Xalka Caajisnimada

  Рет қаралды 20,966

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

Күн бұрын

Пікірлер: 371
@shuayb8pack
@shuayb8pack 3 жыл бұрын
Anoo comentiga canaan soo wado ayaa cudurdaar sameysay 😂😂 lkn ha badsan 💪🏾
@ipnucajep9933
@ipnucajep9933 3 жыл бұрын
Aboo wa ku tageraa🙋🏾‍♂️😅
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣si dag dag ah aa ku gubay 🙏🏽☺️. Waa igu ogtahay in aanan badsan 🙌🏾♥️
@zuhayb9
@zuhayb9 3 жыл бұрын
Hadaanu nahay Team Shuayb8pack WXN Kacodsanayna Inaad Kaqayqaadato Horumarka Chnnalka Oo aad AZXAAPTA KUGUXIDHAN USHARE GARAYSID ILEYN WAA LAMA OGA AQOONYAHNKAN USHARE GAREE AZXAAPTADA WUXUU UQALMAA 1M SUBSC....
@abdukadiromar4980
@abdukadiromar4980 3 жыл бұрын
hhhhhh
@duggaasho1576
@duggaasho1576 3 жыл бұрын
Two legends👍
@zuhayb9
@zuhayb9 3 жыл бұрын
Awdheere muuqaalkasta oo aad soo dhigto intaanan daawan ayaan shere iyo likta kulabooda SABABTO ah wx ogahay in muqaladada AY faaiido leeyihin never give up you will win insha allh🙏🙏🙏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qali
@zuhayb9
@zuhayb9 3 жыл бұрын
Adaa Mudan wll qaali
@dalmaradaawe3174
@dalmaradaawe3174 3 жыл бұрын
From shuayb 8pack keep going bro reer 8pack is muujiya
@mrabdu1805
@mrabdu1805 3 жыл бұрын
Keep going up to 10 million
@mustaphewalidahir9490
@mustaphewalidahir9490 3 жыл бұрын
Awdheere anoo cajisa ayan commentgan kusoo qorayaye waanku salaamaya From Hargaisa Somaliland
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Salaan sare wll qali. Caajis ma jiro. Hurdada ka kac ♥️
@Somalivocal
@Somalivocal 3 жыл бұрын
Libaax muuqaaladaada dib baan u dhigtaa marba inyar baan ka daawadaa si aanan u dhammaysan waa ku wataa libaax Horay u soco
@somflixgame395
@somflixgame395 3 жыл бұрын
Pomodoro method waaye awdheere 🍅⏰25 minute 5 minute break pomodoro technique
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙌🏾♥️
@suhaip_skillers8098
@suhaip_skillers8098 3 жыл бұрын
mnsha alllah wll hamada ibrahim thanks
@AliAhmed-zq4jz
@AliAhmed-zq4jz 3 жыл бұрын
keep moving bro frm heemal tt channel
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 3 жыл бұрын
Owdheere waa ikan MashAllah wax kale cimaamadda kugu tuurey mar horey horey u socod wacan wllkeyga qaaliga ah masuul sare 😊✌️
@mowliidmustafe5005
@mowliidmustafe5005 3 жыл бұрын
thanks bro from heemaal tt channel horumar wanagasan aa kuu rajaynayaa booowe
@laylushali7400
@laylushali7400 3 жыл бұрын
Awdhere tariqda Vikings noga so sheeke zxb waan ku wata inshallah 100.000 subscribe ku rajeynaya iyo inn ka bdn
@sportstube5208
@sportstube5208 3 жыл бұрын
Wahzi iyo Caajis Intaan kagaaray Muuqaalka Xata wa Dhameysan Waayay.. ee Wuxuu ku dhamaado hala isoo Shego xarfaaney🥱🥱
@mariama2473
@mariama2473 3 жыл бұрын
Owdheere horay u soco waxaa ku rajenaa Somali KZbinrs N1 insha Allah 💪
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah
@sacduushxasan1701
@sacduushxasan1701 3 жыл бұрын
Uudheera ani xitaa in nin la hasowo waaan ka xajisaa😌😌😌
@cadhoahmed5355
@cadhoahmed5355 3 жыл бұрын
horumar wanaagsan wllo hamada i´m from heemaal TT channel.
@dunats6679
@dunats6679 3 жыл бұрын
Ina abti caajiska iyo plain buriska wan kulaqabaa🤗
@andrewdek3632
@andrewdek3632 3 жыл бұрын
From Canada 🇨🇦
@dahirmoumin1102
@dahirmoumin1102 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll hamaada🙏🏻
@abdulahidhurre6213
@abdulahidhurre6213 3 жыл бұрын
Awdheere waa ku salaamay 💯💯 15k coming soon I.n berito Ayeeeyo igu salaaam jaw jaw jaw
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah wll
@duggaasho1576
@duggaasho1576 3 жыл бұрын
Awdheere alaha ku xafido😁 runta ka hadashy🤷🏽‍♂️ chanelkayga soo booqda
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
Salaama from #shuayb 8pck 💪keep going bro 👌
@mulkianwar4421
@mulkianwar4421 3 жыл бұрын
I thought you are talking about me 😂😂😂😂
@suhaib3396
@suhaib3396 3 жыл бұрын
Aw Dheere Khaatiyaan👋👋
@maxamedwardi9607
@maxamedwardi9607 3 жыл бұрын
Awdheere khayraan kuu rajaynayaaaa
@hassan_laro9069
@hassan_laro9069 3 жыл бұрын
Anaaba caajis waalan isku arakay thnks owdheere ❤
@faisal2902
@faisal2902 3 жыл бұрын
Big fan owdheere
@Jaaburi
@Jaaburi 3 жыл бұрын
i subscribed your channel due to your editing.!!
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you 🙏🏽
@mohaliun929
@mohaliun929 3 жыл бұрын
Awdheere waku salaamy
@lyricsofficial1612
@lyricsofficial1612 3 жыл бұрын
Keep going pro hamada
@mohameddhalahow6825
@mohameddhalahow6825 3 жыл бұрын
From shuceyb 8 pack
@meymaabubakar6782
@meymaabubakar6782 3 жыл бұрын
Thank u owdheere mawduuc aan ubahnay ani ahan aad kasoo hadashay
@qali5586
@qali5586 3 жыл бұрын
Owdheere videogaan waba kasugaye tnx pro 🤗🤗🤗🥰
@ismaelyoung8802
@ismaelyoung8802 3 жыл бұрын
caajisku waa hadha bulshadadeena dib ushigashada waxaad qaban karayso ayuunbaan.maalinwalba udhignaa bari iyo wakhti kale heemaal
@abdalla7253
@abdalla7253 3 жыл бұрын
CAAJIS Vs WAHSI Caajis = Jir ahaan inaa hawl qabato marabtid. lkn maskax ahaan waa rabtaa hawsha inaa qabato. Wahsi = Maskax ahaan marabtid inaa hawl qabato lkn jir ahaan waa u diyaarsantahay inaa hawsha qabato.
@abdifatahhassan8999
@abdifatahhassan8999 3 жыл бұрын
Nin rageed horay usoco xninyahaga sarantahay
@anfacmahamed8824
@anfacmahamed8824 3 жыл бұрын
Masha allah bro keep going
@khalidsmart6397
@khalidsmart6397 3 жыл бұрын
Owdheere intro gii hore ayad wada wali
@hapanecadee8091
@hapanecadee8091 3 жыл бұрын
More more caajiz ahy wlh yaa allah iga dul qaad 😓😓😓
@msomali2332
@msomali2332 3 жыл бұрын
haa akhriska waa habkaliya ee aan isticmaalo 25 minutes and 5 minutes to take abreaks
@gurey-ology
@gurey-ology 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad👍🙏
@qisastyga7052
@qisastyga7052 3 жыл бұрын
Aw dheere waa kula jooga ilaa iyo haddaa 🤩
@wehweh9623
@wehweh9623 3 жыл бұрын
aah o dheere wad iga qoslisisey single ilah haka baxsho keepgoing bro
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
😄🙌🏾♥️🤣
@nur_afrax
@nur_afrax 3 жыл бұрын
Anigo KZbin video masamesa mise ano leh wan video gada iso garay wan dhameestay waxa ogansaday inaan sameeyo thanks ugaas
@zemadaudali926
@zemadaudali926 3 жыл бұрын
Aww dheere waa ku wata bro hormar wacan ani markaa soo cajiso chanlkaga imada makaa fiicniyo hee🤣🤣🤣🙋🏻‍♀️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Si fiican 🙌🏾♥️
@bashkaabdi1418
@bashkaabdi1418 3 жыл бұрын
Ow dheere Vikings kasoo waran iyaga horeyna waan ku iri
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 3 жыл бұрын
Awdheere alla maxaan ka helaa barnaamijyadaada fadlan noosoo badi maadaama aad luuqado badan ku hadasho waxay kuu sahlaysaa inaad xogbadan hesho doqoni kuma salaanto
@higlo12
@higlo12 3 жыл бұрын
Hamada 1m wali mahayo
@sacdiyacilmi1691
@sacdiyacilmi1691 3 жыл бұрын
hmm walaalkayoow runtii waa iga qoslisa wana wax jira ayaad ka hadashay xaqiiqatan waana kaga mahdcelinayaa wllo ilahy ha ku sharfo mahadsanid from heemaal channel walaalkeen
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawow wll qali
@khayrqasaaro754
@khayrqasaaro754 3 жыл бұрын
Zxp Aniga Iyo caajis dhibaa nakala haysto🔥😜
@Sheekhmuse
@Sheekhmuse 3 жыл бұрын
1houre 1.2k Another Level Mr Hamada Legend Kula Socdaa
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah more to come 🙌🏾♥️
@abdullahomar1313
@abdullahomar1313 3 жыл бұрын
ASC walaalkey hamada Masha Allah tabaarak Allah Hore ayan kuu sheegay ina aad istaahisha ama aad u qalmatid yutubar No.one insha allaah ma'aha Soomaaliya only Laakiin caalamka oo dhan idin Ilaahay nh wad gaadhi doontaa My brother My dhiiga kal iyo laab waxan waliba aaminsanahay inaad gaadhid doonta hadafka aad rajeynayso keep doing what you believe you can do and one day you will get there
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you boss
@qadanahmed8511
@qadanahmed8511 3 жыл бұрын
mnsha allah wllo guulayso from heemaal tt
@mohamedamiin9697
@mohamedamiin9697 3 жыл бұрын
Yeah I'm waiting for this one thanks my my bro Awdheere 💪💪👍✌
@dagan12349
@dagan12349 3 жыл бұрын
Owdheere waa sharfan thy lkn igama xiishoon😋💯💯
@thehappyone358
@thehappyone358 3 жыл бұрын
hamaada mai xasuusan doontaa markaa caan aduunka ka noqotid ???????
@yasmiinabdi4447
@yasmiinabdi4447 3 жыл бұрын
awo dhere wakugu 😊😊😊hastaa☺
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 3 жыл бұрын
Awal awgaab baanku dhihi jiray lkn maanta aw dheere ban ku leyahy hore usoco prother 😅💞💞💞
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙌🏾♥️🤣
@sagalaxmed2885
@sagalaxmed2885 3 жыл бұрын
caajisku waa wxa inaga reebay umadaha horumarka sameeyey heemaal tt
@hakiim2323
@hakiim2323 3 жыл бұрын
Wcz guul iyo gobanimo insha allh bro
@omarabdullahi5246
@omarabdullahi5246 3 жыл бұрын
Awdheere keep going
@naimaabdikadir7938
@naimaabdikadir7938 3 жыл бұрын
Awdheere waan ku tageera wllkey inkastoo naga waasho maskaxda naga gasho❤️❤️
@djlil1616
@djlil1616 3 жыл бұрын
Walaahi waa ka helay
@abdirahiimali961
@abdirahiimali961 3 жыл бұрын
Aw dheere waan ku salamay
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 3 жыл бұрын
ow dheere waqtigaa noo tilmamtay ana daango iyo shaax aan ku dawanaayaa muuqalkaaga ❤❤
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣
@CR-th4pl
@CR-th4pl 3 жыл бұрын
Zxp waxa kaa danbeeya vidyoyaadaada telescpe maa qori na waa ujeedaa
@xaggay8323
@xaggay8323 3 жыл бұрын
Awdheere bisinka noogu qabo😉macmacanka Wa muhiim wana loobahan yahy😅
@dr.kabila
@dr.kabila 3 жыл бұрын
Awdheere waxa islaha koob ba lagugu sinaya cajisnimada lkn way noqon wayday 😹😹
@xukunshugri7975
@xukunshugri7975 3 жыл бұрын
hmmm funny oow dheere hmm lkn waana kaaga mahadcelinay really aadka hadashay waa wax ina hysta maanta taasi from .heemaal TT channel
@adnanfuraat5688
@adnanfuraat5688 3 жыл бұрын
First coment sxb cajiska 2021 xaq waye ayanba is dhahay, stay home aya ina wareriye, aw dheere
@fatimashiineshiine6342
@fatimashiineshiine6342 3 жыл бұрын
Mahasanid walhi hamada❤
@osmanali834
@osmanali834 3 жыл бұрын
Bro video yada so badi si aan u helno asxaab badan hadii ey macqul tahay
@islamicchannel1617
@islamicchannel1617 3 жыл бұрын
Owdheer one love bro.
@ima5h343
@ima5h343 3 жыл бұрын
Owdheere hda ayaan video ubaahnaa ka hadashay mhdsnid
@robgoal2990
@robgoal2990 3 жыл бұрын
Caajiskaaga Waa dareemay Awdheere Qorigaa meesha waaka qaadi wayday
@abdiraxiinwarbaca9254
@abdiraxiinwarbaca9254 3 жыл бұрын
Gurika iyo Alabta waa maalinla soma ahan
@sahalahmed2516
@sahalahmed2516 3 жыл бұрын
runtii kalsooni badanba kaamuuqata walalkyoow wx walba oolaqabanayaana kalsoonid kama soo hadan welldone wllo labada daroodba from heeemaal TT Channel
@nabiilyare6139
@nabiilyare6139 3 жыл бұрын
OWDHEERE LEGEND 😍
@ahmedqani8005
@ahmedqani8005 3 жыл бұрын
Aw dheerow horan usoconana zxp waan dulqaadananaaa dadkaan subscribers saarayn
@marwaanfaaarax1316
@marwaanfaaarax1316 3 жыл бұрын
Wlhi videos shaada waa ka helaa
@Mucjiz
@Mucjiz 3 жыл бұрын
Aw-dheere🙏
@sahalsuhayb2956
@sahalsuhayb2956 3 жыл бұрын
we never give up insha allllah
@mohamedhamud8180
@mohamedhamud8180 2 жыл бұрын
Pomodoro Technique 25 Work, 5 Rest
@abdallakarim7592
@abdallakarim7592 3 жыл бұрын
it's me qofkas oo plan samesto hadana caajisa
@kadiyeman9491
@kadiyeman9491 3 жыл бұрын
M.a bro
@maxamedcalifoot3001
@maxamedcalifoot3001 3 жыл бұрын
Hamada markii aat hooyadaa iyo ayee,yadaa kasoo tageysay cunto karis iyo alaab dhaqid iyo dhar dhaqid maa taqaanay waat cuni jirtay wanna iska seexan jirtay shalay iyo maanta ma isku mitbaatahay
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Marka hooyaday iyo ayeeyadey la joogay. Anigaa cuntada karin jiray. 🙌🏾🤗. Markaas aa tashtay
@zulthantaherzulthan7683
@zulthantaherzulthan7683 3 жыл бұрын
Keep going big legend hamada Ibrahim
@zakipogba6860
@zakipogba6860 3 жыл бұрын
Awa dhere anigu cajis ima hayo 🤣🤣🤣
@salmanhaji9512
@salmanhaji9512 3 жыл бұрын
awdheri haday ku jirtan lockdown video soo badi 25sactiga ada leh hada so badhiso😂😂😂
@mohacade5190
@mohacade5190 3 жыл бұрын
Frist see the real motivational hamada
@Mtr2001
@Mtr2001 3 жыл бұрын
Sxbkey xoogaa naceebkeega waa soo yaraaday ahaa daahinta muqaalaada saanaa kaaraba wa kufarxay sidaan🤩🤩🤩
@saiidduubane4563
@saiidduubane4563 3 жыл бұрын
Walal waxaan kaa dhowreynaa sida looga bixi karo hurdo la,aanta mahadsanid
@saacidfarah10
@saacidfarah10 3 жыл бұрын
The legend
@mohamedalisalah1122
@mohamedalisalah1122 3 жыл бұрын
Boqor kun boqor😅💯❤
@axmeddalqaf8286
@axmeddalqaf8286 3 жыл бұрын
Awdhere Bulshada wax badan Oo Faiido leh Baa u soo gudbisa hore u soco mr Awdheere 🙏
@hallaball5981
@hallaball5981 3 жыл бұрын
Macaluumad ku saabsan sbbta ay doonidu ugu kor socoto biyaha korkooda musmaarkoo ka yarna uu udago plz macalin 🥰🥰
@AlkunPro
@AlkunPro 3 жыл бұрын
Awdheere wan ku salamay.✅
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Salaan sare masuul
@ismailabdirahinshali321
@ismailabdirahinshali321 3 жыл бұрын
Owdhere Salaam from Iztanbul 😎
@abdullahialasso4501
@abdullahialasso4501 3 жыл бұрын
Owdheeri Sxb mcn wanku aminsanhy waxad istahishaa billions of subscribers wll waxan kahely sida ad Umacnesid wxwlba iyadon boring ladaremen i.a ino so badi video yada taariikhda kasheekeynayo iyo Kuwo wax laga faiidayo wanku salama ✌
@khldx2ahmad692
@khldx2ahmad692 3 жыл бұрын
Videoyaasha maa noo soo badisid wall
Cunsurinimada Hanoolato
12:14
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 30 М.
Kacaanka Dowlada ( 1/2 )
11:26
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 32 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 23 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН
Isbuuca 7da Beri ah yaa bilaabay ? #sevendays #isbuuc #number7
9:14
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 31 М.
3 buug oo nolosheyda badalay
11:47
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 21 М.
Xasaasiyada Biyaha
7:41
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 17 М.
Cidlada Qurbaha
7:48
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 16 М.
Dinosoor faraxsan
13:02
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 29 М.
SU’AAL & JAWAAB.( 5K dabaal dag )
28:25
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 35 М.
Universe-yada isku Midka ah
6:26
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 18 М.
cusbooneysiin, 2024 Goals ( 3da ugu weyn )
10:44
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 12 М.
Sida loo joojiyo Caadada xun
9:39
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 59 М.