Bashir Cismaan Cawad - Wareysi #2/3 - Xaas aan guursaday ayaa igu ridday HIV/AIDS

  Рет қаралды 132,485

HANOOLAATO

HANOOLAATO

7 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 306
@abdiaziizabdullahi2460
@abdiaziizabdullahi2460 7 ай бұрын
Salaada subax iyo maqrib hadda tukataan saliga haka kicina oo ku nagaada adkarta subax iyo mida galab aqrista, Qur'aankan wax uun aqriya tasbiixda ku daraa maalintiina iyo habeenkiina wuxu idin noqon doonaa mid dagan oo qofna kuma dhibaateyn doonto. 😍😢
@nastehaislow407
@nastehaislow407 7 ай бұрын
Jasakumulah
@Flown916
@Flown916 7 ай бұрын
Masha allah
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 7 ай бұрын
Jzk Qaayr walalkay ilahaay hanofudeyo
@abdiaziizabdullahi2460
@abdiaziizabdullahi2460 7 ай бұрын
Mahadsanidin
@adonallah
@adonallah 7 ай бұрын
Waa run
@ahmedmohamed-lz5ms
@ahmedmohamed-lz5ms 7 ай бұрын
This is one of the best program from Hanoolaato. Ajar iyo xasanaad Allah ha idinkasiiyo wacyigalintiina!!
@maankaabofficial4676
@maankaabofficial4676 7 ай бұрын
Walee dadnimo waa u dhalasho Masha allaah ninkaan Magac ayaan wadaagnaa wa nin run badan naxariis leh waana wadaagnaa astaanahaas ,mhdsanid Bashiir
@shenkeronabdirahman7227
@shenkeronabdirahman7227 7 ай бұрын
Mashaa Allah waa nin wanaagsan wlhi ilhay cimrigiisa ha u barakeeyo angana sidookale amiin
@safiyamohamed7625
@safiyamohamed7625 7 ай бұрын
Rabbi haku caafiyo wll dawadaada qaado wax difaacaaga kor uqaadana badso lagaa yaabaa in dhawaan dawadaba lahelo never give up xanuun kani cid madilo lkn difaacuu hoos u dhigaa qof kuna xanuunada kaluu u nug laadaa markaa dawadaada ku dadaal xabaa suudna isticmaal difaacay kor uqaadaa❤
@aaminabashiir7992
@aaminabashiir7992 7 ай бұрын
Wll allaah hakaa caafiyo intaad xanuun martayna jano rabi hakuugu bedelo inata caafimaadka qabtana allaah haka badbaadiyo wll khadmada qur'aanka badi bishii dhawr jeer dhamee digriga iyo ducadana badso qalbi nadiifaad leedahaye allaah hakuu siyaadiyo
@awraabbi-rh1qm
@awraabbi-rh1qm 7 ай бұрын
Alxamdullilaah. Wax badan ayaa laga faa'iidey Bashiir. Waa qof iimaan leh. Alle ayaa ka qaadi doona cudurka Insha Allah. Kheyr Allaha siiyo e, waxyaabaha ugu muhiimsan e, laga faa'iidayo waxaa kamid ah: 1. In sinada laga fogaado Alle dartii; 2. In labada qof ee isguursanaya si kalsooni ku jirto isaga baadhaan cudurka inta ayna aqal gelin; 3. In dadka cudurka la nool ay walaalladood ay na qaadsiin cudurka-- oo ay naftooda oo kale ka soo qaadaan, kuwa bedqabana feejignaadaan , iyaga oo Alle ka cabsanaya, nolosha adduunka ee gaabanna ay na isku haleynin; iyo 4. In qofku dedaal diimeed galo, adkaarta sunnada ah na akhristo si ay xijaab ugu noqoto, i.q.k. o.b.
@CabdiRA223
@CabdiRA223 7 ай бұрын
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 7 ай бұрын
Subhannallah qofka aad guursanaysid waa inaad cudur ka baartaaa. Mid kale ku ridaa yaa og. Subhannallah
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 7 ай бұрын
Wllo dadka qaarbaa diid in la baadho 😢😢
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 7 ай бұрын
@@barwakoabdi9827 ka carar qofkii diido hee asaga ama ayaday jidhaa, anigu waan ka carari lahaa hadabo 😂ma noloshaydaan qatar gelinaya qof binaadam dartii.
@abdulkaremmohamed2947
@abdulkaremmohamed2947 7 ай бұрын
Ilaahay hakaa dulqado adiga iyo intii u dhiban cudur kaas aamiin yaarabi ilaahow inta aan qabina ka bedbaadi
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 7 ай бұрын
Mashallah Mashallah runahanti walalkey wa geesi aduyada wa itixan dad somaliya cudurkan wa ku so batay dadka maku bararugsan walalkey alah ku barakeyo guuleso mudane ❤
@Sacdia1976
@Sacdia1976 7 ай бұрын
Waa qof imaaanleeh mashaAllah waxaaba lagayaaba imtihaankaa. Ad kusamirtay darteet inuu ilhay janada kuuugugeeyo mashaAllah 😢
@raxmaali6044
@raxmaali6044 7 ай бұрын
illaahay SWT Caafimaad Taama haku siiyo wllo Bashiir Rabbii SWT HAKA DULQAADO😊
@Abdiadde97
@Abdiadde97 7 ай бұрын
Alle swc cafimaad taam ah hasiyo wllken bashiir waa nin qalbi fiican sidokale hawl loobaahnaa buu bulshada u hayaa wacyi galin sida ninka xaasidka usheegay ee wadanka kasaaray. FG. Ayaanlaw bashiir HIV bas buu qaba stage AIDs ma gaaarin sida usheegayo Mahadsanid 💯
@samirobintoisse3707
@samirobintoisse3707 7 ай бұрын
Ilaahy haku caafiyo wlle qof iimaan leh baad tahy maan sha allh
@akm4480
@akm4480 7 ай бұрын
Wax walba Waa imtixaan Insha Allaah waad ka caafimaadeysaa nin wanaagsan baa tahay Eebe baan kuu baryeynaa in Aad sidaadii si ka wanaagsan Aad noqoto Insha Allaah.
@user-gz3qf4bt4f
@user-gz3qf4bt4f 7 ай бұрын
Masha waa geesi geesi dhalay, rabi ha ka abaal mariyo wacyi galinta aad ummadda u samaysay.Dadku waa in aay wax ku qaataan wacyi galintaada. Waxaan ku leeyahay jazaka allahu keyran
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 7 ай бұрын
Asc masha alah bashir waa nin iiman leh ilaah haka saaro xanunkas asiga iyo inta umada islamka amiin ❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 7 ай бұрын
Alla hakaa caafiyo wll iyo dhamaan dadka la xanuunsan ,waxaa dhihi lahaa dadka cudurkaas qaba walalayaal alla ka cabsada oo qofka maskiinka adoo og inaa qabto haku ridin walalhada ,dhanka kale kuwa caafimadka qaba oo cudurkana ku dhicin idiinkana alla ka cabsada oo dadka la xanuunsan ha tookoorina asigaba xanuunsan 😢naxariis u muujiya
@saadhussein5466
@saadhussein5466 7 ай бұрын
Bashiir ilahey hakucafiyo nin ilahey uu iimaan siiyey waaye
@infinitybsceth9164
@infinitybsceth9164 7 ай бұрын
Xabad soodo badso wll Illaahey haku caafiyo
@mahdimahameddiriye9992
@mahdimahameddiriye9992 7 ай бұрын
Asc bashiir ilaahay danbi dhaaf hakaaga dhigo, dadkaaga aad wacyi galinaysid ajar allaha kaa siiyi. Aamiin
@abdikadirmohamedsiad2216
@abdikadirmohamedsiad2216 7 ай бұрын
Ayaanloow Mar Kasta Ku Dheh Allaha Jirkaaga Ka Saaro Xanuunkaas.... Mr Bashiir Qalbiwaangsane .....
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 7 ай бұрын
Allahuma ashfi birahmatika bi amrika bi qudratika biquwatika ya rabil caalamiin ya rabil caalamiin😢😢😢😢😢
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 7 ай бұрын
Alle haku caafiyo walaalkay waa qof qalbi wanaagsan الله يشفيك شفاء لا يغادر سقما
@Ayannur4
@Ayannur4 7 ай бұрын
Masha allaah waa nin Samir badan illahay qofka yaqaan wakaasa illahoow ka caafi anagana hanagu ridin
@xashicali9633
@xashicali9633 7 ай бұрын
Aamiin😢😢😢😢
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 7 ай бұрын
Bashir allah cafimadsho Uganda makhayad aya loga cararay lakiin gabdhii laheyd aya garab istagtay Sida ayan maqlay Bashiir waxan kula talin inu hiv ukitab wacyigalin ka qoro isagana unoqota sadaqa jariya umadan anfaca Ayanle & bashiir Mahadsanidiin
@ashalul565
@ashalul565 7 ай бұрын
Nin jiran boqol utalisay, Abti bashiir waxaan kuurajayn cibaado suuban iyo cimridheer, Aad ayaa ugu mahadsan tahay wacyigalinta aad wado.
@user-rf8lu2iy5w
@user-rf8lu2iy5w 6 ай бұрын
Ilaahay Haku caafiyo wll Ninkan iimaankiisu wlhy Saayid ayuu qawi u yahay ilaahay haw siyaadiyo Aamin Aamin ❤❤
@faadumomaxamed2714
@faadumomaxamed2714 6 ай бұрын
Amiin amiin
@faadumomaxamed2714
@faadumomaxamed2714 6 ай бұрын
❤️❤️❤️
@caaqilbii4193
@caaqilbii4193 7 ай бұрын
Taliye bashiir wlhi waa qof qalbi wanagsan allah waxa kaga baryaa caafimaad taam ah allah ku siiyo
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 7 ай бұрын
Wow u are strong man
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 7 ай бұрын
Alle haku caafiyo adiga inta kale ee xanuunkaa la nool
@ruqiyamohamed6972
@ruqiyamohamed6972 7 ай бұрын
Ilaahey caafimad taam ah alaha ku siiyo ajar iyo xasanaad alaha ku siiyo
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 7 ай бұрын
Masha Allah khayr Allah hasiiyo wllkan khayrbadan ayuu hayaa❤😊
@amalahmed7175
@amalahmed7175 7 ай бұрын
Ilaahay hakaa caafiyo wllken bashiir waa nin qalbi wanaagsan❤
@dekomohamedahmed1407
@dekomohamedahmed1407 7 ай бұрын
Ala haku cafiyo general bashir heŕo wllahi
@mohamudyusuf9597
@mohamudyusuf9597 7 ай бұрын
BASHIIR MAANSHA ALLAH NOOLOW MADAALE NOOLOW ILAAHEEY HA KU XIFDIYO BASHIIROOW ALLAA WAX DILO HIV WAXMA DILO ALE ISKU XIR❤❤❤
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Muqdisho wallaahi waa lagu ba'ay! Walaalayaal is dhowra please dadka aad guursaneysaanna iska baadha waan idin baryayaa
@nacimoqaliif5732
@nacimoqaliif5732 7 ай бұрын
Cudur muqdisho ladhahaa kuhaayo ee garowe oow kula dhacay
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 7 ай бұрын
maxad naga barida Hal magala ka shegatay somaliya Nin kaana wa garowe waxay kula dhacaday Dadka Qabana melkasata way jogaan
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
@@abdulkadirhalane6402 walaalo waa run dadka qabaa meelkasta way joogaan lakiin xamar muqdisho way ka buuxaan
@abdiaziizabdullahi2460
@abdiaziizabdullahi2460 7 ай бұрын
M.a wllhi wxa joga garissa waqoyi bari kenya markasta wa kula socdaa hanolaato . I.n mar ina kula kulmo jeclaan lahaaa😢
@mohamedabdirisaak6368
@mohamedabdirisaak6368 7 ай бұрын
Legend ilahay hakucaafiyo aamiin aamiin.
@user-zd5ox4nq6m
@user-zd5ox4nq6m 7 ай бұрын
الله يشفيك شفاء لا يغادر سقما اللهم امين
@Gmaaad
@Gmaaad 7 ай бұрын
Mansha allah ninkan dad badan buu badbaadiyay talo fiican wuu siiyay sinada hala iska ilaaliyo mida kale labadi qof isguursaneyso ha isbaaran
@DaganMohamed-jo6ho
@DaganMohamed-jo6ho 7 ай бұрын
I can't wait part three
@shariifkhaadey1120
@shariifkhaadey1120 7 ай бұрын
Allaha caafiyo wallken bashiir adna aadban u mahadsantahay wall ayaan le🎉 howl kama daale weli waa hogadii
@ismailmustaphe5241
@ismailmustaphe5241 7 ай бұрын
Waa qof iimaan iyo daacadnimo kulansaday. Alle hakaa dulqaado wall bashiir.
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 7 ай бұрын
Alaha cafimaad tama siiyo alaha ugu dhigo dambi dhaaf ajar alaha ka siiyo wacyi gelinta ow wado waa muhiim
@mahadcarte3975
@mahadcarte3975 7 ай бұрын
alle ha ka dulqaado
@user-lx8dm3bd9s
@user-lx8dm3bd9s 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@IqroAliolad
@IqroAliolad 7 ай бұрын
allaha ku cafiyo insha Allah cafimad tam ah allaha kusiyo walal amiin amiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 7 ай бұрын
Mashaa Allah waa shakhsi iimaan Illaahay siiyay kuna samray qadarta Allaah
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 7 ай бұрын
SXB REER JOWHAR. WAAN KA XUMAHAY .CAAFIMAAD AYAAN KU RAJEEY NAA SXB SARE ❤
@abdikariinibraahim3252
@abdikariinibraahim3252 7 ай бұрын
M.a bashiir alle iimankisa ha usiyaaadiyo wa qof alle ku kalson... Wanan buhaaa bulshada somalida baal dahabuu ugu jiraaaaa
@khadijac9841
@khadijac9841 7 ай бұрын
Maanshallah qalbi wanaaga ayaa RABI kucaafinay walaalkan qiimahabadan cimridheer iyo caafimaad kuwaar walal
@Ashraf1010Ashraf
@Ashraf1010Ashraf 7 ай бұрын
Allhu Akbar Allow Cafimaad Sii Inta Xanuunsan
@afnancumer8907
@afnancumer8907 7 ай бұрын
Ilaahay ha kaa qaado caafimaad taam ah allah ku siiyo
@abdishakurabdixuuf2174
@abdishakurabdixuuf2174 7 ай бұрын
Masha allah wlhi ninkan waxa an ku amaanaya sida uu xaqiiiqada ugu hadlayo🎉
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 7 ай бұрын
السلام عليكم Ayanle so daya & bashiir 🎉🎉🎉🎉
@abdallamahamoud3590
@abdallamahamoud3590 7 ай бұрын
Waiting part 3🎉
@ayancali2000
@ayancali2000 7 ай бұрын
Bashir cuthman Cawad waa adeerkyga koowaad oo aabbahay la dhashay si kalena waa aniga saaxiibkayga Dadka phobiyada ka qaba ee dhibkaas marin jirey ilaahay idankiis wuukasoo gudbay dhibkaas Iyadoo saas ay thy baan saaxiibo ahayn waligeen oo xata aniga laygu dhihi jirey Sowkii xanuunka qabay maaha maxaa ula socotaa ama ula saaxiibtaa Lkn isagaanba adeeraday ugu jeclahay
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 7 ай бұрын
BASHIIR ALLAAH HAKAA DULQAADO QALBIGAAGA WACAN DARTIIS INSHAA ALLAAAH 🎈🎈🎈🎈🎈
@moderninformation7931
@moderninformation7931 7 ай бұрын
Wariyahan isaga ayaa wacyi ģelin u baahan wuxuu ku leeyahay bashiir oo la nool HIVAIDS ....BASHIIR HIV buu la noolyahay ii ma gaarin AIDS
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 7 ай бұрын
Alle cimri cafimad leh ha Ku siiyo taliyey bashiir in shaa allah❤❤❤
@saadhussein5466
@saadhussein5466 7 ай бұрын
Geesi dhaley geesi bashiir nin rag Allah kucaafiyo
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 7 ай бұрын
Allaha ku dulqaado waa shaqsi qalbi fiican oo aaminsan qadarta Eebe.
@saciidcabdi8567
@saciidcabdi8567 7 ай бұрын
alaha kucafiyo wllo ad baa uqalbi Fiicantahay
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 7 ай бұрын
Ayaanlow wllo ninka numberkisa noso qor ama meel aanu kala xiriirno si qofki baqaya uu ula xiriiro😅
@eventsland4k90
@eventsland4k90 7 ай бұрын
Bashiir cisman waa nin Iman Leh oo ilahy cabsidiisa kamuuqato wll waxaan rajeenayaa ebbe inuu janadiisa kugu casuumo aduunayadana sharaf kunoolow wll bashiir cisman cawad
@hassanhodan1577
@hassanhodan1577 7 ай бұрын
Alahu akbar suxanallah ilahay naga hay xanunka qofku ilahay ku riday naa cafi
@mukhtaarciyoon8893
@mukhtaarciyoon8893 7 ай бұрын
Podcast samayso inaadeer.
@fardowsakalif5340
@fardowsakalif5340 7 ай бұрын
Walal bashir ilhy haka cfiyo xqnunkqn wlhi wa xanun
@labaale
@labaale 7 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo
@codkabulshada651
@codkabulshada651 7 ай бұрын
runtii waxaad soo martay nolol adag oo ay dad kula fahmeynin dadka barkoood kuu arkaan qof xun lkn Alle waxa uu ku siiyey samir iyo adkeysi waxaan ku rajeynaa cafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban mr bashiir
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 7 ай бұрын
Caafimaad Deg Deg Ah Aan Ilaah Kaaga Barye Waana Helee Insha-allah Walaalkee
@Cadar49
@Cadar49 7 ай бұрын
Amin yaarabi
@user-kc7fc8qb5r
@user-kc7fc8qb5r 7 ай бұрын
Mansha Allah waa aabo fiican alle haka dulqaaado❤😢
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 7 ай бұрын
Mncha allah, Allah adiga iyo umadiisaba haka dulqaado
@faizamohamed4289
@faizamohamed4289 7 ай бұрын
Asc ilaahy ha ku caafiyo walal bashiir aamin aamin aamin
@user-pr2iw1pp2t
@user-pr2iw1pp2t 7 ай бұрын
Mashallah, you are good person🙏❤
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 7 ай бұрын
Maasha allah wallal cisman, waxa uu kulan satay iimaan iyo dadnimo, guulayso,
@xafsamaxamed700
@xafsamaxamed700 7 ай бұрын
Allah ha ku caafiyo wll danbiga allah ha dhaafo waa nin qalbi wanagsan
@AbdulghaniWeyrax
@AbdulghaniWeyrax 7 ай бұрын
Allah haa caafiyo walaalken
@fahmoraage1493
@fahmoraage1493 7 ай бұрын
Masha allah Masha allah
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 7 ай бұрын
Ilaahay haku dulqaado walalkeen iyo inta uu hayaba ninkani horta waa nin ilaahay ku xidhan guuleyso walal
@maneejer
@maneejer 5 ай бұрын
ilaahay hacaafiyo dhamaan inta laxanuunsan cudurkaan waxaan talo siin lahaa labo walbo oo ilaahay calaf isugu daro in ay isbaaraan intaysan isku tagin😢😢
@MunoXasan-gv4ip
@MunoXasan-gv4ip 7 ай бұрын
Ilhey sifudud hakaga caafiyo adeer ❤
@Abusaliim30
@Abusaliim30 7 ай бұрын
Ilaah ha kaa ajar siiyo
@ibraahiimhilowle8627
@ibraahiimhilowle8627 7 ай бұрын
Alle ha ku caafiyo wll
@ayaancabdiraxmaan4974
@ayaancabdiraxmaan4974 7 ай бұрын
Alle Haku Caafiyo bashiirow umadana alle haka bad baadiyo
@user-wb9xn5vn4p
@user-wb9xn5vn4p 7 ай бұрын
Illahay hakaa dulqaado wll caafimaad taama haku siiyo
@user-tl4ww3gx9v
@user-tl4ww3gx9v 7 ай бұрын
Rabi hakaa dulqaado xanunka wll qli
@housseindhereh1722
@housseindhereh1722 7 ай бұрын
Asc aad baan inii salamaya marka hore insha allahotacala khayr ayaanle khayr baan ku rajaynaya
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 7 ай бұрын
Ilhaay cafimaad. Hasiiyo walalkeen imankiisa Ilhaay huquweeyo❤
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 7 ай бұрын
Bashiir adigoo kale kuma badna Somalia waxaan Ilaahey kaga codsana inow si deg deg ah kuu caafiyo
@zamzamabdi7841
@zamzamabdi7841 7 ай бұрын
Masha alaah imaanku waa qaali ilaah ha kaa caafiyo walaal
@yasirasaleban6152
@yasirasaleban6152 7 ай бұрын
Ilahay ha kaa caafiyo wll ducayso ilahay Bari waad ka caafimaadi e
@abdihassan4382
@abdihassan4382 7 ай бұрын
masha Allah illahay ha ku cafimaadiyo wa geesi
@FuufuJAma
@FuufuJAma 7 ай бұрын
Msha Allh so strong man alle haku cavio wll
@shamsadii
@shamsadii 7 ай бұрын
Allaah ha caafiyo bashiir waa qadar alle
@xamsefadle300
@xamsefadle300 7 ай бұрын
Mazha allh wll alle haku caafiyo
@user-yh8de4ww7s
@user-yh8de4ww7s 7 ай бұрын
Allah haku caafiyo wll
@xassancalijaamac4941
@xassancalijaamac4941 7 ай бұрын
Ayaan_loow waa Waajib in Maalin Cadd la Del_Delo, kuwa sida Xaasid_nimadda ah ama ula kacca ah u FaaFiya Cuddur_kaas Hallis_ta ah.
@khadardool7865
@khadardool7865 7 ай бұрын
Allhe Ha Caaafiyo qof Ku Qanacsan Qadarta Allhe Weyi
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 6 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 24 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4 МЛН
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
WAXAAN KA BADBAADAY QARAXI NOV 2020
30:43
HANOOLAATO
Рет қаралды 102 М.
NOLASHA LONDON🇬🇧| COST OF LIVING IN LONDON
5:05
Bashir Tani
Рет қаралды 29 М.