"Wiilkii aan dhalay ayaa iga cararay markaan u shegay in la iga heley HIV/AIDS-ka" Qiso Xanuun badan

  Рет қаралды 48,370

Yusuf Abdi Shire

Yusuf Abdi Shire

Күн бұрын

Пікірлер: 145
@mamma6900
@mamma6900 4 жыл бұрын
Ilaahow caafi ilaahow cafimaad sii ilaahow aday gacantaada weyntahay caafi amiiin yaa rabii
@your_sofine
@your_sofine 4 жыл бұрын
Ilahay haa cafiiyo HIV xanun sahlan maahan wlh lkn iin taa ugu baadan waxaa laga qaada galmada ama guur ama guur la'aan kuu saamey. Ilahay haanaga qabto aniiga iyo iin tii Muslim aah...😢
@somalilandonline9204
@somalilandonline9204 5 жыл бұрын
Illahay ha kadulqaado isga iyo wixii umada nabi maxameda
@zahramohammed1341
@zahramohammed1341 4 жыл бұрын
Amiin Amiin yarabil calamiin
@abdirizakadan606
@abdirizakadan606 4 жыл бұрын
Amiiiiin
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Amiin wll subscribe igu caawiya
@halimatameryousseff4529
@halimatameryousseff4529 5 жыл бұрын
Aids waxaa ka xuun cudurka qabiilka
@almuxsinaatchannel1288
@almuxsinaatchannel1288 4 жыл бұрын
Asc walaalsheey adigaa mahaf san channelkeena soo booqo waxaa ka heli doontaa duruus diiniya muxaadarooyin daawada sunadi nbg csw waa fii sabiili laah adigoo mahadsan subscribe ka noogu saar baaraka laahu fiiki
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 4 жыл бұрын
Halima Tamer Yousseff maaya wll siida haa odhaan ee waaxn waa cadho ilahyi
@fankahassan4335
@fankahassan4335 5 жыл бұрын
Bashiir dadkii kalsooni ayuu galiyay alaha kadulqaado verus kayar
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Walalehen Allah ha cafiyo subscribe igu caawi wll
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Cabdalle weligii isma qarin wll, Bashiir hadduu qaataye Cabdalle wuxuu la nool yahay ka badan 15 sano meelahaas weligiisna isma qarin waa nin wadaad ah ee ehlu diin ah anaa shaqsiyan u aqaana.
@Quman_qaali
@Quman_qaali 4 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto aabahey wlhi labadeyda waalid inan ka fani lahen cudur alle u keenay
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Ilahay haynaga hayee 2005 ayaan iska baadhay anigu waana layga waayey waan dhakiyey waayo waxan yeeshay barigaa matag iyo dibinta Hoose oo inta dhexe iyara casatay markaduu Ilahay hawnaxariiste Aabahay iguyidhi Aabo dhaliinyaradu way iska socod badanyihiinee waan kusoobadhaya waliba xanuunkaas haye ayaan yidhi waalaybaadhay waxa layguyidhi Maqabtid ee waxa kusoo haya Gaastari walahi waan farxay lkin markii hore waxan islaha hadii lagugu yidhaahdo waxa tahay Positive Ilahay utoobadkeen Hana isarinin ee Meel walba kahadal oo dadka kawacyi Gali lkin markaan Negative noqday xataa Gabadhan lasoconjiray cawdaan ujaray ilaa maalintaa ilaa iminka salaadaan bilaabay maalina maanday alxamdulilah
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 5 жыл бұрын
Subxaanalah Walee Kaasi inuusan Liibanin Xafidukalah Wll Alaha Ku Caafiyo Waxaan Codsanlaha In Aay Maamulky Xaquuqda Waalidka Iyo Awlaada Xeer Ah Saan Qabo
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 5 жыл бұрын
Asc aabo Allah ku cafiyo, wilkana Allah so hadeyo, Anakana Allah naga badbadiyo, amin.
@almuxsinaatchannel1288
@almuxsinaatchannel1288 4 жыл бұрын
Asc walaalsheey adigaa mahaf san channelkeena soo booqo waxaa ka heli doontaa duruus diiniya muxaadarooyin daawada sunadi nbg csw waa fii sabiili laah adigoo mahadsan subscribe ka noogu saar baaraka laahu fiiki
@geesideeqsi1035
@geesideeqsi1035 4 жыл бұрын
Rabi dabaylaha haka raciyo dhmntiinba a aga allaha naga hayo amin
@alishalove4959
@alishalove4959 4 жыл бұрын
Walaahi waan ooyay muxuu waalidkiis uga cararay xuquuq waalidnimo ma oga illaahay intow kaqaadyo inow isaga kudhicikaro ma oga miyaa. Illaahay kabaxsan maayo
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 4 жыл бұрын
Mahad sanidiin Raad production wacyi gelinta halkaas kasii wada insha allah.
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Ax alla haka Caafiyo dhaman Wixii muslimin ah yaa Allaah
@almuxsinaatchannel1288
@almuxsinaatchannel1288 4 жыл бұрын
Asc walaalsheey adigaa mahaf san channelkeena soo booqo waxaa ka heli doontaa duruus diiniya muxaadarooyin daawada sunadi nbg csw waa fii sabiili laah adigoo mahadsan subscribe ka noogu saar baaraka laahu fiiki
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
@@almuxsinaatchannel1288 Haye wll qli
@guledfaisalali9388
@guledfaisalali9388 4 жыл бұрын
Sheik cabdalle maansha Allaah waxaad tahay nin wanaagsan
@sadamtravelagency2393
@sadamtravelagency2393 5 жыл бұрын
yuusuf cabdi shire masha Allah shaqo fiican ayaad qabatay bro Waa sxbkaa sadam oo hargeysa kaa soo salaamaya
@anascayka2105
@anascayka2105 5 жыл бұрын
abheey sina ugama fogaaden anoo heysto lkn asaaba iga fogaade allow kunxriso aabe mcn ilaahow walidkena unxriso😭
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 жыл бұрын
Illaahay araxmaan hakuu caafiyo illaahay caafimaad qayr qabo haku siiyo
@maryanaden5719
@maryanaden5719 4 жыл бұрын
Aamiin habo macaan
@hana8824
@hana8824 5 жыл бұрын
Waaku mahadsantihiin wacyigalintiina raad production👍👍
@halimobarre6805
@halimobarre6805 4 жыл бұрын
Mashallah very brave guy thanks to read production
@iM.YOTiNHO
@iM.YOTiNHO 5 жыл бұрын
Am realy sorry😥 Xuquqda waalidka myaqno
@maydhyuusuf562
@maydhyuusuf562 5 жыл бұрын
Masha Allah illahay haku siyadiyo iim anka illahay haku cafiyo adiyo muslimkale ee qaba
@fuaadwarsame3514
@fuaadwarsame3514 4 жыл бұрын
Wllo Qaali Alleh Ayaan Kaga Baryaya In Ilaahay Xanuunkaa ka Dul Qaado Waa Aduunto Qiimo Weyan
@xamdicabdi2738
@xamdicabdi2738 5 жыл бұрын
ASC Raad waan idin slaamay kdib yarka waraysiga qaadaya caadi iska dhig markad qof waraysanayso waxa kaa muuqata luuqada jidhka in aad qofka ka.wiswiseyso Maxa ku gu Soo duulaya Adiga ayaaba wada qayb faquuqa kamid ah
@abdifatahomar9357
@abdifatahomar9357 4 жыл бұрын
Hahaha Isha ka ride
@cabdishakurcabdi.7373
@cabdishakurcabdi.7373 5 жыл бұрын
illahay haku caafiyo .wll.wlhi anu waxan ahay nincafimaadbartay.hadana wlhi beensheegimaayee.kasheekayntiisa ayaanka xumadaa some times .shaqada ayaa igu adkaata
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 4 жыл бұрын
Masha Allah waa nine niyad wanaagsan Allah haku cafiyo insha Allah
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Wll subscribe igu caawi
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 4 жыл бұрын
@@kungabdhoodkaroon8000 ok I did
@adnamohamed5441
@adnamohamed5441 5 жыл бұрын
Si walboo walidkey uyihiin wan la qeysan lahaa xanunkoda hal malin inan ka fogaado xitaa majecli ilhw walidkeyga iidaa cimri dheerna siiii aaamiin❤❤🤲
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 5 жыл бұрын
Amen
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 5 жыл бұрын
Fikirka xanuunka aad qabto ayaa ku saamaynaysa
@qaynuundahir2558
@qaynuundahir2558 4 жыл бұрын
Alle cafi
@dagano1479
@dagano1479 5 жыл бұрын
ILAAHAY ha caafiyo dhamaan inti xanuunsan waarun Xanuunadu badan yihiin.
@saynabaxmad7376
@saynabaxmad7376 5 жыл бұрын
haduu asag ka cararay aabehiis aayahiis dambe yaa umaqan siduu u fikiray Allah ka caafiyo abo
@yacquubxaajishabeele7597
@yacquubxaajishabeele7597 5 жыл бұрын
😥😥
@ubax6693
@ubax6693 5 жыл бұрын
Walaal ma ahan inuu aabihiis necebyahy lkn bulshada sideey u arkaan cudurka ayaa qaldan Somaliya tiibishada laga cararaa oo daawo leh
@hanasalahtalawadaagsalah3991
@hanasalahtalawadaagsalah3991 4 жыл бұрын
Walaal caafimad Allahe ha ku siiyo inshalah waana idin garAb istaakeyna waa in occount lagu caawiyo loo furo sida dhamaan loo caawiyo yaanan la takoorin plz and plz
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
Alleh ha caafiyo allow caafimaad sareeca sii umadaada intii xanuunsan
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 жыл бұрын
Ilaahay ha idinka caafiyo dhamaantii. Aamiin yaa rabi.
@liilii2897
@liilii2897 4 жыл бұрын
Baryahaan waxaa soo batay buun buuninta HIV ga waxeyna ilatahay iney jiraan dad ama heyado lacag Ku bixiya
@qadarxuseen3096
@qadarxuseen3096 4 жыл бұрын
Allah hakucaafiyo walaal
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
Sheikh cabdala adeer ilaahay caafimaad sariica haku siiyo
@ubahladanibrahim768
@ubahladanibrahim768 5 жыл бұрын
Allaha caafiyo aabaha somaliyeed waalidkaadana cudurwalba uuqabo waxaa lagaa rabaa inaad kawarheyso oo aad xanaaneyso waayoo adigana ilmo kuxanaaneyo ayaad heleysaa hadaad baari thy lkn caasi meelxunbaa udanbeysa
@calizalaxmacalimshukrimedi7369
@calizalaxmacalimshukrimedi7369 5 жыл бұрын
Alle ha caafiyo wlaalaheen
@abdifatahfaisalofficial5327
@abdifatahfaisalofficial5327 4 жыл бұрын
Ilaahay haka caafiyo umada soomaaliyeed ee cudurkan qabta
@fankahassan4335
@fankahassan4335 5 жыл бұрын
Xasan dhuux oo maanta ii nool miyaan verus kan uga carari lahaa ciil badanaa aabo alaha ku caafiyo waa qof faraxsan
@zeinabali7639
@zeinabali7639 5 жыл бұрын
Kagaman tageen maxan uga tagayyaa
@mohamedfaysal9346
@mohamedfaysal9346 5 жыл бұрын
ilahay ha korqado adiga iyo waxii kale xanunsan
@salahmohamed1475
@salahmohamed1475 4 жыл бұрын
Wllo allaha kucaafiyo ubadkaadana allaha kuusoo hadeeyo aamiin
@samaraabdirahmanomar5334
@samaraabdirahmanomar5334 4 жыл бұрын
Waxan ka codsanayaaa awladiisa innay garab siiso wayo waxa ay kasacidayan moral kisa ilah haku cafiyo aabe waxa tahay aabe somaliyeed wayo walidka waa qali waxa waliba oo dhib ah isaga idinka ilaalinayo wayo waxa uu hesta wacyi galin sidan daremayo cudur waxba madilo ilah wax dilo ilah haku garab istago cafimah tam ah alah kusiyo runtii waxa tahay aabe qalbi fican asxaab aan u wada duceeyno wayo ilah agtisa waxba kama aha in uu cafimahad kisa u so celiyo Insha alah aaamin
@my_queen_muna_qaali716
@my_queen_muna_qaali716 4 жыл бұрын
Bashiir dadkii dhiiri galin buu galiyay mnsha Allah
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 4 жыл бұрын
asc.cudurkaan matkii hore wuxuu ku badnaa ithiopianka, makii ay idiin soo dhex galen ayad cudurkiina idinku fidey.wabilahi towfiiq
@nawalnuur8312
@nawalnuur8312 5 жыл бұрын
Mash alah waa aabo qalbi wanaagsan ilaahy ha ku caafiyo, wacyigalinta ha la badiyo
@my_queen_muna_qaali716
@my_queen_muna_qaali716 4 жыл бұрын
Aabahay xanuun ilaahay u keenay ugama carareen waalid caasi buu Ahaa kaasi awalba alle hakaa dul qaado
@AJ-ol5xl
@AJ-ol5xl 4 жыл бұрын
Allaha caafiyo walaalken cabdullahi. Arimaha faquuqa waa in maamulku sharci ka soo saaro.
@deeqoali57
@deeqoali57 5 жыл бұрын
Miskiin ilahay ha u ugargaaro
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 4 жыл бұрын
Subxanalah ruxa marko Alle kacabsi qulubtisa ka buxdo waxba kama halabayo
@mahamedahmedjcr7782
@mahamedahmedjcr7782 4 жыл бұрын
Allah haka dulqaado xanuun
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 4 жыл бұрын
Alle ha caafiyo isaga iyo inta jiran ee kale.
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Waalidkaa wuxu yahayba waa inaad ku qaadataa
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Ilaahow aday kugu Cusleen ARIN walbo.iyo ARIN walbo ee caafi yaarabi🤲🤲🤲
@almuxsinaatchannel1288
@almuxsinaatchannel1288 4 жыл бұрын
Asc walaalsheey adigaa mahaf san channelkeena soo booqo waxaa ka heli doontaa duruus diiniya muxaadarooyin daawada sunadi nbg csw waa fii sabiili laah adigoo mahadsan subscribe ka noogu saar baaraka laahu fiiki
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Alow raabi haa cafiyow yaaa ala alow ku cafiiy axx yarabi 😭😭😭😭😭😭 alow caafiy anaga naqaabo taarbi 🇮🇹
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 4 жыл бұрын
Wariyaha 1 siduu kugu dhacay Xaskaga ma qabtaa cudurkan 2 xaskagii hore iyo ciyalkagii aaway Aaway waxaas oo dhan Wariye 🤔😏
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 5 жыл бұрын
Walidka wuxuu qawa winaa laaqabsata wlhi calosha ihurta
@AhmedALI-yd5wn
@AhmedALI-yd5wn 4 жыл бұрын
War labadii isguursanayaan u taga sheybaar. Waxaan ku jirnaa Google world. Ilaahey hanaga qabto anaga iyo wax aan dhalnay
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 4 жыл бұрын
Illaaheey Haka Caafiyo Anagana Allaha naga xijaabo Aamiin ya Allah
@Janno190
@Janno190 5 жыл бұрын
ILLAHAY ha u gargaaro ummada xanuunsan
@mariyaabdullahi3458
@mariyaabdullahi3458 5 жыл бұрын
Wlhi ann ben ahyne Wlidky wuxu qabo Wnla qaybsnlaha Addunka iyga ikeny alle kasokow cidnana kuma dorsankro ilhy Cimrigoda haubrkeye Isna allha hacfimdsho iyo kuwa laqaba xanunka
@zhugrizhugri7068
@zhugrizhugri7068 4 жыл бұрын
Ale ha ka dulqaado dhamaantood
@erfg2538
@erfg2538 5 жыл бұрын
Allaah hacaafiyo sheekha
@abdirizakadan606
@abdirizakadan606 4 жыл бұрын
Allah kucafiiyo aabe mcn
@bisharxassan424
@bisharxassan424 5 жыл бұрын
Alaha caafiya walaalaha xanuunsan kwa kalana alaha kaqabta waa musiiba
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 5 жыл бұрын
Sorry baba ilaahey haku caafiyo 😭😭😭😭
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
Waxan somalida kula talinaya intaydan guursan rag iyo dumar ba is badha ceeb mahabadhista walahi somaliyey cudurkani wuu inagu soo batay Allah haynaga magan galiye iska jira qofkasta hays badho intanu gursan qofka anigu wan ka shakiya wayo qarsadan somalidu
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 жыл бұрын
Subxanalah subxanalah alahaa cafiyo
@yamaniyamani6703
@yamaniyamani6703 5 жыл бұрын
Ilahy ha cafiyo wadadkas waa qadar ilahy waxkasta oo qofka binu Adam kaa kudhacaya
@hotchocolate7632
@hotchocolate7632 4 жыл бұрын
Somalia waxay isku badalee male HIV lawada qabo uuf ka xaxabiiyo somali qabil wadankina ku dumiiseen 🤔
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 5 жыл бұрын
allow cafimaad ziiii ya allh
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
SIDA BASHIIR LOMA WARAYSAN WARIYAHA AYA AAD U LIITA
@sihamcutie6102
@sihamcutie6102 4 жыл бұрын
Rock_ Diamond Walaalo bashiir wee kaduwantahay wareesigisa iyo kan kaas waxuu ahaa qofkahadlaayo waxii kudhacay waxa kukalifahay inuu qarsanin
@ibrahemali6149
@ibrahemali6149 4 жыл бұрын
Allah caafiyo
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Raad magaca tv horaa lahaa
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 5 жыл бұрын
Maskiin ilaahay ha caafiyo
@furreanshaxcareef2454
@furreanshaxcareef2454 5 жыл бұрын
Alle ka dulqaado isagaa awoodle
@billybilly445
@billybilly445 5 жыл бұрын
Weriyahu wali uma bisla hoosha wariyanimadu sida utabinaya warka
@safiyamahomedmuse9172
@safiyamahomedmuse9172 5 жыл бұрын
Alle hakucaafiyo
@amiiraabdullahi8228
@amiiraabdullahi8228 5 жыл бұрын
Alle ha ka dulqaado
@hapooncabdi4491
@hapooncabdi4491 5 жыл бұрын
Allaw islaamka ugar gaar
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 5 жыл бұрын
Markaa hore illahay haka dulqado dhibta umada slamaka ah oo Dhan markaa xigto Malaga yaba ninkan in usan qabin xanunka waa Nin aad hilib uleeh dhor iyo toban Sano kunollaah maqano in ay ruuntahay
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 5 жыл бұрын
zoya shah adigoo kale oo aan baraneyn cudurkaan sida loogu noolaan karo isaga oo aan wax dhibah u geysan caafimaadkaaga guud si caadiya ayaa been abuur iyo shaki aan sal iyo baar lahay KZbin ka ku soo qoraaya. Abowe marka hore wax soo akhri ku Saabsan HIV ga ka dib fikrad cilmiyeysan la imow. Anigu waxan ahay Nurse ku nook USA waxaan la shaqeeya dad isaga ka sii qurxan kana caafimaad badan isla markaana qaba HIV in ka badan 20sanadood
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 4 жыл бұрын
@@fadumomusse2132 abaayo waaxan kawada kuwaa lacagta leeh oo wadaman joogan weey Nolan karan waayo lacaag dawo Ku gatan bey hestan lakin ninkan Wuxu dhahay dhaqalo mehesto qofkaso kale siiduu unilan kara lacag baa hadan hesan dawo kugadato anigaba cafimad ka wan soo bartay waa qofkii uguu horeyo oo aan arko cudurka qabo buran
@amiiraaliamiiraali8327
@amiiraaliamiiraali8327 4 жыл бұрын
Yarabi no naxariiso kaqad xanuuka
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
Ax ilaahow caafi ax xaquuda waalidak sidaas maha waxuu qabo maha in lugu naco
@salmaanofficial368
@salmaanofficial368 5 жыл бұрын
Kaas xaqa walidka buuna garanayn
@deeqoali57
@deeqoali57 5 жыл бұрын
Ninkan wa reer baydhaban maqlay
@deeqoofficiall
@deeqoofficiall 5 жыл бұрын
Cudurkoda cafimad alah ugubadalo anagana alah inaga ilaliyo
@tamaamahmed2916
@tamaamahmed2916 5 жыл бұрын
Toloow ninkaan cabdalle daambari miyaa Ee yemen qaxootiga jaxiin ku noolaa
@yaqaaneyaqaane6303
@yaqaaneyaqaane6303 5 жыл бұрын
Kan wariye maahan musqulka muu weediiyo sidee uqaaday
@cawralafarah3946
@cawralafarah3946 4 жыл бұрын
Maxad ku fali adu
@zinuushmohamed3981
@zinuushmohamed3981 5 жыл бұрын
subxnllh ilaahey cfimad ha siiyo
@robleafrica66
@robleafrica66 5 жыл бұрын
Subxanalahaaa
@habibakhanog8497
@habibakhanog8497 4 жыл бұрын
Dadka black Africaha ayaaa ubadan xanoonkan I don't wy dadka cadaan kaha wuu ku yaryahay I don't wy dadka cadaanka waxay amisanyihiin in xanoonkan dadk black African leeyihiin that's what believe markaad waydisid way ku leeyihiin waa dad cawaanha
@abdulmusa8134
@abdulmusa8134 4 жыл бұрын
Ilaahaay dhamaantiin haidin caafiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa alaah
@museibrahim2796
@museibrahim2796 4 жыл бұрын
Bulshadu waxay u haystaan in qof caatada ah uun qabo Hiv laakiin sidaasi way ka duwan tahay ee waa in laysbaadho
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
PUNTALAND WA XERO FASAHAD AAD AYU AIDS UGU BADAN YAHAY IYAGA IYO SOMALI LND WA ZINADA IYO BAKHTIGA WANA GOBOLADA UGU ZINADA BADAN
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 жыл бұрын
Rock_ Diamond yaa allah oo maa idinka baa zino iyo quruun kaa koowa reer xaamar iyo balaayo dhaan idinka buuxda waad isqarisan idinkana umaada uu keena reer konfur baalo idinla qashin badnataye
@afitahmohamud8061
@afitahmohamud8061 5 жыл бұрын
Lol
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
@@umalkhymohamed7492 Been tiis maaha Wlhi cadeem dadka Badi cudurkaas qaba Puntland somaliland Waxaa soo raaca rer koonfur
@awooweosman1811
@awooweosman1811 4 жыл бұрын
Dambi dhaaf rabi howga dhigo inta ladaaladhacaysa xanunkan inagana rabi ha inagadhowro dhalintinan caadifaynaysa xanuunka ilahay haidin caafiyo. Pl Mog Smliland intuba dad somliya kunool kuu xanunka kudhaca ama messha uu ubata ducay inaga mudanyihine jeesjees inakamamudna
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
@soomaaliyad ina Ali kkkkkkkkk Wlh reer camar ma ihi wad iga qoslisay
@nasromaxamed9008
@nasromaxamed9008 4 жыл бұрын
Alaha kadulqado wll
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 4 жыл бұрын
Kan wariyaa ba odeyga ka wis wiseeyee alla soomaali jahilsanaa
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 5 жыл бұрын
Kaasi wiil ma'ahan
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 5 жыл бұрын
Dadka xanuunkan qaba ee guursanaya dad caafimaad qaba iyagoo is og ka warama.
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 жыл бұрын
Waakeena?
@ifkacabdi9420
@ifkacabdi9420 5 жыл бұрын
Aniga nin aan isguursan rabnay waa diday inaan is baarno xitaa guurkena waxaa kadhimaneeyd 4malin somalida xasiden weye
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 5 жыл бұрын
@@ifkacabdi9420 ma guursstay mise maya
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 жыл бұрын
Waale somali haa aminina idinko iska bariin somalaye waaxba kaa garan maysan waa dad iska caadiya ayeey uu egyihin Walaahi
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 5 жыл бұрын
@@umalkhymohamed7492 walllo nin aan aqaan baa gabadh hargeisa ku guursaday xanuunkan qaba .rag baan ku idhi miskiinta usheega.waxwy iigu jawaabeen kolay way qabtaa xanuunka. Iyana ma oga inuu buko. Ragbadan baa jira oo noocaas ah.
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 4 жыл бұрын
Subuhanallah
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 жыл бұрын
Inaalillah illahow caawi miskin
@beensawiabdi
@beensawiabdi 5 жыл бұрын
Ale ha cafiyo wlo
@amiinocumar5646
@amiinocumar5646 4 жыл бұрын
😰😰😰😰😰😰😰
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 81 МЛН
Haunted House 😰😨 LeoNata family #shorts
00:37
LeoNata Family
Рет қаралды 15 МЛН
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 39 МЛН
Cunsuriyad Xun - Taliye Bashiir Cawad .
11:35
KAAD TV
Рет қаралды 1,5 М.
Taliye la nool cudurka Adis-ka oo ka hadlay dhacdooyin xanuun badan
10:10
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 81 МЛН