3 buug oo nolosheyda badalay

  Рет қаралды 20,873

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

Күн бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
0:00 Intro.
1:16 - B-roll saq dhexe.
2:27 - Buuga 1aad.
3:51 - Buuga 2aad.
5:34 - Buuga 3aad.
6:34 - Break yar.
7:31 - Buugaag dheeraad ah.
Buugaagta
The happiness project
xmv3rtdaq9.pdfdrive.space/dl2...
Thinking fast and slow
99fbi2mpfo.pdfdrive.space/dl2...
If you should fail
www.penguin.co.uk/books/31561...
Meeshaan aa ka heleysaa buugaag pdf free ah
www.pdfdrive.com/
KZbinrada muuqaalka ku jiro
/ @fartunduvetgirl
/ @quruxkudhiigle
/ channel
Subscribe. Like. Share. ♥️
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
lifewithhamada?...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/ZSGeNNaf/
📧
mieraajhamada96@gmail.com

Пікірлер: 279
@armanabukar2574
@armanabukar2574 Жыл бұрын
1- Nothing In Life Is As Important As You Think It Is While You Are Thinking About Is 1- Ma Jiro Wax Muhiim U Ah Nollosha Sida Aad U Maleyso Marka Aad Fikireyso 2- We Can be Blind To The Obvious And Weare Also Blind To Our Blindness 2- Waxan Noqon Karna Indho La.aan Si Muuqata Iyo Sido Kalle Indho La.anta Aya Ka Sii Indha La.ana Oow Dheere Wad Iga Heysa Maamule 🙏🏼
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Si fiican boqorow 🙌🏾😁
@laforuug2924
@laforuug2924 Жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 awdheer plz ka soo hadal ama mawduuc ka soo diyaari testosterone iyo sida loo hormariyo ama kor loogu soo qaado pls 🥰
@fahimacabdilahi2581
@fahimacabdilahi2581 Жыл бұрын
@Hamada ibrahim Ka so hadal please wll
@nuurdiin9888
@nuurdiin9888 Жыл бұрын
Armaan sidee luqada ku baran jara
@Cilmi_Alp
@Cilmi_Alp 7 ай бұрын
​@@hamadaibrahim7424 ayaantaan xaa kuudhacay oowdheere majiratay mise ayeeyo😂😂😂
@Mahmoud-nz7qn
@Mahmoud-nz7qn Жыл бұрын
Awdheere Waanku salaamay salaan aan loo baahnayn inkastoon soo laabashadaada ku farxay ❤💯👌
@sadamhussein-bw1zv
@sadamhussein-bw1zv Жыл бұрын
Aw dhere gar fican kuso bahe Masha Allah keep going wllka ❤❤
@yahyebashir1467
@yahyebashir1467 Жыл бұрын
Nio marka videogaga arko waa iska farxa😍❤👏
@hassanhusseinjama3237
@hassanhusseinjama3237 Жыл бұрын
Thanks awo dheere 🥰🥰🥰👍
@haamudnews8451
@haamudnews8451 Жыл бұрын
Absolutely aw dheere dee waad ka soo baxday
@Gucci_Starr
@Gucci_Starr Жыл бұрын
Welcome back ❤
@nasrina3
@nasrina3 Жыл бұрын
wow nice kilib😊
@suhaibalraxmaan6641
@suhaibalraxmaan6641 Жыл бұрын
legendoow video soo bdi plz kuwii hore aan dhiig kga keene
@cadnaancabdi8206
@cadnaancabdi8206 Жыл бұрын
Awdhere keep going ❤❤
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 Жыл бұрын
legend hamada 💯🙏Reapect wlhi bro 🙏🙏keep going 💯
@saalahmohamuud
@saalahmohamuud Жыл бұрын
Legend hamada cilmiga waxna sii pro
@hmzmudble7117
@hmzmudble7117 Жыл бұрын
Aw dheere welcome back
@mohamedamiin9697
@mohamedamiin9697 Жыл бұрын
وَمَا بِكُمْ مِنْ نِعْمَةٍ فَمِنَ اللَّهِ “And whatever you have of favor, it is from Allah.” (Al-Quran 16:53)💯✨️
@bashka_honest8
@bashka_honest8 Жыл бұрын
nothing is. important as you think it is , while you are thinking it (majiro wax ka muhiimsan nolosha sidad umlynayso inaytahay , halka aad ka fikiraysid hadne)
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 3 ай бұрын
Awdheere muuqaalkan inta jeer ee aan daawaday Waan dhihi karaa 50+ times
@Noor44443
@Noor44443 Жыл бұрын
Thanks that's was useful
@maxamedcade5229
@maxamedcade5229 Жыл бұрын
Horay u soco wll ❤
@Dhimbil__27
@Dhimbil__27 Жыл бұрын
masha allah wax badan ayaan ka faaidayy jazakaallah
@guled6931
@guled6931 Жыл бұрын
Welcome back awdheere
@Abdirahman....
@Abdirahman.... Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@abdilatifaweismohamed3488
@abdilatifaweismohamed3488 Жыл бұрын
Aw dhere welcome back
@mursalcabdi3299
@mursalcabdi3299 Жыл бұрын
Tnx owdhere
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi Жыл бұрын
الحمد الله على كل حال
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Жыл бұрын
Diidi legend baataha guulayso
@inamxmed6268
@inamxmed6268 Жыл бұрын
Nothing in life is as important as you think it is, while you're thinking about it. > Ma jiro ama ma sugnaanin wax muhiim ah nolosha sida aad is leedahay, ilaa iyo aad ka fekerayso We can be blind to the obvious, and we are also blind to our blindness > Waxa aynu noqon karnaa qaar ka indho la' xaqiiqada, sidoo kalena ka indho la' indho la'aanteena (cammoole nimadeenna)
@AwedJR
@AwedJR Жыл бұрын
Copied!!
@Wewentkxalid
@Wewentkxalid Жыл бұрын
Awdheere 🎉❤
@mamutt7277
@mamutt7277 Жыл бұрын
BalaNti waad soo ofisaY waxbaDaN ka Faa iidNa video yadaada Xamada Mzha allaH😊
@khadar7141
@khadar7141 Жыл бұрын
I'm broud of you wllkay❤
@QuddeChannel
@QuddeChannel Жыл бұрын
Next video... make it desk set up... it's kinda sick
@cabdimahad-ki7jb
@cabdimahad-ki7jb Жыл бұрын
Sxb xamada waxad kaso Hadassah nabi muxamad scw siduu nolasha ugu guleystay dowladasna udhistay
@ruweydaabdiaziz4153
@ruweydaabdiaziz4153 Жыл бұрын
Mashlh mar hore kudawanjirey lkn hada Come back soolabtey alxm ramadaan mubarak
@itsthetimetorelax8491
@itsthetimetorelax8491 Жыл бұрын
Sxp mahadsanid waxbadan ayan ka fa'iday mudo badan ayan ku xirnaa kanlaakaga , sido kle waxd no samaysa muuqal ka hadlaya qalbyada ka caaawiya inaad noqoto qof productive ah sida Ipad-kaga ama hadi ay jiraan apps na caawinaya Thanks
@eprahimwadani
@eprahimwadani Жыл бұрын
I enjoyed bro❤
@hoygasheekoyinka9073
@hoygasheekoyinka9073 Жыл бұрын
ow dheeere soo laabasho wcn 🎉
@Wewentkxalid
@Wewentkxalid Жыл бұрын
😂😂 wow asad
@ahmetqadi2054
@ahmetqadi2054 Жыл бұрын
AWdheere is back 🔙. Soodhawoow Anigu maantaan markle ku arkay sxb.
@abdihakim7491
@abdihakim7491 Жыл бұрын
WAXAYNU IS DIISSIINA WAX YAABO XAQIIQ AH OO JIRA. WALIBA KAAGA SII DARNATA ISDIIDSIINTA LAFTEEDA AYAYNU IS DIIDSIINA.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
🙌🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@usamehussein3152
@usamehussein3152 Жыл бұрын
Hamada, I will be coming to Finland ( Vocational Schools) and we will meet.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Soo dhawow wll
@usamehussein3152
@usamehussein3152 Жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 Thanks but I got rejected. HHH
@90minute9
@90minute9 Жыл бұрын
Waar usaame soodigii bilaa moble ka ahaa halkana maad joogtaa 😂😂😭
@usamehussein3152
@usamehussein3152 Жыл бұрын
@@90minute9 yaad tahay sxp.
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 Жыл бұрын
wll soo turjum buuga happiness is a project kaas nuqulo kamid ah soo turjum inshaa allaah
@yahyamohamoud2954
@yahyamohamoud2954 Жыл бұрын
The art of war(loollan) iyo the subtle art of not giving a f###(ismalure) labadaba somali waad ku heli waxa turjumay aadan sahan cidan ogayn
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
MashaAllah. Wll linkiga soo tuur
@yahyamohamoud2954
@yahyamohamoud2954 Жыл бұрын
@Hamada Ibrahim wll sorry ma hayo,book ahan iqra books walaga hela
@yahyamohamoud2954
@yahyamohamoud2954 Жыл бұрын
Sorry the art of war lollan maha
@mohathmohameth000
@mohathmohameth000 Жыл бұрын
Wllka marka hore zalaan second long time naga maqneyd bal waxaad muqaal yar oo habayzan nooga zoo diyarisa afrocentrsamka manta qaarada loogu hadal haynta bdn yahay waa maxay u jeedka laga leeyahay❤❤❤
@magnadmagnad-su8zn
@magnadmagnad-su8zn Жыл бұрын
Soo badi
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 Жыл бұрын
wn ku salaamay sxb Hamada 😮😮
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee Жыл бұрын
Diidi wlh zaaid kuugu xiisey أحبك في ألله Thnks
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
اَحَبَكَ الله الذي احببتني فيه ♥️
@suleimanadam1513
@suleimanadam1513 Жыл бұрын
waku slmay wllkey hora ku daawan jiray waanka xumaa intaad naga maqneyd lkn waad soo noqotay alx
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 Жыл бұрын
Kkkkkk Cajiib 🙆🏽‍♂️ shiikhow
@yusufhassan56
@yusufhassan56 Жыл бұрын
I like 👍 bro
@hassanbashiguled5432
@hassanbashiguled5432 Жыл бұрын
Majiro nolosha wax ka muhiimsan malahaaga, goorta adigu aad wax ka fikireyso.
@abdishakuurnasteex7128
@abdishakuurnasteex7128 Жыл бұрын
Lph vlog noo soo duub nh ❤😊
@wehweh9052
@wehweh9052 Жыл бұрын
finally u back😅😅😅😅😅😅
@cwasacmuktar7135
@cwasacmuktar7135 Жыл бұрын
Awdeer legend baad tahy
@aminator6223
@aminator6223 Жыл бұрын
MI LEGEND MISS YOU WLHI NOLOW☺
@user-mk2rj7zi9v
@user-mk2rj7zi9v 7 ай бұрын
Pro books 📚 asigow af soomali Ma la hela zxp ❤
@carrickbandz8875
@carrickbandz8875 Жыл бұрын
Adiga buugagta akhrisataa anigana adigaa ku akhristaa 😅🫵
@kadiyeman9491
@kadiyeman9491 Жыл бұрын
Advisor weyn Mahadsnid zxp
@apdisatar6630
@apdisatar6630 Жыл бұрын
😂 you made my day better
@Noor44443
@Noor44443 Жыл бұрын
خير حتى انا بشارك بالواجبات بس صوماليتي لك عليها .. ١ لا شيء في الحياة على تلك القدر من الأهمية، بينما تفكر في ذلك . ٢ يمكن أن نفقد البصيرة لما هو واضح لنا ، لكننا فاقدو البصيرة لظلالنا . (اجتهاد شخصي )
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
اشكرك على اجتهادك 👏🏾👏🏾. احسنت
@wzali2480
@wzali2480 Жыл бұрын
Owdheere waan iska kaa tageeraa nio ...massaga maalin kuu aqrin dooomaaa
@ohnoabbas
@ohnoabbas Жыл бұрын
Buugaygii ugu horeeyay ee nolashayda ayaan bilaabay hada waana atomic habits
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Buug aad u fiican
@maxamedshariif2557
@maxamedshariif2557 Жыл бұрын
4:52 Ma jiraan waxax nolosha ka mid ah oo u mihiimsan sida aad u malaynayso. 5:19 Waa aannu ka indha-la' nahay waxa waaddixa ah ee cad, sida oo kalena ma dhaaddanin in aannu arrinkaas ka indhatiran nahay.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Waad soo dhaweesaay
@mohamedzefwaan3067
@mohamedzefwaan3067 Жыл бұрын
Zxp walhy aad ban ku jeclhy !! Lkn buuggtan mad noso turjuntid wlkyow luqada iskuma wacanine
@AGUUN
@AGUUN Жыл бұрын
I love you 😍 pro🎉I miss you
@abdulaahisaidabdulaahibaaj3386
@abdulaahisaidabdulaahibaaj3386 Жыл бұрын
Wcs DD
@yusufqasimcarale1962
@yusufqasimcarale1962 Жыл бұрын
Thnkz❤😂😂
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Awdheere waxa ka rajeneynaa xiliga fasax tahy inaa barnajmkeena hore noso celisid😊
@iamhacker6087
@iamhacker6087 Жыл бұрын
❤😊
@Mr.B......
@Mr.B...... Жыл бұрын
Nio luuqada m.a si fiicanaa ugu hadlaysaa
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi Жыл бұрын
Awdheere inad video so dhigto joogteey Qof aan marnaba lagu caajisen aya tahy mudo 3 sano hdi aad week walba video so dhigi leheed xiligaan mel fcn aya joogi lehed Tnx Diidi
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Wll mcn waqti saas u dheer ma hayo.
@hassanmohamedhassan8063
@hassanmohamedhassan8063 Жыл бұрын
🎉
@SAMAAN24
@SAMAAN24 Жыл бұрын
Awdheere waxaad ilawdey (waanadii doqonta )😅
@badriabdirizak1772
@badriabdirizak1772 Жыл бұрын
Wader bayahn wad maqqned sxq khar banukrajanya
@rkojuniorosman4653
@rkojuniorosman4653 Жыл бұрын
Bro kaso hadal part 2 reasons🇸🇴 dawlad ugu dhlan la.adahy❤️‍🔥
@omaari155
@omaari155 Жыл бұрын
Buugagta noso badi ayagaa waxlaga faa iden isku day inaa summury noso sameeso
@movieoofficial9037
@movieoofficial9037 Жыл бұрын
yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeesssssssssssssssssssssssssssssssssss wuuuu imaaday
@maxamedcabdi1240
@maxamedcabdi1240 Жыл бұрын
Aw dheere wali iskaapulo ahay .....gabdho naga saaro no doon 🤩🤣
@OY-bile
@OY-bile Жыл бұрын
we miss u bro 😢
@marwanmohamed6816
@marwanmohamed6816 Жыл бұрын
Hamada wll podcast yo soo samee
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Mar dhow wll
@shactiroole8929
@shactiroole8929 Жыл бұрын
Day vlog your self please 😊
@kingmohazalah7497
@kingmohazalah7497 Жыл бұрын
Nio 2 sanaba Ma marba Lgu arka
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Haa dee 🤣
@aminosman253
@aminosman253 Жыл бұрын
A2dheeeeeeeereeeeeeeee👏🤲🖐☝️😘
@HstyryHfhrjtyy
@HstyryHfhrjtyy 23 күн бұрын
Aw dheero
@mohamodhambali5429
@mohamodhambali5429 Жыл бұрын
M.a
@hibaomar2880
@hibaomar2880 Жыл бұрын
Tarjumista 1aad 😁 Waxba nolosha muhiim ma ahan sida aad u mooday, marka aad ka fakareesid. Tan 2aad 😁 Waa ka indho la'nahay waxa muuqda, waana iska indho tiri karnaa indho la'aanteena. Waataas isku daygeyga 😅
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 Жыл бұрын
U r crazy waxana waa khiro kulaha is daji hadana hees aa lagu tuurnayaa. Ayeeyo miyaa waxaan ka baraty🤣
@maxamedqayska10
@maxamedqayska10 Жыл бұрын
Waa kutageera reaplly iso gal zxp hamada🖤
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Mahadsanid sharfow
@cabdiraxmaancabdullaahi8070
@cabdiraxmaancabdullaahi8070 Жыл бұрын
Diidi waa na nacday
@ilyaasbashiir594
@ilyaasbashiir594 Жыл бұрын
Dada kamid ahy shekada fartun balbalarka lee ku bararugnay
@thestorytime103
@thestorytime103 Жыл бұрын
Still wan k sugaya brother Cold War kii 😂❤️
@hashimabdullahi7714
@hashimabdullahi7714 Жыл бұрын
Wcs wraxma wbraka Hamada CabdiCaziz Ibrahim walal Sharaf Mudan❤❤❤
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Salaan sare boqorow ♥️
@abdijmac
@abdijmac Жыл бұрын
aduunka waxaa ugu nasiibxun ninka waxkasta barty lkn ilahay aysan aqoon buug gaal aan ilahay aqoon hadaan akhriyo maxaan kafaa idaa
@hormarmedia9634
@hormarmedia9634 Жыл бұрын
Diidi Noosoo Diyaari Mowduuc Jadwalka kusaabsan
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
😂😂😂anaba hada qoslee 10:36
@abdulahimohamedabdulahi8503
@abdulahimohamedabdulahi8503 Жыл бұрын
Please muuqaalada noosoo badi wll😢😢
@Gacal-Moha
@Gacal-Moha Жыл бұрын
Mahadsanid Xamaada Lkn Sida aad Thumbnail-ka usoo saartayba waxa fiicnayd inaad kusoo darto sheekadaada Buuga(Poor Dad. Rich Dad) waa buug in badan nolosheyda wax ka badalay🧠
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Muuqaal gaar ah aa rabaa inaa ka sameeyo kaligiis
@mulkianwar4421
@mulkianwar4421 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@Axmad_moxamad
@Axmad_moxamad Жыл бұрын
is adkey nio. muqaalada noso badi. somalida cid wacdi iyo wanaag sheegta wa yar yhin ........ mahadsanid
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Hye wll
@mrtoraantr5994
@mrtoraantr5994 Жыл бұрын
A.dh mhdsanid. Lkn waxaa jira buugaag Somali ah qaarkoodna la turjumay, waxaana ka mida buugaagta ADAN SAHAN(SAHANKA XOGAHA). Waana in aynu dhiirigalinaa mana ku khasaareysid Hamadow maad ogthy qur'aanka iyo axaathistu barashadooda iyo ku dhqankoodu yhy isbedelka dhabta ee adoonyo iyo aakhiro manfac leh. Heesahana iyo musicada naga yarey wll
@heersare3662
@heersare3662 Жыл бұрын
War waa ninkii odayga ahaa
@shariif163
@shariif163 Жыл бұрын
mahadsnid wlalkei
@dalnuursheibraahin8272
@dalnuursheibraahin8272 Жыл бұрын
War oowdheere wan ku xiisnay😮
Ku Safarka Waqtiga
18:50
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 38 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 35 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 79 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 28 МЛН
Maasuuniyada ( goormeeh/sababta/ulajeedada )
15:24
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 60 М.
Naftaada Qari Muddo 3 Bilood ah Kadibna Arag Naatijada !
6:38
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 45 М.
Xalka Caajisnimada
8:31
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 20 М.
Buug |Guulayso Dagaal La'aan | Buugaan Adiguu Kugu Socdaa .
9:53
SIDA NAFTA CAAJISKA LOOGA JARO♥
5:47
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 147 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Kacaanka Dowlada ( 1/2 )
11:26
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 30 М.
Isku-qabsashada Daahfurka
10:38
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 23 М.
Во сколько смотришь? Заливаю в 10-22😉
0:36
Юлия Смирнова
Рет қаралды 2,2 МЛН
настоящий чемпион
0:59
QorabogTV
Рет қаралды 8 МЛН