WIIL REER XAMAR AH IYO GABADH REER HARGEYSA MAXAA KALA QABSADAY! MAYMAY

  Рет қаралды 370,331

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@ubahmohamed7736
@ubahmohamed7736 5 жыл бұрын
Inta af may mayga fahmeyso lkn aanku hdli karin sideyda farta tag
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
Dee waa anigoo miidhan ma faydaa ma fedaale
@rahmishcizman7128
@rahmishcizman7128 5 жыл бұрын
👆👆
@ahmedaden6141
@ahmedaden6141 4 жыл бұрын
Aniga
@_army________girl_1757
@_army________girl_1757 4 жыл бұрын
mana fahmoyi sxboow kumna hadli kroh mxxa tiri leee ksaa hhhh
@noordiinhussein5639
@noordiinhussein5639 4 жыл бұрын
Kkkkkk walahi Aniga wax ayaan kafahmaa waana jeclahay lkn insha Allah waan isku dayi donaa barashadeeda
@mustafejakuu7766
@mustafejakuu7766 5 жыл бұрын
Aadban idin salaamey dhalinyaro🙏
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 5 жыл бұрын
Mustafa nin jiro sxp sare noolow. Pro inaan kula soo xiriira rabaan sxp intee kaali soo xiriiraa
@nadarcali2379
@nadarcali2379 5 жыл бұрын
Reer xamar waa thy wll jakuu ku salaamey
@najaxnadka8400
@najaxnadka8400 5 жыл бұрын
Walhi anaba kugu haysta wallaw waa runoo anagu qofkii halkaa kayimaadaba waa noo reer xamar
@abdihamidisak8879
@abdihamidisak8879 5 жыл бұрын
Legend ayaa tahay
@abdihamidisak8879
@abdihamidisak8879 5 жыл бұрын
KZbin haloo sameeyo
@hamdakayse5656
@hamdakayse5656 5 жыл бұрын
Mustafe jaku inta tagerta like sara😂
@iskufilan8394
@iskufilan8394 5 жыл бұрын
Dayx wil iska qalbi nadiifsan wye wlhi keep goin apowe from muqdisho ❤
@Hiiraan_media
@Hiiraan_media 5 жыл бұрын
Haa wlahy wll subscribe isaar
@iskufilan8394
@iskufilan8394 5 жыл бұрын
Oky wllo
@kahmed6034
@kahmed6034 5 жыл бұрын
Adaga reer hergaysa af oromada way yaqanaan ee af mayga ayay aqon
@mushtaaqomer5482
@mushtaaqomer5482 5 жыл бұрын
@@Hiiraan_media waan kuu saary wll adna iisaar
@karaamatiktokofficial8142
@karaamatiktokofficial8142 4 жыл бұрын
SUBSCRIBE ii sar🙏
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 жыл бұрын
From baydhabo qosolkii aduunka 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂
@asiaayan686
@asiaayan686 5 жыл бұрын
Jakuu waa wiil yar oo fiican mnsha allah huno welcome hargeysi waa gurigaga ha kabaqan jakuu 🇭🇺🇭🇺❤❤❤💯💯💯
@zakihamud1871
@zakihamud1871 5 жыл бұрын
hargeysa waaguri boqortooyo dadka soomali ugu qalbiga fiican ayaa jooga
@teamdirisle2880
@teamdirisle2880 5 жыл бұрын
@@zakihamud1871 haa wlll qli
@ahmedaden6141
@ahmedaden6141 4 жыл бұрын
Horay usacda walaal
@kING___MADRID
@kING___MADRID 4 жыл бұрын
Jakuu
@gamereid2267
@gamereid2267 4 жыл бұрын
Aniga xitaaa hargeyso wan jaceylahay lkn wan casada marka aa is dhaho tag🤗
@rayaansomalilander4244
@rayaansomalilander4244 5 жыл бұрын
Afwaalan Miyaa jira Afka Caadiga Ku Hadal kulahaa 🙌Af Somali waa Caadi May iyo matidhiba 👉Like Qiimo kulma jogtee ii goji mesha yar
@abraaryusuf253
@abraaryusuf253 5 жыл бұрын
Www wn ku qosly runtii gabadha ani ma ifahmaysaaa ku lahaaaa kkkkkkkk ala beerka wn qoslay cwa in badan from muqdisho 😅😅😅😍😍😍😍😍
@kowtharaabenor4420
@kowtharaabenor4420 5 жыл бұрын
Rer hargesa❤from mogadishu Lkn rer konfur may may kaliya maaha
@munayusuf3514
@munayusuf3514 4 жыл бұрын
Maaashallah wiilka maamayga ku hadlaya quruxlooow😫🥺😂😂😂❤️
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 5 жыл бұрын
Reer muqdisho dad aan jacelahay ku soo dhawaada hargaysa iyo hoyga fanka iyo suuganta may mayga waa in aad nabartan reer koonfurow somali dhaman waa walaalo big love 💝
@iceloly1234
@iceloly1234 Жыл бұрын
He is from baidoa
@sumayamohamed3912
@sumayamohamed3912 4 жыл бұрын
Aniga xmr ayn jooga afmaygane ma'aqaan inta ila midka eh like dhc kusiya
@faarahcabdi5608
@faarahcabdi5608 5 жыл бұрын
gabadhazi wa reer burco burco iyo wixii raaca lik tah zarah
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 4 жыл бұрын
wll meel hala iigu sheego gabadhaa
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Aniga labadaba waan taageri waayo waa wiil iyo gabadh somaliyeed😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 4 жыл бұрын
Hh been ka zheegtay nio
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 3 жыл бұрын
@Vector Vector aad iyo aad inader 😂😂
@anasadenhaider5514
@anasadenhaider5514 5 жыл бұрын
Wow jakuu hor usocod wanaagsan intah jacel horumarkah dayax films and jakuu like iisaar
@nuurshaacir3741
@nuurshaacir3741 5 жыл бұрын
Asxabta wn idin salamay wiil runtii waan ka helay hadal kisa
@faizaholan9503
@faizaholan9503 5 жыл бұрын
Arr reer dayax films' jaku kuso dara gurubka dayax flims iyo dayax show baa walahi wan ka heley waa nin qalibi fican 🙏🙏inta igu racsan is mujiya zxp
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 5 жыл бұрын
reer xamarku waa dad qalbi fcn mnsha allh
@ifraaxiinagomey1064
@ifraaxiinagomey1064 5 жыл бұрын
from muqadishu i luve u somaliand 😘😘😘😘😘
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Luv u too huno
@40156
@40156 4 жыл бұрын
Ifraxiinta we luv u too Mogadishu.. I hope you guys nothing but peace and development
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
love you too Huno ❤❤❤❤
@kheyredahir4008
@kheyredahir4008 5 жыл бұрын
Hadaa nahy reer muqdisho wn ku tagerana legend
@asmaahmed642
@asmaahmed642 5 жыл бұрын
Hhhh wle hargysa xarapd war ana soo socda wle wa ina foosto jiita hh reer hargysa salan sare qalbiga iga ga talan wlh 💋💋💋 Dayax filims inta ku xidhan salmntin zhpyl
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
Wa ku so dhaweynayna😄👏
@الحبهوحياتي
@الحبهوحياتي 5 жыл бұрын
Shakuu ana ku haysata iguso xidha walahay wan ka helay ❤❤❤❤😂😂😂😂saan uu qoslayey kalyaha i bararay 😂😂😂😂😂😂waa wax yaro nasaba
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
waaryaadhaheen raxan weynaw digil iyo mirirflow ma faydaa ma fedaale la idinka baryi maaye like-ta saara hoy hoy waa nin reer sheekh isaxaaq ahe😎😎😎😍😘
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk tuugsi haye
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
@@dhuuxo5547 dee indr maxaanu sameynaa sawtan soomaali maxamed-ba like-ta ku waalatay hahaha
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 жыл бұрын
Adbaan Idin salamaya reer Somaliland iyo inta Afka Soomaaliga ku hadasha😁😁
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
REER SOOMAALILADN Afkeebay ku hadlaan wll ?!🤔
@mohamedyare2071
@mohamedyare2071 5 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 oo adiga hada waxaa soo qortay ma af germal baa 😁
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
@@mohamedyare2071 Su'aashayda iigaga jawb amma iska aamus
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 жыл бұрын
Hhh zxp maad dhibsatay.
@abdirashiidak4718
@abdirashiidak4718 5 жыл бұрын
reerbaydhabo dheh
@mumumaow9779
@mumumaow9779 5 жыл бұрын
Am from beydhabo wlh hdi somali wx ka go.eysa inaga mudano in aan ka gone wyo luqadeena wey yartahy Inta fahmeysa viiva my luqadeey❤️❤️❤️
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Wllo wattsa apkaaga ii sheeg from burco -Somaliland
@maligalmudug-media5249
@maligalmudug-media5249 5 жыл бұрын
Waxaas iska illow walal.
@likeyyare3344
@likeyyare3344 4 жыл бұрын
naayaa luuqada. ma adigaa yareyay af maay dadka ku hadlo intay badanyihiin wxaa II cadaatay markaan arkay tuulo yar oo itoopiya ka tirsan qolo maay ah ay joogaan waan hubaa inaadan ahayn raxaweyn
@maligalmudug-media5249
@maligalmudug-media5249 4 жыл бұрын
Likey Yare Maxaad inanta ku caysay. Ceeb ayeey kugu tahay in aad gabadh walashaa ah aad ku ceysid!
@likeyyare3344
@likeyyare3344 4 жыл бұрын
Mali Galmudug-media OK sorry I apologize for dat 🙏🙏
@faatuushfaraxsan1287
@faatuushfaraxsan1287 4 жыл бұрын
Jakuu nin wayn horay usoco wll mida kale dayax aad ayaad ugu mahad santahay inkastoo aad sodhawaysay jakuu 🇸🇴 🇸🇴
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 5 жыл бұрын
👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹 Afki aayow viva ka dhan waraabi 👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏
@abdirahmanshimaali5764
@abdirahmanshimaali5764 5 жыл бұрын
From america Masha allah waa chanel loo baahnaa Waayo dadbadan oon is aqoon ayaa isku baranaaya Sxbayaaal
@munaofficial511
@munaofficial511 5 жыл бұрын
Somali waa wada walaalo 🇸🇴 🇸🇴 ❤😘❤
@farxiyoali6112
@farxiyoali6112 5 жыл бұрын
Sax soomaali Allaha mideeeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🤲🤲🤲🤲
@sadaqdahiryusuf5491
@sadaqdahiryusuf5491 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Siyaasada lagu kala duwan yahay adeer waabilaa walaale 🙄
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 5 жыл бұрын
Haa waa walalo iyo isku diin see waa kala lahjad
@maxedhaaji3833
@maxedhaaji3833 5 жыл бұрын
M.a May may Aad ayan ugu farax sanha Hore usoco DAYAX FILMS
@mulkiahmed2064
@mulkiahmed2064 4 жыл бұрын
Respect full dayax filims mar walba garabkiina ayaa taganahay reer hargeysa anigo ah reer muqdisha ku nool yurub
@abdikhaliq115
@abdikhaliq115 5 жыл бұрын
Mashllh af an kudhashe oo kubarbarey waye niiwed wllalow ani kufaxamahaye👍👍👍👍
@saadaqlove6451
@saadaqlove6451 5 жыл бұрын
Hada Reer BEYDHABO❤ dhald thy like isaar
@khadracali7738
@khadracali7738 5 жыл бұрын
Aprahmaan wll hada horaa usocoteen guul guul reer xmar nawansalaamayaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@mohamettaamin3588
@mohamettaamin3588 5 жыл бұрын
WIIL REER BAYDHABO AH DHEH REER XAMAR LUUQADAN MA LOHO EBOW
@shamsomuhudin1595
@shamsomuhudin1595 5 жыл бұрын
Hhhh aniga xitaa wan kayaabay leejadan may waaye xamar loogaba hadlo
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
Reer waqooyga wxe fahmi wayan reer xamar aye korka Ka saaran 😂 🏃
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 5 жыл бұрын
@@aziiz94 Hhh Haa dee Sey kaa noqotay anagu Wxii aan afkooda fahmi wayno Waa Reer xamarkasune
@sihaamppeh2721
@sihaamppeh2721 5 жыл бұрын
Haaa wll anapa joogee xamar afkaan kuma hadlaan wllhi
@saadaqmoha2593
@saadaqmoha2593 5 жыл бұрын
Anigoo reer xamara aanba fahmeyne af reer xamar ha dhihin bal nio
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 5 жыл бұрын
Dayax wll inan wanagsan baad tahay Masha’Allaah keep Going wll thank you !!!
@kheyredahir4008
@kheyredahir4008 5 жыл бұрын
Love aan ku ahay afka hargeysa walhi
@shakourskofficial7932
@shakourskofficial7932 5 жыл бұрын
keep going rer koonfur galbed somalia❤❤🇸🇴
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 жыл бұрын
From baydhabo qosolkii aduunka 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣😂😂
@engineerhanad4237
@engineerhanad4237 5 жыл бұрын
masha allah waan kugu qanacsanhy boss hory usoco
@zamainaxildhpan4009
@zamainaxildhpan4009 5 жыл бұрын
Wll inaanka ha la iso baro burcan jogaye☝️
@kheyredahir4008
@kheyredahir4008 5 жыл бұрын
hadaa hanay muqdisho afka hargeysa wn jacel nahay viva somalilan
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
😂😂LahjadaYada Cid walba waa fahanta marka tiina uunba adag wllo
@kheyredahir4008
@kheyredahir4008 5 жыл бұрын
queen hhqueen shhhhh thanks
@axlamali6332
@axlamali6332 5 жыл бұрын
@@hanuush6787 afmay kuma hadalno wa af baydhabo 😂
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 5 жыл бұрын
@@hanuush6787 abayo ma adke ada moday waayo is dhaxgal la'anta ayaa sabab u'ah xamar wa mesha kaliya e fahanta ama taqan lahjadaha somalida odhan ay leyihin ama kuwada hadasho inkasto somalida jilkan cusub e hadda jira af somaliguba ku adag yahay meshu rabo hajoge lol
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
@@kamalgiftin1448 the best one is Hargiesa and Jigjiga 🤣
@daahirgudhane1996
@daahirgudhane1996 4 жыл бұрын
Masha allah dadka reer baydhabo waa dad qalbi fiican aad baan uga hela mustafe yare waa loo bahaanayeey dayax films inaanka ku soo dara meesha waa nin qalbi fiican
@abdikarinyusuf7550
@abdikarinyusuf7550 5 жыл бұрын
Dayax flims wllhi runtii qof qalbi fcn thy horey usoco zxp
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 4 жыл бұрын
Anni waan ku fahamaa 👌
@moh_dream574
@moh_dream574 5 жыл бұрын
Dayax sxp waa wiil xamarawi ah oo jogo hargeyzo jecelna mar uun inu kula kulmo
@sharafartshennamekaupsalon6549
@sharafartshennamekaupsalon6549 4 жыл бұрын
Dayax abowe qabkaga Dagan wnka helay love u abowe ❤️❤️🙏 🙏 from Somalia muqdisho
@arahmanmohamet2803
@arahmanmohamet2803 5 жыл бұрын
Alaa xajiyooy wn ku arkaaa 🔥🔥🔥😂😂😂
@nacimaiman
@nacimaiman 5 жыл бұрын
Team Dayax Films maayga reer xamar maaha ee waa reer baydhabo Titelka waa qalad kusoo qora wiil reer baydhaba ah & gabar reer Hargeysa ah wey jiraan dad reer muqdisho ah oo maayga ku hadla lakin afmaayga Baydhaba ayuu ka imaaday thanks👏🏾👏🏾
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Wllo baydhabo iska daaye xata rer xamar MA is fahano marka waa isku mid uun dee
@bashiirsomali
@bashiirsomali 5 жыл бұрын
Asc dhamaan bahda dayax films waan insalaamay keep going
@wardimohamett3347
@wardimohamett3347 4 жыл бұрын
Jukuu aaDbaan utaageeRaa wllhi waanku zaLamayaa wllo jukuu💓
@sahafiyare4434
@sahafiyare4434 5 жыл бұрын
Kkkkk war wan qoslee like isaara fadlan
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 жыл бұрын
Dayax films from baydhabo hore usocda guulaysta 😍😍😍😍
@iglanbeautychannel7867
@iglanbeautychannel7867 5 жыл бұрын
Xamse tallman inta garanaysa ❤
@khaalidcabdi1360
@khaalidcabdi1360 5 жыл бұрын
reer arabsiyo
@ayaanadam.4719
@ayaanadam.4719 4 жыл бұрын
Xamse tolman reer arabsiyo dhalda 🤙
@sahrofande2299
@sahrofande2299 5 жыл бұрын
😄😄😄😄😄mansha alaah dayax films qasatan abdiraxmaan waan kutageraa wayo waxaad tahay wiil qalbifican Hor usocod wanagsan ale hakuxiftiyo ❤💓💜💚💛💙💖💕💔💗💟👍👍👍
@haadiali2357
@haadiali2357 5 жыл бұрын
Wallhi waa fani . Marksto oow arko rer waqoyi iyo rer kofur
@fanaxleyfantastic2120
@fanaxleyfantastic2120 4 жыл бұрын
I’m from baydhabo labadaa luqaad baa wan fahmaa alx 🤣😂😂🤣 qosalkaa adunkaa 🤣😂❤️
@najiibalpha3905
@najiibalpha3905 5 жыл бұрын
I'm from moqdisho but i like afmaymay
@mustafabdirashid5877
@mustafabdirashid5877 5 жыл бұрын
Hhh masha allh dayr ninka noo soo dhaweya dee anagaba waa so dhaweynaa
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
Mnta First aHy waLiGyna 10like ma gaadhin please Like🖒
@doubleaeyez5095
@doubleaeyez5095 4 жыл бұрын
Like taa IGA hoo zhp
@qosolqaraxeysi9370
@qosolqaraxeysi9370 5 жыл бұрын
Woow Masha Allah the best sheeko gaban Ee aan aad ugu qoslo wlh. Keep doing guy. Pls sharing more
@jannahibrahim5578
@jannahibrahim5578 5 жыл бұрын
Kani waa af may deee😂😂😂😂
@kiikiiwohlove7499
@kiikiiwohlove7499 5 жыл бұрын
Wey iga gadan tahay asxabta dayax filims
@mohamedmahat4672
@mohamedmahat4672 4 жыл бұрын
From Mogadishu lots of love to ma hargeysa people 💓💯
@heytamsiman9414
@heytamsiman9414 4 жыл бұрын
Af maymaayga waan fahmay
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 5 жыл бұрын
Miinshari maa khalaq😂😂😂wlhi gabadhaa waa jeclay😁😁
@maxamedibrahim9469
@maxamedibrahim9469 4 жыл бұрын
dayax waxaan nahaay fans ka baydhabo hore u socoo
@hayatdugsiya5811
@hayatdugsiya5811 5 жыл бұрын
Alanky aawkey reer jinad aniina amaley habaha oo hargesa kooya meelung afki maaykaba mey kagorodow kuwrnby 😆😆😆😆 Ar mxan dhahay ii fasira🤪🤪🤪
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Malgada waan ku cusbahay gariga xamar aadaaH intuu ka baxa intaas waaye fasiradaadu anaH waxan riyo ku bartaye.....😂😂
@mustafejakuu7766
@mustafejakuu7766 5 жыл бұрын
Ariitani❤❤
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Hhh aaar maxa tidhi wale xabad kama fahmin
@bintuali632
@bintuali632 5 жыл бұрын
Abaayo amaad nacaayeysa maku fahmayne 😂😂
@mohanabdirahem7220
@mohanabdirahem7220 5 жыл бұрын
Hadaa na ceysay alla kaa weyn
@fardowsamohamedaden1657
@fardowsamohamedaden1657 5 жыл бұрын
Afka maayga ah idi ila fhntey like dhac did igu siii
@mohaaliofficial6283
@mohaaliofficial6283 5 жыл бұрын
Hada baa fahamdeen runtii xamar markii lajoogo meelaha shaaxa sadex cid baa funny ku joogo calaashaan shactiro reer hargeesa abgaal iyo raxanween meel ey fadhiyaan caadi mahan keep going baa idin leeyahy asxby
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 4 жыл бұрын
Ariikii abtigeey ani kiilakasee maymaayga. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤ Maaymaayley kahadal
@niikoofficial6708
@niikoofficial6708 5 жыл бұрын
Af mayga qof karanaayo like isaara
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ma aqaan waanse jeclahay af meyga.
@rahmishcizman7128
@rahmishcizman7128 5 жыл бұрын
Ma garnayo
@Rays70713
@Rays70713 5 жыл бұрын
niiko official Anaa ka kow ah 👌👌
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 жыл бұрын
Afka anii sifayle inkasee siin salaami dhamaan umada soomaaliyeed
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 жыл бұрын
Siin salaami dhamaan umada soomaaliyeed guuleysida 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@aaminayoonis2674
@aaminayoonis2674 5 жыл бұрын
Qosol iguma hadhin mant🤣🤣🤣🤣🤣is af la'aaant waa problem wlhi😜😜😜bqordii qosolk😋😋😘
@anaji8109
@anaji8109 5 жыл бұрын
Wll Qalpi wnaagsan Dayax FiLms BruH guuLaiso mr walpa From nairopi 🙏✋✋✋✋✋
@aadanmohamed4833
@aadanmohamed4833 5 жыл бұрын
Viva afmaay jinaaw😍
@aadangarow1115
@aadangarow1115 4 жыл бұрын
Dayax filimis waaaw waxaan ku arkaa wiil reer koonfur galbeed ah marka waan daawanaa dayax filimis akhiyaar badan oo reer awow ah
@edepsansidiihooyadeed1491
@edepsansidiihooyadeed1491 5 жыл бұрын
war wiil reer baydhabod ah dheh reer xamal layne
@hodanabdul4671
@hodanabdul4671 5 жыл бұрын
Jaku akhi habebi horaay u soco
@rayaansomalilander4244
@rayaansomalilander4244 5 жыл бұрын
Dayax Films 💞
@hindajacal8311
@hindajacal8311 5 жыл бұрын
Wwww😘😍😍😍😍
@fardowsohussein7529
@fardowsohussein7529 5 жыл бұрын
Gabadha shatiga wuu jeexanyahay inta ila aragtay like dhac isii
@kheyredahir4008
@kheyredahir4008 5 жыл бұрын
inta jacel af hargeysa hadaa nahy reer muqdisho like isaar
@Dreamy-M
@Dreamy-M 5 жыл бұрын
😁Anigaba waa igudhib inaanfahmo iskawadaa inaankuhadlee from muqdisho🕊👍👌.
@israsunday1036
@israsunday1036 5 жыл бұрын
Wlhy qosol iguma hadhin caawa😅😅😅
@hussein631
@hussein631 5 жыл бұрын
Afmaayga waa luuqadeeyda ee dayxa films good job buddy
@hassansomali4014
@hassansomali4014 5 жыл бұрын
lahjada Af-Mayga waxaa looga hadlaa badanaa koonfurta Soomaaliya gaar ahaan ka bilaabato Afgooye ilaa dhankaa iyo Kismaayo iyo ilaa Gedo , waa lahjad dadka ku hadlaa ay aad u badan yihiin, in badan oo ka mid ah lahjadaan Af-Mayga waan fahmaa laakiin kuma hadlo, waa in la xushmeeya waana lahjad ka mid ah Af-Soomaaliga, qofka xamar ku dhshay waxa uu fahmaa lahjadaha dhamaan deegaanada Soomaaliada looga hadlo, sababtoo ah Xamar waa bart kulanka ummadda Soomaaliyeed. Soomaali weyn ha noolaato.
@aganlabale4985
@aganlabale4985 4 жыл бұрын
Caaacda nagala tag wax kuhadlo malehe
@hassansomali4014
@hassansomali4014 4 жыл бұрын
@@aganlabale4985; Meeqa sano jir ayaa tahay?, qoraalkaaga ayay ka muuqataa in aadan weyneyn, soo weynow.
@fihiimalaki8920
@fihiimalaki8920 4 жыл бұрын
Dayax show hore uu soco❤❤
@rahmorose3429
@rahmorose3429 4 жыл бұрын
Wcs ki salamahay abowe melu isku rog 😂
@faadumoibraahim3913
@faadumoibraahim3913 5 жыл бұрын
Kkkk walahi wiilkan uu iga qosol siiyey horey usoco wll
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
Indha cadey wllo Kululidaa 😂😂😂 Waar wiilku miyuu inoo duceeyey mise waa ina habaaray
@ismailxusen7654
@ismailxusen7654 5 жыл бұрын
asc wllky hadalka uu ku hadlayo ma ahan reer xamar sxb wllhi ajakis mataqaan sxb hadalkaas baa la dhaha reer xamar ciwaanka baa qaladan sxb anoo xamar ku dhashay baan fahmeen wllhi sxb hada nahay reer moqdisho waan ku taagerna sxb geeb going wllky
@URvimez
@URvimez 4 жыл бұрын
Konfur oo dhan ma xamar bad utaqanaan walalyal.. Inankaan konfur galbeed buu ka yimi 😂
@samaalejr8972
@samaalejr8972 4 жыл бұрын
Miyeydaan isku wada mid ahayn
@saarayousuff8172
@saarayousuff8172 5 жыл бұрын
Xaraabo Inta tqana af may may 👍
@BLACKFOLKS5
@BLACKFOLKS5 4 жыл бұрын
Dayax-films baan Roogaa, waxay tahay dayaxfilms ban joogaa, widaayow = saxib, annaaba intaa fahmaya oo reer waqooyiya, balse reer xamarku way iska ciyarayaan wlh, way fahmayaan 70% 😁
@dearaabo4985
@dearaabo4985 5 жыл бұрын
LOVE YOU MY #HARGEISA FROM #MOGADISHU
@ayaanleduraan6801
@ayaanleduraan6801 5 жыл бұрын
Walahi aniga reer xamaar ah mana fahmo afka reer paay iyo bakool lknse wiil yaro funny ah m .a wll
@afataahmostafshooble5032
@afataahmostafshooble5032 5 жыл бұрын
kkk wll jakuu wllhi kanaal ka waa kala kicisey ar wiil kaan waa gab ee inoo badiya vedio giisa shaqana halaga siiyo
@abdallapalill7669
@abdallapalill7669 5 жыл бұрын
War horta rer xamarka iyo reer maayga labo ayey kala yihiin 😂 lahjadaas tan reer xamarka maahan dee waa reer maay from baydhaba😂
@daacad1438
@daacad1438 4 жыл бұрын
Cajiib afka mayga hala barto
@kingkaafiak9736
@kingkaafiak9736 5 жыл бұрын
Sxp shekoyinka inoo soo badi isfahanka si u ubato wllo
@golvingolvin9586
@golvingolvin9586 5 жыл бұрын
🤣🤣 Reer waqooyi waxeey fahmi waayaan "Xamar" ee dusha ka saaraan. War lahjadaan Xamar lookuma hadlo kow dhaha, lahjadaan waxaa looka hadla Baay iyo Bakool , Baydhaba waa raxanweeyn group 🤪
@kaynaan.
@kaynaan. 4 жыл бұрын
dee wll mxaanu ka gran koonfurbey nga wada xigaane
@mizzhana2194
@mizzhana2194 5 жыл бұрын
Ciwanka iska sax luqadan reer beydhabo ayaa leh ee reer xamar ma ahan Baydhabo jannay💕❣
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Ar afmay aaa dhib badanaH......😂😂
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 4 жыл бұрын
wlhi wa wiil yaro fcn abdirisaq wllo hore u soco jakuu na ad bn u salamaya hore u socda
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,3 МЛН
Barnaamijka Hereri & Hayat Hotel Hargeisa
44:45
Universal TV
Рет қаралды 160 М.
Fikirkii Khaldana  film part 5
11:05
Abdirahman Ck tube.
Рет қаралды 528
XAMDI BILAN | YAAN CUDUR KEYGA USHEEGTA ? | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2019
5:36
Muna oo Prank ku sameysay Madar iyo Dayax
22:55
HOB FILMS
Рет қаралды 845 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН