WIILKA MUUSE BIIXI OO U HANJABAY BARKHAD BATUUN IYO MAXAMEED ABIIB. BAHDIL IYO HANJABAADA.

  Рет қаралды 10,539

Dhigaal News

Dhigaal News

3 күн бұрын

WIILKA MUUSE BIIXI OO U HANJABAY BARKHAD BATUUN IYO MAXAMEED ABIIB. BAHDIL IYO HANJABAADA.

Пікірлер: 55
@abobasement346
@abobasement346 Күн бұрын
waa ilahay mahadih in ilahay isku diroh cadowgih ku so dulay lasaanod I’m so happy museh oromoh in u jaboh
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 күн бұрын
Somaliland dadkey qiimeyso ayuunba cadaw ku noqda salamaad allow Naga qab cadawga ❤❤❤
@saciid_iid
@saciid_iid 8 сағат бұрын
Cadowgii gudaha ee huwanta ku xirnaa ayaa jabuuti u wareegay Yaab
@happyahmad9689
@happyahmad9689 Күн бұрын
Waa la xushmaynya 2daba waa laxidhay marks marka xigta sidii ragi hore edeb hayeeshan soomaaliland diid waala cidhibtiray doorshane way dhici waa lawada tuuray xildhibnda hada jooga
@mohamouddiiriye
@mohamouddiiriye Күн бұрын
Hakuceli Markale XILdhaan Karunta..sheeg
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 18 сағат бұрын
CADAW AAN AWAL AHAYN SOOMALILAND MA LAHA, KANYAR EE OROMKA AH WUU ISKA HADLAYAA.. HADAY XABADU DHACDANA SHAADIR AYUU GASHANAYAA OO DUMARKA AYUU DHEX GELEYAA..
@Hciid
@Hciid 2 күн бұрын
ISAAQ CID AAN ISRAEL IYO AMXAAR EHEEN UMA BAAHNA
@dulmar9139
@dulmar9139 17 сағат бұрын
Cadawga somaliland Allah ha jebiyo aamiin guul somaliland insha Allah ❤🤍💚👍💪💪💪🎉🎉
@AbdiimusaSamoode
@AbdiimusaSamoode 2 күн бұрын
Maxamed abiiib
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Күн бұрын
Hooyadaa u sheeg adiga yo bahaa baa jawazka jabuti ku safro neef neef dhalaa tahay
@user-sm6qg1yg9i
@user-sm6qg1yg9i Күн бұрын
Cadawga Somaali land Waa Muse Kala qeybinta shaacabkaa Ddaliil u ah dillaalyahaw Nacnacda dillaal
@mooyonis4645
@mooyonis4645 Күн бұрын
Cadawga gudaha waa in laga feejignado
@DoudouDoudou-qk8xq
@DoudouDoudou-qk8xq Күн бұрын
Folxumow med abibe 100 ki iyo 100 uu ka sareya u hanee haybada u Allah siiyey
@QureshiOsman
@QureshiOsman 2 күн бұрын
Waa kuwii muuse biixe cabsi galiyay ama iibsaday Ma Waxaan taageera nin leh bada amxaar aan ka ibiyo Aqoonsigu uu raadinyo aaway sawtaa Ethiopia Somalia wada hadalka la furtay Shalay lascanod buu cadaw ka dhigay Hadana somalia. Hadana djibouti ayuu socdaa Muuse aqoonsi uma socdee qori dableh ayuu la wareegayaa
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 18 сағат бұрын
ADEER KANYARI XAARKIISII AYUU KU FADHIYAA ISMANA OGA, XAARKAAGA ISKA QASO INTA LAGUU TALINAYO MEESHA ADEER LOOGAMA BAAHNA NON SENSE. INAA CABDILEE XASAN WUXUU YIDHI: FUTO HOGOSH AH HADAL AAN WAX TARIN HABAR AWALI VAA LEH, INA NUUR FADALNA WUXUU AFKUNA WAA IDIN DHEERYAHAY IRBADNA DUN MA GELISAAN, AAH AAH AAH AAH AAH,,,
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Күн бұрын
Dictator omer gealeh
@AbdiimusaSamoode
@AbdiimusaSamoode 2 күн бұрын
Beesha dhexee
@Salalsalaldalmar-oi2ih
@Salalsalaldalmar-oi2ih 15 сағат бұрын
Kuma raacsanii ninkan hadlayaa wuu qadiyadaysanyahay oo waxa ka muuqda xiiqidii iyo xasaad iyo qabyaamad djibouti cadaw kuma aha cadaw ee somaliland waxa cadaw ku ah musse bixii dijbouti waxay kaliyaa musse b ixi ayay kala noqotay passaportigii ay sisaay balsee shacaabka somaliland iyo shacaabka rer djibouti wax aan wanaag ahayn oo ka dheexeya ma jiiro ninkan qolonimo iyo qabyaalad baa madax markaay?
@user-xr7dk1ni1m
@user-xr7dk1ni1m 2 күн бұрын
Azani is a land and people it was placed eastern part of Africa it has a boarders with uganda tanzania sudan indian ocean and red sea their capital city is Harar
@djamamoumin23
@djamamoumin23 Күн бұрын
Kani hadlaya waa xanuusanayaa hus waryaaa doqon
@dulmar9139
@dulmar9139 Күн бұрын
Waan laqabaa kuwaa iyo kuwa uu sheegeegay iyo kale oo inoofadhiya golaha inay usha qeeyaan cadawga somaliland 😮
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Күн бұрын
Dhigaal news : Siilkii hooyada oo uhanjabay guskii Aabaha
@saciid_iid
@saciid_iid 8 сағат бұрын
Hooyadaa siil male aabaha gusmale cayxume xishood
@moustaphaeilmi.7287
@moustaphaeilmi.7287 19 сағат бұрын
Barkhad ayaa doortay isaqa see maxamed abii waxa doortay samaron
@aishadarawish3967
@aishadarawish3967 Күн бұрын
Viva IOG
@user-be6ck4ep1c
@user-be6ck4ep1c 20 сағат бұрын
Soomaliland waa qudhmis
@AliAbdourahman-p5g
@AliAbdourahman-p5g 3 сағат бұрын
Eh! Monsieur pour désigner Djibouti comme un pays hostile. Il faut que votre Sénat et votre Parlement doit élaborer une mention pointant Djibouti comme un pays hostile à Somaliland, sur pied d'égalité Mogadisho.😂😂😂😂
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 сағат бұрын
Cawaan.kaaga hagaaji.
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 Күн бұрын
Waacaw somaliland ee halaqabto 😂
@IbrahimHousien
@IbrahimHousien 2 күн бұрын
Malibaa iman laxisaabtamo
@user-be6ck4ep1c
@user-be6ck4ep1c 20 сағат бұрын
Qudhmis ilaa qudhmis
@saciid_iid
@saciid_iid 8 сағат бұрын
Afweyne mee cccccccc 😅😅😅
@AbdiimusaSamoode
@AbdiimusaSamoode 2 күн бұрын
Waridhaadhan
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 күн бұрын
Labadaa xildhibaan we cadowga qaranka u niikinaya villa malaga qaado guul somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@faadumo12331
@faadumo12331 Күн бұрын
Malihistayidinyahiin. Labadaxilidhibaan
@faadumo12331
@faadumo12331 Күн бұрын
Waxoro
@faizam523
@faizam523 Күн бұрын
😂😂😂😂😂 wixii isaaq qaladkooda u sheega waa cadowgooda reerka caqliga iyo garashadaa aad ugu yar iney ficiltamaan mooyee, ma tashadaan wax talo macquula u keena oon iyaga ahayna ma dhageystaan oo cadow bey u arkaan waana halka ay maanta ka jabeen, aniga ayuun baa wax walba ah cidna uma baahni waxna uma ogoli kii i dhaliilaana waa igu cadow weeyi qaaciidada ay isku maamulaanba.
@user-be6ck4ep1c
@user-be6ck4ep1c 20 сағат бұрын
Gobalka oohinta ladlnd hoohin
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz Күн бұрын
Waar xildhibaan jabuuti mamantay cadawnoqotay. Jabuuti somaliland cadaw kuma ahee muusaydiiday ee wax fahma. Muuse shalay ismaaciil baakeenay maantanay oo kenbaygareeyey. Maantan ismaaciil markuu arkay dalkusiduuyahay somaliland muuse wuudumiyoo ismaaciil wuudiiday muuse ee waxfahma.
@mahmoudmoussa3832
@mahmoudmoussa3832 Күн бұрын
Abowe adaba imika ooyaya maxad la ooyii
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 3 сағат бұрын
Somaliland isn't a official state. 😂
@kl8650
@kl8650 2 сағат бұрын
But it will definitely be an official country soon 😂😂😂
@AbdiimusaSamoode
@AbdiimusaSamoode 2 күн бұрын
Haaaaaa
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr 2 күн бұрын
anaga aya waalnayn markan midgaan dooranaynay isaaq caadi maaha wlhi 😂😂😅
@faizam523
@faizam523 Күн бұрын
@ Barwaaqo, oo markaad gabadhiina u guurineyseen ee la gacaloobeyseen muxuu midgaan u noqon waayey? Teeda kale isaaq miyaanuu midgaha ka liidan iyagaaba nasabkooda iyo waxay yihiin la hubaa idinku waxaad gashaan iyo waxaad gudaanba isma garaneysaan maalin Oromo, maalin carab, maalin irir haatana axmaar buuryo qab ah oo gaal ah, subxaan!😂😂😂😂
@AbdiimusaSamoode
@AbdiimusaSamoode 2 күн бұрын
Bolog saara
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j 2 күн бұрын
Nimankaasu waxay waayeen cid waddanka ka qabata maxaayeelay wax sharaf ah ee waa in layska qabtaa haduu sharci jirilahaa Baarlamankaba waa la xidhi lahaa inta laga soo doorannayo qaarkale kuwani ma jiraane.
@raxmamicad9440
@raxmamicad9440 Күн бұрын
Maxamed abiib iyad ku maroorra dilaacdeen meeshu wa dimuquraadiye cadi iskadhig
@IbrahimHousien
@IbrahimHousien 2 күн бұрын
Waa laxidhayaa labdan xilmadhibe marba cadaw soracaya xisaaba dabaysa sxb
@nasramoon8268
@nasramoon8268 2 күн бұрын
Barkhad waa sax san yahy waa aqoonyahay af tahama oo Ruta ka hadla waana cadaalad👍
@sacidxaaji4784
@sacidxaaji4784 2 күн бұрын
Somaliland waxa qaday wadada bur burka ah muse bixi abe u ah mida kale xildhiban abib &xildhiban batuun wa dad sharfan muse fashilmay wax ka sheg doqan yahow
@IbrahimHousien
@IbrahimHousien 2 күн бұрын
Malibaa iman laxisaabtamo
Maxa kala qabsaday masuuliyiin caawa madal ka wada qayb galay?
8:04
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 4,9 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,5 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
30:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 53 М.
WAREYSI #2- CAGTA XAAJI - SIDEE KU NOQDAY WARIYE?
25:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 130 М.
John Mearsheimer | The liberal international order
54:16
Centre for Independent Studies
Рет қаралды 250 М.
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН