5 ай бұрын
Man sha allaah ❤❤❤❤❤❤ waaba nin reer wardheer ah
@RaxiimaAbdirisak
@RaxiimaAbdirisak 5 ай бұрын
Mnsha allh wllhi waa war aan ku farxay alx allh
@naciimaxasan448
@naciimaxasan448 5 ай бұрын
Wlhi mama did foos iyo yuusuf meel fiican oo dash furan dhiiga halooga qaado
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 5 ай бұрын
Ala xanuun badanaa hooyadii iyo aabahiis hadey dhinteen
@SoudeyssiMahdi
@SoudeyssiMahdi 5 ай бұрын
Walaashii way uegtahay mashaa allaah
@faysacaydid9083
@faysacaydid9083 5 ай бұрын
Hambalyo
@caashomaxamad9791
@caashomaxamad9791 5 ай бұрын
Waatuugii afgooye dhameyey alla muxuu soomaali dhameeyey xasan oromo war ka carara
@CabdirasaaqXasan-nr8lu
@CabdirasaaqXasan-nr8lu 5 ай бұрын
Sxb waxan alle swtc ugumahad celiyaayaa helida aad heshay qoyskaagii oo aad heshay
@farhiashire814
@farhiashire814 5 ай бұрын
Markaan wuu qoslayaa mansha Allah
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx 5 ай бұрын
Manshaa Allah wiilka familkiisa magaaladeyba lajoogeen alhamdulilaah congratulation Yusuf reer somaliland guuleysta.
@safacraxmaan6452
@safacraxmaan6452 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ maansha Alaalh hambalyo hmblyo Guuul yuusuf
@abdifitah-wu3xj
@abdifitah-wu3xj 5 ай бұрын
Masha Allah
@alidamey2988
@alidamey2988 5 ай бұрын
Aad iyo.Aad Waxa Mudan in isna Loo Mahad Celiyo.ikaahey Ka Sokow.Ajir iyo Xasanaad Allaha Ka Siiyee.Waddaniga Soomaaliyeed Ee Soo Saara.Barnaamijka...ILLINTIR...
@MumtaazHana
@MumtaazHana 5 ай бұрын
Masha allah yusuf guuleso wllkey ❤
@UgbaadCadey-w8d
@UgbaadCadey-w8d 5 ай бұрын
Alx❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimoibrahim7547
@halimoibrahim7547 5 ай бұрын
Alxmdullah 😥😥
@imanabdi9643
@imanabdi9643 5 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤guuul yusuf mahadnid g somaliland adku xustay
@MaqsuudCabdiwahaab
@MaqsuudCabdiwahaab 5 ай бұрын
Mashallah soo dhawaw inadeer i tolkujeclakusoo dhawaw
@june6206
@june6206 5 ай бұрын
DN ka an ba tol lagu noqda wuu diiday inuu iska qadee 😂
@ibrahimhassan7669
@ibrahimhassan7669 5 ай бұрын
Amaaradaas qarsoon..waan ka shikiyey... Talow waa maxay...
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 5 ай бұрын
Alxamdu lilaahi wa Shukru wa thanaa
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 5 ай бұрын
Aabihii la janeeyahan fircoonka u eeg meesha ka qabta😂😂😂😂 sacad muusow meeshan ka qabta oromadan reer muqdisho anagu burco cidwalba kuma soo deynee😅😅😅😅
@hayiiin
@hayiiin 5 ай бұрын
Ma sacad muuse noqdey wllo
@deeqoshire7532
@deeqoshire7532 5 ай бұрын
Hanbalyo wllo runtii qisadaada wan la ilmeeyay
@zahraali5477
@zahraali5477 5 ай бұрын
Ninka reerka Uma eka
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 5 ай бұрын
مما يسعدني استخدامكم لفظة (الأمارة) فهو مما يدل على أصالة العربية في كلامنا شكر سكان أفطير.
@Barre66
@Barre66 5 ай бұрын
Adeer carab ha nagu soo dhisin 😅
@amalhirsi750
@amalhirsi750 5 ай бұрын
Mashallah Mashallah guul alhamdillah
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 5 ай бұрын
Alx walal alle ha kuudhaafo familkada
@fathaali7472
@fathaali7472 5 ай бұрын
Ilahay baa xaqiiqda og Lakiin reer kan iyo Yusuf isku dhiigmaha waxan odhan lahaa hala hubiyo arintaa
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 5 ай бұрын
Masha Allah aamina waa ba isu eg yihiin.
@basrabashir5726
@basrabashir5726 5 ай бұрын
Yusuf hadu reerkisa helay waa farxad lakin reerkan inay dhalen ilama aha intuu hadhow dib ubaroran lahaa hada haka fiirsado
@ShukariSheakh-yx1cl
@ShukariSheakh-yx1cl 5 ай бұрын
Hambaliyo Hambaliyo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 ай бұрын
dhibta ugu wayn waxay noqon karta dumarki uu jeclaa oo khasab looga furay ilmahiisi laga faquuqaay manta nasiibka wayna waxa helay caruuurtii uu dhalay oo heshay meel ay ku abtirsadan hadii kale caruurtaasa iyagana taasa ku dhici lahayn qof walaba ilahay wax buu ku imtixama isagana Allah intasu ku imtixamay samir buu kaga gudbay ilahay reerkiisan ha u sakhiro wax ha u qabtan madama anay soo korin waxay ila tahay inu noqday nin ugadena sidan filayo in la sheego ahayd ciduu yahay awelba waa la waydiinayee
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢 waa hargeisa dhexdeedi maxaa dadkii nasabka ahaa helay waxani wax la eegto kawayn
@ApdifatahMohamed-s2e
@ApdifatahMohamed-s2e 5 ай бұрын
𝐃𝐚𝐝 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲
@iskaMoha-vl5ii
@iskaMoha-vl5ii 5 ай бұрын
maasha allah yuusuf hambalyo
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 5 ай бұрын
Masha allaah yuusuf guul guul gowanimo
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 5 ай бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@craxiincalimaxamed7822
@craxiincalimaxamed7822 5 ай бұрын
Nin 30 sano ka badan ku soo koriyay miyaad leedihiin jareer buu ahaa
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 5 ай бұрын
Subhanallah mida aan la’yaabay ayaa taas ah intey u duceyn lahaayeen ayey dadkii soo koriyey caaynayaan Maxaan ku sifeynaa dadkaan cimri u dhineen ?
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 15 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН
Faadumo iyo Hadalo oo 8 Fanaan Saaray Miiska Faaf-reebka Fanka
38:37
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55