WHY THE MIDDLE EAST CONFLICT WILL NEVER END: THE SHOKING TRUTH (English Subtitles)

  Рет қаралды 18,175

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

The Middle East conflict feels like a never-ending war. Why does it keep happening, and what makes it impossible to resolve? In this video, we reveal shocking insights into the deep-rooted issues that make peace unlikely, and what the future holds for both sides. Watch now to uncover the harsh reality behind the headlines.

Пікірлер: 57
8 күн бұрын
Haddii Title-ka muuqaalka uu English kuu soo baxay, Waa luuqada App-ka KZbin aad ku isticmaasho. Haddii Carabi aad ku isticmaasho Carabi kuusoo baxaayo, Dadka kuligood isku qaab umawada arkayaa. Aragtidaada ku aadan Subtitle-ka hoos inoogu soo qor.
@munasarabdisaln9803
@munasarabdisaln9803 8 күн бұрын
English buu iigu soo baxa lkn muuqaalada dadka kale waa somali iyo kuwaagii hore
@mohammedbashiir8186
@mohammedbashiir8186 8 күн бұрын
Haa ust wa runtaa Farrin E-mail iso direen oo waxay I dhahen English waa ka bedelan kartaa😅
@AbdirixmanMaxamad-t3v
@AbdirixmanMaxamad-t3v 8 күн бұрын
English baa ii soo baxay lkn maxaa jira
@Saabiridriscali
@Saabiridriscali 8 күн бұрын
Maxaweeye laakin Ma Luuqadeyna Somalia ga ah baa hor mar Lagu sameeyey oo you tube ka uu aqoonsadey 😂😅😊
@MohameddeqMohamedNorMohamed
@MohameddeqMohamedNorMohamed 8 күн бұрын
Ustad English and feeling happy
@Musfira3100
@Musfira3100 8 күн бұрын
Mahadsanid saxib from Nairobi Kenya salan sare🎉
@mohamedmuzamil1592
@mohamedmuzamil1592 8 күн бұрын
Eng ayaa ii soobaxay ustaad marwaliba muuqaaladaada luuqada aan fahmaayo ayaad inoogu sharaxdaa. Sharaf iyo karaamo❤
@TheBoss-u5y
@TheBoss-u5y 8 күн бұрын
Sxb aad iyo aad uga mahadsantahay aniga dhanka English isoo baxay Hadda ka dib haddi aad siyasad ku saab sanyahya muuqalka inooga dhig subtitles Waayo aad ufahmaa markaas Thank you very much
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 8 күн бұрын
woooow wax barasho + macluumaad
@MaxamadAxmed-c4m
@MaxamadAxmed-c4m 7 күн бұрын
Allaha ku xafido😢😢❤ wll
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn 8 күн бұрын
Thanks sxb❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Thehorn907
@Thehorn907 8 күн бұрын
What a professional
@YacquubDaahir-l3y
@YacquubDaahir-l3y 8 күн бұрын
Wan kuweynay ❤
@bashiirFarax
@bashiirFarax 8 күн бұрын
Nio waan ku salaamay
@aboflah397
@aboflah397 8 күн бұрын
Waan arkay subtitles ka inuu ku turjumayo English inkastoo dadka badankood aysan fahmin mahadsanid ustaad
@qadraAadansaabirAadan
@qadraAadansaabirAadan 8 күн бұрын
Allaahu Akbar
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 8 күн бұрын
Wll Abdi Rashiid Adiga oo Raali Hadii Aan ku weydiyo Su aal Waxa jira Hadal uu idhi Xoghayahay UN🇺🇳 Oo Sudan 🇸🇩 Ku socday Aniga waxba nagama galin Waxa aad dadkiina aad ka yeelisaan Ee ixtiraama Shaqaalaheen oo tusaale u ah 1) Ukraine 🇺🇦 Dhimasho 100k 2) Palastine 🇵🇸 42k dhimasho 3) Ethiopia 🇪🇹 1.2miliion Dhimasho Tigray 4) Sudan 🇸🇩 98k dhimasho oo inta badan la qariyey Markaa Umadii Aan laheen awood Saxaafad oo lama oran karo kaliya waa U hoog iyo balanbal Waxa Aan rajeeniya in aad ii soo jawaabidoonto Mahadsanid
8 күн бұрын
Taasi waa sax, Laakiin dagaaladu waxaa ay xiiso iyo hadal hayn yeeshaan marka uu U dhexeeyo laba wadan oo Ajanabi kala ah. Laakiim isaga uun dhexdiisii dadkiisi ay is dilayaan xiiso badan caalamka uma yeesho. Laakiin Ruushka Oo kale iyo Ukrain waa laba wadan, Falastiin iyo Israaaiil waa laba wadan iska soo horjeeda. Haddana Dowlada Abiy Ahmed iyo Tigree oo hal wadam ku nool dagaalkoodii caaalamka sabab uu usoo jiito malahan. Itoobiya iyo suudan haddii uu dagaalka noqdo Kolkaasi xiiso ayuu yeelan lahaaa. (ARAGTI SHAQSI AH)
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 8 күн бұрын
Mahadsanid
@Moh_media45
@Moh_media45 8 күн бұрын
Zxb youtube ma ii feeri feeri garayn zxb ❤ Anaga❤
@SaamiyaAbdirashiid-u3c
@SaamiyaAbdirashiid-u3c 8 күн бұрын
Ilahay ha ka badbaadiyo walalaleheena rer falastiin io rer lubnaan cadowga
@SaamiyaAbdirashiid-u3c
@SaamiyaAbdirashiid-u3c 8 күн бұрын
Yuhuda wax jirin bey ku hamiineysaa naclada amarkeda un iney sha qeyso bey doonayaan miidasneh loma aba yelayo 😮 hosha ha socdo 😇 i.a xammas wey guleysaneysaa io xisbullha guuuuuul❤
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 8 күн бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@abdijibarhersi2859
@abdijibarhersi2859 8 күн бұрын
Kanaalada kle subtittle koodu waa ii caadi lkn kaaka wa english mrka ciladu wa dhanka kaanlkaka filaaya
@Howtofix-rf8wj
@Howtofix-rf8wj 7 күн бұрын
Intifaad waa maxay?
@AbdirisaqDaacad-m4t
@AbdirisaqDaacad-m4t 8 күн бұрын
Israel waxaa xabad aheyn waxba kuma fahanto reer phalastine alla u gargaaro
@gureeygureey7058
@gureeygureey7058 8 күн бұрын
Mahad sanid
@MustafeMaxamed-d6y
@MustafeMaxamed-d6y 8 күн бұрын
Falanqeeye heercaalami ah
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 8 күн бұрын
english ayaa iso baxay
@abdirahmanhassan999
@abdirahmanhassan999 8 күн бұрын
Ani english aya iso bxaya ustaad
@cabdiqani-n8y
@cabdiqani-n8y 8 күн бұрын
Asc wll cabdiraahiid 5 sano ayaan kugu xidhnaa walal muuqaal ka Soo samee qoortu qiyaamhu dhacaayo ee yuhuuda la xasuuqaayo anigu ma gaadhayaa tolow iiso ducee inaan gaadho
8 күн бұрын
Wcs, Cilmigaasi Alle oo keliya ayaa yaqaano. Balanqaadka Alle waa dhab marka in aad gaarto iyo in aadan gaari doonin muhiim ma aha, Haddii aad ciil u qabto haka welwelin Madaxweynaasha maanta iyaga oo silsilado ku xiran oo Shock dartii indhaha taagayo Maallinta Khiyaamaha arki doontaa, All information xaggaas ayaad ka helaysaa insha Allah.
@samiakhalif3872
@samiakhalif3872 8 күн бұрын
Jawaab maqula bixi say I love it ❤❤
@moktar444
@moktar444 8 күн бұрын
@@cabdiqani-n8y 😂😂wr qofku suu yhy, qiyaamaha ninka mxa ogaysiiyey
@cabdiqani-n8y
@cabdiqani-n8y 8 күн бұрын
Yacni waxaan ka waday qof nool 2024 ma gaadhi karaa xiliga yuhuuda la laynaayo​@@moktar444
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 8 күн бұрын
Sax waaye mid dhammaanaayo ma ahan
@TheBoss-u5y
@TheBoss-u5y 8 күн бұрын
Xitaa muuqalka dhan download gareystey Sidaan ujeclahay awgeed subtitle English
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 8 күн бұрын
Course in English maa noo samaysida kadiban iibi
@funy194
@funy194 8 күн бұрын
Caption af somali ku so dar
@abdallamahat4257
@abdallamahat4257 8 күн бұрын
The English thumbnail is attractive 😂 I thought you want to talk in English 😅
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 8 күн бұрын
English ayuu igu soo baxay lkn saa uma aqaano hhhhhhhh lkn intan oo kale ayuubaan fahamayaa
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 8 күн бұрын
ani inglish aa iisoo baxay
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 8 күн бұрын
English ayaa cinwaanku ku qoranayahay
@MustafeMaxamed-d6y
@MustafeMaxamed-d6y 8 күн бұрын
Eeshcalaa aqoonyahan
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 6 күн бұрын
Ingilish
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
MOWDUUCA FALASTİİN DARTEED DUNİDA WAALAGU FADEEXOOBAY
38:24
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 29 М.
حقيقة عالم الإباحية والعادة السرية ! +16
19:21
XASUUQİİ BA'ANAA EE YAHUUDA AY LA KULMEEN TAARİİKH
23:29
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 72 М.
Bariga dhexe Maxaa ka socda | Isbadal saamayn doonna aduunka oo dhan!
11:36
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 38 М.
CAQABADA UGU WAYN EE MAANTA MAREYKANKA UU WAJAHAYO XAQİİQOOYİN LAYAAB LEH
24:13
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20