Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "MINANKIINI"

  Рет қаралды 195,299

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 10 ай бұрын
Mucujisadi fanka somalida ayeey ahaayd Xaliimo Khaliif Cumar Barre. Allaha u naxariisto .
@CiiseDalacane
@CiiseDalacane 9 ай бұрын
Ciise
@CiiseDalacane
@CiiseDalacane 9 ай бұрын
Magol
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 10 ай бұрын
Erayadii Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal
@abdimohamedahmed-jb7mw
@abdimohamedahmed-jb7mw 10 ай бұрын
Allehawnaxariisto intii dhimatay fan kama danbayn
@abdoulkaderhousseinahmed4499
@abdoulkaderhousseinahmed4499 9 ай бұрын
Naxaris Jano. Amin yaa Allah
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 10 ай бұрын
AUN 😢😢😢😢😢 kooxdeenii waaberi ee qiimaha badneyd inta nool caafimaad iyo cimridherer kuwaara amiin ❤❤❤
@Alax.12
@Alax.12 4 ай бұрын
Ma kooxdas bad ka mid ahyd
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 10 ай бұрын
National legend bay ahayd Allah unaxariisto,
@shadia_ao
@shadia_ao 9 ай бұрын
😢 natural voice alla yaraxma
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 10 ай бұрын
#Waayo_Waayihii_Waacna Nolow walaal in badan Mahadsaniid Adiguna Madaama Muuqaalkan quruxda badan aad nagu sharaftaay 👑🙏🙏🙏
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 10 ай бұрын
2:14 Daqiiqoo Gabadha bidixdaa Xiigta ee 4 Afaarad adna inaad masuul Tahay mankaaga galisaa + Dhoola-Cadeyn qurux badan Masha Allah Waa kuwanaa Gabdhihii Dabiciiga ahay ee Cafimaadka qabay I love old girls ❤❤❤
@bachirmoud
@bachirmoud 10 ай бұрын
Farxiya kabayare hooyadeed miyaa 😂😂😂😂😂
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 6 ай бұрын
Lamaba kala garto cajiib​@@bachirmoud
@NimoDaad
@NimoDaad Ай бұрын
Alahaw naxariisto magool fanaaniinta cawaandiyiinta ahbay kamid ahayd iyadiyo maryan mursal sahra axmed iyo kinsi xaaji aadan ilaahay haw naxariisto dhamaan maamo maryanbaa kanool ilaahay cimriga haw barakeeyo
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
Erayadii Abwaan Cabdiqaadir C Cigaal AHUN Laxankii Diiriye Afrax Garayd AHUN Kabankii Daauud Ali Masxaf AHN LUUQDII Xaliimo Kh Magool AHN
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Ай бұрын
Cida Laxanka Leh Magacooda Sax Sxb Xasan Sabriye Afrax Xasan Gireeet Miyad Kawadaah
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
@@abdulsadaam7006 Haa Hassan Sabriye Afrax garayt AHN Ayaa la odhan jiray saaxiib. Mahdsanid.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
@@abdulsadaam7006 Haa Hassan Sabriye ayaan ka waday sxb Hassan Sabriye Afrax waa magaca mulaxanka oo dhamaystiran.
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 10 ай бұрын
❤❤Magool hooyo faneed❤❤
@roblemaer4834
@roblemaer4834 10 ай бұрын
Aad iyo aad. AUN Magool.
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs 10 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Magool Dumarka kale bal nala wadaaga
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 10 ай бұрын
Alla yaraxma magool aamiin 🤲
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 10 ай бұрын
Illahay hau naxaristo mama Halima Khalif magool qabrikeda wasac iyo nuur Illahay hauka digo
@AyubDahir-o6h
@AyubDahir-o6h Ай бұрын
Dhab beey eheed wlhi natural voice m.a❤
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 10 ай бұрын
Illaahoow naxariistii Jano sii yaarabi una dembi shaaf
@gheremewaraghaw4993
@gheremewaraghaw4993 3 ай бұрын
Classics Somalian singers. RIP those of you dead. I like the fat one ssh is look like Ethiopiian.my sister RIP❤❤❤
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 10 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto. Waxba ka sheegi mayno way inaga hoosaysa. Waxan xasuustay qisadii lagu xidhay magool Abu Dhabi. Ninka kabanka tumaya waxa la yidhaa Abdi kood buur, waa Hawiye sxb kay inoo nool yahay ma ogi. Meeshu waa Abu Dhabi, Nadi Siyaaxi. Qiso xanuun badan bay ahayd.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 8 ай бұрын
War Abu dhabay maahee waa xamar
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 10 ай бұрын
oo Ruunti loo Xiisay Wallahi Janaadii alle kaga baryeey in shaa Allah
@alilondon
@alilondon 10 ай бұрын
Allah ha’u naxariisto Haliimo Khalif magool Amiin Amiin ya rabi 🙌🙌🙌♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰
@bakalbulle9278
@bakalbulle9278 10 ай бұрын
Natural voice with out mic kuwa hadana micser ayaa logu qurxinayaa
@mohammadsahal2025
@mohammadsahal2025 10 ай бұрын
Rabiy haa u naxristo mgool 🌷❤️
@SPharaoh
@SPharaoh 10 ай бұрын
Waligaa ma arkeeysid dadka ay ka soo jeeddo iyo inta la qabiilka ah oo dhahaaya waxay aheyd reer fulaan.
@Quruxdumar445
@Quruxdumar445 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@Dhaqanbile-31
@Dhaqanbile-31 14 күн бұрын
Dad ilbaxa ay kasoo jeedaa.
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 10 ай бұрын
Allahayow unaxariiso intii dhimatay
@shukriyoqanciye3793
@shukriyoqanciye3793 9 ай бұрын
waa heesta mar waliba aan iskajaclahay Mucjisada Fanka Magool Allah ya Raxma
@kingrashiid4212
@kingrashiid4212 10 ай бұрын
Allah yarxam all
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 22 күн бұрын
Erayadii Abwaan cabdiqaadir Cali Cigaal cirro laxankii Xasan gareed in 1975
@Alax.12
@Alax.12 4 ай бұрын
Ninka ugu danbeeya heestee buu qaadaya
@Samiiro-z8n
@Samiiro-z8n 2 ай бұрын
Allhe how naxriisto
@NajuuKhalif
@NajuuKhalif 10 ай бұрын
Alle haunaxariisto🤲xaliimo Khalif
@omarnuh
@omarnuh 10 ай бұрын
Qadar dhacay Is hiif maleh Allah Yarhamahum Raximiin Boqoradii Codka ee Hablaha kacay Legende Halima Khalif Omar Magool oon ilaa Adeeso Codkeedii Toolmoonaa aan kasamri laa ahay Runtii isku waqtiyo maanaan ahayn balse waxay ahayd Maamo Cajiiba Mase ogtihiin inay Fanka kusoo wada biireen in the same time in 1958 3da Hobol ee Caan baxay A- Legende Ahmed Naji Sacad Aun B- Legende Halima Khalif Omat Magol Aun [the Golden voice ] 3- Legende Asha Abdow Malaika woe.19:56pm. 20dec.2023,NL
@Bigille
@Bigille 10 ай бұрын
Axyaa Magool(AHUN)
@AbdirisaqCilmi-d8y
@AbdirisaqCilmi-d8y 5 ай бұрын
Ilahayow magool saado sahro axmed khadra dahiir cumar dhule cabdi tahliil maxamed saleeban baxsan 8:20 iyo hiibo imika nool u wada naxariso iyo ina adeertey aamina cabdulahi iyo seygeeda abdiraxmaan dheere u wada naxariso
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 5 ай бұрын
Allaha u wada naxariisto 🤲
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 9 ай бұрын
Alloow u naxariiso oo u danbi dhaaf
@XasenYaasiin
@XasenYaasiin 10 ай бұрын
Xasen...yaasiin
@F16somalia
@F16somalia 9 ай бұрын
No make up pure natural hablaheeni hore maasha allah
@Qoojistan
@Qoojistan 2 ай бұрын
Waxaa i ajabi galiyey sida indhaha codka ula raaceyso 🔥
@Mubaarak87
@Mubaarak87 4 ай бұрын
AHN Haliimo Khaliif Omar March 19, 2004. Ilaa wali lama helin xataaa Cis soo dhaweyso we will lost sorry 😢
@aliabdi8347
@aliabdi8347 9 ай бұрын
waxay hormarsatay iyo xisaabteedi Aalle ayu horyaalaa
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 6 ай бұрын
Janadii bay ku nasanaysaa
@abdullahinur2178
@abdullahinur2178 10 ай бұрын
AAMIIN, WALAAL, GEELJIRE DAL JIRE!
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 8 ай бұрын
Rest in peace, Magool
@Xxxtentacion_12134
@Xxxtentacion_12134 8 ай бұрын
Ka daa gaaladaa loo isticmaalaa waxaas ee
@faridfarid6561
@faridfarid6561 8 ай бұрын
@@Xxxtentacion_12134RIP qofkastaa lagu dhihi karaa xattaa gaalada markay dhintaan waa lagu dhahaa iyo muslimkaba
@Somalia5
@Somalia5 9 ай бұрын
😂😂😂😂😉😉😉😉❤ Magool walle waa hanti qaran codkeeda 👌🩵🤍🇸🇴🩵🤍❤
@barrefayroor391
@barrefayroor391 10 ай бұрын
Ax years magool
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 10 ай бұрын
😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Xaliima khiilf .. Alah Raxma
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Xaliima Khaliif Magool.. Boqorada Codka
@Samiiro-z8n
@Samiiro-z8n 4 ай бұрын
Allow ku naxriiso
@AdenHussein-q1r
@AdenHussein-q1r 7 күн бұрын
🎉🎉
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 10 ай бұрын
Meeshaan diin la,aan badan baa kamuuqato, dumar wadaqaawan, alow na dhooowr oo noo dambi dhaaf
@AhmedOsman-ss3le
@AhmedOsman-ss3le 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@isackkalsoni
@isackkalsoni 10 ай бұрын
Waxd maqashey dhacay ee muqda iga jarey mcanihoda iishek
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 10 ай бұрын
Umul kaltuuntii. ( Somalia Allah yarxma Ninkii arkey dhegeystay umulkaltun ayaa Cabirikara waa Sem iljebis Codka jiidistiisa Masariyadii Aduunku jeclaa Xalimo khaliif magoolna watii loofeeeyey iskumid cajiib
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 6 ай бұрын
Qofkaan waa magool lafteedii
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 10 ай бұрын
Dadka KALE YAA LAGA GARANAYAA? EE MEESHA JOOGA. AHUN BOQORADII CODKA MAGOOL AAMIIN
@YasminMahamed-z3h
@YasminMahamed-z3h 10 ай бұрын
Allha ah unaxriisto
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
aamiin
@bachirmoud
@bachirmoud 10 ай бұрын
Farxiya kabayare dib miyey u soo yaraatey 😂😂😂😂😂 wllhi waa u egtahay 2:16
@BashirBashir-d3j
@BashirBashir-d3j 10 ай бұрын
All.hawnaxariiste.heestani.waxay.kujirtay.riwaayadii.jacayl.boob.umabaahna
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 10 ай бұрын
Dad edeb iyo is dhex yaac lahayn fadhi iyo degenaan ku heesaya hadana qof walba waa boodayaa ayeyo hooyo gabar oday abe no xishood any more
@IqroNalka
@IqroNalka 9 ай бұрын
San xishood mey ahyd
@musemuse1507
@musemuse1507 10 ай бұрын
dumarka intaysan is cadeen ayeeyba qurxanayeen dadkii hore caadi ma aheen
@abdullaahiadan447
@abdullaahiadan447 5 ай бұрын
Heesta qeybta u dambeysa uu ninka qaadayo igu caawiya meel aanka helo
@ahmedtabit
@ahmedtabit 10 ай бұрын
Bal arka gabdhihii hore sidey u qurux badnayeen
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 5 ай бұрын
Fanaanadu beesha jareerwwyne ileen kasoo jeeday
@usamearwax2999
@usamearwax2999 10 ай бұрын
Looyan .meshan ma iga so horeyy mise 😮😅
@abdiqadarkaadheeri211
@abdiqadarkaadheeri211 21 күн бұрын
Yaa ila arkay farxiyo kabayare qoftu ileen waa duq kkkkkkkkkk
@daudbulxan6148
@daudbulxan6148 7 ай бұрын
22\2\2024
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 10 ай бұрын
Malin macalimin iskul nagedka ugaar qadamadeda sidas ugusolabisto isweydiin darawal hadiraceysid leyga waanshaa gurigedana qosidaan kudhexjirta ogasotagtaa baqalad raga gada tagsiga ragaa wada raga guryahas ragmahin miyaa loocidleyo adna iskul kumasogalikaro rag qaad talajo miis gaaski inlawarejiyo melihi lodo nanay lamabnuco sacailoyin xafada fursad uarkay ineey dhexdoda iskaiibsadaan adigo guri ciriri dagan xiritan makaniko aadan aqoon qasbo cid inta irided tagilaha gasaa hayaa shan ti baburka isii qofac nefxir halis utahay bananka uorad
@user-amshingaani
@user-amshingaani 9 ай бұрын
MAGOOL WAA FANAANAD QARAN IS KASTO UGU DAMBEYNTI RAACDEEY JANARAAL CAYDIID KA DIBNA DIL DIL SBGAAL WAA KA CARTEY DOMALI IYADA IYO XASAN AADAN HIBA NUUR VABDULQADIR JUBA IYO AXMED NAAJI ITOBIYZ AYEY MAGAN GELYO WEYDIUSTEN IMANKAN YURUB IYO USA AMERIKA KU NOOL YIHIIN
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 2 ай бұрын
Jubba iyo Xasan Aadan 1988 ayay dalka ka tageen oo Rooma tageen kasii aadeen Canada ee taariikh beenaadka dadka ha usoo gudbin Itoobiya meeysan weeydiisan magangaleyo Xamar 1988 nabad ayay eheed.
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 289 М.
Hees Qaraami Ah (Raaxeeye-Burcaawi).// Magool.
11:07
Hal Abuur channel
Рет қаралды 96 М.
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 17 М.
Muse Ismaciil Qalinle Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "ARAMIIDA"
9:32
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 495 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 538 М.
MAGOOL IYO TUBEEC - HEESTII MINANKIINA ANIGAA IMIDOO KOOW DHEH
11:06
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 416 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 166 М.