XAAWO DEGAN | HEES CUSUB MUQDISHO 2020

  Рет қаралды 105,030

Wardhaan Media

Wardhaan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 96
@せんぱいナラ
@せんぱいナラ 2 жыл бұрын
Magaaladeeydii xamareey kuu xiisey walee inshallaah maruun waan kuugu soo laaban inshallaah💘💘💘💘💋💋
@anabkhalifumhassan2592
@anabkhalifumhassan2592 4 жыл бұрын
Masha allah waa gabadha kaliya aan kahelay oo aan dhageyso fanaaniinta dhan ee cusub hajoogaan gudaha soomaaliya ama dibada run ahaan tii aad baan uga helaa waxaan kuu rajeynaayaa mustaqbal wanaagsan qof miizaan leh baad tahay xaawa degan
@themagicalcloudofgalaxy8806
@themagicalcloudofgalaxy8806 4 жыл бұрын
Walal fanaanadaan ma cusbo wexey fanka soo gashay 2013 lakiin waa ardayad marka sidaa uguma jirin fanka
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 4 жыл бұрын
Gurigii awoogay kudhashay aabahay kùdhashay aniga kudhashay guul viva N&N
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 4 жыл бұрын
Waa halkaan ku dhashay wax ku bartay ku guursaday ku dhalay curadkayga waxaa ii muuqday heestii hibo ma maliilicdeen wali mana jiriiricooteen alaha yaa sidii hore noogu soo celiya nabadii ma joogeen qurbo iyo qaboowgii
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 4 жыл бұрын
Halwaadan haal caaln haal luqaad muslimnimo alhmdulilhaa Somaliya ilahaay hakusocaliyo quruxday udhalatay amiin xaamar waa wajigaa umadaa somaliyaad cadowgahajabo
@majorsalah7647
@majorsalah7647 4 жыл бұрын
Looking good Xasuustii Hibo Mohammed,Hore U soco Xawa Deggan
@mohamedismaciil9888
@mohamedismaciil9888 4 жыл бұрын
Heeztaan ma cusbo yay kaa qaldoomin lkn cod waa ledahay keep going
@nuuradde4988
@nuuradde4988 4 жыл бұрын
waxa hore u qaday hibanuura
@solomonistanley2768
@solomonistanley2768 4 жыл бұрын
Wow qurux iyo cod degan best somali singer
@luckymo-uj4ur
@luckymo-uj4ur Жыл бұрын
Xaawo deggan runti gabar somaliyed ina thy ♥ sideen kale ♥ oo ku ogan lahayd
@abcbc4008
@abcbc4008 2 жыл бұрын
Asc mash Allah yaa xayyu yaa Qayyuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena noona xafid umada somaliyeed Amiin yaa Rabi .yaa Raxmaan yaa Raxiim yaa samiicu yaa Basiiru facala limaa yuriid yaa Rabi noo xafid umada ku nool magalada muqdisho Amiin yaa Rabi.insha Allah guul iyo gobonimo Allah ha siiyo Reer Muqdisho Amiin yaa Rabi.cadowgooda cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
@calibaare6540
@calibaare6540 3 жыл бұрын
Waa hee midho macan iyo comAcan
@halimaali431
@halimaali431 4 жыл бұрын
Asc Masha allahi Xawo cadey alow ku xiifdi cadawgagan ha jabo xamarna cadawga raabi ha ka qabto🤲💖
@abdirazakmohammed8724
@abdirazakmohammed8724 4 жыл бұрын
Alow noodhoor dalkena iyo dadkeena Waan Jeclahay 😍😍😍😍😍😍😍💖💖💖👍👍👍👏👏👏👐
@hodancali5664
@hodancali5664 3 жыл бұрын
Amiin
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 жыл бұрын
ILove you Xamar.caddy❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@cabdiraxmaan686
@cabdiraxmaan686 4 жыл бұрын
Masha allh seytahay ayey ukentey hesta nooooolow qaaaaali
@almoakram6090
@almoakram6090 4 жыл бұрын
heestaan ma cusbo ee kaskaa ayaad hadashay waxaana horay u qaaday hibo dheeman ama hibo nuura cimriga allaha u dheereeyee
@musaypahirstt7719
@musaypahirstt7719 4 жыл бұрын
Xamar barakoW. Wan ku hamiUaa inaan mar cagTa dhiGoH. Nabad. KuHodm muqdizho😍❤💋
@mohamedaadam7250
@mohamedaadam7250 4 жыл бұрын
Codkii aduunka 👏👏👏👏
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
Moqdisho cadey,🇸🇴❣️💪
@SKY........63
@SKY........63 4 жыл бұрын
Naag madoow muqdishaa laga helaa🤣✌
@fermalfermal5637
@fermalfermal5637 4 жыл бұрын
Ad
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
WAA ORIGINAL
@samiranuur7052
@samiranuur7052 4 жыл бұрын
Ben ha shegin aniga cml aya ku jiro wn cadahay e muqdisho wax haka shegin
@SKY........63
@SKY........63 4 жыл бұрын
@@samiranuur7052 abayo faan lee iga tahay Madoow waa qurux sanadahan danbena maba la helo iso radi gabadh madoow👌
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 4 жыл бұрын
Waad abdaraanthay
@mustafekhaliif7938
@mustafekhaliif7938 4 жыл бұрын
Mansha allah boqorada codka 💗
@mulkiali8797
@mulkiali8797 4 жыл бұрын
Maasha allaah meeshaan ku dhashey allow barakey
@garassowgarassow1901
@garassowgarassow1901 4 жыл бұрын
Hawo degan i love u really
@themagicalcloudofgalaxy8806
@themagicalcloudofgalaxy8806 4 жыл бұрын
Xaawa daggan one love
@hanaadiaaloow9922
@hanaadiaaloow9922 4 жыл бұрын
Heestan ma cusubo Hibo Nuura ayaa qaado
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 2 ай бұрын
Saaaax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Waar ciwaanka iska sax heestu ma cusba waxaa hore u qaadey oo lahayd fanaanadii qaranka ee waaraberi mamo Hibo Mohamed Hibo Nuura. Xaawo degana waa fanaanad da yar oo cod fiican soo dhawow baan leenahay.
@hfkjcgij3834
@hfkjcgij3834 4 жыл бұрын
Xamar cadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@halimojibril7917
@halimojibril7917 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abduwahabdaahir6568
@abduwahabdaahir6568 4 жыл бұрын
I love u xawo wlhi wa gabar dagan
@khalid-zj5ik
@khalid-zj5ik 4 жыл бұрын
Heesta hibonuuro ayaaleh
@SKY........63
@SKY........63 4 жыл бұрын
Ala gabadhu way sigatay Ninka gadasheda maraya arka 3;55 waa kii la xiri jiray ee qolyaha afka duban ahaa bisinka😥🥶
@osmanali6112
@osmanali6112 4 жыл бұрын
Kusooyaaca xamar ileen lagama xigee walal Mana ahan casimad qabiil ama mamul gobaleed xamar adigaaleh welcome to muqdisho City
@aisha665
@aisha665 4 жыл бұрын
WA LA WADA DEGAA O LA DEGANAA KARAA LAAKIIN DAD GONIYAA LAGA MASIIRKEEDA LAGA WAREESTA ADIGA ISKA DEGANOW CID KU DIIDAYBA MALEHEE.
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 жыл бұрын
Xaawo d axsan sood
@muhsinyusuf9150
@muhsinyusuf9150 4 жыл бұрын
Waaw xamar waa madhaafan abwaanka sameyay heesta igucaawiya somalaay??????
@Houry_3
@Houry_3 4 жыл бұрын
Xaawa dagan fanaanad cod iyo qurux isku darsatay
@halimaali431
@halimaali431 4 жыл бұрын
Masha allahi alle ha xifdiyo Hawo cadey🤲💖
@abdirizakayaanleartan2840
@abdirizakayaanleartan2840 4 жыл бұрын
Waaad Ku Mahadsan Tahay Sida Wanaaagsan Ee Aad Nola Socodsiinayso Wixi War Iyo Wacaal ah
@halimosheikh4717
@halimosheikh4717 4 жыл бұрын
Waa sax mcnto
@munoshacnmunoshacni9493
@munoshacnmunoshacni9493 4 жыл бұрын
alaa yacizak gabadha aan ku faano
@sahroahmed858
@sahroahmed858 3 жыл бұрын
👑☝️🤲🤲 mashalh alow cadawga nakaqabo ☘☘👂👏🦋💎🧢👑👏👏🤲🤲👏🌿🍀🌲🦋🦋🦋👂👏👏👏👏
@zama2923
@zama2923 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍Muqdisho
@hadew1418
@hadew1418 4 жыл бұрын
Maansha allah xaawo degen
@anannaas829
@anannaas829 4 жыл бұрын
muqdisho🇸🇴💙❤️
@ruundiiriye684
@ruundiiriye684 4 жыл бұрын
Haaaawo dagan💖💖💖
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Viva xamar
@cabdimahad3249
@cabdimahad3249 4 жыл бұрын
Mudisho
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Waaw
@ikraanmaxamedofficial2049
@ikraanmaxamedofficial2049 4 жыл бұрын
Abwaan xirsi dhuux inta aragtay like saara
@hassanashara10
@hassanashara10 4 жыл бұрын
Maanu arag abwaanka
@ikraanmaxamedofficial2049
@ikraanmaxamedofficial2049 4 жыл бұрын
@@hassanashara10 anaa arkay huunow dib u eeg
@almoakram6090
@almoakram6090 4 жыл бұрын
sax waaye laakiin madowgu waa midab ma guuraan iska daaya kiimikada waa cudure
@abdulaahiweeseste8669
@abdulaahiweeseste8669 4 жыл бұрын
Benta maha wama dhafan
@alihassan-zr3jm
@alihassan-zr3jm 4 жыл бұрын
gabadhaan codkii dadki hore ee leedahay
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Haa
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@hassanhawa8130
@hassanhawa8130 4 жыл бұрын
Codkaa Idilay
@shucebabdullahimuhumed2976
@shucebabdullahimuhumed2976 4 жыл бұрын
M. A
@fardowsocabdikarin5352
@fardowsocabdikarin5352 4 жыл бұрын
I love xaawo dagan
@nuramaxamadnuramaxamad3612
@nuramaxamadnuramaxamad3612 4 жыл бұрын
🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 4 жыл бұрын
muqdishu
@jabarticaydiid4000
@jabarticaydiid4000 4 жыл бұрын
lakin fanaankii alshabaabka ahaa oo lasoo eedeeyay baaba kamuuqdee?
@faizasalaad9730
@faizasalaad9730 4 жыл бұрын
Heesta ma cusub ee maxa uledahay wey cububtahy
@ciyowcassio3764
@ciyowcassio3764 4 жыл бұрын
Waar hees cusub ma’aha waxay soo baxay 1970s kii . Hibo nuura baa qaada , reer xamar heesaha iyo sugaanta soo barta Horta .
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
@Ciyow Cassio,Islanta Hibo e walan bila miyirka ah,iyado ka soo jeeda Gobolka Awdal ee Somaliland uun bay wali amminsan tahay moqdisho wa bila dhiig waxba ma dareemayso inay moqdisho xasuuqday chacabkeedda Somaliland.Hadad Hibo somaliland uuma bahna wa islan gaboobday oo xanuusan maskaxda ka jiiran,Heesaha ay leedahay futadada iska kali doqoonyow.
@ciyowcassio3764
@ciyowcassio3764 4 жыл бұрын
Cusleye Ciltire 30 sanno sacyahay maxaan ku haynaa Somaliland . Wataa loo kala boratamaayo muqdisho . Tan Hibo iyadu Somali oo dhan way ka sareysaa . Adigu wax soo baro oo wax barasho gal waad yartahay intaad qabiil ku waalatay . Hooyadaa way kugu khasaartay Walahi . Qabiil waa waxa somaliland halkaas dhigay 30 years ee khayrkood la aqoonsadey in ka yar sida South Sudan iyo eritrea . Adna lagaga cunni aqoonsigii daaqada ayuu yaal , lacag . Somaliland way Fahantay beenta . Aduunka uu is diley oo la is cafiyay ee na soo raac sacyahay mogidho baa loo socdaa .
@samsamali1430
@samsamali1430 4 жыл бұрын
@@cusleyeciltire1008 hobo waa naag samaroona ha moodin reerka ku waashay citiraafka
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
@@@ciyowcassio3764 waxaa ku arkaya inaad tahay jahiil dhandhanyow qof aad qaaraneen haa iska cayaan. Wabarshadana adigo waxa ima baraysid,janjanyow waxaan ka dareemay inaad soo dhamaysan dugsiga sare"you haven't finished high school"Tu n'as pas encore fini le lycèe"caajis ama saaqid tahay ka toos hurdada.waxaan tidhi,wata lo kala boratmayo moqdisho,Doqoon ma moqdisho ayaad meel mooday maalin waxba qaraxyo aya ka dhaca oo wa bila nabadgelyo ma taasi ayaad ii tilmamaysa moqdisho fudada iska geelo nacasyow. Sland way tagtay gabdhuhu waxaay iska socdan waqtika ama sacaada ay raban waxaay ku tusaysa nabada ka jiirta Somaliland.No going back dib loo ma soo noqoonayo.
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
@@@samsamali1430 waxaan iska ogahay Hibo inay tahay Samaroon Laakinse Somaliland ma leh issaq ee wa la wada leeyahay.Ma ihi rerka aad inu tilmanaysid ama aad ii moodayso,shisheyee ama ajnabi ma ihi ee waxaan ka soo jeeda rerka ay Hido tahay Gobolka Awdal.lkinse waxaan neecbahay Samaroon ka taageersan ama raacsan moqdisho ee ka caararaya dhulkoodi hooyo Somaliland.Hibo ma neecbi ee waxaan diiday iyado rer Somaliland uu dhalatay uubay koonfurta somalia amminsan tahay.Viva Somaliland of Awdal
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 4 жыл бұрын
3:45 abshir garane fananka sbababka aha inta ila arafta like 👌👌
@mohamedhassannoor6216
@mohamedhassannoor6216 4 жыл бұрын
Ildheridaa ugas
@zanabcawad8965
@zanabcawad8965 4 жыл бұрын
Viv xamareey cadeey
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
🤰1 uur buluga 👨‍🏭2Imo iyo canka 👮‍♂️3Xabsh buluga 🇸🇴4 sida dhulka laygu haaysato 🙂5 obocda isaara coppy ireeb
@soomaliboybooy7902
@soomaliboybooy7902 4 жыл бұрын
Ma fhmin
@shaifcabudmahamed7355
@shaifcabudmahamed7355 4 жыл бұрын
Jbml
@abu.ahmedhafow.afweyn3953
@abu.ahmedhafow.afweyn3953 4 жыл бұрын
xamar cadey
@el-noorahmed4579
@el-noorahmed4579 4 жыл бұрын
//
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
Xamar waa tee ama moqdisho waa tii kala gooysay ee kala jartay somalinimadi ee xasuuqday rer Somaliland.
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
hadana waa lagu kufsanayaa oo farmaajo ayaa kuguursanaya iidor gun baad aheydeen awalba
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
@@@AR-cx5yf haddi aad tahay gabar is la xishood adiga iska leh dhulka oo dhan ee Afsomaliga lagaga hadlo War dhandhanyow ee jahilka ah manta somaliland ay ka awood badan dhinac walba waxaan kugu buurbuurin kara hal saacad ah. Janjanyow ee dhulka ah.Manta shalay ha muuddin,Adigo awood isku sheegaya ayaan dhulka ku dhigay nacasyow ee faraxyow ee qarmun
@themagicalcloudofgalaxy8806
@themagicalcloudofgalaxy8806 4 жыл бұрын
@@cusleyeciltire1008 adiga maxaa kuu Diiday wanaagsan iyo Hadalka wanaagsan mar waliba qoraal aflagaado uunbaa qortaa war Allaah adduunyadaan wa 2 maalin
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
@@@themagicalcloudofgalaxy8806waligey qof ku ma caayin ama qoraal ku ma aflagaadeen.Waxyaabo badan wa jawaab.Gaar ahaan ma jecli dadka qabilkaydonan baa a hadadan ee ka jeed Somaliland inay moqdisho tagan.Taasi ma ahaa aflagaado wa run uu sheeg.
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
XAAWO DAGAN | MARLABAAD MIDNIMO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
10:55
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 210 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 14 МЛН
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 13 МЛН
Garta muruqa laba suul -Farxiya  Fiska And Abdi Qaboojiye New Song
12:56
Somalia Somalibaa leh
Рет қаралды 286 М.
DAAWO HEES CUSUB XAAWO DAGAN / AABIHIS JANAN BU AHAA ABDIKARIN GOBOOLE
4:25
FOORYAAYE PRODUCTION
Рет қаралды 42 М.
HEESTII ISKU TIIRSANAADOO KA TASHADA CADAAWAHA IYO XAAWO DAGAN  2020
4:49
Somali National Television
Рет қаралды 225 М.
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 129 М.
YURUB GEENYO HEESTII MUQDISHO SHOW LIVE XAMAR 2017
7:39
Aflaanta Studio
Рет қаралды 631 М.
HEESTII:SHUUSHOW BAX  IYO KOOXDA HIDDO
8:39
ILAYSKA WARARKA.
Рет қаралды 569 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН