Walalow cimrano khyr allaha ku siyo lakin qisada ha jidiin hadalka e ku dhakhso sidey adigana kugu so gabnato raali iga noqo allaha ku fududeyo barakallah fii
@mohedosman56623 жыл бұрын
Aniga qiyaasteeda gabadha oday USC sh ba dhalay. Wiilka inuyahay reer shabeelada hoose. Odayga USC-da beerta marka dambe u gadanayo inu ka gatay dadka reer butland io jubaland.
@ashaahmed86053 жыл бұрын
waxaan moodayey gaalkacayo tu jigjiga ilaa jabuuti is ay waqooyi bari iyo waqooyi galbeed yihiin
@nooranoor7843 жыл бұрын
Ciimraan qisdi wiilki rer bafiyaha aga meeday qisadisi qabti 3
@anabissa95003 жыл бұрын
Labada Walachia wax’s waya dilinka a nag lamasafeyta dhib ma. Leh
Waa sixray waxbuu mariyey eysan waxa ey sameyneyso is ogeyn
@hudakhadar31853 жыл бұрын
Dhul ka sooomalida maxa dulmi ka jira
@fartuunabdulahi37383 жыл бұрын
Waaaaaaw
@Fadumo383 Жыл бұрын
Dadka runta wey dhibtaa
@ashahassan88783 жыл бұрын
Haduusan aabihii dilin maxuu ku keenay in uu inta beertoodii qaatay hadana uu ku shaqaysto waa arin aad u xun kama tadaan tudaan dulmigii nimanka ay galeen yaa gabadhoodiina ku fhacdsy