Wiil Carab ah oo illintir Muqdisho u yimid raadinta hoyadii Somali ah & dhibatada haysata!!

  Рет қаралды 51,343

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 292
@muznicadeey9248
@muznicadeey9248 2 жыл бұрын
Wcs ilahay hauso sahlo hoyadiis wiilka😭Guleyso wll howshaad noheyso WA shaqo weyn o waxtarlahe
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Fadlan share dhaha Mahadsanidiin 💖
@alixamari1031
@alixamari1031 2 жыл бұрын
Wcs walaal rabi ha sahlo hooyo mcn eebe idankii wll
@blessedme8532
@blessedme8532 2 жыл бұрын
Abdiaziz wiilka Somali waaye. Shibis ilaa meelkasta Somalia degen yahiin Somali Carab ka soo jeedo
@beydanabshir4058
@beydanabshir4058 2 жыл бұрын
Habaryar wiil soomaaliyeed baatahay🇸🇴🇸🇴💯❤ hooyo allaha ku soo sahlo waad nagu soo labanaysaa inshallaah adigoo faraxsan
@seynabmohamed-issa2289
@seynabmohamed-issa2289 2 жыл бұрын
Aameen
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
Aamiin illaahay haw sahlo
@blessedme8532
@blessedme8532 2 жыл бұрын
Aamiin. Waa wiil Somali qh
@sahraluul5339
@sahraluul5339 2 жыл бұрын
Insha allaah
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
AMIIN YAA RABBI THEN WAA YAMANI SOMALI MARKA LOO EEGO SHARCIGA ADUUNKA WAAYO SIDAN U FAHAMEY HADANAN ANAN KHALDANEY WAXUU DHAHAY AABAHAY YAMEN BUU DEGAN YAHAY WAAN YAMANI .WA BILLAAHI TAWFIIQ
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 жыл бұрын
Allah (Subhanahu Watacaala) kuusahlo hooyada macaan Mahadsanidiin Ilintir
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 жыл бұрын
Aloow yaa alaah yaa raxmaan yaa raxiim yaa awal yaa akhir hooyadii u sahal amiin yaa alaah
@dowzcabdifaraxsan2024
@dowzcabdifaraxsan2024 2 жыл бұрын
Saa umada ugu shaqedo ajirkeda allaha ku siiyo wll
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Rabi ha u sahlo insha allah maskiin wllahi dowlad la aan wa dhib qabiilne wa qurun wllahi dowladnima sharaf leh
@qadroaxmed180
@qadroaxmed180 2 жыл бұрын
Alle hanoosahlo wlashey mcn
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 жыл бұрын
Illaah ha uu so sahlo hooyadisa inshaallah. Walal adigane illaah ajar iyo xasanaad haka siyo. Mahadsanid.
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Alaaaaah haku sahlo Mami inshalaaaah
@fadumahassan1790
@fadumahassan1790 2 жыл бұрын
ALLA habar yar hooyo allaha kuu sahlo waan aqaan hooyadiis reer jowhar aan ahay
@marwo12shema42
@marwo12shema42 2 жыл бұрын
Abayo hadad taqan plz usheg wanku duceynayaa
@abdiladifmohamed4678
@abdiladifmohamed4678 2 жыл бұрын
Allah hakubarakeeyo sxb ABDIAZIZ REALLY waan kugu bogaadinayaa howsha aad umudda soomaaliyeed, wiilkana allah ha usahlo hooyo.
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 2 жыл бұрын
Asc Walaalkey Alaha Ku Xafido 🤲🤲🤲🤲💯💯💚💚💚 Alaha Usahlo Hooyadi Insha Alaah 🤲🤲🤲🤲💯💯
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 2 жыл бұрын
iLaahey ha u sahlo wilkaan Hooyadii kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Amiin yaa Rabanaa.
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 2 жыл бұрын
Aamiin
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Waa xanuun hooyada haday nosha hay Allaah ha u sosahlo hooyadiis💔💔💔😭😭🌹🌹🌹🌹🌹💚💚🤲🤲
@mohan_farah
@mohan_farah 2 жыл бұрын
Allaha u sahlo wllken
@fmdarmygirl1776
@fmdarmygirl1776 2 жыл бұрын
Habo ilahey hakuu sahlo hooyada macan I.a adoo faraxsan waad nagu soo laaban doonta
@feysalmuhumed1392
@feysalmuhumed1392 2 жыл бұрын
Allaha usakhiro hooyadii murugadana Allaha ka dulqaado waa walad baari ah hala caawiyo Abdiaziiz Allaha ku barakeeyo howshan wanaagsan ee aad umada soomaaliyeed u hayso
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 2 жыл бұрын
Nice
@yasminhersi4067
@yasminhersi4067 2 жыл бұрын
الله يسخرله
@osmanhajimukhtar5083
@osmanhajimukhtar5083 2 жыл бұрын
ilaahey haku sahlo hooya daada mcn
@anascabdiqani
@anascabdiqani 2 жыл бұрын
Maama ilaahey ha so dhaweeyo hooyo mcn
@yaasiincabdule1714
@yaasiincabdule1714 2 жыл бұрын
Alaha u sahlo wiilka hooyadiis Reer Cumar Taneeti magacaas iguma cusubee
@suleikhaaaqil215
@suleikhaaaqil215 2 жыл бұрын
Ilaahaw usoo. Dha wee. Calool. Xanuun. Bada naa yaa alaah. Caawi عبدعزيز. جزاك الله خيرا الله يحفظك ويخليك ويسعدك
@فخوربإسلامي-ط1ك
@فخوربإسلامي-ط1ك 2 жыл бұрын
MashaAllah Alle hakubarakeyo.inshaAllah
@jiisojiiso914
@jiisojiiso914 2 жыл бұрын
Aabahaa muxumed mabkhuudna wuu dhintay allaha unaxariisto wuxu dhintay 2006dii bishii shanaad hooyadaa ijaabo cumar waxa qabay cabdala cawaash oday la dhaho waxay udhashay wiil iyo gabar markaa hadaan helo warkeeda waan kula soo socodsiin habo
@yasmin8196
@yasmin8196 2 жыл бұрын
Allew u sahal yaa rabi
@mohamedmahamud5371
@mohamedmahamud5371 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u sahlo رب يسر كل عسير برحمتك يا ارحم الراحمين
@hooyouroon991
@hooyouroon991 2 жыл бұрын
Allow u sahal hopyadii. Yaaa rabbi
@hawaali5313
@hawaali5313 2 жыл бұрын
Wcs cabdicasiis inshallah waan guulayssan doonaa umada soomaaliyeed waxa aad u noqotay rug ay ku Soo hoyadaan dhibaatada soomaalidu aad iyo aad bay u kala maqanyihiin. Habaryar waxa aad la joogataa reer abtiyadaa waan kula caawineyanaa inshallah ilaahay ha kuu Soo fududeeyo oo Soo noqo adoo faraxasan aamiin
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 жыл бұрын
Allah aku sahlo yarab 🤲
@mulkicadey8472
@mulkicadey8472 2 жыл бұрын
Allaah hakuusahlo wll
@umufahadkanal9006
@umufahadkanal9006 2 жыл бұрын
Ilaahey hakuu sahlo hooyadaa allaha kuu soo dhaweeyo insha allaha hadii ey nooshahay wey kulasoo xiriiraa y
@fatimaosman2659
@fatimaosman2659 2 жыл бұрын
Habo hoyo rabì hakusahloidimalleh
@aarboy2305
@aarboy2305 2 жыл бұрын
اللهم سهل أمور المسلمين.
@iglansomofficial8995
@iglansomofficial8995 2 жыл бұрын
Allaha uso sahlo walhi waa xanun hoyo la an wax uun ba ka maqan Abdiaziz wall Allaha ka ajarsiyo howl adag aya hesaa jzkallah kheyr
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
C.ZZ ilaahay hakuu fududeeyo wanaagaad samaynaso shar iyo shaydaan hakaaga xijaabo adiga iyo reerkaaga eheladaada
@abdimohamed1554
@abdimohamed1554 2 жыл бұрын
Ilahay ha u soo dhaweeyo
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Ilaahey hooyadiis ha u sahlo
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 жыл бұрын
Ilaahay hakuu saho hbo mcn
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Wcs habaryar macaan sharafo ilaahay ha kuu sahlo hooyadaa macan Cabdicasiisna ilaahay jannatu fardowsa ha geeyo isaga waalidkiisba iyo waalidkiisba yaa rabi raxmaan
@rahmaabdi2183
@rahmaabdi2183 2 жыл бұрын
Allah ha ku soodhawéyo bidnillahi baari adiga oofaraxsan noosoo laabo bidnillahi baari Aamiin
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 2 жыл бұрын
Asc Habo Allaha noo wada sahlo Adigoo Yar ayaan ku Aqiin oo welli Sand asnan dhameyn Ijabo Cummar Taneti waxaan aad ugu Farxsan nahay in aad In aad Radineysid waayo in muda ah war ma laha walibo habo Aniga adigoo yar oo iida la jirto ayaa igu dan beysay
@ramlahabukar4521
@ramlahabukar4521 2 жыл бұрын
Allaah sosahlo hooyo macaan allaahu akbar alow sahal amuuraha aàamin yaarabi 🤲🤲🤲
@decksmx7442
@decksmx7442 2 жыл бұрын
Hooyo la'aan Qofkaan hooyo haysan baa dareemi kara, Allah hausoo sahlo hooyadiis, In shaa Allah khair.
@siciidoxuseencalisiciidohu665
@siciidoxuseencalisiciidohu665 2 жыл бұрын
Ilaaheey ha u sahalo wiilkaan hooyadiis
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 2 жыл бұрын
Illah ha sahalo habo mcn
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 2 жыл бұрын
Wcs 😭😭😭😭😭😭😭 Rabbi ha u soo sakhiro
@jiisojiiso914
@jiisojiiso914 2 жыл бұрын
Habo kamaal anaa taqaanaa ijaabo waxa warkeeda iigu dambaysay 2018kii
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Allahu akbar yaa Allah wiilkan walaalken u sahal hooyadiis ya rabi🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 2 жыл бұрын
Alaha kuusahlo habo insha habo farxad nagulsoolaabo ilintir adliga iyo Abdiaziz
@amranosman1102
@amranosman1102 2 жыл бұрын
ALLAH ha ufududeeyo
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 2 жыл бұрын
Allah ha u sahlo.
@naqwamedia1643
@naqwamedia1643 2 жыл бұрын
Wax lagu dhiirigaliyo waad istaahishaa shaqadani waashaqo ubaahan in aynu lashaqeeno soomaali oodhan halagu taageero wllkeen aashaas 🏃‍♂️🏃‍♂️ hore utalaabso wll abdi casiis
@najahtifow9285
@najahtifow9285 2 жыл бұрын
Allah hasahlo in Shah Allah last week
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 жыл бұрын
Alle ha usahlo hooyadiis
@abdimohamedsiad9294
@abdimohamedsiad9294 2 жыл бұрын
Allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)
@sacdiyodiiriyeaxmed3144
@sacdiyodiiriyeaxmed3144 2 жыл бұрын
Allaah.hakuu soo sakhiro
@saynabsaiidahmed2758
@saynabsaiidahmed2758 2 жыл бұрын
Ilaahayow
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Ax ax ax illahay Hakuu soo Sahlo Hooyadaa habo Baariyoow ayaankee in aan ku caawin kari lahaa.
@aishaabdi7977
@aishaabdi7977 2 жыл бұрын
Ilahey ha ku soo sahlo hooyo wll
@alixamari1031
@alixamari1031 2 жыл бұрын
Wcs walaal rabi ha ku sahlo hooyo mcn eebe idankii wll
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 2 жыл бұрын
Rabi ha kuu sahlo haboo inaad hesho hooyo
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
Asc illaahey ha usahlo hadeey nooshahay hooyo mcn
@fartunmahamud4454
@fartunmahamud4454 2 жыл бұрын
Illaahey ha u sahlo mumadaha dadkoodu maqan yihiin amiin yaarabi
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 2 жыл бұрын
Habo hooyo allaha soo sahlo inshaa allaah adigoo faraxsan soo laabo habo
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 жыл бұрын
Allah hasoo sahlo hooyo habo yaman waa la burburiyey sida suuriya ciraaq Afghanistan gaalo wey tashadeen lkn maanta baa ilaahay ku salidey
@sahramaxamed4599
@sahramaxamed4599 2 жыл бұрын
Ijaabo cumar taneeti waa walaashey naga maqan alle ha sahlo
@safialoriinachannel8293
@safialoriinachannel8293 2 жыл бұрын
Aayo macan hoyo Allaah ku sahlo insha Allaah waa heleysa Allaah ka farxiyo
@halimaali431
@halimaali431 2 жыл бұрын
Asc Ayo men alle ha ku so sahlo hooyo mcn adigana alle ha ka farxiyo🤲
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 2 жыл бұрын
Bro abdiaziiz 1991kii aa yemen la I geeye asxaab badan ku leeyahay waaan u sheergareenayaa dad badan u direy reer sanca ah yemen 🇾🇪 insha alqh kheeer noqoneysaaa
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Alleh haw sahlo wll
@ibaadohussien6483
@ibaadohussien6483 2 жыл бұрын
Illhey ha u sahalo hooydiis yaa rabi
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 2 жыл бұрын
Allah usahlo wll
@hawaluul1649
@hawaluul1649 2 жыл бұрын
Allaha usahlo hooyadiis wiilkan Ado faraxsan ayan kusugeysaa insha Allah
@ciidenuwaahodan
@ciidenuwaahodan 2 жыл бұрын
Alle. Haw. Soo. Dhaweyo. Hoyadii. Insho. Allah. Waad. Heli. Haday. Nooshahay
@darwiishali8133
@darwiishali8133 2 жыл бұрын
Runtii shaqo aan caadi ahayn baad u haysaa ummadda somaliyed ilaahay ha ku caawiyo
@xaliimosacdiyo5250
@xaliimosacdiyo5250 2 жыл бұрын
Ilhaa ha u sahlo hooyadiisa aamiin yaarabi
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WCS SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN ALLE HOOYO HAKUU SAHLO INAAD HASHO AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 2 жыл бұрын
Allow u sahal yaa rabbi hooyadiis
@fankafarah701
@fankafarah701 2 жыл бұрын
Eebe ha so dhaweeyo wiilkaas hooyadiisa aamiin yaa rabbi
@umurufayda5234
@umurufayda5234 2 жыл бұрын
Illaahey ha usahlo hoyadiis
@fahm3d88
@fahm3d88 2 жыл бұрын
Jazaakallah cabdi casiis baryahaan dad helay majiraan miyaa dhamaan inta kala maqan ducadaan kucaawinaynaa
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💙💚
@bushradahir8876
@bushradahir8876 2 жыл бұрын
Asc allah ha usahlo
@aminaahmedmohamud6856
@aminaahmedmohamud6856 2 жыл бұрын
Alle haku soo fududeyo hayada mamo 🤲🤲🤲🤲aaaamiin aaaamiin
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 жыл бұрын
Allaah u soo sahlo hoyadiis wiilka insh Allaah
@nasrabare6776
@nasrabare6776 2 жыл бұрын
Allah hooyadiis ha soo sahal wiilkaan maskiinka carab ahay haddii u dhahay ma ceeb baa somaliyay dadka somalida wey kale duweyn yahiin
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 2 жыл бұрын
Ilaahay habo hakuu sahlo hooyo
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
ALLAHA USAHLO HOOYADIIS OO NABADQABTO
@sahrahassanwarsame3196
@sahrahassanwarsame3196 2 жыл бұрын
Allaha ha kuu sahlo habar yar hooyda
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 2 жыл бұрын
Allow u sahal hooyo amìin
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
Habo alle hkusooo dhaweeyo🥰🥰🥰
@dajistech1042
@dajistech1042 2 жыл бұрын
ALLOOW kuu sahal wll
@shukrinurre4447
@shukrinurre4447 2 жыл бұрын
ilaahayow usoo sahal hooyo maqan waa xanuun yaarabi ilahow usoo saqir aamin
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 2 жыл бұрын
ilahy ha ku fududeeyo inshaaaalh hooyo macaan
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
ALLAHYOW u sahal cunug yar hooyadiis
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 2 жыл бұрын
Habo illahay hakuusoo dhoweeyo hoyada murugtana Alle hakà korqaado
@maryamomuxumed9402
@maryamomuxumed9402 2 жыл бұрын
Abgaal ilma dhumis badanaa allaha hanuunshee
@filsanilmi5454
@filsanilmi5454 2 жыл бұрын
Axx ilhow hoyadi usodhawe yarabi ilhow kurbadad kadulqaad
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 20 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Sir Culus: Qadiyadaha Maraykanka uu ka leeyahay Jabuuti iyo Somalia
31:37
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 12 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН