Wiilkeyga waa la kufsaday muuqaalna waa laga duubay sidaas ayuu caasi iigu noqday. "Mohamed Daud"

  Рет қаралды 20,399

Hubaal TV

Hubaal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Ninkaan wuu xanuunsan yahay xaqiiqdii wiilkii yaraana sumcadiisii ayuu dhulka lagalay illaahay ha caafiyo aamiin
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Da uud allaha caafiyo walal wiilkaga u ducee is deji ❤❤
@seed3966
@seed3966 9 ай бұрын
Allaahu akbar 😮 ilaahoow faraj khayr leh ufur adaa waaxidee 🤲🤲🤲
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 Жыл бұрын
Aduunka waa imtixaan ilaahow nodanbi dhaaf wiilkan xanuun badan ayu dareemaya 😢😢
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Жыл бұрын
Wlhi i am crying 😭😭😭 sorry abe you don't deserve this
@AmaalAmalhassan-iw2ox
@AmaalAmalhassan-iw2ox Жыл бұрын
Wallahi waa ilmeeye aabo mcn dhibtaan aduun mid aaqiro ilaahy kuuguma daro ajarna allah kaasiiyo musiibadaan kugu dhacdy 😢😢
@YOSIFMAHMOUD-zx2cv
@YOSIFMAHMOUD-zx2cv 3 ай бұрын
Allah haku cafiyo sxb Allah fraj qeer badan haku sahlo
@hanifarashid8484
@hanifarashid8484 Жыл бұрын
This man has gone through alot may Allah heal him physically and mentally may he have comfort may Allah make it easy for him in this world Amiin ya rabi
@seed3966
@seed3966 9 ай бұрын
😮😮😮 ilaahay waxaan ka baryayaa sidaad sheegeyso hadaay tahay allaah xaqqaada aduunka hakaga gooyo kuwii ku dulmiyey yaa rabbii waaxid🤲🤲🤲
@ducaysanaddoontiiallaah5920
@ducaysanaddoontiiallaah5920 Жыл бұрын
Rabbiyoow u gargaar Adaa Gargaaraha kown kan ahe 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢
@hamuuuuuud3207
@hamuuuuuud3207 Жыл бұрын
Ilaahey hawlaha hakuu fududeeyo
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Жыл бұрын
Alle haku cafio abbo hana ku gargaro 😢🤲
@haniaden2700
@haniaden2700 Жыл бұрын
Ilahay ha cafiyo oo ha u gargaro
@leilamataan7307
@leilamataan7307 Жыл бұрын
Alle qalbiga ha kuu adkeeyo walaal, addunka waa ayaamo yar, aakhiro aya nolol dheer ah Alle jannooyinkii ku raaxeyso, shar dambe Alle ha ka xafido Aamiin 😢😢
@zaciimkazaciimka-lr8il
@zaciimkazaciimka-lr8il Жыл бұрын
Allaha culeeska kadul qaado
@sacidaadan4079
@sacidaadan4079 Жыл бұрын
Wllhi waa xanuun illah waxan ka barye inuu danbi daaf kaga digo inshaallah abo mcn dunyadaan waa imtixaan qalbiga allaha kuu qabojiyo
@moktarabdi7646
@moktarabdi7646 8 ай бұрын
Allee waa caadil cadaladiisu na ma qaldanto, waana naasiru kulu madluum, iillaahey ayaad leedahay, wixii ku dhibayna Allee wu ka jari aadna gurmadkiisa waad leedahay
@gabadhasafiirka1097
@gabadhasafiirka1097 Жыл бұрын
Ninkaan maanta ma waalan. Maalintii u gabdha caruurta u dhashay iska furtay ayuu waashay. Caruurtaan ilmahaan hooyona ma eheysaan. Abihiina waa Kaas.
@AsmaAbdirisak
@AsmaAbdirisak Жыл бұрын
Ilaahay hakuu gargaaro walal
@monerahashi2970
@monerahashi2970 Жыл бұрын
Xanunkad daremeyso kuwi ku baday xanun lamid ah allah haku rido😢
@drsanabyassein6009
@drsanabyassein6009 Жыл бұрын
Alle dhibka ha ka saaro Koley waa iska imtixaan dunidu
@odayjama1829
@odayjama1829 Жыл бұрын
Qurbaha waxuu noqday meel laysku maahquuloh waa xero shaydaan
@farxiyofaarax207
@farxiyofaarax207 Жыл бұрын
Alah caafiyo
@odayjama1829
@odayjama1829 Жыл бұрын
Kan waraysan laftiisa ayaa waalan qofkan uu waraysanayoh hadlkiisu waa ka muuqdaa inuu xanuunsanyahay
@AM-jd2fq
@AM-jd2fq 5 ай бұрын
Dibad maxaan ka dheefnay? Ilaahay anagoo caafimaad qabno dhulkeena nagu celi
@hamdixarago8009
@hamdixarago8009 Жыл бұрын
Aamin yarabi aamin yarabi
@nastexabashir106
@nastexabashir106 Жыл бұрын
Wllhi wan ilmeyay ilahaay haku gargaro ader mcn😢😢
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Жыл бұрын
Allah haugargaaro😢😢😢
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Жыл бұрын
Sroy wllk xanuun badan 😢😢😢😢😢
@عبدالواحدمحمدأحمد-ل2ر
@عبدالواحدمحمدأحمد-ل2ر Жыл бұрын
Waryaa wiilka waad ceebeeystay wuu so hanuuni karaa 'ninkaan xanuunsan ha wareeysan warya Kana tuur fiidiyowgaan
@hony5804
@hony5804 Жыл бұрын
Muxuuiskajafayaa uudilayaa quran 114 inlagudhameyo ubahanyahay
@khidirshiil
@khidirshiil 10 ай бұрын
War ha la cawiyo at lest green card ha lo so celyo.lower fican oo lo qabto ayay ko xidhantahay
@xilwafitbeautychannel3667
@xilwafitbeautychannel3667 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Жыл бұрын
Waa nin waalan oo qaba narcissistic personality disorder.
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 Жыл бұрын
Maxaa waydiinaysaa miskiinka
@nasiib631
@nasiib631 Жыл бұрын
Ilhy ba og kolba wuxu yhy wa qof dhibaato la kulmay adna caqligaga hadashay
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr Жыл бұрын
Haku diganin walal waalid ubadkiisii lagu ibtileeyehe qaar dhinteen qaarna meel ku ogeen runtii wa musiibo qalbiga allaha uqaboojiyo
@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231
@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231 Жыл бұрын
إتق الله
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Жыл бұрын
@@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231 هذه هى الحقيقة المرة. محمد داؤود شخصية نرجسية، مريضة.
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 Жыл бұрын
Ninkaan maa iska deeysaan maskiin😢😢😢😢
@Jonathan-omar
@Jonathan-omar Жыл бұрын
Barnaamijkan magaciisa maxaa looga jeedaa
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 Жыл бұрын
Ninkaan ilmahiisa maxaa daba dhigay shaqo kale malahan miya mu danahiisa ka fekero waxaa kasi xun dadka wax kaso dubaayo wuxu kuso caan baxay xumeenta ciyalkiisa
@AmaalAmalhassan-iw2ox
@AmaalAmalhassan-iw2ox Жыл бұрын
Adi dhimirka maa la,dahy maba fiyoowidee
@ayatollahcalisomali3832
@ayatollahcalisomali3832 Жыл бұрын
Gashaan buurta naato 😂😂😂😂
@hawoali120
@hawoali120 Жыл бұрын
Hawaresan daka wal walan suxanallah
@raxmacabdi7691
@raxmacabdi7691 Жыл бұрын
Wlahi abo mcn sorry qufu illahey jecelyahaya imtixaan mara iska sawar 😢
@naftanafta5705
@naftanafta5705 Жыл бұрын
Sorry allha kuu gargaaro wll
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 Жыл бұрын
This man needs help! Inaan dhalay iyo in kaleba ma kala ogi ku yeh. Allah ha ku caafiyo.
@user-rt3so9yt4k
@user-rt3so9yt4k Жыл бұрын
Waxaas in uu ku hadlo wax fiican ma ahan wiilkaaga baa dhaawacaysaa wiilkaaga si kala kula xiriirkaraa waa kaa sii fogaanaa wiilku
@sacido1721
@sacido1721 Жыл бұрын
Walaal ilaahey ha kuu gargaraao waan ku xumahey waxa kugu dhacey sorry
@farhiashire814
@farhiashire814 Жыл бұрын
😢
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 Жыл бұрын
Walaal soomaaliya iska tag waad bogsan waxaad Soo martay oodhan waad ilaawi maxaad kafaaiidaysaa inaad kusii jirto cadaabkan
@MucadYare-x3t
@MucadYare-x3t Жыл бұрын
Sorry abo mcn 😢😢😢😢😢
@LeiloBasale
@LeiloBasale Жыл бұрын
Sorry
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 Жыл бұрын
Ninkan uu xanuunsanyhy
@hamdixarago8009
@hamdixarago8009 Жыл бұрын
Sorry aabe macn
@celpecelpe6121
@celpecelpe6121 Жыл бұрын
Somaliyey qiirada iyo ooyinta beentaa iska daaya ninkani ama waalidkiisii ayuu ku caasiyey ama wuu xanuunsanya koley cuqubaa haysata
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
Ninkaan waa xanuun sanyahay Hawiyoow is sharfa get this Nigga medicated he needs help!
@zu7729
@zu7729 Жыл бұрын
Ninkaan Waa Xanun Sanyahay Wiilka Cid Kufsatay Ama Sixratay Majirtee Ninkaanaa Noqday Aabe Bilaa Naxariis Eh Bir Ow Ku Garaacay Marka Dowlada Xireysay Gacantiisey Ku Dhiman Lahaayeen Caruurtaas Maybe Asagaa Xabsiga Lagu Abuse Say
@MohanJr-s3e
@MohanJr-s3e Жыл бұрын
Waa qaldan tahay ninkan wuu saxanxahay kuwii ka qatay ilamaha kujirtaa miyaa
@farhiashire814
@farhiashire814 Жыл бұрын
😢
@ramlaadam5355
@ramlaadam5355 Жыл бұрын
😭😭😭😭
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 88 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 63 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 58 МЛН
DAA'UUD DAAR 3 DABAQ AH AYUU ISKA SOO TUURAY  SI UU + PART 1
22:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 184 М.
“Dhalinyarooy Qarankiina Jeclaada, oo dalkiina Aamina.”
6:19
MM Somali TV
Рет қаралды 38 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 7
19:22
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 86 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
AX! WALASHIS HORTEDA KUTIJABSADAY JECELKISA QAC LAGA YERSIYAY
20:45
Ridhwan Issack
Рет қаралды 31 М.
MAXAMED DAA'UD GABADHIISI DACWEYSAY MAXKAMADA INTA EEY DHIMAN WAA TAN
14:59
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 46 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 88 МЛН