Xamartii Laygu Caayey Dhibka Iyo Yaabka Iga Qabsaday

  Рет қаралды 61,849

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Instagrame In Dayax Films-----------
/ dayaxfilms_
=====================
Tiktok In Dayax-films-------------
www.tiktok.com...
=====================
Facebook In Dayax Films------------
/ dayaxfilmsofficial
=====================
WhatsApp In Dayax--------
+252654996735

Пікірлер: 535
@DayaxFilms
@DayaxFilms 2 жыл бұрын
Xamar Waa Xariir Xiisa-heedu aanu dhamaan alle dhulkeena ha inoo barakeeyo barnaamijkan waxaan u duubay is dhex gal iyo dadku inay isku xidhmaan oo aanay afkooda ka amban
@faisadilhow8639
@faisadilhow8639 2 жыл бұрын
Walahi dayaxow wn qoslay
@fiicaneeyfarduus4331
@fiicaneeyfarduus4331 2 жыл бұрын
Dayax raali gali reer MUQDISHO.
@sahracr1073
@sahracr1073 2 жыл бұрын
Dayaxoow aboow anaga waa idin fahanaa idinkaan na fahmin waayo Hotel waa la seexdaa idinkaa khaldan Sharaab waa carabi adaa qaldan Cabitaan baa saxsan
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 2 жыл бұрын
Balkong waa caalami waa caayey walee. Dheecaan hooyadaa u gee waa reer miyi shuk, shuko waqooyi waa looga yaqaan fish. English Kaluun miyaad wax baran
@abdiazizibrahim3283
@abdiazizibrahim3283 2 жыл бұрын
Sxb halkaas ma waxad ka raadineysa xumaan dadku way is fahmayaan oo maalin kasta baan dad reer waqooyi ah wada joogna oo way ina fahmaan anaguna waan fahanaa ee iska baashaal sxb
@Funny99554
@Funny99554 2 жыл бұрын
Reer muqdisho ismuujiya ❤🥰
@dheyman7826
@dheyman7826 2 жыл бұрын
Hadad rer muqdisho tahay like
@smfgamers667
@smfgamers667 2 жыл бұрын
reply na🤩
@halimahassan657
@halimahassan657 2 жыл бұрын
Asc habo macaan meeday Salaadii waa la tukanayaa waxaan maqlaynaa qaraa,ada habo Qayr allaha ku siiyo maysan ahayn kuli sheeg bacda Salaad, taana waa iga waano dayax
@buraaletaajirweyd486
@buraaletaajirweyd486 2 жыл бұрын
Khsyr halkuu u yaalaa nin ku baashaalaayo youtubeka asagoo wax dan ah aan ka lahaynin aadanka iyo salaadda la tukanaayo oo dhagahiisa ku soo dhacayaan?
@halimahassan657
@halimahassan657 2 жыл бұрын
@@buraaletaajirweyd486 Asc waa dhalin yar Ada Aan Qayrka ku tabayo waxaa laga yaaba in ay canal ka iska dhamey uu lee yahay laakiin Aan u duceyno waa wiilasheeni soomaaliyeed illaahey ha soo hanuuniyo walle ADNA u duceey dhamaan teen Aan isku duceeyno . Insha allaah Qayr bay ku danbeyni. Ayana ka quusane raxmada sane, thanks wlle
@ApdilaahiIsmaacil01
@ApdilaahiIsmaacil01 2 жыл бұрын
Inta Jiifka ku dawaneysa like ii saara 🤣🤣
@daganali6265
@daganali6265 2 жыл бұрын
Dayax wall walaahi wad iga qoslisay guul iyo gobanimo reer abtigey wslaahi wan u xiisay xamar halkii an ku barbaaray iyo hargeysa halkii xudunteyda ku aasneyd somali wa wiil iyo abtigiis allow somaali quluubtooda jecel isku gali aamin ya alaah
@Urmy49
@Urmy49 2 жыл бұрын
Amin same ba bahay ana reer abtigay wuqoyi ah
@ApdilaahiIsmaacil01
@ApdilaahiIsmaacil01 2 жыл бұрын
KU SALIYA NABIGEENA SCW SCW SCW 🤲❤🙏
@munocali3093
@munocali3093 2 жыл бұрын
Scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws scwscwscwscwscwscwscws
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
@abdiqadirmahamoudgalaal9564 2 жыл бұрын
😂😂😂Beer Casaad Wlhi Waxbaa Ku Qabsaday Dayaxow Allow Xamar Mar Nagee
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
Soo dhwaaw wll
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Subxaana Allah Salaadii Oo Lagu Jiro Maxaa Ugu Dhacay wall Vedio Salaadaa Ka Muhiimsan Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@hawosalad9148
@hawosalad9148 2 жыл бұрын
Waxan u maleeynaya in TV kashidantahay salaada oo anaan aheen
@micraajmaheart2654
@micraajmaheart2654 2 жыл бұрын
He might have prayed waayo masajid kala waqti latukuna ayaa jiran.
@jamilanor653
@jamilanor653 2 жыл бұрын
Salaada ka jor inuu dubay u badantahay uu ka dibna soo dhigay, xukun dagdaga iska dhaaf xppti
@abdullahimoktarjimale6800
@abdullahimoktarjimale6800 2 жыл бұрын
Allah ka cabso salaad ba lagu jiraaye hdlka macna yarida ah mesha kala tag oo salaada so tuko
@aziizaofficial5924
@aziizaofficial5924 2 жыл бұрын
Wax usheeg ninkan cadi mhn
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Alxamdulillah aniga weligay qof an isfahmi weynay ma arak Somali lahjadaheedo dhan wan wada fahmaa xoga wan iska maskax furanahay somaha asxabeey.
@shobtosaid177
@shobtosaid177 2 жыл бұрын
Ma fahmee af maaymaay
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Haa wan fahma xoga kuhadalka idhiba lkn hadalkana wan bara dona
@smfgamers667
@smfgamers667 2 жыл бұрын
@@ayanabdi1132 marka barato iso qabo 🤩🥰
@boqoradapuntland4985
@boqoradapuntland4985 2 жыл бұрын
love love love love love love love love love YOU MUGDISHO SOOMAALIA REER MUGDISHO WN WDA JCLHY OLL WAA DAD QALBI WANAAGSN ALLA HAYDIN DHOWRO DHAMAANTIIN WN IDIN JCLHY FROM PUNTLAND BOSAASO 🇸🇱🇸🇴
@abdinursabrie8772
@abdinursabrie8772 2 жыл бұрын
Mhdsnd
@abdinursabrie8772
@abdinursabrie8772 2 жыл бұрын
Allaha ku dhowro
@robleali8710
@robleali8710 2 жыл бұрын
Waqtiga salada aya lajoga miyan maqleyn in salada latukanayo wlalo itaqillah
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 жыл бұрын
Waa sax
@dararwaynestory1984
@dararwaynestory1984 2 жыл бұрын
Wlhi anaa jooga waaban isla kadeedanay xaga lahjada laakiin maasha Allah laakiin shacabka xamar waa dad xariir ah oo soo balaa cusuriyad ah
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
War nio xmar hku csin teda kle xeythy 2bo dhagax tuurta aad shegeso weligyba mamaqle😏 Viva reer muqdisho🇸🇴🇸🇴❤🤛
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 2 жыл бұрын
muqdisho kale ayuu tagay wiilkane malaha 🤣
@maryanahmed4083
@maryanahmed4083 2 жыл бұрын
Xamar kale ayuu tagay wiilka hadalkiis kibir iyo isla weyni aya ku jiro😏😏
@pulshodadka3775
@pulshodadka3775 2 жыл бұрын
@ LAdiiFo Ahmed السلام عليكم أختي Reer MuqdishoW KornaYLkii ka Yar waad ku dirTeeN mature generaL muse very ANGRY MARKAA LACAGTA LiiNta U soo HABEEYa# hadii kle GAADHI BILAA BIREEGA AYAA LASAARAYA
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
@@pulshodadka3775 sidi ldno hlga yelo😏
@pulshodadka3775
@pulshodadka3775 2 жыл бұрын
@@ladiifoahmed5612 NO FAHAn
@drsfarihaat2104
@drsfarihaat2104 2 жыл бұрын
Viva rer Hargeysa ismuujiyaah one Love ❤️
@buraale134
@buraale134 2 жыл бұрын
Somaliland wa minority marka Somalida kale lo eego dadka dhinac ka raac
@drsfarihaat2104
@drsfarihaat2104 2 жыл бұрын
@@buraale134 Somaliland ma yara 5Million person kunol oo isjecel maaha 7m oo kla didsan maahmahna wxy tidhaa (quality over quantity)👋😆
@ahmattomedia9181
@ahmattomedia9181 2 жыл бұрын
Sallaadda lagu jiraaa subxanallah umadda intaaad raali galinaysid rabbi gaa raaligali War nio waxa walba ba sallaadda ka horaysiii
@sharmarkehykal9052
@sharmarkehykal9052 2 жыл бұрын
Wr dayax wxn aad ku hadlaysa meel ku gayn maayaane ku sali nabiga scw oo salaada alle tugo nio i maqal ama hay maqlin
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Lkn aniga maraq waxan u aqaan maraq se cml🤔 from xamar
@sahrasaalim1740
@sahrasaalim1740 2 жыл бұрын
ilaa hada maraq dhecaan ya horay u maqlay aniga dayax ba igu horeyo xmr le jooga
@hibaaqdeeq7062
@hibaaqdeeq7062 2 жыл бұрын
Reer hargaysa is muujiya 🥰❣
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 2 жыл бұрын
Dayax soo dhowoow gabadha reer xamar aan kugu dareeynaa 👍👍👍 wallee reer abtigeey yaa ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹 i love you reer abti macaan
@fuadahmedfarah6096
@fuadahmedfarah6096 2 жыл бұрын
Adiga ha gursado
@feliswehliye7720
@feliswehliye7720 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhh dayax waxbaa ku qabsaday dhibmaleh waad baran insha'alaah aduunkuba isku lahjadmaaha waa sheeko xiisaleh masha'alaah
@nuurhassan8152
@nuurhassan8152 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk Waxaan ku qoslay shuuka shuuko Dayaxow hortaa waan ku salaamay, teeda kale shuuka shuuko amaysan aheyn ee " Shakshuuko" lagu dhahay. Xamar Cadeey waa Hooyada Umadda Soomaaliyeed cidna cid kama laha.
@yasminali5763
@yasminali5763 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakalaah cabdirixmaan walal sanad wanaagsan mid farxad kudheehan tahay allaha kaagadhigo aamiin yaarabi aad ayaan kuguxiranahay inshallah keep going 🎆
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 жыл бұрын
hadaad reer hargaysa tahay like saar
@maxamedmaxamud3180
@maxamedmaxamud3180 2 жыл бұрын
Dayaxow xamar ne waan ku dhashay kuna koray waxaan aad tirinesid wax bo kama fahmin marka magalada horay usoo gal xamar ayada wajiyo bdn maraq Waa inoo maraq iyo labada dhagax halkaas iga baandheey sxb iyo kaloo bdn aad ka been shegtay xamar weyne soo dhaaf magalada horay usoo gal
@glassdahab8448
@glassdahab8448 2 жыл бұрын
Asc my bro dayax You are true legend
@نورااحمد-م5ش
@نورااحمد-م5ش 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم على سيدنا محمد
@Maslax_maxamed_kariim
@Maslax_maxamed_kariim 2 жыл бұрын
Ayadoo la tukanaayo video duubeysaa alle ka baqoo salaada waqtigeeda ilaali sxp 🙏😢
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Anigu af konfurta adban ufahma o qurbanu joogna adbanu isudhexgalay onu asxab unahay manadareemo luqad taydakaduwan inaykuhadlayan lakin waxa idhiman dheecaanka weligay mamaqal imakan ku’odhanaya qolyihi asxaabta maanta dheecanbay igahaysaye halaysameyo,😆 💚 Ahlu banaadir wadadka soomali ugu ilbaxsan alankudhaarte Lakin lacagtay kusawiranyin Iska ilaaliyun inay xisaabi idindhexmarto Hada iskuqabatana ugatag ilaahban kudhaarte cilad an intas ahayn dadkaasimale qalbinadiif miidhan 🥰 wan idinjeclay ✌🏻
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Thanks quruxeey ku jecelnahay sido kale
@mohamedfarajar6999
@mohamedfarajar6999 2 жыл бұрын
Ina adeer malaha reer puntalnd baydan kulmin marka leedahy lacgty kusawiranyihin uga dhac xaga lacagta gacanta adag ula jeda
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 2 жыл бұрын
Annagu hadaan ree mudug nahay xamar Iyo intakalaba wan lahaysanaa ✌️😀
@abdallahussen5702
@abdallahussen5702 2 жыл бұрын
Asc sxp sare muqdisha lahjada looga hadlo waxaa kasiidaran Mar booqasho kutak koonfur,gelbeed state halkaa yaa kasiidaran Rome Italy 🇮🇹 yaan kasosalami sxp 🙏
@user-vw1ji3wj7g
@user-vw1ji3wj7g 2 жыл бұрын
Kan shaaha waa biibito cuntadana waa makhaayad
@zaki5554
@zaki5554 2 жыл бұрын
Dhamaan wey kaa khaldanyihiin. Reer xamar iyo reer muqdisho kala saar sxb. Miqdisho wan ku dhashay saasna uma hadalno. Adigu xamar weyne sooma dhaaftid ee magaaalka so gal sxb
@q_miraa627
@q_miraa627 2 жыл бұрын
Exactly 💯
@mohayo1729
@mohayo1729 2 жыл бұрын
War Reer koofur ha dhihin waa reer muqdisho oo kaliayh nasip badanida xamarad bashaleysa
@abdulnor6938
@abdulnor6938 2 жыл бұрын
Waxa kasi fiicnaanlaheed Ina raxaween is heshaan
@mohaabdirizak4770
@mohaabdirizak4770 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣xasid sanidaa nio
@pulshodadka3775
@pulshodadka3775 2 жыл бұрын
Geedbay ka soo LaadLaadin LaHaaYeeN
@Ayaan8912
@Ayaan8912 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ifraaxcismaan8960
@ifraaxcismaan8960 2 жыл бұрын
Wlhi waxbaa ku helay dayaxow
@khadersicid7038
@khadersicid7038 2 жыл бұрын
Is yeel yeel bay kàa ahayd nio, anagu markiiBa wan fahanee
@shobtosaid177
@shobtosaid177 2 жыл бұрын
Isma yeel yeelayo. Hada digaaga waxaan dhahnaa dooro ayagana caay ay u yaqaaniin marka maxaad u beenine runtuu sheegaa Subhanalah isma fahmaan reer hargaysa iyo reer xamarka
@muhanadmaxamed337
@muhanadmaxamed337 2 жыл бұрын
Waxaa iga dhaadhici la qofaakan xamar taan naqaanay majogo aan filaa 😂 waxuu soo wadaa mooska waxaan unaqaa naa muus kk Madax weene muusoow Wiilka soo celi 😇
@Daadir-media
@Daadir-media 2 жыл бұрын
Wuu jooga
@somalicomedian1219
@somalicomedian1219 2 жыл бұрын
Ilaah ka cabso salaad baa lagu jiraa
@shahad2629
@shahad2629 2 жыл бұрын
Dayax waa iga khoslasiisay waalaahi waad lakhabsanee insha alaah
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
War Orodoo Salaada Tuko, intaan Adiga laguugu tukan, Subxaanallah
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 2 жыл бұрын
Asc mashalaah tabarakalaah ilahay haku xafido hoyo mcn
@P.Y.L1998
@P.Y.L1998 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 waan garanayey rer waqooyi badan ku dawiqi doono SPAR-MUITO 😂😂😂😂 Balo ku ciyaadhey
@mohamedo8596
@mohamedo8596 2 жыл бұрын
Sharaab AfsoomAli maa ha waa carabi
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 2 жыл бұрын
Isbarmuudo na af Somali maaha 😂
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 2 жыл бұрын
Dayax films waku wataa zxp xamarna Israel maha waa magalo somaliyed siyaasina ma tihid magaladad doonto ku noolow waku salamayna
@baariyeya6693
@baariyeya6693 2 жыл бұрын
Muqdisho ❤️🇸🇴
@aminadahir6295
@aminadahir6295 2 жыл бұрын
Asc c/raxmaan dayax horta lahjada waa la kalla duwan yahay reer waqooyi & reer konfur aniga reer muqdishaan ahay waligeeyna maraq maraq ayaa ladhi jiray dheecaan kan aad shegeyso adigaa iigu horeeya aan ka maqlo waxaan ku weydiinayaa xamar malla qabsatay hada?
@feysalyuusufbarrow5753
@feysalyuusufbarrow5753 2 жыл бұрын
Muqdisho casamadiidalkawaayo alle habarakeyo
@zakarianasir5574
@zakarianasir5574 2 жыл бұрын
Wr salad tag videga iska dhaafo 🥺😓
@rukiyoomar2289
@rukiyoomar2289 2 жыл бұрын
Kkkk dayax waa iga qosliyay ,cabitaan @@@@
@abdirisakcawil5522
@abdirisakcawil5522 2 жыл бұрын
Dayax sxb mash allh waxan kugu taagera hadalada xikmada leh iyo caqliga saliimka ilahey kusiyay mash allh
@RA_Q20
@RA_Q20 2 жыл бұрын
Subxaana Allah. Qosalka aa iga dhaaday.
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Wlhi wan qosley aad baan ku jeclahey dayax ❤️👍🌟
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wllhi saan u qoslaayay cuntadii ayaamba cuni kari waayay... alx anigu intaba waan fahmaa waxaana ka soo jeedaa gobolka sool.🇸🇴🇸🇴
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
M.a soo dhwaaw wll
@meysunhassan1664
@meysunhassan1664 2 жыл бұрын
Masha allah 🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 2 жыл бұрын
Mansha allaha dayax filimis horay u soco
@mohamedabdifatahmohamedabd6228
@mohamedabdifatahmohamedabd6228 2 жыл бұрын
Keep going my pro
@Wardon88
@Wardon88 2 жыл бұрын
Aan kuu saxee dayaxow waa shakshuuko 😃😃👍
@naiima8047
@naiima8047 2 жыл бұрын
M.a hadaba 1sano jgtay rer xamarbaa noqotay😀😀🙈
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 2 жыл бұрын
Alla hau naxaristee mahamad siyaad barre ayaaa waqtigii uu xilla hayay kashaqeeyay is dhex galka bulshada kii waqooyi jirayna wuxuu keenay konfir kii confur jogayna wuxuu geyaya waqooyi galbeed kii jirayna wuxuu geyay bari si ay dadku isku dhex galaaan oo laisku fahmo language marka hada kahor ayay igu dhacday arintaan oo kale lkn markiiba waan fahmay luqaga iyo wuxuu kawado waliba wuxuu kayimaaday Djibouti 🇩🇯 ana mudug baanba katagay waligayba ma arag language kale marka in lais dhex galo waaa muhiim wlhi waana wanagsan tahay hadii kale turjumaan baad raadin adoo dalkii idhashay 🇸🇴🇸🇴
@ninasalah3939
@ninasalah3939 2 жыл бұрын
Aniga Xamar aan ka imaday waligeyna mamaqlin Dheecaan. Dadkale maa imaday Xamar intii aan kamaqnay?
@ahmethalihalimoh7117
@ahmethalihalimoh7117 Жыл бұрын
Keep going pro
@aaminamohamed7410
@aaminamohamed7410 2 жыл бұрын
Vidio Gan Intan dhegeysanayey Wan qoslyey luuqada isfahanwaga. wlhy anaga hadan rer Puntland nahay malaha waqoyi iyo konfurba anaga Isla fahana inkasto cawa waxayalaha qaar aan aniba layabana. Thanks wll arimo badan ban ka baranay👏
@az-ns2qi
@az-ns2qi 2 жыл бұрын
Asc waidin salamay somaaliyey wlhi aniga lamayabin ninka Dayax ah lkn waxan isweydiya reer hargeyso all wan Arkay siywalbo lowanajiyo loixtiramo waa mutaqalafiin wlhi bilahiy illahy wanaga haidin baro
@mahamedjama7605
@mahamedjama7605 2 жыл бұрын
wll xataa hadaanad tukanayn salaada waqtiyada salaada uun ixtiraam wabilahi tawfiiq
@saciidabdulahi378
@saciidabdulahi378 2 жыл бұрын
War dayaxow ina.adeer waad nagu fogaatay wlh waxaasna waxba kama jiraan ee ruwayadan naga dhaaf
@farxiyoxaji3656
@farxiyoxaji3656 2 жыл бұрын
Walaal ilaah qeer hakusiiyee salaada maadid
@hawahassan7451
@hawahassan7451 2 жыл бұрын
Asc halyeey sare allaah ku xifdiyo
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 2 жыл бұрын
Dee balkono waa English marmarna waa looxa waa ku side shakshuka waa taliyan fish iyo kalun waa isku mid maxa kaa qaldan sxb
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC .SARE. WALAL XAMAR WAA DHUL SOOMAALIYEED .KU RAXAYSO .CIDNA LAGAMA LEH.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Xamar nooma xayeeysin kartid waanu naqaaana waanu ku noolan jirney schoolka ka dhiganey
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
AFXAMARI IYO AF WAQOOYI AYAA LOOGA HADLI JIREY XAMAR.
@dahaboabdi2495
@dahaboabdi2495 2 жыл бұрын
Anigoo koofur ku dhashay oo ku soo koray hadalada aa sheegeysid waa igu cusub yahay DHEECAAN weligey ma maqlin maraq waa naqaanaa laakiin dheecaan la cuno weligey ma maqal lahjada waxaabo badan aan kala duwanahay wey jiraan laakiin sidaan aad uga dhigeysid turjumaad baan raadsaday waa ka dareey walaalkey
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Oomay kuusheegaan kuwa kaaga soo horeeyay xaasisanaa
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Asckm masha allaah
@deqaabdisalan1095
@deqaabdisalan1095 2 жыл бұрын
Xageed ku aragtay maraq dheecaan la yiraahdo ma xamar baa isbadalay.
@faizofaizo1973
@faizofaizo1973 2 жыл бұрын
Dayax nin adag waa kutageeraa in badan farxad kunolow
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 жыл бұрын
Walaalkey dayax so funny walaahi 🤣🤣🤣🤣🥰🥰
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 2 жыл бұрын
Warkii oo dhan Shan farozonen wey isafahamayaan.Shanta Somaöiyeed wey isa af garanayaan in gar baa lagu kala gedisan yå
@ismailyare1016
@ismailyare1016 2 жыл бұрын
😅😅😅😂😂 war heedhe waxbaa ku qabsaday
@Somali-Rights-Watch
@Somali-Rights-Watch 2 жыл бұрын
Waa ruun. Af faransiis makuhadlaan....ee waxaas oranlaheed mafahmaayo ee bal iijilici..... Telefon aad wacaanee khof walbo wuukaaxanaaqhi lahaa.
@maryanabdi7338
@maryanabdi7338 2 жыл бұрын
Walaal aniga waxan kuleyahay hore usoco
@abdirahmananshax2388
@abdirahmananshax2388 2 жыл бұрын
Bajajle ahay wlh galmadas 2 dhagax ama 3 dhagax tuur ah wan isticmala badana
@ahmedabukar3986
@ahmedabukar3986 2 жыл бұрын
waxan raba inaa hargeisa tago si aan lahjadooda uso fiiriyo anoo qof iraacin baan soo adegana
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 2 жыл бұрын
Wlhy dhab baan uqoslay aniga hada kahor tano kle iqabsatay🤣🤣🤣
@seynabsuuban6725
@seynabsuuban6725 2 жыл бұрын
Wlhi Waad iga qoslisey😀
@kiprich920
@kiprich920 2 жыл бұрын
Horey usuco lubaax
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk keep going bro caadi mahaan wlhi
@mariyacnuur3366
@mariyacnuur3366 2 жыл бұрын
Wcs wlle c/raxman waxan kudhashy putld waligay kamatagin 2021/7 waxan tagay borame kuwa gada haruurka ban utanay waxan kuiri galay shidan mahayda shiiditan wamaxay kulahaa wan isfahmiwayna dadki mesha jogay odhan baa naso egay wuxuyiyi nuuno somali kuhadla gabar baillaso cotay Ani iyo gabadhi wan isfirinay inki war tag bankuniri Shawba kuhayee waxan rabnay inaan guri kakiraysano markan waydino wlle guri filaa nooshega obanan waxay dhahan wamaxay filo ilen waxay uyaqanan bangalo waxan raacna bajaaj waxan kudhanaa numbarka sheeh say inglish baykushegan war somali kushega waxay kudhahayan kumanawano markidanbe dantu waxay nugukaliftay inaan gabar 3sano nagaso horaysay Inan kaxaysano o noturjunto Al aana wan isfahmi lanahy marka in aan lulmarin dhayo maleh
@hogolsomalifilms9204
@hogolsomalifilms9204 2 жыл бұрын
Haw wanaagsan bad haysaa wll dadka loo kala sheekeeyey iska daba gee🙏🏽
@halimahassan657
@halimahassan657 2 жыл бұрын
Asc habo macaan waxaad inoo noqotay kkkkkkkkk Macalin waqooyi iyo koonfur havo please Baydhabo iyo kismaayo habo Anagana inoo inoo kaalay ee aan habo teacher you are teacher now, ninaan dhul marin dhaayo ma leh habo
@al-taqwa2780
@al-taqwa2780 2 жыл бұрын
Hhah hargeysawi waa warertey dayax filmis dul qado
@sheekhabenmaxamuud9684
@sheekhabenmaxamuud9684 2 жыл бұрын
Waleee waxabaa ku qabsaday 🤣🤣
@abdikasinabdi961
@abdikasinabdi961 2 жыл бұрын
Waanagu siran tay🤣😂
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 2 жыл бұрын
Welcome home of everyone I’m from Garissa originally and sometime muqdisho is my home and also go pray fast
@ilkacaseamxaarilkacase2488
@ilkacaseamxaarilkacase2488 2 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅 wlhi qosolkaad iga dhameysey caawa rageedii waad la qabsatey imika soo maaha mise wali duruus baa kuusocota dayaxow kk(kkkk ku slmyaa
@ashaomar2806
@ashaomar2806 2 жыл бұрын
Hhh wanlee anagane sidaas ayan idiin fahmeynin lahjada waalagu kaladuwanyahey 🍀🍀☘️☘️☘️☘️💐💐💐💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍kafateeriya waa English Aniga from konfur dhacaan waxkale ayan ugaranaa taas micnaheeda waxaa waayo Rer konfur different lahjad Waan kaxumahey dayax kkk
@filsanofficial7133
@filsanofficial7133 2 жыл бұрын
Shak shuuko dheh😂😂 dayaxow waa ukun iyo dalac bilaaw leesku karshay 😂
@alilangotelangote7028
@alilangotelangote7028 2 жыл бұрын
Keep going
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 2 жыл бұрын
Mhdsnid in badan wll Dayax waxaan rajeynayaa inaad ka qeyb qaadato is dhax galka dhalinta si aan u noqono dad isku tiirsan oo is fahma guuleyso wll mcn🙏❤
@umumhaamud3681
@umumhaamud3681 2 жыл бұрын
Kkkkkk Qisol igumaharin
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 698 М.
I Was Drawn To Islam  | Jamila Wanjiru #revertedtoislam
29:46
The Daawah Centre Foundation Kenya
Рет қаралды 2,9 М.
WAXA AAN KU SAFARNAY TAREEN ANIGA IYO XAASKAYGA
10:01
Dayax official
Рет қаралды 74 М.
Fikirkii Khaldana  film part 5
11:05
Abdirahman Ck tube.
Рет қаралды 479
Asian Muslim Converts Spill their BIGGEST Confessions
20:51
OnePath Network
Рет қаралды 132 М.