WIILKAAN DHAGAYSTA WAXA UU LEEYAHAY DADKA MARXALADAHA ADAG GALA QAAR BAA

  Рет қаралды 75,197

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

5 ай бұрын

DHIBATADA BALWADU AY LEEDAHAY WAA MID DARAN
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS

Пікірлер: 92
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 5 ай бұрын
Malyuun is great! I like her humility and kind words to those who need them the most. She is not fake!
@maryanroon4852
@maryanroon4852 5 ай бұрын
Very true 👍 she's not fake May Allah protect her where ever she is
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 5 ай бұрын
Ninkaa hadii uu lacag lahaan lahaa ilmo adeer ayuu lahaan lahaa iyo qabiil laandheero hadase ilmo adeer maleh qabiilna iska ilow. Illaahow wixii haya adaa og caafimaadna adaa u haya caafi irsaaqad xalaalna sii faciina roor waxey ku waayeen fadhigii ku sii aamiin yaa Rabi.
@KhanYunis7
@KhanYunis7 5 ай бұрын
Alla run bdnidaa mxd Somalidena baraty
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 5 ай бұрын
Dadka fiican balwad baa lagu imtixama maskiin rag badan buu ka fiican yahay
@kiinadan6786
@kiinadan6786 5 ай бұрын
Mama Malyuun Qaloocan inaad joogto ayaan moodayey! Maasha Alaah waa heersare!
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 5 ай бұрын
Maamu mulyuun waa nabad walahi waa hooyo somaliyed good job mamalyuun.
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 5 ай бұрын
Maasha Allh guul inta samaha jecel❤❤❤ iyo guud haanba Dadka Jamhuriada Somaliland
@user-mz9gq9bi3y
@user-mz9gq9bi3y 5 ай бұрын
Ilaahaay haasoo hanuuniyo yaraaabii bishan baraakeesaan ilaahaay haa cafiiyo inta dhuunsaan alaahaa nosoo toosiyo yaraaabii
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 5 ай бұрын
Mashallah 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ Queen MMS hore uu soco
@mohamedisak4591
@mohamedisak4591 5 ай бұрын
Asc masha allaah mama malyuun salaan gobeed alle ha ku xafido
@xamralive
@xamralive 5 ай бұрын
waa nin Xanuunsan Allaah ha Caafiyo
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 5 ай бұрын
Mansha Allah tabarikalah
@user-gr3kq5vc5u
@user-gr3kq5vc5u 5 ай бұрын
Hooyo Malyun salan kal iyo laab ayan kusalamaayaa Masha'Allah Tabaraka'Allah hada halke joogta wankusoboqan rabay Mahadsanid Hooyo mcaan
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 5 ай бұрын
❤❤❤ wa xqnunsanyahay alle ha cafiyo❤❤❤❤
@ahmadsugemacalinabdi
@ahmadsugemacalinabdi 5 ай бұрын
Ninkaan awal balwad malahayn Ee jirada mar kay kudhacday buu bilaabay ayan umalayna Ee Alle hacafiyo
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 5 ай бұрын
Asc. Illaahow caafi yaa rabi yaa Illaahey.
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 5 ай бұрын
alle caafiimad kiisi haaw soo ciiliiyo alle haa ka daaweeyo khaam riiga
@deeqoweheliye8432
@deeqoweheliye8432 5 ай бұрын
Maasha allah 😍😍😍😍👍👍
@jiijocadey1425
@jiijocadey1425 5 ай бұрын
Waan ku salaamay
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 5 ай бұрын
Waa arin cajiba run ahaantii in la caawiyo buu mudan tahay dadkoo diina laraat sho waa maski xiyan nin u xanuu san nabad galyo malyuun bye
@ahmadsugemacalinabdi
@ahmadsugemacalinabdi 5 ай бұрын
Ninkaan Bashir waan aqaan darawal ayuu ahaa oo ka shaqeya dalka kenya
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 5 ай бұрын
Asc. Wllkey dad maleh miyaa?
@ahmadsugemacalinabdi
@ahmadsugemacalinabdi 5 ай бұрын
Haa reer Mandera wye waa gare ah​@@allowikaalmeyofficialchane4488
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 5 ай бұрын
I believe wiilkan inu ahan jiray nin shaqeysta oo great human aha. But wiilkan in uu bini aadan sidas ugalay oo sixir sidas lagu galay bn umaleynaya 90% by the time i see him my instinct told me bini aadan inu sidas ugalay allahu aclam. Allah ha caafiyo allahumma aamiin.
@baladomar7798
@baladomar7798 5 ай бұрын
Mama malyuun waa cansootay markuu dhahay xashiish baan cabaa😂😂😂
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 5 ай бұрын
alle haa caafiiyo
@user-sj4gw6ic3s
@user-sj4gw6ic3s 5 ай бұрын
KENAY waa aman
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 5 ай бұрын
Allaha caafiyo😢
@adnaanhamza4303
@adnaanhamza4303 5 ай бұрын
Mahungu dheh Ee mesha magaceeda haa qaldan magaca.
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashallah mme boqoradi
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 5 ай бұрын
Ilaahoow soo hadee
@user-nr4cy9fz7o
@user-nr4cy9fz7o 5 ай бұрын
Ilahay hacaafiyo
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 5 ай бұрын
Illahay haka madoibeyo waxa xun hadu xanun sanyahayna hacafiyo
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 5 ай бұрын
Mashalah meesha miyanu Libaax joogin iska ilaali Dhirtaa labeera mufacad bay lidahay iyo ajar❤❤❤
@shukri_cabdalla3699
@shukri_cabdalla3699 5 ай бұрын
Run bushegay
@namelos2963
@namelos2963 5 ай бұрын
Maxaa wajiga kaga dhacaäý?nin waalan bay afka oga gashay walhi way baqatay
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 5 ай бұрын
Reer dhul aan ahy.miskiin ilaahoow ugargaar waa laqaatey
@hodhanabdullahi3005
@hodhanabdullahi3005 5 ай бұрын
Wa nin xanunsan illahay kucafi
@user-ki8yd8ht7h
@user-ki8yd8ht7h 5 ай бұрын
Mama malyun qalbi waanag
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 5 ай бұрын
RABOOW CAAFIMAAD SII WIILKAAN WAXA WAJIGA UGA DHACAAN U MALEENAA ELERJIK
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 5 ай бұрын
Wajiga wax madow buu mariyay
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 5 ай бұрын
@@user-oi5uk4de1b Ok walaal
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 5 ай бұрын
Malyuun dad aqoon jiray waxay dhaheen qof xun mahan gabdho mareexan ah oo ku amanaya oo ku aqoon jiray baan arkay
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 5 ай бұрын
inaysan xumayn wayka muqataa ee ciil baa halkaas garsiyey
@missjustinbieberwife303
@missjustinbieberwife303 5 ай бұрын
Walhi caloosha I xanuuntey ilahey haso hanuuniyo cafimadna hasiiyo
@user-rk9fs4hn8l
@user-rk9fs4hn8l 5 ай бұрын
Waa buulbuulo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 5 ай бұрын
Hargeysa wey ku caafimaadey
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 5 ай бұрын
Waa runtaa mamo malyun say hargeysa u tagtay way fiicnaatay xitaa dad ma,caydo reer gob gob dhashay baatihiin aad baan idinkaga mahad helinayaa sida aad eedadeey malyun usoo dhaweyseen duriyada xalaala baatihiin thanks from puntland
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 5 ай бұрын
I hate puntland​@@user-oi5uk4de1b
@baladomar7798
@baladomar7798 5 ай бұрын
Meangi waa mama malyuuneey
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 5 ай бұрын
Kordahab🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@adangudhane336
@adangudhane336 5 ай бұрын
I lov you. Malyun
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 5 ай бұрын
Allaha ha Caafiyo ❤
@abdimohamed8550
@abdimohamed8550 5 ай бұрын
mahungu anigA aya jooga
@SkyStar592
@SkyStar592 5 ай бұрын
​@@abdimohamed8550 Oo Waa wadankee. Ma Kenya mise Tanzania??
@DeeqGessod
@DeeqGessod 5 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 5 ай бұрын
Ninka maxaa wejiga madoobeeyey😢😢😢
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 5 ай бұрын
Maxaa Wajiga gubay
@GggGggg-tm4rf
@GggGggg-tm4rf 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@halimojibril7917
@halimojibril7917 5 ай бұрын
💚💚💚💚💚
@kawazarmusse3095
@kawazarmusse3095 5 ай бұрын
MMS 💯
@anabali3897
@anabali3897 5 ай бұрын
Rer dhul ayan ahay kulahaa tolow ma jinbaa😮
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 5 ай бұрын
Ma malyuun is not easy
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 5 ай бұрын
Nin waxa wehliso naag meshu jogana joogta aba shaqo hauaburto aba hala wadaagto xashishka lacagta inteey qarisaa kabadan inta darbi jiifka ah
@user-bf8bi9hi3d
@user-bf8bi9hi3d 5 ай бұрын
Is ilaali xbbt dhulki in Maha e
@abdishakurmohamud1568
@abdishakurmohamud1568 5 ай бұрын
War ninku vedioga asagaba qurxiyay waa Nin shaqsiyad wanaagsan udhashay Lkn xanuunsaday
@umuzaynab4749
@umuzaynab4749 4 ай бұрын
❤❤❤❤🎉
@fardosaahmedahmed7232
@fardosaahmedahmed7232 5 ай бұрын
Ilah,hacafiyl
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 5 ай бұрын
Mongo it part of Africa .Wish side it close?😊
@user-st3re4uw9u
@user-st3re4uw9u 5 ай бұрын
Wa Kenya coast region Mombasa iyo Nairobi ayee udaxeysa Wa dulka ladoho wild park uguweyn kutalo Africa katirsantahy maaungu
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 5 ай бұрын
Masha Allah ❤ you are like
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 5 ай бұрын
20th
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 5 ай бұрын
Walhi waa wil qalbi wanagsan lakin wiilkan dhaqtar ayu u bahan yahay ee mamo malyun cawiya waa wiil somaliyed oo qurux u dhashay ee inti dhib bananka lagu garsin lahay cawiya somaliyey
@AbuubakarYuusuf-gm5em
@AbuubakarYuusuf-gm5em 5 ай бұрын
Eedo tusbax qaado oo iskanaso oo cibaadayso
@mgyoutubechanel
@mgyoutubechanel 5 ай бұрын
Maama malyuun nin wanaagsan ayaad heshey ee hadhaafin
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Mms waxay Ahayd in aan ku lah socdoh
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 5 ай бұрын
Mashallah
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 5 ай бұрын
😁😁😁😁😁😁
@user-un3ez8gm3d
@user-un3ez8gm3d 5 ай бұрын
Khamriga iiga soo duceeya😊
@MahirMohamed-wb1bu
@MahirMohamed-wb1bu 5 ай бұрын
Alle haakawmadobeyo badalkeedana wax ka kheyrbadan allaha kugu badalo❤adiguna go aan adag qaado❤pls❤❤❤❤😂
@user-oi8bq2ic3q
@user-oi8bq2ic3q 5 ай бұрын
ii sheeg meesha ad jogtid an Bom Bom hadana Bom kasiinee Oloh maxa Labac Lulanaaya😂
@sayidnuur6957
@sayidnuur6957 5 ай бұрын
NINKAN WAXUU KA AQLI WEENYAHAY DADKA PROFOSERADA IYO SHIIKHYADA WUU KA NIYAD WANAAGSAN YAHAY MARKAA ILAAHEY BUU LEEYAHEY MARKAA WAA WAX LAGU FAANO MAYA QAXOOTINAMAD IYO CEEDH IYO WADANK KALE LAGUMA FAANI KARO
@iftin2024
@iftin2024 5 ай бұрын
Queen MMS allah ninka waalan ha kaa badbaadiyo be careful ❤
@KahinRoble-xo8lb
@KahinRoble-xo8lb Ай бұрын
Adi baa ka caaqli badan yahy ninkan ha dhahin sidaa please stop
@khdijaadan8512
@khdijaadan8512 5 ай бұрын
man malyun mugo halakey kudala hoyaday bana kenirabaya cano gela bana sosini rabaya
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 5 ай бұрын
kenya ayeey ku taalaa
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 5 ай бұрын
Waxay u dhaxaysaa Nairobi iyo Garisa
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 5 ай бұрын
Bbw granny
@zhiinaldoofficials5921
@zhiinaldoofficials5921 5 ай бұрын
😂😂😂
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 5 ай бұрын
Nonsense
@hindohappy508gmailcom
@hindohappy508gmailcom 5 ай бұрын
Wlhi maskiinku wa qof qalbi wanagsn hadana wx yar ba ka qaldn ilhow cafi😢
ASHARAAF AYAAN MARTI BAADIYE UGU AHAY WAA GURI BARWAAQO
10:19
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 27 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 32 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
Netenyahu iyo Maraykanku maxay isla gaadheen, iyo Debedbaxa lagu sameeyey
17:47
QISO XANUUN BADAN &HOOYO SOOMAALIYEED FARXADNA KUSOO DHAMAATAY
19:24
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 9 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН