Xabsiga dhabta | Cabsida | Fandhaal Podcast 132 |

  Рет қаралды 19,627

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 4 күн бұрын
Muuqaalkii Ahaa Ma Jirto Cid Kugu Mashquulsan, Noloshayda Si Wayn Buu Wax UTaray, Wuxuu Noqday Xalkaan Mudo Dheer, Mahadsanid Walalkey Cumar Inshaar 👑
@AhmedCalihassan
@AhmedCalihassan 4 күн бұрын
walaahi hadalkaa dhihi rabay sxb ADAA dhahay😅
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 4 күн бұрын
2017 December ban katagay Somalia waxan ahaa hooyo 3 caruura leh noloshu aad bay nogu adkayd wan katagay ilmahaygii aniga oo aan waxna meel ku ogayn maanta aniga iyo caruurtaydii Canada ban wada joogtaa Alxamdulillah waligiin go aamada naf tiinu idinsiiso qaata qofna halatashan guulaysta❤
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Күн бұрын
Hooyo gulayso.
@SahalMaxamuud-fj6rb
@SahalMaxamuud-fj6rb 4 күн бұрын
Muulkastaa aad so dhigto noloshayada waxbuu kabadalaa alle ha kaa raali noqdo aakhiro iyo aduun. Ustaad omar inshar❤❤
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 4 күн бұрын
Mai fav channel hadaanan wada dhamaysan xalqadaha oodhan waxa umalaynaya 10 ,8 melahas aya dhagaysan thanks omar inshar
@zahramuqtaar3299
@zahramuqtaar3299 4 күн бұрын
Ustaad cumar marwalba mowduuc aan maskaxdeyda kuhaayo un baad kahadashaa mahadsanid❤❤
@Caaishomacalincabdullahi123
@Caaishomacalincabdullahi123 4 күн бұрын
Cabsidu geerida kaama hor istaageyso lkn noloshey kaa hor istaageysaa taasi wa sax keep going ustaad umar inshar❤
@yourhappiness-dg6tc
@yourhappiness-dg6tc 4 күн бұрын
27 jir baan ahay Cabsida mustaqbalka ayaa ihaysa maan guursan bilaa shaqo wax guula ma gaadhin xanuun iyo walwal Waxaas Oo dhan waa wakhtigii iga tagay 10 kii sanee iigu danbeeyay waxba ma qabsan dhibtaas oo dhami waa waxbarashada waxaan umalaynayay inaan markaan jaamacad ka baxdo ayaad nolol tan ka fiican gali 😢😢😢 @Omer inshar
@MunasarFarxaan
@MunasarFarxaan 3 күн бұрын
Wlshey hadan gale ilahey inu qeyr ka dhigo rijeynah💕
@ASMAAAR-qu9
@ASMAAAR-qu9 2 күн бұрын
Iskumid nhy anba iminkan dhameyey wa waqti lumis un dugsi iyo jaamcadba😢
@IbnuAhmedMaal
@IbnuAhmedMaal Күн бұрын
Never give up🖕. adigoo waxbartay shoqoday dayeysaa Adigu shaqosamayso hanoqon shaqale eee noqo loo shaqeeye😎
@SHUCEYB218
@SHUCEYB218 21 сағат бұрын
@@IbnuAhmedMaalnio qofka si tartip ula hdal mxa ka qldan ma nolosheda ka warhesa hade dhaqalo shaqo ku aburto hesan lahed ma ayada shaqo radin lahed😊
@abdullahi77.
@abdullahi77. 4 күн бұрын
Cumarow walaal waku salamay, aadban kaaga mahad celinaya barnaamijyada tayada leh ee aad nala wadaageyso Walaal waxaan kaa rabaa talo ku saabsan barashada luuqad cusub Sidaan umaleynayo, una badinayo waxad ku hadasha ama in kugu filan baratay carabiga iyo ingiriisk, hadii aan saxanahay oo ay sidaas tahay Barnamijkan kan xiga hordhiciisa noogu faa iidee sida aad ubartay waqtiga ay kugu qaadatay, iyo waliba waxa kuu fududeeyey Mahadsanid mudane.
@hanad4743
@hanad4743 4 күн бұрын
Zhpkeygiyo talo aan Kugu darsado, waqti yusan Kaga lumin radinta aad radinaysid oo ah, sideen luuqad cusub Ku bartaa, kaliya wxaad u baahan thy inaad luuqadda aad la noolaatid yacni aad wx Ku dhagaysatid wax na ku aqrisid wax na ku qortid malinkastana aad 5-10 eray aad bratid, Sido kale luuqada waa inad u barataa inaad shalay daadi ka fiicnaatid, malinkastana ay wax kuu siyaadan haba yaraadaane, more aad wax Ku dhagaysatidna luqadadda waxad laqabsan dhawaaqeeda xitaa adigoon Ku hadli karin taasina waa guul kamida guulaha aad rabtid inaad xaqiijisid, i.a guulo fro bdan ban kuu rajen haduu Alle idmo
@IbnuAhmedMaal
@IbnuAhmedMaal Күн бұрын
Zxp horta bilow luuqada marka hore waxanad samayn haka sii baqan😂
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 4 күн бұрын
Golden voice❤😊
@Noura-s7b
@Noura-s7b 4 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717354582 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|--.|;^];`,’',|,..،،,..،.،،..،`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`&;;&&;&;💔😭😭😭°|•^π|💔😭•😭|°\°>^>😊😊😢😊😢😢😊😢
@StrongGirl-t2t
@StrongGirl-t2t 4 күн бұрын
Ameen yaa rabb🤲🏾🥺
@Umumahir-k8p
@Umumahir-k8p 4 күн бұрын
Waan ku salamay walal cumar❤❤
@HodanCabdi-gc3io
@HodanCabdi-gc3io 4 күн бұрын
Walee ben mahan waxa nafta ikeentay cabsi iyo walwal mustaqbalka ilmahayga
@XamzeCali-u8y
@XamzeCali-u8y 4 күн бұрын
Ilaahay khayr hakusiiyo wll cumar inshar
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 4 күн бұрын
🤲🤲🤲🤲👍 Omar inshar jassakallah wll shukran ❤❤❤❤
@abdulljama4591
@abdulljama4591 4 күн бұрын
Mowduuc muhiim weeye mahadsanid omar
@CabdrixmaanAaden
@CabdrixmaanAaden 3 күн бұрын
Alle hanaga xoreeyo cabsida faraha badann aamiin
@casalasal6466
@casalasal6466 4 күн бұрын
Wcs wlle waa alle mahadii
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 4 күн бұрын
Aamiin yaa rab❤😢
@MoOsman990
@MoOsman990 4 күн бұрын
Xaqiiqada ugu farxada badan caalamka : " Wax yaabaha aad ka baqayso dhab ahaantii waa kuwo aanan jirin , cabsida aad dareemayso dhab ma ahan ( banii aadamku wuu ka bad badiyaa ) Tijaabi : dib u fiiri 5tii sano ee la soo dhaafay waxyaabihii aad ka baqi jirtay ee murugta weyn kugu hayay maanta markaad dib u fiiriso waxaad arkaysaa in ayna mudnayn in laga baqo bal aad ku qoslayso sideen uga baqaayay wax sidaas ah " Cabsidu waa cadow bug ah .
@AGEAJMDWAHY
@AGEAJMDWAHY 4 күн бұрын
Asalaamu calaykum Cumar. Waxa aan ka yaabay ayaa ah in aad mar weliba ka hadasho waxa aan markaas niyadda ku haayo. Waan la yaabay sida aad u xulato mowduucyada aad ka hadasho!
@mubarakraabi3214
@mubarakraabi3214 3 күн бұрын
Allah raali haka noqde wll cumar Inshar hada cajisban khlas aha cabsi badana way I haysay balse Hal marbad mooda In awood kale igashay fadhigana wan ka kacay
@AhmedIbrahim-me7vy
@AhmedIbrahim-me7vy 2 күн бұрын
2021 Julay ayaan waxaan go'aan ku gaaray in aan ka tago Somalia waxaan heestay xoogaa lacag ah oo aan si xogaa dhib leh ku shaqeeyay Anoo cabsanaayo oo is leh kwaran hadaad bixitaanka ku fashilanto oo lacagta kaa qasaarto maxaad sameen doontaa lkn Alxmllh 3 bil kadib oo dhib yar maanta Belgium ayaan joogaa sharcina waan helay nolal fiican ayaan helay Allah ayeey mahadaas oo idil usugnaatay
@idrisali212
@idrisali212 4 күн бұрын
Jazaaka laahu khyr wll
@Abdallemohaz
@Abdallemohaz 3 күн бұрын
Masha alah❤
@roobleamed3421
@roobleamed3421 4 күн бұрын
Muuqaalkan aad buu ii anfacaya shaqo aanan ku faraxsanayn baan sadex sano joogay hada waan ka tagi insha Allah
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 3 күн бұрын
Thanks
@Wll_Ziruu..80
@Wll_Ziruu..80 4 күн бұрын
Waan ku slmay Omar inshaar✋🏽
@islamsomali2018
@islamsomali2018 4 күн бұрын
Cumar waxaad kuso kordhisaa fandhaalka muqaalo amazing animations si and logu caajisin
@IbnuShameMedia
@IbnuShameMedia 3 күн бұрын
Wallhi cabsidu Waa Taa Noloshoda Burburisey😭😭😭allow iga dulqaad cabsidan nolshayda Burburisey gurigba kama baxo 😢
@KawsarSaalah-fd4nr
@KawsarSaalah-fd4nr 3 сағат бұрын
ameen wll digriga badani❤
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 күн бұрын
Masha aalah wnu ficnhy
@GudoonHassan-j1u
@GudoonHassan-j1u 3 күн бұрын
waan fiicny taliye alx🎉🎉🎉🎉🎉
@FadumoFadumo-ki2ed
@FadumoFadumo-ki2ed 3 күн бұрын
Wlhi waxdba moda sidii qalpigeyga wxa ku jira ina ka hdleyso mhdsnid wllky
@ahmeyhappy3223
@ahmeyhappy3223 4 күн бұрын
❤❤❤
@dr1171
@dr1171 4 күн бұрын
Omar vlogs kas samen jirte noosoo duub An jawi badalane ❤
@MohamttAbdikhadir-vs4ph
@MohamttAbdikhadir-vs4ph 3 күн бұрын
Social anxiety ka soo hadal 😢
@abdjrtheintertainer6589
@abdjrtheintertainer6589 4 күн бұрын
2025 and free from those addictions
@miftiganna4084
@miftiganna4084 4 күн бұрын
Cabsida ugu weyn ee i haysaa waa mustaqbalka soomaalida iyo dhibaatada ku soo socota soomalida iyo dhulkoodan loo soo socdo awalna dusha laga ilaashanayey 😔😔😔😢
@Apdulaahi14
@Apdulaahi14 4 күн бұрын
@addihamed
@addihamed 4 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته 🤍
@LibaaxaGeeska-q6c
@LibaaxaGeeska-q6c 3 күн бұрын
CABSiDU Waa Cadowga NAFTAADA iyo NOLOSHAADA 😊😊😊 Cabsi Waxaa iigu Danbaysay Mar Hore Waxaana Si Xaqiiq Ah Utuuray 2020 Anoo 20 Jir Ah 😊😊😊 Waxaana Buuga FAKAR OO HODON NOQO Ama THiNK AND GROW RiCH Ka Akhriyey Bilowga Sanadkii Horee 2023 Oraah Dahabka Ka Qaalisanoo Ahayd [ WiiLKAYGiYOOW WAXAAD UBAAHNAAN DOONTAA GEESiNiMO BADAN Si AAD UGAADHiD UJEEDKA NOLOSHAADA ] 😊😊😊 Darbiyada Qalbigayga Ayaan Ku Dhajiyey Oraahdaas 😊😊😊❤❤❤ Hadaba Dhalibyaro CABSi Waa Cadowee Yaanay Ku Xirin 😊😊😊
@miftiganna4084
@miftiganna4084 4 күн бұрын
Cabsida ugu weyn ee i haysaa waa mustaqbalka soomaalida iyo dhibaatada ku soo socota soomalida iyo dhulkoodan loo soo socdo awalna dusha laga ilaashanayey 😔😔😔😢 ilaa heer aan gaadho aanba ka seexan waayo waxaan inta badan isku dayaa inaan ka baxbaxsado oo is dhaafiyo mowduucyada lagaga hadlayo soomalia iyo arimaheeda hadana waxaan arkaa tiiyoo guriga uu kaga sheekeynayo qof soo dhageystey arimaha somalia ..hada waxaan marayaa heer hadaan maqlo soomaali ama soomalia aan is idhaaa yaa ku sii aasa intaanad maqlin waxa ku sii xiga ... hadana anuu waxaan joogaa maamulada ka soo horjeeda soomalia maamulked amaba aanney xukumin intii caqli lihi wey u jeedaa inay soomalilada lala ciyaarayo sheekadii dibiga iyo libaaxii
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 4 күн бұрын
Hadaan kujiraa xaaladaas walahi 😭
@abdullahibulla
@abdullahibulla Күн бұрын
Cabsida geerida kama hor istageyso lkn nolosha ka hor istageysa🤛🏿
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 2 күн бұрын
Cabsida ugu badan somalia 🇸🇴 waa diintaada iyo sunahii nabiga csw hadii uu kaa muuqdo calaamad diimeed sida garweyn, madaxa oo si siman ujarato ama uxiirto, shaarbaha oo gaabisid ama xiirtid, qamiis, surwaalka oo qoobabka ka koreeyo iyo cimaamad calaamada sajuuda masaajidka oo ubadantahay waa argagaxiso ayaa lagu leeyahay gabar xijaaban oo indha shareer wadato oo alle ayaadkiisa aqbashay waxee hadane ka cabsanee amaa? Amaa? Amaa ? lagugu dhibaateeyaa diintaada sida gaalo la iskaaga dhigaayay ayee gaalo u ekaan rabaan waa ciidanka dharcada iyo kuwa dareeska wato ee dowlada rabi hanoo soo diro madax kitaabka alle nagu dhaqdo iyo ciidan kala og jano iyo naar inee jirto
@MahfuudAbdulahi-wf6gd
@MahfuudAbdulahi-wf6gd 4 күн бұрын
Omar inshar ka soo hadal fagare ka hadalka iyo combination ka soo same muqal
@Fourd-t4k
@Fourd-t4k 4 күн бұрын
Bro carab dad ka fiican ilaahay ma unmin ee. Waxay necbyiin snitcheska+suxarada
@yuusufabdirashiidhasan4043
@yuusufabdirashiidhasan4043 4 күн бұрын
First
@raxmakiin6877
@raxmakiin6877 3 күн бұрын
Maalinkan garaadeystey ilaa maanta oo aan ahey 25 jir waxaan ku jira xalaad cabsiya wllaahi cabsido waxa ay babiisey nolasheyeeda😢
@Fourd-t4k
@Fourd-t4k 4 күн бұрын
Aniga khawaarij ayaan.ka baqaya.more then anything else
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 2 күн бұрын
Wllhi wax walbo alle ushego asa sida rabto kaga dhiga maxa keni cabdida😢 hada lake lasaxibtit cabsi make when kale ine jirto umamenaye😢
@RazeyCade
@RazeyCade 4 күн бұрын
Wallhi cabsi aan dadka ka cabsanaaya waxaan jeclahay in aan kaligeey meel cid la ah dago xitaa mobile.ka ma ku hadli karo wallhi wax aan sameeya ma aqaan kaligeey ayaan qol iska joogaa banaanba uma baxa cabsida noloshayda ayay faragalisay 😢😢
@ridwaan2524
@ridwaan2524 4 күн бұрын
ani sucuudi ayaan jooga 2 sano waliba noo wax baranaayo hadd waxaan is dhaha ganacsi am wax yaabo ku an facayo hadda waan ka socdaa ma ahan meel lagu noolan karo
@IbnuAhmedMaal
@IbnuAhmedMaal Күн бұрын
cumarooooooow kasoo hadalkanaalka ogaansho yaman wasidee kulahaa I am from yeman waan gajonayaa 🤔🤔🤔
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 4 күн бұрын
Cabsida waa dabiici xalku waa dhexdhexaad cabsida badan mafiicno waa halis noolashaada lkn cabsi laantana mafiicno waad ismiidaamin baqan maysid ciqaabteeda arinkaas ma wacno خير الامور اوسطها
@somalicopra2940
@somalicopra2940 4 күн бұрын
Waxa halkaa nadhigay waa lacala waxayna soo hoos gashaa cabsida
@CabdiqaniCaaydiid
@CabdiqaniCaaydiid 3 күн бұрын
Ninkan waa dhaqtar cimli nafsi
@AaminoMaxamad-c3g
@AaminoMaxamad-c3g 4 күн бұрын
Sxb waxa ihaysta xanuun nafsi oo aan kudhawahy inaan waasho majirtaa meel lagaalasoo xiriiro si aan codkayga kugu so gudbiyo sxb mcn
@maxamuud24
@maxamuud24 4 күн бұрын
Allah ku caafiyo wll
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 4 күн бұрын
Illahey haku caafiyo wall😢
@Runta2024
@Runta2024 3 күн бұрын
ILaahay haku caafiyo wlle iLaahy bari si niyad ah
@ZakiYare-c9t
@ZakiYare-c9t 4 күн бұрын
Cabsi cabsi😂😊
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 күн бұрын
Gabar ama Wiilba Adiga Cabsidu dhib ma kugu Haysaa?
@AniAdi-jm8hu
@AniAdi-jm8hu 4 күн бұрын
May ustaad 😂
@Noura-s7b
@Noura-s7b 4 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717354582 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|--.|;^];`,’',|,..،،,..،.،،..،`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`.`&;;&&;&;💔😭😭😭°|•^π|💔😭•😭|°\°>^>😊😢😢😢😢😢😢
@MohamednorHassan
@MohamednorHassan 4 күн бұрын
Thanks
@ju4965
@ju4965 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@YaAllah-p2n
@YaAllah-p2n 4 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717415667 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-....،....
@MoOsman990
@MoOsman990 4 күн бұрын
Naclad baa kugu dhacday ee aamus
@AaminoMaxamad-c3g
@AaminoMaxamad-c3g 4 күн бұрын
Maxa kucayday maskiinta
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 4 күн бұрын
Islaantan meel kasta komeentigeda waan ku arkaa i don't know🤔🤔 ​@@AaminoMaxamad-c3g
@abdiqadirbarre7537
@abdiqadirbarre7537 4 күн бұрын
@@MoOsman990 may be your saying something and you don’t know her situation’ help her if you can or say good thinks other white you will see like her situation and you will regregta : Teacher Omor inshar contact her number if you read her massege i think that you sow her massege .
@kadare228
@kadare228 4 күн бұрын
​@@MoOsman990yaa kaa cafin doono 😢
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 1,8 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 23 МЛН
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 77 М.
DHALMA LA’AANTA RAGGA 80% MAXAA KEENO? | DR ADNAN ABDALLAH
26:26
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 6 М.
Justin Bieber
15:40
FartunX
Рет қаралды 18 М.
Mustaqbalkaaga Dhiso | Dhiirigalin | Sheekh Mustafe 2024
44:44
Sidee ku ogaan kartaa qofka daacada kuu ah?
23:07
Hooyo Podcast
Рет қаралды 9 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36