Wuxu jeclaa inuu poliiska so waco mar walba uu qof dilo😱-Serial killer case!

  Рет қаралды 11,115

Suzu nadi

Suzu nadi

Күн бұрын

Пікірлер: 139
@UmuAlia
@UmuAlia 3 ай бұрын
Mardhoweed Niyada Kugu Hayay wlhi Marka Cishe Tukado Howlaha iska dhameeyo Ku Nasanaya Qalbiyeey Waad Naga Raagtay Lkn ❤ frome Hargaysa
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 ай бұрын
Xalay oo dhan wuu soo dhacayaa baan islahaa lkn caawuu soo dhacay mahadsanid wllshy
@cabdikariimsharmake5953
@cabdikariimsharmake5953 3 ай бұрын
Thnks abaayo
@hamseadenahmed6901
@hamseadenahmed6901 2 ай бұрын
Soo badi please my sister keep going
@anwarahmed2302
@anwarahmed2302 3 ай бұрын
Thanks abaayo ❤❤❤❤❤
@sumayosiyaadmaxamed4405
@sumayosiyaadmaxamed4405 3 ай бұрын
qisoyinkagah kuwa ugu jclhhyy waye kuwann wlhi zaid ugu hellayyy nocan lee nagu wad 💋😂❤
@Suleiman2
@Suleiman2 3 ай бұрын
Mahadsnaid wll horta waana ku jecelnahay tabintaada aadka u macaan waa ku mahadsantahay lkn Hal cillad in badan ayaa naga maqnaata
@EsraMohamed-nr5fn
@EsraMohamed-nr5fn 3 ай бұрын
Thank you qalpiyeee ❤
@feyrouzmahad785
@feyrouzmahad785 3 ай бұрын
Mahadsanid abyo ❤
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 3 ай бұрын
Xagee aaday waa naga raagtaye❤❤❤❤❤❤
@luulqaliif6329
@luulqaliif6329 3 ай бұрын
Qalbi wad mahadsan tahay
@anizahillowle2625
@anizahillowle2625 3 ай бұрын
Abayo laso dhaqso muuqaalada thanks wllo ❤❤
@diiriyefaadumo5587
@diiriyefaadumo5587 3 ай бұрын
Masha allh abayo waa naka raadtay mahadsanid
@Urfavuser-c3n
@Urfavuser-c3n 3 ай бұрын
Kheer badan ilhey hakusiyo wllo weeki labo jeer nosoo Gali hdaa awoodo ❤️❤️
@FadumoMahad-u4y
@FadumoMahad-u4y 3 ай бұрын
Aragtidan wan ku farxaa xapiipti 😊
@naimam7933
@naimam7933 3 ай бұрын
Isbuuci 2 videos ugu yaraan soo gali ❤
@Marriahana
@Marriahana 3 ай бұрын
Yes new video
@KhalidAbdifatahB
@KhalidAbdifatahB 3 ай бұрын
Waad mahadsantahay Sundus ❤ Waan ku raaxaystaa Dhageysigaa Noo soo baddi videoska
@adnoabdullahi2789
@adnoabdullahi2789 3 ай бұрын
Abayo jeffery dahmer kuso pleas marki hore wnka codsaday ❤
@Urfavuser-c3n
@Urfavuser-c3n 3 ай бұрын
Isgoo flim sificn loga matley Netflix ku jira wll
@fathiahmedfathihuud7526
@fathiahmedfathihuud7526 3 ай бұрын
waa la soo daahdey ee nagada sidan wll😢
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
@@fathiahmedfathihuud7526 iso duceee in cajiska ilahay iga qaado
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 3 ай бұрын
Jazaakallahu khair xbbti, aniga magaaladan aan joogo from last week kuleel waaye, Maine ayn jogaa. 🙏
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Oven inaa ku jirno kale bisinka. Ilahay hano yasiro
@MaryanAbdullahi-f8z
@MaryanAbdullahi-f8z 3 ай бұрын
Abayo wayadan sidii hore noma Tihid maalin dhaaf wax nosoo gali hadey macquul tahay ❤❤❤
@NasraAbdi-f1i
@NasraAbdi-f1i 3 ай бұрын
Wow welcome back Mcnto no soo badi
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Thanks love
@anigaadiiga1698
@anigaadiiga1698 3 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@hikmoabdiaziz8721
@hikmoabdiaziz8721 3 ай бұрын
My stfani jiliin bey ka ahed❤🎉isku fikir bnhy
@sadia-moha
@sadia-moha 3 ай бұрын
Vedioyada noso badi❤
@UbahAbdirisaq
@UbahAbdirisaq 3 ай бұрын
Yayy u come back finaly miss u 😘
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 3 ай бұрын
Thnks
@sacadsaban8613
@sacadsaban8613 3 ай бұрын
Wll noo soo badi oo ha naga raagin waad mahadsan tahay
@lakiyusuf9038
@lakiyusuf9038 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal waan jeclahay qisooyinkaaga mar kasta oo aan wax cunayo waxaan jeclahay inaan daawado qisooyinkaaga fadlan noo soo dedaal mahadsanid.
@nimcozagal6309
@nimcozagal6309 3 ай бұрын
Sundus Quruxey Ila shley wan ku suGayey walalo iLaahy haku daye❤️😍
@khadijamohamed373
@khadijamohamed373 3 ай бұрын
Love you
@HYmarket
@HYmarket 3 ай бұрын
Pls abayo the ed Kemper case soo gali pls ❤❤❤❤
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Abayo wan wadaa shaqadiisa inshallah
@IkhlasMusse-px6bi
@IkhlasMusse-px6bi 3 ай бұрын
Sheekooyinka buugta so badi wll 🍿
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Inaan tiktok uso labto weye
@Nimalii4567
@Nimalii4567 3 ай бұрын
Abyo jay slater kuso xiji☝️💕
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 3 ай бұрын
Thanks huno
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 3 ай бұрын
Sundus.10/10🖤💀☠️. 2X: Qisada aan ku dhihi lahaa inoosoo diyaari waa. "Pig Farmer Killer" ee Dilaaga "Robert Pickton". Waa Dhacdo dib usoo cusboonaatay oo bilihii udambeeyay aad looga hadal hayay Adduunka gaara ahaan Canada. Mahadsanid.
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Inshallah walalo
@jawibila3005
@jawibila3005 3 ай бұрын
Miss u 💕
@NajahIndho
@NajahIndho 3 ай бұрын
Waad no dadaashey hore usoco qurux badantena❤❤sanadkan inaad 100k dhirto Ayan rajeynaya
@sircolombo6943
@sircolombo6943 3 ай бұрын
Saan kusugayy quruxeey 😢😢❤❤
@MaaidaReermagaal-rr4up
@MaaidaReermagaal-rr4up 3 ай бұрын
Keep going sister ❤
@nazrazead
@nazrazead 3 ай бұрын
Keep going wlloh mcn love you ❤❤
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 3 ай бұрын
Wll thnkz lkn waad naga raagatay baryhan
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Munay mcnto sidaan wax ban ka badali inshaalhi
@Fariiha_hassan
@Fariiha_hassan 3 ай бұрын
Ma'qaano lakin aniga wxey ila tahay maadaama oo qof walan ahaa inuu marka shalaaynaye marna oo is dhahaaye wey istahilan lkn sida saxda alla un baa og
@samirajama6067
@samirajama6067 3 ай бұрын
welcome back queeny❤
@AliAhmed-gg8fm
@AliAhmed-gg8fm 3 ай бұрын
Ali mn he was searlkiler
@nasraabdinasra9271
@nasraabdinasra9271 3 ай бұрын
Thank you abyo Mar walba chanelkaada imaada inaa wax soo dhigtay ugu dambeyn waa is keentay kuu xiisnay❤😊
@mohamudyussuf9779
@mohamudyussuf9779 3 ай бұрын
Waxan jeclan lahaa inaa maalin walbo video noso galiso bcz I love your videos
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Thanks walalo wan so dadaali
@Sacdiyomuuse-p2s
@Sacdiyomuuse-p2s 3 ай бұрын
Wan ku farax sanah isda video qurux badan nogu sodhigtay
@Marriahana
@Marriahana 3 ай бұрын
Congratulations for 9k bb
@mushtaaqabdii
@mushtaaqabdii 3 ай бұрын
Gabadha kowad wadada laga helay waxan mara every weekend cabsi cabsi😢
@mulkibare
@mulkibare 3 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰
@allaaamin1146
@allaaamin1146 3 ай бұрын
Xageed kabaxday ayaamahan
@Najah46.
@Najah46. 3 ай бұрын
Wuxu doonayay marka la soo qabTo in la dhaho wuu ka shalaysnaa saas umalaynaa lkn ogaan ka ahayd wxas
@fatimaawed2746
@fatimaawed2746 3 ай бұрын
💕💕💕
@CabdaleAdam
@CabdaleAdam 3 ай бұрын
Maxa nooga soo daahisay xili hore noosoo dhig pls sundusy❤😢
@EBYAN5
@EBYAN5 3 ай бұрын
Aniga dilaaga codkiisa cabsi cabsi kudareemay wlhi ilin IGA imatey kaligay qol jiifa wax IGA gulaysan mlhne mana daayo qisoyinka dilalka hada here waxaa maraa hooskeyga xataa aanka baqo😢😢
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 ай бұрын
Wexeey eheeyd in police ka St pouls iney dil kuxukumaa ayaaficneyd
@Ashkan659
@Ashkan659 3 ай бұрын
Horay usoco walalo waa sugaye runti ❤❤❤
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 ай бұрын
Wa macqul hadii ay diintiisu sidaa shegayso Blse ani waxan isleeyahay booliiska musaan uyeeren hadeysan skin cancer ku dhici leheen wayo wu arkey inuusan sii nolaneyn sidaas ayuu u doortay inu ka shekeyo wuxu sameeyay oo dhan Mahad sanid soo gudbintada quruxda badn waxan dhihi kara masha allah wan ka helay 💯💗
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Wa runtaaa inuu la dhinto muuusan rabin wuxu ogaa saas bu u qirtay. Inuusan hadhow xabsi kaso bixi donin Bu ogaa lkn ma umalaynee inuu awal ka shalaysnaa markuu so wactamayy.
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 3 ай бұрын
Qof xanuunsan buu ila ahaa inkastoo gaaladu kuli xanuunada maskaxda ubadan yihiin
@samara6240
@samara6240 3 ай бұрын
Seriel killer mariam soulakiotis inoo soo diyaari
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 3 ай бұрын
Sheydaan caadiyu ahaa bal ragga muu aado hala dile isaga
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 3 ай бұрын
Waxaa soo galisaa naagta labadeeda caruur intay didho firiijka galinaysa kolay xooga baan ingiliish ahaan ku daawaday
@adnaaadanali5253
@adnaaadanali5253 3 ай бұрын
My kamashallaysaneyn
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 3 ай бұрын
Love you zusu
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 ай бұрын
Maya waayo hadoow kashalaayshanaay waa joojinlahaay ee taa casigeeda waa ku faraxsanaan .
@bureqahussein3095
@bureqahussein3095 3 ай бұрын
Thanks qalbi noso badi plz
@Marjuu7
@Marjuu7 3 ай бұрын
Abayo dilkii jamal kashoggi faahfaahin naga sii KZbinka qof somali oo ka hadlay wixi ku dhacay maanan ku arkin wiligey wx makaa codsan ii tix gali plz🙌🏼❤
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
@@Marjuu7 jamal ayo abayo. Case wax ku saabsan yahay i hor dhac ama magaciisa saxan isheg abayo
@Marjuu7
@Marjuu7 3 ай бұрын
@@Suzunadi waa wariye Saudi Arabia kasoo jeedo oo sixun loo diley la jar jaray jirkisa *jamal khashoggi* aa la dhahaa magaciisa
@Urfavuser-c3n
@Urfavuser-c3n 3 ай бұрын
@@Marjuu7hodan online baa kashekesy wll bari hore maybe chnelkeda ka badh
@kunciilmedia1973
@kunciilmedia1973 3 ай бұрын
Waxad tahay geesiyadda kaliya een tageero wllahi. Si faahfaahsan ayaad qisooyinka noogu soo tabisaa thanks wllshy from hargeisa Somaliland
@kunciilmedia1973
@kunciilmedia1973 3 ай бұрын
Qisooinka cabsi cabsida ah soo gudbi xbbtii ♥
@Fariiha_hassan
@Fariiha_hassan 3 ай бұрын
Cagsigaaga baan nahay qaboow dartii sanka ii xeran yhy labo maalin😂
@inabashir7109
@inabashir7109 3 ай бұрын
Sundus wlashyy ❤
@najmomo
@najmomo 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@maymuun78
@maymuun78 3 ай бұрын
Abayo xoga video yada WA soo dahisa😢
@Fariiha_hassan
@Fariiha_hassan 3 ай бұрын
cuniga 14 jirka dilay 7 arday io hal waardiye (serbia school 2023) aheed please qisadaas aa rabaa war bixinteda noosoo dugbi please😢
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 ай бұрын
12 june 1998 dii buu bakhtiyay juudaan buu qabay malaa qofku
@NimcoCisman-o7v
@NimcoCisman-o7v 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Sabnaaa712
@Sabnaaa712 3 ай бұрын
Abaayo lasoo dhaqso plssss plsss
@hawanour4455
@hawanour4455 3 ай бұрын
👍👍👍👍
@aminocabdullahi8487
@aminocabdullahi8487 3 ай бұрын
Aniga fikirkaga kugu raacsanahay waxad kaloo iloowday xitaa marki la qabtay ma qiran dilalka kale haduu ka shalaynaayo markaasu qiran lahaay dilalka kale uu geestay wuxuna rajo ka qabay inuu bananka u baxo because marku xanunkisa ogaaday ayu qirtay dilalka kale mida kale dilalkiisa waxay iila ekyihiin wax uu qorshaysan jiray kuna faraxsanay inu sameyo hadana uu ogaay inee dinbi tahay waxas uu sameynayo waana sababta uu u wacayay police
@ilyaasmaxamed3141
@ilyaasmaxamed3141 3 ай бұрын
Mhdsnd wll qali ah
@balqiisakush3109
@balqiisakush3109 3 ай бұрын
Quruxay why aadan update uahynin 😢
@BushroAbdallah
@BushroAbdallah 3 ай бұрын
adaa kugu xisnay wlhi lasoo dhaqso kan xiga pyo❤
@shankaron22
@shankaron22 3 ай бұрын
Fikirkaga ayaankugu rcsnhy 😅
@BushroAbdallah
@BushroAbdallah 3 ай бұрын
ma umalaynayo inu kashalayey waayo wuu dilaybee 😢
@AliMohajim
@AliMohajim 3 ай бұрын
Naagaha kaliya maxaa daba dhigay waa ka xoog badan thy miyu iska dhaadhiciyay
@Ayan-yr9
@Ayan-yr9 3 ай бұрын
Wax walbo uu sameynayay Wuu ku faraxsanaa
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 ай бұрын
Kkkk malaa wicitaan baan dambi kaaga dhaqmin dheh
@nimcokyf
@nimcokyf 3 ай бұрын
sonoqosho wanagsan sharafeey wadnagaso ragtay week 👍🏽🫶🏽
@Sahroabukar-ql7fy
@Sahroabukar-ql7fy 3 ай бұрын
Abayo somati 😢 please 🙏
@cabdallefaarax9167
@cabdallefaarax9167 3 ай бұрын
Laso dhaqso qisoyinka
@asmaasmadahapo
@asmaasmadahapo 3 ай бұрын
Qofki igu horeya😂😂
@mumtaazmohamed8496
@mumtaazmohamed8496 3 ай бұрын
hello zuzu🥰thanks
@HamdiAli-d7c
@HamdiAli-d7c 3 ай бұрын
Abaayo soo badi hada 10k wax yar kuu dhiman babi😂❤❤❤🎉
@Saha_nuurka
@Saha_nuurka 3 ай бұрын
Cimbili dilkeda😢 kanaxy magalo cusb iyo nolol cusub bay rajynaysay
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Wax ka xun maleh riyadadii dhan hal mar h burburto .Naftedi waa
@Saha_nuurka
@Saha_nuurka 3 ай бұрын
⁠@@Suzunadi xnun weye
@meymamohamett8784
@meymamohamett8784 3 ай бұрын
Balaayo kuu oysay oohin kufoolxumaa anaaba kabqaye😂
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Imagine marka codkaas kunjeer dhagaysanyyy saan u fasiro😭 dhagahaa igu xanuunay
@meymamohamett8784
@meymamohamett8784 3 ай бұрын
@@Suzunadi saa noogu fasirto darteed baa dhibts umarty ilahy ajarkeeda hakusiiyo qli
@Muna20085
@Muna20085 3 ай бұрын
Abayo midkale lasonaqso
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 3 ай бұрын
Sheekooyinki buugaagta noso dhig
@UbahAbdirisaq
@UbahAbdirisaq 3 ай бұрын
Ani wxa is leyhy wuu ka shalaysna bcz sidu u qirtay xita wxy u egthy shalayto inu uso wacayay by the way thanks 😊
@rumeysahassan
@rumeysahassan 3 ай бұрын
Thank you so much qaaali❤❤
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
@@rumeysahassan inaa ka heshaaa rajayn 🫶🏽💖
@kunciilmedia1973
@kunciilmedia1973 3 ай бұрын
Xbbtii waan ku wataa, qof dagan oo aqoon u leh tabinta ayad tahay ❤
@rumeysahassan
@rumeysahassan 3 ай бұрын
​​@@Suzunadiaad oo weyn ugu helay abyo ❤❤❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 ай бұрын
Suzu .waaku mahadsan tahay
@sunrise4459
@sunrise4459 3 ай бұрын
Dambibaare ayaad u eg tahay ku soco ayeeyo
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
My MEAN sister annoys me! 😡 Use this gadget #hack
00:24
JOON
Рет қаралды 2,8 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,9 МЛН
Gabadhan Nabsigii ay gashay baa ka soo baxay 😏
26:41
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 212 М.
AWEYS KHAMIIS: FANNAANKI FANKA KU QASAARAY
16:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 233 М.
Waa Layga Guursaday 1
24:08
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 101 М.
ARINTA HANI IYO CABDISALAAN MAXAAN KADHAHAY IYO XAQIIQDA
13:50
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 39 М.