WIILKII REERKIISA HOOYADI KADUMISAY O Dhimasha Kudhow

  Рет қаралды 61,798

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Күн бұрын

Пікірлер: 164
@ashaomar2806
@ashaomar2806 2 жыл бұрын
Cabdulahi anaa arkey hooyo somaali oo ukala eexaneyso wey dhacdaa arimahan laakiin wey yartahey
@hodancali5664
@hodancali5664 2 жыл бұрын
Sax
@iqrailwaad6158
@iqrailwaad6158 2 жыл бұрын
Way dhacdaa xaqiiqdi in ubaadkao kala eexdo Alle xaqa hana tuso
@fadumaabdullahimohammed2450
@fadumaabdullahimohammed2450 2 жыл бұрын
Araneey igu dhacday waa macquul
@hakimamohamednor2420
@hakimamohamednor2420 2 жыл бұрын
Subxaanallaah hooyo waa hooyo hadii ay dhacdo xataa maxa soo khordhaayo yaase ubuuxinaayo booska hooyo
@فتوحمحمود-ز7ث
@فتوحمحمود-ز7ث 2 жыл бұрын
Wlhi wey dhacdaa hooyo ilmaheeda kala jecel wey jiraan waana arkey ilaahee dambigooda hadhaafo
@samaarabintuomar9663
@samaarabintuomar9663 2 жыл бұрын
Allaw hoyaday iidhowr hana iga hor marin waan ku jec lhy hooyo mcn ❤️❤️❤️ hoyooyin ku isku mid ma ahan
@samaarabintuomar9663
@samaarabintuomar9663 2 жыл бұрын
Wlhi wey jirta hooyo ilmaheeda kala jeclaata unakala eexata wlhi waan lakulmy hooyo yin saas ah aan ukala cadaalad samayn karin ilmohooda allaw ilmaheena hanagu fid mayn
@fartunabdi4733
@fartunabdi4733 2 жыл бұрын
Waa sax walhi
@anis7544
@anis7544 2 жыл бұрын
Hooyo maxumato carurtedana kalamajeclato wlhi waa runta abdullahi
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Marunba mis waa sheeko jecelku waa qali calfkuna waa jira hooyona waa qali naftadu waqali wiilyar batahay yooyo ilmheedu waiskumid makala jecla ee doqagaciyar💜💜♥️🌹💖💖💔💔
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 жыл бұрын
Wey jiraan hooyooyin khaldan oo carruurta ukala eexda ilaahay hakacabsadaan xaqa allaha hawaafiiyo wiilkan waxuu ueg yahay nin la dulmiyay
@beerluula2390
@beerluula2390 2 жыл бұрын
War yaan laiska hadlin arimaha noocaan way jiraan hooyo ilmaheeda ukala eexato oo xitaa reero burburiso aabahay ayeeba ku dhacday taas oo wali ay haysataa hadeer 😭😭😭
@لولومحمد-ح1ت
@لولومحمد-ح1ت 2 жыл бұрын
Waaaruntaaa
@fartunabdi4733
@fartunabdi4733 2 жыл бұрын
Walal warkada walah waa sax beentada ma ahan walhi dadkan way iska hadlayaan walhi waxan jeclaa lahaa arimhas oo kale aniga xitaa waan arkay walhi lknia qufna lama qeybsan walhi lkni dadkan waxbo ma ogan waxay donan ayey shegayan.
@deeqocabdullahi7440
@deeqocabdullahi7440 2 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi anba aabahey ayee heeysata hooyoyinka isku mid maahan abahey hooyadiis xaqiiqata alle waxa ugu barya danbigeda ino alle dhaafo ano gawashiisa ah ayee mar walbo erayo idhibaayo igu dhihi jirtay xanunka daremi jiray alle unba oga lkn alxamdulilah maanta qof reer leh ayaan ahay iyadana alle xaqa ha fahansiiyo
@beerluula2390
@beerluula2390 2 жыл бұрын
@@fartunabdi4733 haa wllhi Illahay xaqa ha tuso abaayo
@beerluula2390
@beerluula2390 2 жыл бұрын
@@deeqocabdullahi7440 anagoo ilmaheeda ah ayeey wllhi na arki karin habaar ayeey nala daba taagan tahay hooyadey inta dhibaato oo ay ugaysatay Illah unbaa og Illahay xaqa ha tuso
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
hooyo macan waa in la adeeco oo la ixtiraamo laakiin iney qoys dhan oo dhisan dumiso wax wanaagsan maaha weliba reerkaan waa reer weyn oo ilaa 3 caruura isu dhalay in la kala furana waxba soo kordhin meyso
@khadijamohamed457
@khadijamohamed457 2 жыл бұрын
Aniga hoyoo muda arag wan unxisey Allah hano geyo hoyoo mcn
@لولومحمد-ح1ت
@لولومحمد-ح1ت 2 жыл бұрын
Cabdulaaahiyow eedo wayjirtaaa hooyo aana cadaalad ukalasameeyn ilmahooda ama wiilkeeda gabadha uuguursana aycajibin wiilkeenacdaa hooyooyin ilaah kacabsada ilmahiina unaxariista miskiiin
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
Maxaa dhacay way jiraan waalid badan oo caruurtooda way u kala eexdaane oo way dhici kartaa
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 жыл бұрын
Filin hindi qatar oskadeh!
@munaxuseen5456
@munaxuseen5456 2 жыл бұрын
Cabdilaahi sifiican ayaad uga hadashay
@saidaismail2761
@saidaismail2761 2 жыл бұрын
Waleel inaadan waxba ogeeyn hooyoooyin aan naxariis laheen oo ich ilmahoda iney dhalin ayaad mooda mida kale soomali waxan uga yaabey wax walba waxeey kuleeyihin maquul maahin hooya wax masameen karto hooyo waa ukala ee xataa adiga wiilkan daalac ha usiiracin hadaadan adiga umaleeyneysid ineey maquul aheeyn haka soo hadlin waxaad rabto ha macneen war hooyo badan oo aad u xun aajirto
@bahjamashaallaah3857
@bahjamashaallaah3857 2 жыл бұрын
Waa jiraa ee arintaas safiican haloga hadlo plz
@bellahaji9884
@bellahaji9884 2 жыл бұрын
Hooyo mcn ilahe ha noxafido
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 2 жыл бұрын
Wlhi hoyadas oo kale ku samsay ilmaheda Wan arkay waliba xadir ahaa
@bahjamashaallaah3857
@bahjamashaallaah3857 2 жыл бұрын
Waa dhacdaa wa wax jira
@marworunley4472
@marworunley4472 2 жыл бұрын
sax aniga fikirkaas waa kula qabaa cabdulaahi hooyo sikasta uxuntahay hormarka wiilkeeda wey jeceshahay
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 2 жыл бұрын
Yes wadhacay Mar badhan walale cabdulahi
@maryanfarah9868
@maryanfarah9868 2 жыл бұрын
Waa bentii duli beentisa waye alah xaqeda haka soo saaro bahjo dhib ayey kusoo korisay xaqeda haku qabto dheh xiqdi ku dil dheh beenaalaha
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Koley haqiiqda rabi og lkn aniga ahaantey ilamahan iney hooya mcn cunugeda hormarkisa ey arqalad ku noqoneyso hooyakasto waxey jeceshahy dhibkasto somaray iney ciilkisa uga baxdo ubadkeda mana sameyneyso Wax guul ah iney Ka hor istagto ama kala jeclato marka walalkey hadow cafimad qabo arinkan ha iska hubsado i.a💯🙏
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Hoyo wa hoyo xumna ilmageda uma qudho
@sahraibrahim5460
@sahraibrahim5460 2 жыл бұрын
Sax
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 2 жыл бұрын
A/lahi wll sidaa haw hadlin wan aragnay hoyo sidasa oo ilmaheegi mashriq iyo maqrib kale dhaceen xataa qar caqliyan u dhaawacmeen
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 2 жыл бұрын
Waa sax hadee kala dheeryeheen,,kama furekarto
@ceynaansho2yuu430
@ceynaansho2yuu430 2 жыл бұрын
sxb ishaad katuurtay hooyo hadii aysan hormarkaaga rabin maba kusoo qaadateen keep going sxb
@hafsayurub4596
@hafsayurub4596 2 жыл бұрын
Alle ha. isu sakhiro. bidinlaah. i
@malyunabdi2744
@malyunabdi2744 2 жыл бұрын
Yes hooyo is hooyo macnto 💓💓💓
@nasriinapea752
@nasriinapea752 2 жыл бұрын
Wlhi yêu jiraan gbr abahey dhaly hyoded 9saano si wlbee wax usameysay wey laheshiin weysay intee lajoktyna abahed asc madhihn mrkee wey naty ee abahed soo day wy gosay hoyooyinka isma lahn wlhi lkn ani waa arky hyo bilă naxariis leh 😭😭😭😭
@haniyusuf2289
@haniyusuf2289 2 жыл бұрын
Cabdulaahiyoow hadalkeeygaa igaqor wiilkaas yarkaa maskiinkas waxuuqabaa utisam ilaahey ayaa qancinkara waxkastoo kudhaca qofka ugudhoow oo unaxariista caawiya ayuu godab ugadhigi seey ilatahay cudurkiisa waa noocyabadanyahay
@saacidchanel6222
@saacidchanel6222 2 жыл бұрын
Hooyo mcn meel lodhafo malahan naag ayada kaga sokeso pro nagtan wad kala tagi kartan iska ilali ficilka xun aad ku dhaqmeyso
@mohamedhashi193
@mohamedhashi193 2 жыл бұрын
Waa macquul hooyooyin waxaa jira u kala eexda ilma hooda Ani waan arkey
@munaxuseen5456
@munaxuseen5456 2 жыл бұрын
Gabadhu isagay nacaday qofwalba hooyadii horumar ayey lajeceshahay
@raxmoali-yx4yf
@raxmoali-yx4yf 10 ай бұрын
Hoyoyinko dhana alaaah dhowro
@waanoiyodarallah
@waanoiyodarallah 2 жыл бұрын
wax barashada waxa dhicikarto ineysan awodin hoyada mida xaska ah waaxa dhicikarto asaga inow ahay hoyo canjero isi
@sagalahmed7347
@sagalahmed7347 2 жыл бұрын
Asc.wll.waan.ku.salamay..waa.markii.igu.horaysay.i..figradaka dhbto.agaga.aragnay.hoyo.dhibada.n ..iyo..edo.so.karisay..sie.hsyadii.si.ka.fiican
@raxmoali-yx4yf
@raxmoali-yx4yf 10 ай бұрын
Hoyadey alaaah idesto
@faizahassen4725
@faizahassen4725 2 жыл бұрын
Waxan ahay Hooyo Somaliyeed mana rumeysan wiilkan because waxan dareemayaa hooyanimo
@mohamedhashi193
@mohamedhashi193 2 жыл бұрын
Weydhacdaa
@sumeyahussein6438
@sumeyahussein6438 2 жыл бұрын
Hooyo waaa hooyo Rabi haaaa ilalasho Narta Hana ka xorayo hooyakasto somaliyad Janatul fardhwsa Raabi haaa ka warabeyo
@sumeyahussein6438
@sumeyahussein6438 2 жыл бұрын
Hooyo Xun maba jido
@Dacwa_som689
@Dacwa_som689 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal lahey muslimka I caawiya isoo boqda kuna soo biira janalkeyga
@kinghero3364
@kinghero3364 6 ай бұрын
Beeeeeen. Waayeeee
@suraleda5810
@suraleda5810 2 жыл бұрын
Wcs wll mcn 🤔😳🥺🥺😪😪😪😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@nimcoibraahim5855
@nimcoibraahim5855 2 жыл бұрын
Waxa laga yabaa hooyadu inay awoodi wayday dhaqaale ahaan wax barashada uu doonayey
@umunasrochannel8867
@umunasrochannel8867 2 жыл бұрын
way jiraan waalidiinta qaar oo ilmahooda u kala ixdaan
@suraleda5810
@suraleda5810 2 жыл бұрын
Haa wa sax wallhi wll mcn subaxn allah 🥺😪😪😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@rodacumar4298
@rodacumar4298 2 жыл бұрын
Ilahban kudhartee Cabdulahi waruntaa Hooyadu markasabay ficiltantaa oy ficiltanta sayilmehed uhorumarin lahayiid 💯❤️❤️💯💯💯
@fartunjama6879
@fartunjama6879 2 жыл бұрын
Salama caleykum haka hordhacin please wey Koran hooyooyin Somali ah oo qaba wax la yiraahdo Nastasic oo jiran una haysta in ay caruur ay iyadu sameysatey
@shamsayhassan1223
@shamsayhassan1223 2 жыл бұрын
Acs Walalkey wahaan ahay Hoyo somali oo diban oolagahesto ciyal kedhaa fadhlan isoqabo plz
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabii 🤲🤲🤲
@sabaadhange4611
@sabaadhange4611 2 жыл бұрын
Soo dhawoow wllkay
@kinghero3364
@kinghero3364 6 ай бұрын
Maquul. Mahan. Ee. Askaa. Ayaa. Xuun.
@drnazzdawahchannel7690
@drnazzdawahchannel7690 2 жыл бұрын
99% of our parents are great but others do some unfair and unjust things...the ones who were giving their kids shisha are also mothers so let us not judge him May Allah forgive and grant Jannah to our parents.
@caashokeyf1270
@caashokeyf1270 2 жыл бұрын
Anagaa aragnay dad badan ooay ku dhacday intaa iyo in ka badan ooaadan is dhahayn wey dhashay ee iska aamus
@MahdiaGuediMahdiaGuedihersi
@MahdiaGuediMahdiaGuedihersi 4 ай бұрын
Asc hooyo dhaliili kuumo ogolo
@farhiyamohamuud1497
@farhiyamohamuud1497 2 жыл бұрын
hadalka cabdullahi waa macquul ma jirto hoyo ilmaheeda sidaa ugelaysa xaqiiqda illahay ba og wallahu aclam
@safiaabdullah3461
@safiaabdullah3461 2 жыл бұрын
Ma umaleey nayo hooyo ilmaheeda dhibeyso iney jirdo oowax barsho udiideyso wiil halkan joogo wax barashadiidah igu sooduceya wiilka hadeyruntahay alaha caafiyo amiin
@Sulqayareey8888
@Sulqayareey8888 2 жыл бұрын
Hooyo maxumato wan la yaabi jiray lkn wlhi wan arkey gabar qiso ku dhacday indheygana aan saaray gabadha aabeheed wa dhinte hooyaded ninkale ay guursate ilmo ayey u dhashay wlhi cidlo ayey uga dhaqaaqde gabadheedi ree abtigeed iyo reer adeerked gabadha wey necebyihiin ilmehedii kale europe kula nooshahay gabadheedina cidaha ay u shaqeysa
@bintu_abuukar
@bintu_abuukar 2 жыл бұрын
Waa jirtaa
@ifraaxyuusufislaw4744
@ifraaxyuusufislaw4744 2 жыл бұрын
Kan kalam run ba mayaqan wa alkaluste casi eh
@farxaancali4129
@farxaancali4129 2 жыл бұрын
Cabdalow wall waydhavdaa hooyo Nicolas ah
@asmamohamedabdi9347
@asmamohamedabdi9347 2 жыл бұрын
Amiin qalbiga allah u qabojiyo
@amirabeauty345
@amirabeauty345 2 жыл бұрын
Wixi jira alla oge rabi hayasiro
@qadraomar729
@qadraomar729 2 жыл бұрын
War ma ogid cabdulaahi anigaa arkay hooyo ilmaheeda ukala eexata will eydhashay abihee furay iska silcijirtay
@maxamudawesmaxamedoffiall5960
@maxamudawesmaxamedoffiall5960 2 жыл бұрын
waa hawaran yahay oo maduceysno hooyo waa dheeman laf dhabarka guriga nolosha dhabta hoyo tiirka nolasha waaye
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 6 ай бұрын
Wll kan waa kii turkiga lagu xerijiray ee aflagadeeyay nabiga scw mudoow ku xirnaa turkiga waa cabtooy nin fiican ma aha
@abdulfatahahmed4331
@abdulfatahahmed4331 2 жыл бұрын
I lost grandmother 2005 and 2021 my grandfather plus my brother and sisters who got parents living keep them close your parents
@idilqalanjo
@idilqalanjo 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto dhamaantood
@munaxuseen5456
@munaxuseen5456 2 жыл бұрын
Wiilkan warkiisu macquul ma ahaba
@koofilabdirqadi4775
@koofilabdirqadi4775 2 жыл бұрын
Cadbulahiyw warmisa waxan waxalagudonaya fuyus ee barangi cajaaib sheqow ee kasohadal
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 2 жыл бұрын
Masha Allah Hoyoo mcn qeer Àllah siyo inshallah 🤲🤲🤲🤲
@khasibabrawa3446
@khasibabrawa3446 2 жыл бұрын
Waay jiraan
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 21 күн бұрын
Ninkii nabiga caayay baa warkiisa naxariis u malaynaysaa bisinka.
@nasraismail4230
@nasraismail4230 2 жыл бұрын
Waxwalba waa la arki aduunkan wayna dhacdaa tanoo kale hooyooyin iyo aabo yaal badan baa guryaha caruurtooda dumiya waalid badan baa ilmohooda dulmiya soomaliyeey waalidkuna isku mid ma aha saas ogaadaa illahayoow waalidkeen imtixaan hanooga dhigin yaa rabbiii cabdullahiyoow xataa waxaan maqlay hooyo soomaliyeed oo wiilasheedi xabad ku jarjartay qabiil dartii waalid caruurta ukala eexdana wayjiraan
@kadiijaali5106
@kadiijaali5106 2 жыл бұрын
Arsaaas hadhihin hoyoyinka qaarkod wallalow hoyo xunaa jirto
@せんぱいナラ
@せんぱいナラ 2 жыл бұрын
Maxaa ka jira hooyadaan wiilku uu ka cabanaayaa wey dhacdaa hooyootinka qaarbaa jira qaldama hala dhagetsto wiilkaan
@saladabdille7278
@saladabdille7278 5 ай бұрын
Waa beentiis
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Subaxanallh waray haku khaldmini hooyo mcn makhaladnto wayo hooyo garatda waa gara garadrda wagara Allah ha ♥ idayo hooyo mcn xasa walahla lakini hooyo lamhelo kaducayso hooyo
@safiyowarsame6650
@safiyowarsame6650 2 жыл бұрын
WAR ADUUNKA WAXKASTA BAAKADHACEE HABEENSA WIILKA
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 2 жыл бұрын
Wll qar baa usoo qata ilmay daadisay baa lagu odhan
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 жыл бұрын
Waa beentiise waa caasi waalidiinka Habarta gafuurka wayn baa waashay
@saladabdille7278
@saladabdille7278 5 ай бұрын
Adaa waaline hooyadaa waxaba kaa mahalayni
@ahlaanmohamed6494
@ahlaanmohamed6494 2 жыл бұрын
Subxanallaah 😢😢😢😢🤰🤰🤰🤱🤱🤱Allaah hoyo ani ma Aminsani ee waa caasi ame fayuusradis ee haku dambabnina
@salmanuura8543
@salmanuura8543 2 жыл бұрын
Wba view radiiz wl isgaba noo sheegy you tube furtey💛
@kadiijaali5106
@kadiijaali5106 2 жыл бұрын
Allah cafiyo hoyda Allah soo hadeeyo
@faadumoali4335
@faadumoali4335 2 жыл бұрын
Hooyo somaliyed ilama ahan iney homarka caruurteda hor istaagayso ee waxbaa jiro
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
I'm so sorry
@HA-me2jl
@HA-me2jl 2 жыл бұрын
Cabdilahi hadayba taagantahay hooyo ilmeheedii waxbarasho u diidantahay neceeb u qabto aabaha marka walal hooyooyinkaa qarbaa fair ka aqoon
@gabadhangoormeeaarsaneekha317
@gabadhangoormeeaarsaneekha317 2 жыл бұрын
Cabdalla ninkn wuu soi hadly wuxu yiri waa brank marka cabddalla waxadn soo hubsan ha so daayi i.a wn ku taageeraa
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 2 жыл бұрын
Walaahi hooyooyinka qaarkood walaal lama aamino karo hadii aa hadashid caasi baa tahay marka waxaa uu sheegay wey isoo martay
@cazmiaxmed8808
@cazmiaxmed8808 2 жыл бұрын
Waxa maqli jiray ilma casiya iyo walid casiya kebadaran waxasa daran walid casiya wayo ubadka marku casi noqdo wax waloshega wana lacananta lkn walid wa walid waxbana lama dhihi karo alha so hadeyo dhihi laha
@saafiabuukar3874
@saafiabuukar3874 2 жыл бұрын
Walidinta qrkoot iskumid maaha waa shanta farood ookale walGayab inruntahay arimtaaa
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕
@sahraadenwarsame1997
@sahraadenwarsame1997 2 жыл бұрын
Way jirta hooydaybay ku dhacdy
@salmanuura8543
@salmanuura8543 2 жыл бұрын
Waa prankii view ku radin😂🤣ana tiktok ka dwydy waa ey hooyo cayar muyu modey😔
@nuuneycabdullahiyare5270
@nuuneycabdullahiyare5270 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaarabi❤️🤲❤️🤲❤️
@warisali2391
@warisali2391 2 жыл бұрын
Subxallah ilahay ha xaqa Allah tuso
@kadiijaali5106
@kadiijaali5106 2 жыл бұрын
Mashaallah
@UmiRiyaan
@UmiRiyaan 2 жыл бұрын
Ameen🙏
DIKTOORADEYDA O IGA FARXISAY IYO DHARKA NEW BABYGA USOO GADAY🤰
17:41
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,8 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 6 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 51 МЛН
UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY
12:04
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 138 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 7
19:22
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 86 М.
“ Waxan Ahay Single  “ Ayaan Edebsan
22:01
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 96 М.
SHAQSIYAADKA DHIBAATADA KU HAAYA GABDHAHA CAAN DOONKA AH !!!
13:42
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 87 М.
WAAKAN NINKII GABADHA 12 SANO KUFSANAYAY WADANKA JARMALKA MUCJIZO
11:58
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 356 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,8 МЛН