Jugtii ugu weyneed Xamas ku dhufato Israil Daawo| Israil O si Yaab leh u ciqaabeysa Dowlada Falastin

  Рет қаралды 67,542

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Ай бұрын

Jugtii ugu weyneed Xamas ku dhufato Israil Daawo| Israil O si Yaab leh u ciqaabeysa Dowlada Falastin
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 123
@DulmiDiid
@DulmiDiid 28 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sheikh mahamed jumca Mubarak
@itftoabdow5055
@itftoabdow5055 28 күн бұрын
Asc sheekh coursekii away waan sugaynaa ka soo hadal
@MohamedAbdi-ym6xz
@MohamedAbdi-ym6xz 28 күн бұрын
Asc Sheikh mohamed Ma bilawday korsiska lacag abuurida
@mohamedosman4605
@mohamedosman4605 27 күн бұрын
She tarikhda war bixin kusoqor malade sanid
@mustafajeiylanymohamedmust7427
@mustafajeiylanymohamedmust7427 9 күн бұрын
آللـــھمِےصَّلِ وَسُـُلْـﻤ وبارك عَلے سَيدنِـــا محمد عَدد مَا ذگرهُ الذَاكِرونّ🤍✨وغَفِلَ عن ذِكِرهِ الغَافِلون 🤍✨آلُلَُّـہِــم صٍَلُِّ ۆَﺳَ̭͠ـــلُِّم ۆَبَْآرِگّْ علُﮯ نَْبِْيَِّنَْـــآ✨🤍مُحٍمَّدِ🤍✨ۆِعلى آلَُـﮧِ ۆِصٌٍحٌٍبِْـﮧِ أّجٍِمَعٌيَِّن وسلم تسليما كثيرا✨اللهم صل على سيدنا محمد🤍✨عدد خلقک✨ورضا نفسک✨وزنة عرشک✨ومدآد كلماتک✨وعدد الذاكرين والذاكرآت✨وعدد ذرآت الرمال✨ف الأرض والبحار والجبال والأنهار ✨وعدد مالا يحص عدده✨و على آله⁦ وصحبه أجمعين اللهم آمين يارب العالمين🤍✨استغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه 🤍✨اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🤍✨✨*
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f 28 күн бұрын
اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين يارب جزاك الله خير الجزاء وبارك فيك اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه يارب
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 28 күн бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
@saynabmohammed9499
@saynabmohammed9499 28 күн бұрын
Maansha allaaah illaahay waa xaqsoore wana lasheegay in illahay ciidan xagiisaa usoodirayo dadkan ilaahay ayaa illaashanaya iinsha allaah
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 28 күн бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين يارب العالمين
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 28 күн бұрын
Masha'Allaah Jugta Allaha Usiyaadiyo, Koofiyo yarta, Amiiin Yuhuud iyo Qawaadkeeda hadhimato insha'Allaah
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 28 күн бұрын
اللهم انصراخواننا في غزة يارب
@user-tg2bg1wu3b
@user-tg2bg1wu3b 28 күн бұрын
Kusaliya xabiibkeena scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fataha1
@fataha1 28 күн бұрын
Maasha Allah Siyaasad aan Caadi Aheyn oo Sabar u Baahan Waaye Allaha guusha Siiyo 👍
@muzamilali2949
@muzamilali2949 28 күн бұрын
Guryaha ha dhisan falastin ba u hareysa in sha Allah
@fatoumadaher859
@fatoumadaher859 28 күн бұрын
حسبناالله وتعم الوكيل اللهم أنصر اخواننا المجاهدين و المستضعفينن المظلومين في الفلسطين يا حي يا قيوم أمين أمين،اللهم دمر أعدائنا واعداء الدين يا حي يا قيوم
@sidramrk
@sidramrk 28 күн бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin dhamantin ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 28 күн бұрын
Ku saliya nabiga ❤
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 28 күн бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 28 күн бұрын
Jazakalahu khayran brother ❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 28 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@maxamedhaaye-jq9lp
@maxamedhaaye-jq9lp 28 күн бұрын
❤❤Salalahu calayhi wasalam
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 28 күн бұрын
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@anabhaji4516
@anabhaji4516 28 күн бұрын
maasha Allaah
@Zmm4168
@Zmm4168 28 күн бұрын
Say this over and over again it will heal your broken heart 💔 and help you get closer to Allah SWT Inshaa Allah Allahumma salli ‘ala Muhammad 101 times or more The dua for forgiveness ‎لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ La ilaha illa Anta Subhanaka Inni Kuntu Minaz Zalimin” 101x times or mo
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 28 күн бұрын
Thanks walal ❤
@gurdan5841
@gurdan5841 28 күн бұрын
Scw❤
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 28 күн бұрын
Sheikh ilive you allakubarakeyo adiga iyo carurta
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 28 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤sheikh mahamed Dulmi Diid respect press wacaleiku wasalam hamas victoire
@ShukriSiman-vz1rc
@ShukriSiman-vz1rc 28 күн бұрын
Thunk you
@deqaabukar7761
@deqaabukar7761 28 күн бұрын
Wcs, alxamduli caafimaad ayaan idiin rajeynayaa
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 27 күн бұрын
Meeshaan amar ilaaheey ayaa socdo guryaha aay mar hore dumiyeen ayeey soo gudeen falastiin lee u dhiseen
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 28 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@cabdicasiismuuse4297
@cabdicasiismuuse4297 28 күн бұрын
Shiikhaan wa Hawiye. Masha Allah
@degaghedi1738
@degaghedi1738 28 күн бұрын
Alxamdullillaah illaahow halaaji isreal iyo inta lajirta illaahow guuleeh Palestine iyo inta lajirta Aamiin Aamiin
@mousamooge8228
@mousamooge8228 28 күн бұрын
Guryaha Israel dhisayso waxa hubaal ah filistiin unbay u dhisayaan
@niimaneur4842
@niimaneur4842 28 күн бұрын
Barakallahu feekuum Sheekh
@user-ef3ve9ry3g
@user-ef3ve9ry3g 28 күн бұрын
Guryahaa. Waa dumineynaaa
@Aamiin733
@Aamiin733 28 күн бұрын
Mashaallah guul. Allah xaqooday ha ugu hiiliyo
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 28 күн бұрын
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 28 күн бұрын
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 28 күн бұрын
Run allaha kadhigo
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 28 күн бұрын
Yuhuud wey kibirtay waqtigii halaagoodaa la gaaray
@Ramla22
@Ramla22 28 күн бұрын
May Allah bless you thanks for the update
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 28 күн бұрын
insha allaah illaahaay hajabiyo yuhuuda
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 28 күн бұрын
Idam allaah Guryahaya waaxaa qadan doona kuwii ku xaqlahaa reer Falastiin ❤❤❤❤
@degaghedi1738
@degaghedi1738 28 күн бұрын
Haa
@MaxamedAbdirxman
@MaxamedAbdirxman 28 күн бұрын
Scw
@SalwaAbdirahman-lg4ik
@SalwaAbdirahman-lg4ik 27 күн бұрын
Haaa walah
@ashawooo
@ashawooo 28 күн бұрын
Bala arg waxa aye ku washaten falsatina yuhud waa shadanka kan ugu xuna illahaya idan cadabo rabi masibo ana la garani rabi idan kena cudar ana la garani inshallaha
@Moha57959
@Moha57959 28 күн бұрын
Waa shacab lagu ciyaaray walahi Dawlada shaydanka halo aqonsado
@user-fd8by9zz4p
@user-fd8by9zz4p 28 күн бұрын
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qz1dw4nu1m
@user-qz1dw4nu1m 28 күн бұрын
Wcs
@saafi1302
@saafi1302 27 күн бұрын
Kkkkkkcidii dhisilayd baa larabaa iyo cida degeysa falastiin bay u dhisayaan hub culus oo shacabka lagala xishoonayaa yuhuud lagu garaacayaa insha allaah awoodu intii hore weyka badanaysaa xamaas xataa madaxyada nugliyeerka wey awoodaan iney yuhuud ku garaacaan😊
@Dhagay2
@Dhagay2 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ my my
@ashaomer4235
@ashaomer4235 28 күн бұрын
Falastine Golaysda insha Allah 😢
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 28 күн бұрын
Walahi falastin waxay dris layihiin juuj wama juuj
@CaashoXaanshi-bi7we
@CaashoXaanshi-bi7we 27 күн бұрын
Sh waa ku salaamy waxaa ubaahanahy mumberkaaga plz show iisoo jawaan inaa wax ku weydiiyo rapaa marka mumberkaaga rapaa😢
@RamloNur-zu7ft
@RamloNur-zu7ft 28 күн бұрын
Yahuud allah subxaanahuu watacaalaa yaa noo sheegay beentooda
@kaliaabdi6651
@kaliaabdi6651 28 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇯🇴🇯🇴🇯🇴
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 28 күн бұрын
YUHUUD ALLAAH BAA NOO SHEEGAY BEENTOODA XILI FOG
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 28 күн бұрын
Allaah ha u gargaaro mujaahidiinta falastin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qm1pk7ig5u
@user-qm1pk7ig5u 28 күн бұрын
Fursadihii away shiikh
@CqaadirSiidii-my3nu
@CqaadirSiidii-my3nu 28 күн бұрын
Wll waa farxad ku gadaman caqabad wen lkn marwalibo ilahey ayaa uhiilinayo insha alah😊
@user-dj7es5ly3q
@user-dj7es5ly3q 28 күн бұрын
Guul xaamaazz gaalo jab
@abdiadan4837
@abdiadan4837 28 күн бұрын
Guul xaamz , haamaz hasideysa ninkas si yahudu beenteda banakaa yahuda kale loo fahmzee shaab iyo ciithaankeeda,
@ZakariyeAbdihamiid
@ZakariyeAbdihamiid 28 күн бұрын
Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏
@AbdiHaaji-ve4zm
@AbdiHaaji-ve4zm 28 күн бұрын
Haa waa XASAN MUNAAFAQ
@felisabdi3794
@felisabdi3794 28 күн бұрын
Waxan maqli jirey dheriga markuu karka ka bato wuu buriyaa , cidaan kibir bey la saqraan san yihiin, waana waqtii uu burin lahaa oo daadan lahaa, Alle Idinkii wey jebidoonaan guryahaasna Illaahey wuxuu qaniimo uga dhigayaa shacabka la dulmiyey, Illaahey waxan ka baryayaa inaan arko iyagoo burburey kibirkoodii kadib, IA wey dhici doontaa
@barrefarah4856
@barrefarah4856 28 күн бұрын
😂😂😂 hadda ogow, ninkan meesha Kuma jiro😂 funny
@Ismlre125
@Ismlre125 28 күн бұрын
Macalin away course kii an sugeynay
@AxmedaadanAxmed-de8qt
@AxmedaadanAxmed-de8qt 28 күн бұрын
Guul falastiin
@MohamedAbdi-ym6xz
@MohamedAbdi-ym6xz 28 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Sheikh mohamed Mabi lawday korsoyin lacag sameynta Waa meqo korso Waan uba hanahay walaal
@injinerdhaqane8843
@injinerdhaqane8843 27 күн бұрын
Sideesa dawlad jirto inay dawlad nimadeeda hor istaakto dawlad aan jirin oo maafiya ah
@cabdulahishiimooy2775
@cabdulahishiimooy2775 28 күн бұрын
Wcs wrw
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 28 күн бұрын
NAXASHKA QOF FALSATIIN AH BAY KU SOO RIDEEN
@OmarAhmed-gz2kx
@OmarAhmed-gz2kx 28 күн бұрын
Shiiq shaqadii ayan ka sugeynay
@aimarmu9442
@aimarmu9442 28 күн бұрын
Free Palestine
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 28 күн бұрын
Pelestine and hamas alaha haguuleyo
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz 27 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته استاذ Ramala waxaa maamula ama kataliya ciidama isra,il waa sax wan Isla garanay balse waxaa iga suaal ah al jaziira malaga ceriyay Ramala
@injinerdhaqane8843
@injinerdhaqane8843 27 күн бұрын
Sheekh falastiin see loo aqoonsanaa Israaiil dawlad ahaan yaa uaqoonsan Iyada 2018 qariirada israaiil kumawa jirine
