''Wixi hadhaybaa Waa Muddo Kordhin , Xeerka qoyeeyna '' Gudoomiye Saleebaan

  Рет қаралды 11,543

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 39
@Mfarah100
@Mfarah100 2 жыл бұрын
LA YEELI MAAYO XEERAR TAHRIIB AH...WAA IN SHARCIGU TALIYAA..XEERAR LOO MARAYO DOORASHOOYIN SALDHIGOODU YAHAY QABYAALAD IYO TUUGO....MAYA MAYA MAYA..WALLAAHI IN AAN BULSHADU AQBALAYN..SALEEBAAN WAA SAX KHAYR ALLAHHA SIIYA.
@abdikamil7627
@abdikamil7627 2 жыл бұрын
INAADEER SIDUU U QOSLAY MA ARKAYSEEN MARKII LA WAYDIIYAY KORDHINTA WAKHTIGA MADAXWAYNAHA - CALAASHAAN WAXAAD MOODAA IN HALKII UU DOONAYAY KABANKA LAGA GARAACAY. SI HUFAN BUU UGA MAFSUUDAY. Greetings from Hindhaysa
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 2 жыл бұрын
Waa 90 jiir caaba Ciil gaabe Munaafaq
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 жыл бұрын
Kkk ummada 30,sanadood lagu lugooyey dawladbaatihiin waakuwaa nooca lugooyey 😂😂😂
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 2 жыл бұрын
Guddoomiye Saleebaan maantuun buu simbiriirixday Cimri Tagay Ceeb laguma Sagootiyo Saleebaan ina Sanweyne ayuu illooobay HJ ahaaa
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 жыл бұрын
Saleebaan waan kugu ogaa geesinimada haw joojin cayayaanka qaran dumiska ah Ee la shaqeeya ilma faqsh iyo qadaadwrynta
@bowdcali6156
@bowdcali6156 2 жыл бұрын
Waxbaad sii fogaynaysaa markaad sidaa u hadasho niman cod ku yimid oo bulsho soo doratay saleebaan cod kuma iman taana ogow mida adoo miidhan oo kalsoni ku qabin Somaliland ayaa sidaa u hadla faqash iyo qadaadweyn waxad aad shhegayso30 sano ayaa la marayaa waa laga gudbay
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Time for chairman Saleebaan Maxamuud Adan to resign..
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Oday asaasaqay waaye laakin dadku maamulo ayaa kasii liita
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 жыл бұрын
Saleebaan NUUR libax WALEE hooyadii baan in dhashay.
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 2 жыл бұрын
ASC MADAXWEYNAHA 2 SONO UGU DARA SI MURANKA LOO SOO AF JAO . WAXAN LAYS KOR SAARAYANA AFKIINA KA DHOWRA WAA WAX CEEBA OO QOF DAMIIR LEH KA XISHOODO
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
warku waa dhan yahay !!!!!!!!!!!!
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 2 жыл бұрын
Asaasakh
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 8 ай бұрын
Codka cadawga gudaha. Tuug lacag xaaraana Jokar booli qaran Maxamuud Xaashi iyo basaas Cirro ugu qaybiyeen hotel waxay soo malmaluuqeen ee 10 urur ku duudsiyeen laga yeeli maayo. Golaha xaaraanta ahna wuu kala dirayaa Awood buu u leeyahay dastuurku siiyay. Gacanlibaa 3 bilaaba waa waxaad ka heshaan
@maxamudyaasin9209
@maxamudyaasin9209 2 жыл бұрын
1995 IYADOO RAGU BIRTA ISU SOFAYSANAAYO AYAAD ODHAN JIRTA DAGAALKU LABA SAACADOOD KABA BADANAYEE ALBAABADA UUN YARA XIDHA MARKAA HADANA INTAAD DABKII XAABO SIISAARTAY AYAAD LEEDAHAY BELO MAJIRTEE DABKIYO GAASTA WADA IIBIYA ALLAA NOOTILIN TAADANA KUUGU TALIN
@farduusshaarub5414
@farduusshaarub5414 2 жыл бұрын
Nashido
@aliwaays3501
@aliwaays3501 2 жыл бұрын
Kartoon lasoo tahriibiyey ayuun buu dib ugu tahriibiyey.
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 2 жыл бұрын
Nagargabe
@iidoiido2685
@iidoiido2685 2 жыл бұрын
wax u doodaya mucaaradka mooyee wax kale miyaana y jirin cayayaankan illaa shalay qof beegsanayaa maxay yihiin
@aidarousibrahim5550
@aidarousibrahim5550 2 жыл бұрын
Waa cajib, bal sidaynu rabno inaynu dalku noqono eega.
@shaaficibille478
@shaaficibille478 2 жыл бұрын
Golaha waxba lagama waydiiyo barlamaanke ee xeerka Ansixi Ama diid
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 8 ай бұрын
Dastuurka soo akhri jaahiloow
@alihoussein4160
@alihoussein4160 2 жыл бұрын
Saleebaan waa oday weyn caruurta kamaradaha ku shaqaysta iyo sixfiinta iska sheega laba shub buu hadalku u galaa
@aminaosman3469
@aminaosman3469 2 жыл бұрын
He is too old and should retire.
@Kampala05
@Kampala05 2 жыл бұрын
Muxuu iska dhibaya Maba hadli karee Muu iska nasto
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 2 жыл бұрын
Beenale tuug
@SomaliFrank
@SomaliFrank 2 жыл бұрын
Waxaaso caqligu isku dadsanyay baa inoo gudoomiye ah ajeeb
@sheikhadamali5693
@sheikhadamali5693 2 жыл бұрын
Kani waa asaasaq
@saynabSr
@saynabSr 2 жыл бұрын
Cayda ka joojiya odayga waxa ka liitay dadka iyagoo garanaya xil u dhiibtayeh
@burjilibax
@burjilibax 2 жыл бұрын
Odey biiqay Allah kuma naxariisto dadka iyo dalkana ha ka qabto awalba wxd ahyd wa la ogaa mnta sadexdin nin dagalki sokeye ridey aya tihid somaliland gcnti ha burburto
@Daaqirmedia
@Daaqirmedia 2 жыл бұрын
saleban yahuud alle ku cadaab
@aaminabaashe7085
@aaminabaashe7085 2 жыл бұрын
Muuse aya kulahadalay islayaba waxadtahay nin weyne
@aadancambe7079
@aadancambe7079 2 жыл бұрын
Odaygu wuu khalkhalay
@Ali-qh7nv
@Ali-qh7nv 2 жыл бұрын
Wax murani kama jiro golaha baar lamaanka kuwa xildhibaanada sheeganaya ee uu shaani lacagta u qaybiyay xildhibaano aan joogin ayay ku qorteen waraawda iyo qaar food gareeyay markaa waa beenaalayaal adigan saleebaan iyo muse shaani waa labo isku mida oo dhiiga umada u quba kursi aanay umadii rabin in ay xaqdaro u sii fadhiyaan saleebaan gaal waa waslad qudhuntay oon aakhiro iyo aduuntoona waxba ku haysan dhiiga umadiisa mooyee xaaraami saleebaan gaal ma tihid odaygii soomaaliland ee waxa aad tahay evil
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 жыл бұрын
faqashyay iska aamus.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 38 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 3,9 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН