XAASKAADA OO NIN QOL LA JIIFTO HADAA UGU IMAAN LAHYED MAXAA SAMEYN LAHEYD DAGAAL IYO…

  Рет қаралды 31,424

Deeqow Abuukar

Deeqow Abuukar

Күн бұрын

Пікірлер: 218
@AbdirahmanHusen-u8r
@AbdirahmanHusen-u8r Ай бұрын
Saalax baan raacsanahay 70%
@HalushAbdullahi
@HalushAbdullahi Ай бұрын
Salax iyo deqow an wata ani inta ila racsan one like ❤
@Hafsa-q3i
@Hafsa-q3i Ай бұрын
Salaxiyodeqowwakuracsanahy
@miskimohamedsalad-hh5sc
@miskimohamedsalad-hh5sc Ай бұрын
Salax waaa qabiiir wllhi legend❤
@Mohaňň10
@Mohaňň10 Ай бұрын
Kusali Nabiga maxamed scw❤❤
@MunaBashiir-pm3ck
@MunaBashiir-pm3ck Ай бұрын
Saaalax legend waaaye wn wataaa mrkaa edo haku goobanina caqligaaa meeel klee idin kaga jireeee
@Meysaroaadan
@Meysaroaadan Ай бұрын
Deeqow saalax runtees wayi waan ku raacsanahey👍👍
@Xayaaaaaaaaaaaaati
@Xayaaaaaaaaaaaaati Ай бұрын
Saalax jj m.a🎉wax garad waye❤ asaana saxan mocalimoo iyo clfataax wey qaldam yihiin
@Meysaroaadan
@Meysaroaadan Ай бұрын
Bani aadamka isku mid ma'ahan saalax qalbi geesa waa nadii runtiis waayi👍👍👍
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 Ай бұрын
Saalax aadbu u naxariis badan yahay wlhii waa nin rag ah oo jira waa geesi weliba dad yaqaan ah❤
@Meysaroaadan
@Meysaroaadan Ай бұрын
Saalax wuu saxsanyahe 100/100
@bilalmahamoud783
@bilalmahamoud783 Ай бұрын
Saalax wlhi ayaa saxsan 100%100
@Ozildimember
@Ozildimember Ай бұрын
Saalax waa qabiir ani asaga ayan wataa runtii
@AbdirahmanHusen-u8r
@AbdirahmanHusen-u8r Ай бұрын
Xaquu ka hadlay wllhi saalax 70%waan wataa
@NimcoJamac-hj2sr
@NimcoJamac-hj2sr Ай бұрын
Ana salax wata❤❤
@hanuuniye252
@hanuuniye252 Ай бұрын
ma cunug aadan dhalin ayaa heysanaa diin ahaan xitaa waa qalad
@Ozildimember
@Ozildimember Ай бұрын
@@hanuuniye252 walal marka diinte ku amreeso inaa cunug yar oo saqiira inaa fiijiso
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Ай бұрын
Walahi anoo ah qof waarid ah dareenka waaridnimana aqaan cunuga 9sano korinayay hadii laydhaho katag kama tageen wiilashan nolosha waaridnimo maysan arag salax un ban wataa oo naxriis leh 😢
@AbshiroMohamed-du5mw
@AbshiroMohamed-du5mw Ай бұрын
Saxiix walhi😢😢
@fartuunabdikadir7217
@fartuunabdikadir7217 Ай бұрын
✅️✅️✅️✅️
@queenmulki1
@queenmulki1 Ай бұрын
Saalax ayaasaxan caloosha hooyadiis markuu kasoobay ilaa 9 jir asaasoo koriyay cuguga aabakale mayaqaano ilaa oow ninweeyn oowaxfahmo waainoo qabigiisa ilaaliyaa😢😢
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Ай бұрын
Ilma meherkaga kudhasha kor iyo hoos adaa leh ilma aa 9sano korinaysayna lama ceyrin karo cunug meherkaga kudhashayna adaa leh salax legend weeye kuligood waa ilmo qiimaha ilmahana mayaqanan saaalax legend ❤❤❤❤❤❤🎉
@MuniirafeeyMuxidiin
@MuniirafeeyMuxidiin Ай бұрын
Slaaax mashlha waa nin rageet ceyda waa ilmo wali hadl yaqaaan maha wiilsha kala dhaamaa saalax waa beast
@Suuban225
@Suuban225 Ай бұрын
Ceydaa kugu shex baqdiyay peza iyo salaax ayaa ugu fiican inta kale waxba meesha kuma hayaan
@Jamiilaxuseen-p1v
@Jamiilaxuseen-p1v Ай бұрын
Wlhi saalax wa wada caqli masha alah
@Meysaroaadan
@Meysaroaadan Ай бұрын
Saalax fik radeesa waan ku raacsanahay wallahi👍👍💯💯
@nuramohamed6086
@nuramohamed6086 Ай бұрын
manshallah Salax waa dood yaqan 100%.Isagana saxan ruunti
@MaxamedabdirixmaanUgaas
@MaxamedabdirixmaanUgaas Ай бұрын
Asaa qaldan
@fartuunabdikadir7217
@fartuunabdikadir7217 Ай бұрын
Ma qaldano horta ma fahansanthy mesha uu ka hadlaayo waxuu ku dhhy canuga 9 jirka caqli taam oo ma dhameystiran intaa eryi lahaa oo noloshiisa ku ciyaari lahaa oo burburin lahaa kalgacalka aaabe nimo uu ii qabo waxuu ka doortay inoo noloshiisa gacanta ku qabto even haduu canuga wax garad noqdana uu aabahii raaci karo 100% saalax ✅️ ​@@MaxamedabdirixmaanUgaas
@salmaansalka5798
@salmaansalka5798 Ай бұрын
Salaxeygiii wata ani❤
@muntazmohamed9240
@muntazmohamed9240 Ай бұрын
Salax ba saxan nimankan kle waxa caloshoda kujiro shegen ❤
@Buuro423
@Buuro423 Ай бұрын
Saalax 100% waa saxantahay kuna darso xaaskaga meher xalala kugu xidhanyahay haday gogol dhaaf samayso ilmhana ninka kale DNA giisa noqdo adaa dhalay diinta islmaku sasay qabta ✅
@sandycupe5103
@sandycupe5103 Ай бұрын
Saalax the man you are Masha allah caqli iyo naxariis buu isku darsaday❤❤❤
@farxiyocadee9650
@farxiyocadee9650 Ай бұрын
Saalax jj inta raacsan
@Queenmarish-v8p
@Queenmarish-v8p Ай бұрын
Salax iyo deqow iyo peza raacsanhy💯
@Nataashamohamed
@Nataashamohamed Ай бұрын
Saalaxjj baa saxan❤
@FaraxMahamed-rh8jp
@FaraxMahamed-rh8jp Ай бұрын
saalax runtii weeye kuwan kle waay caruur hadlayan buuq badna
@Queennalka-f5y
@Queennalka-f5y Ай бұрын
Saalax deeqow iyo peza ayaan ku raacsaney ❤❤
@Jamiilaxuseen-p1v
@Jamiilaxuseen-p1v Ай бұрын
Saalax wataa anigu
@MascuudKobraofficial
@MascuudKobraofficial Ай бұрын
Saalax 💯 %
@Mafiamonn181
@Mafiamonn181 Ай бұрын
Salax sida dadka weyn bu ufakira marar bdn ba ufirsaday his wife is lucky❤
@MeyzuunAxmed
@MeyzuunAxmed Ай бұрын
Wlhi salax nin raged wye ❤❤
@Asma-e3f
@Asma-e3f Ай бұрын
Saalax wuu saxanyahay. Sababta.oo ah wuu naxariis.badanya hay wa xan siinaya 💯100❤😅
@FarxiyoAhmedIslow
@FarxiyoAhmedIslow Ай бұрын
Wlhi daacad ka hadlaa saalax ku raacsanahay
@SaaraYusuf22
@SaaraYusuf22 Ай бұрын
Idin waTaa dhamaanTiin walaalahay Team27 guuleysTa AaQirana allaha janno idiin kukulansiiYo🎉i.a
@Xaawoluul-s2y
@Xaawoluul-s2y Ай бұрын
Saalax saxan 100/80❤
@CabdulaahiIbraahim-om5th
@CabdulaahiIbraahim-om5th Ай бұрын
Saalax jj ayaa saxn u❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Ай бұрын
Cunuga ninkaaxaga ku dhashay adaa dhalay. Amiira Ceyda iska ilaali cunugaaga iyo kuwaad u dhali doontiid uma sinno.😢😢😢
@IkraanDamion7
@IkraanDamion7 Ай бұрын
Maxaa meesha keenay amiiro wah
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Ай бұрын
@@IkraanDamion7 Waxaa keenay in aan xornimo ku hadli karo oo aniga rayigeyga qofna iguma xukumi karo. Baro freedom of speech that's the reason oo comments ka lo sameyay. 😂
@zamzammohamed9317
@zamzammohamed9317 Ай бұрын
Saalax saxn
@IkraIbrahim-ke3ww
@IkraIbrahim-ke3ww Ай бұрын
Team salax jj saxsan su,aasha 1aad
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh Ай бұрын
Deeqow keep going insha llah 200k ❤❤❤❤❤❤
@CabdulaahiAwees
@CabdulaahiAwees Ай бұрын
Team ceyda on like a ❤❤❤❤
@NajaxMahamed-n9h
@NajaxMahamed-n9h Ай бұрын
Team cayda iyo maclimuu iyaa ila saxan🎉aduunka doda unecbahy hadaa inta dawanayo ciil bashimaha qaninayaa dulqada lamaroyaa😂😭😖
@Basima___
@Basima___ Ай бұрын
Ceyda jawabtada waxay muuqataa xataa hadaad gabar cunug wadata aroostid cunugaas inaadan ilmahaaga la simaynaynin
@NajmaH143
@NajmaH143 Ай бұрын
Exactly 💯 si ciyalnimo leh buu cawa u hadly ninakas
@haboonjamacmahamed2704
@haboonjamacmahamed2704 Ай бұрын
Mansha allaah saalax waa qof biliaadamnimada wax ka yaqaan illhy haku dhowro wll🥰🥰
@HudamustafeHudamustafe
@HudamustafeHudamustafe Ай бұрын
Saalax waa dood yaqaan wallhi 10%10 isgaa sax san
@xabssaAli
@xabssaAli Ай бұрын
Saalax
@AragsanFarax-g4d
@AragsanFarax-g4d Ай бұрын
Ani ceyda iyo mcnlimow marwan ban carsanahey inata racsan oni ilke❤❤
@simanbeaute1347
@simanbeaute1347 Ай бұрын
Saalax baan raacsanahay 95%
@fahmohaafow4820
@fahmohaafow4820 Ай бұрын
Team Deeqow Iyo Saalax Inta Raqcsan🫶🏽🥰
@عبداللهحمد-و4ض
@عبداللهحمد-و4ض Ай бұрын
100/100salax racsanahay
@AbdullaahiAadanXasan
@AbdullaahiAadanXasan Ай бұрын
Saalax jjj ku racsanhy😮
@CarfaYeMuqtaar-uw5qi
@CarfaYeMuqtaar-uw5qi Ай бұрын
Saalax jj iyo macalimow iyo ceyda gacanaa utaagay
@ADNAMohamed-jz9ep
@ADNAMohamed-jz9ep Ай бұрын
Salaax jj inta raac San ❤❤😊
@Canadiansomailaqueen
@Canadiansomailaqueen Ай бұрын
Deeqow keep going brother ❤❤❤❤. Ishallah 200k and More 🎉🎉🎉
@FilsanMoustapha-u4v
@FilsanMoustapha-u4v Ай бұрын
Saalax jj ❤
@Jasmiinsiciid
@Jasmiinsiciid Ай бұрын
Salaxjj ban ku racsanahay😂❤
@hodanXamda
@hodanXamda Ай бұрын
salax iyo deqow ayas saxsan waayo qofka meher kaaga kudhasha adaa leh❤❤❤
@FalastiinMuqtaar
@FalastiinMuqtaar Ай бұрын
Oh salax legend yqy❤❤❤❤🎉
@Hussaindulane321
@Hussaindulane321 Ай бұрын
Saalax aa ku raacsanahay😂😂
@MaidoMustafMohamed
@MaidoMustafMohamed Ай бұрын
Deeqow waxas kadhaaaf dhalinyarata hanugu dirineee wllow😂😂
@Khadar-yare3is
@Khadar-yare3is Ай бұрын
Saalax❤❤❤❤😊
@DahirMaxamuud-s8v
@DahirMaxamuud-s8v Ай бұрын
Sira fakatey ceyda asim iyo wiilka ee amiira odhasho wilkiso jecel said sina wu cadeyey
@CabdallePoi-v3x
@CabdallePoi-v3x Ай бұрын
Saalax ayaa saxan
@KaajalHuwa
@KaajalHuwa Ай бұрын
Saalax waa nin wayo arag ah kuwaan waa ciyaal waxbadn mfahnsana
@habibahassan4612
@habibahassan4612 Ай бұрын
Walhi salxa u saxyhy❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruweydaabdiwahab-zd4ls
@ruweydaabdiwahab-zd4ls Ай бұрын
Saalax ito deeq jini😊
@AbdirasaaqMaxamed-u9i
@AbdirasaaqMaxamed-u9i Ай бұрын
Saalax jj okaja waa kuwataa ❤
@FadxaMahdi-mp9oy
@FadxaMahdi-mp9oy Ай бұрын
JJ❤❤❤❤❤❤
@KaajalHuwa
@KaajalHuwa Ай бұрын
Saalax team kiisa saxan cunuga hadu meherkaaga ku dhasho waa cunugaaga okle walatul firaash aa la dhahaa mana la burinkaro qalpi jab aya ku dhacayo 🎉
@AbshiroMohamed-du5mw
@AbshiroMohamed-du5mw Ай бұрын
Saalax wuu saxanyahy inta igu raacsan
@Sadia-w3t6v
@Sadia-w3t6v Ай бұрын
Salax waa bilaa cuqdad weyee walaahi 😢
@MaxamedCabdirashiidmaxamuu-h2y
@MaxamedCabdirashiidmaxamuu-h2y Ай бұрын
Cayda.100/100❤ Marwaan.94/100
@FartuungabeyCabdullahi
@FartuungabeyCabdullahi Ай бұрын
Salax jj wu saxan yahay ❤
@muno-gu4ir
@muno-gu4ir Ай бұрын
Ceyda is not easy 😂
@Rudhwanm9hamed
@Rudhwanm9hamed Ай бұрын
Salah legend❤
@SALAHMOHAMUD-f1h
@SALAHMOHAMUD-f1h Ай бұрын
Asc deeqow marka koowad naagta ninka lajiifo aad aragto iyo ilmaha waxa iska quseeyo malahan waayo woxoo kudhashay nikaaxaga
@SaadoCabdilaahi-h9q
@SaadoCabdilaahi-h9q Ай бұрын
Zalaax jj ayaan racsanahay❤
@IbuSeed
@IbuSeed Ай бұрын
Saalax ❤❤
@Hibo-y4e
@Hibo-y4e Ай бұрын
Saalax uu saxan yhy
@RuqiaSaid-g2e
@RuqiaSaid-g2e Ай бұрын
Saalax 👍🏼💯
@masbaljama9283
@masbaljama9283 Ай бұрын
I agree with salax ❤
@Rudhwanm9hamed
@Rudhwanm9hamed Ай бұрын
Salah m.a wu naharis badan m.a
@ruweydorasmi
@ruweydorasmi Ай бұрын
Salax racsanhy ❤mar walbo ilmaha asa leh
@suhaybmaxamed-e9g
@suhaybmaxamed-e9g Ай бұрын
bismillah suasha kowbaad rayi ahaantayda markaan guriga soo galo hadaan arko xaskayga oo nin kale la raaxaysanaysa ficilka aan ku dhaqaaqi lahaa wuxuu noqon lahaa ninka gacan baan iskula tagi lahan wixii aan kala helno ayaan leenahay xaskayga ayay noqotay iyadaa halkaas ayaan ku furi lahaa wiilka in aan anigu dhalay aan moodayey hadii inta dhakhtar aan tagno la iishego inaan anigu dhalin waan raacin lahaa isagana sababtoo ah hadii aan anigu wiilka oo lay sheegay inaanan dhalin hadaan haysto waxa laga yaabaa in hadhow anoo korsaday ay tidhahdo xaskaygii hore adigu maad dhalin ee nin kaa hore eed igu furtay ayaa dhalay markaa aniga hadhow hadal ii mayaalo imikay hawshu dhawdahay markaa imika ha is raacaan wabilllahi tawfiiq
@SiciidoCumar-h5r
@SiciidoCumar-h5r Ай бұрын
Saalax jj wuu saxan yahy Canuga isaga korsaday Isagana uu ku Aftirsana ❤
@safiyoali9906
@safiyoali9906 Ай бұрын
Saalaxa saxan ❤❤❤❤❤
@BarwaaqoCisman-m3k
@BarwaaqoCisman-m3k Ай бұрын
Salax waa saxan yahay❤❤
@Siska..Cabdirisaaq
@Siska..Cabdirisaaq Ай бұрын
Macalimoo iyo ceyda iyo clfatax raacsanahay 100%100
@HindaCumar-v5w
@HindaCumar-v5w Ай бұрын
Coming soon 200k
@ZhakurJamal
@ZhakurJamal Ай бұрын
Cuniga hadaana anuu dhalin ha raacO Jecelkayga PrO saxiibkay kolayba meel kuma kle tagayno
@MunaCabdiyusuf
@MunaCabdiyusuf Ай бұрын
Ani salax ayaan raacsanahay wayoo wiilka nolashiisa ayuu ku ciyaree hooyo oo iyadoo nin qaba nin kle talexatay waxaa laga yabaa wax kadaran iney sameeyso wiil waaye hadow asagiista mala shekesan karo hadii laga reebo ilma yar nolashiisa wey wanaagsananesaa
@محمدمحمد-ي1س8ه
@محمدمحمد-ي1س8ه Ай бұрын
horto kubaan dabaalo caadiya cunug ilaa 9sano aabo kudhahaye see uga uga dhadhicinee kuma dhalin markow dhalaye ilaa 9sano kufaraxsaned deeqow iidin fikrad roon😊
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 Ай бұрын
Salax ku racsanahay aniga dareenka walidnimo aqaan cunuga 9 sano korinaya ma ka tagi laheyn wa qadan lahaa
@SUmaya-78
@SUmaya-78 Ай бұрын
Saalax wuu saxan yahy lkn cunuga Marku waynaado wa in loo sheego choice kana Asa iska leh ilmuhu ❤
@NajmaAli719
@NajmaAli719 Ай бұрын
Team ceyda like 👍
@AbdihakimOmar-rr3dg
@AbdihakimOmar-rr3dg Ай бұрын
Salax ayaan ku racsanahy wuu na saxanyahay 💯
@calicabdullaahi
@calicabdullaahi Ай бұрын
Ani ma qateeb ilma ana dhalin samaba daremayo abo nimo pro
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb Ай бұрын
Salax ban wataa dintu cunuga haduu meherkagu ku dhasho ada leh❤
@عبداللهحمد-و4ض
@عبداللهحمد-و4ض Ай бұрын
Salax sax wa ibni farash adiga dhashey diniyay waw nin qalbi fcn
KOKO IYO ALPHA OO DHULKA LAGALEYN TEAM 27 QOSOLKA ADUUNKA 😂
17:51
Deeqow Abuukar
Рет қаралды 45 М.
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 40 МЛН
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 11 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 299 МЛН
TEAM KOKO vs TEAM AMIIRA HEESTAAN YAA QAADAY KU GUULEYSTA 25 DOLLAR
17:17
PRANK BASBAAS AYAAN ROOSETO UGU DARAY MAXAAKA RAACAY 😁😳
20:42
PRANK SUNDUS AYAANLE AN UU SHEG… JACEEL😳🤯 MAA FILAANEN
15:22
ASAD KOKO AMIRA CUMEER IYO SAMIA MAXAY NAFTOODU CAAN KU TAHAY
14:28
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 40 МЛН