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 22 күн бұрын
Adiga ma yuhuudi baad run baad ka sugeysaa
@user-hd8fz6cd7g
@user-hd8fz6cd7g 28 күн бұрын
Haaa
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 28 күн бұрын
Sheikhow wa nafharbi yuhuda ku dhacday wana uu dhamatay
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 28 күн бұрын
Very funny walhay xamaz
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 28 күн бұрын
Haa kkkkkk
@KhaalidMohamud-gq8tt
@KhaalidMohamud-gq8tt 28 күн бұрын
Aaway course dii soowaday xagey kidambeysay
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 28 күн бұрын
😁😁
@user-vr6wp6gs7c
@user-vr6wp6gs7c 27 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 Mashallah
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 28 күн бұрын
Gurya haladhisa Hadaba weysa umadhowrana
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 28 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@MaxamedAbdirxman
@MaxamedAbdirxman 28 күн бұрын
Wrfxf 3:29 😅😅
@jellehassan215
@jellehassan215 27 күн бұрын
Diinta Yaa laganacsanin
@djamar4349
@djamar4349 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 28 күн бұрын
Qof balo wadaato ma jogsado ila baladii ku dhacado
@Abuunaseeha
@Abuunaseeha 28 күн бұрын
Israel waxa goanka kusoo saaray ma ICC baa mise waa ICJ
@amiira9377
@amiira9377 28 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhkkkkkkk Duli waye
@fadiaabdi4588
@fadiaabdi4588 28 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣👌👍💓💓💓💓
@alixsaansom
@alixsaansom 27 күн бұрын
Dowlada somaliya maxaa u diiday inay falastiin aqqon sato dowlad inay tahay ama falastiin Estate.
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl 28 күн бұрын
Diban waxba manotaraya Allah hacadaba kuwas
@user-xp5wh5ec5i
@user-xp5wh5ec5i 28 күн бұрын
WWW❤❤❤
@gureeygureey7058
@gureeygureey7058 28 күн бұрын
Hhhh😂😂😂😂
@fadumohashi5621
@fadumohashi5621 28 күн бұрын
Ninkaan markaan Aljaziira ka fiirsadey waxan soo xasuustey Abuu cubayda oo dhaha war madaxdiina been bay idiin sheegayan marka dad kiisa waxaa loogu sheekayn ma fiirin kartaan oo mindhaa sixun baa loo dilay ileen dadkiisu hadey fiirin lahaayen wey garan lahaayen in uusan qofkoodii ahayn
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg 28 күн бұрын
DHINACA KALE U QAADO DAANTA GALBEED HADA AYEEBA BURBRIYAAN MICNAHA WAAN BURBURINEEYNAA WAAYE
@fadumohashi5621
@fadumohashi5621 28 күн бұрын
Been baa kabada tey madax dooda waan qoslay markaan arkay waxan Rajayn al qasaam in ay hayso asagoo nool ha arko asna beenta madax doodu jilayaan
@sacdiyokeynaan2958
@sacdiyokeynaan2958 28 күн бұрын
Waa ded nol xamas
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 19 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 2,1 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 124 МЛН
Ya'juj & Ma'juj In Gaza (Gog & Magog) - FEZ 3
1:49:59
Sheikh Imran Hosein
Рет қаралды 122 М.
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
Waar deeg deeg ahhhhhhhhhh
18:46
Sharma Media
Рет қаралды 8 М.
Как спастись от злобной собаки?  😨
1:00
BitesFrome
Рет қаралды 4,9 МЛН
ГДЕ ЖЕ ЭЛИ???🐾🐾🐾
0:35
Chapitosiki
Рет қаралды 17 МЛН
Собаке не повезло🥺 #freekino
0:25
FreeKino
Рет қаралды 4,6 МЛН
Каха ограбил банк
1:00
К-Media
Рет қаралды 8 МЛН
ЧЕЛОВЕК В ТОННЕЛЕ #shorts
0:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,8 МЛН
ЛЕДИ БАГ УКУСИЛ ЗОМБИ😱 #shorts
0:22
BestStories
Рет қаралды 1,9 МЛН