XAQIIQDA MACAAN EE TIMO BEERASHADA (BISHA 1AAD) ILAA (BISHA 5AAD) MAXAA ISKA KEEY BADALAY🫣🤔🤔

  Рет қаралды 110,569

Kamaal Abdul

Kamaal Abdul

Жыл бұрын

INAAD NAGU SO BIIRTO DHIIRO GELIN BAY NO TAHAY : Share Like & Comment
Snapchat: kamal.abdul
Instagram: kamal_abdull
Facebook: kamaal abdul
Tiktok: kamal.abdul
THANK YOU FOR 400K
CAN'T WAIT ⏳HALF MILLION🥰

Пікірлер: 372
@abdirahman7993
@abdirahman7993 Жыл бұрын
Masha allh kamaal cabdul runtii tima beerashadii wax badan ayaa ka faa,iiday allh kuu barakeeyo
@ibromaxofficial4666
@ibromaxofficial4666 Жыл бұрын
Hhhhhh
@farajomarchennel9753
@farajomarchennel9753 Жыл бұрын
Fast comment wllhi Kamal abdul
@anwarcade759
@anwarcade759 Жыл бұрын
Masha alalh broo insha allah cfimda ku rajeynaa ✊🏿❤
@nasriinibrahim5687
@nasriinibrahim5687 Жыл бұрын
Isbadal ayaad samaysay quruxwaye wllhi🌟
@nuuradiincandiraxman7194
@nuuradiincandiraxman7194 Жыл бұрын
Masha Allah sxb is badalay weyn ban ka arka ilahay haku barakeyo pro👍😍
@shukriabdiraxman6075
@shukriabdiraxman6075 Жыл бұрын
www kaaf io kala dheeri is isbedel weyn ayaa kaa muqda allah hakuu sii kordhiyo keep going
@hamaabdi4411
@hamaabdi4411 Жыл бұрын
Masha allah qurux bay kuu noqdeen ee sideed biloodna noosoo samee
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah 😍 qurux bidaaroos isbadalkaga marki hore ma la arkin madaxada Mr koofi 🤣🥰✌️
@Moha-yare6365
@Moha-yare6365 Жыл бұрын
Salxanyo haystaa wa igu dhiri galisay inan so samaysto inshaAllah 🙏🏿
@abshirtayib5103
@abshirtayib5103 Жыл бұрын
Isbedel weyn ayaa kaa muuqda saaxiib keep going ilaa janada insha allah
@hafsaahmed4482
@hafsaahmed4482 Жыл бұрын
Maashaa Allah tintaada hda waa maashaa allah
@saabirin690
@saabirin690 Жыл бұрын
Haa walal isbadal badan ayaan samaysay pro Allaah ayaan mahad iskaleh horay usoco👍
@salmanalka6173
@salmanalka6173 Жыл бұрын
Walhy aad isku badashay mashalh maad qasaarin walalkYyy❤🥺
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle Жыл бұрын
Mnsha Allah isbadal wayn aya ka muqda👌
@nimcoali6968
@nimcoali6968 Жыл бұрын
Keep going wlky somali weyn waa walalda
@zaygacade8127
@zaygacade8127 Жыл бұрын
Jamal pro isbadal weyn aya sameysay walhi Kuwa badan iney kuso baxan wa rejeyna ok Wa aragna si ay qurux badan tahy timo beerashada iyo sida aad nooga hagar baxday Suasheyda waxa waye mzl dhanka dhaqaalaha ku baxaayo qofka rabo inuu timo beerto meeqo waye video kaso samey Ado mahadsan Dad badan aya jiro o suashas is weydiinaya Qofka Somalia joogo ila Turkey celcels meeqo ku filnaa karto is leedahy adi dhanka Qibrada ado u fiirinayo mzl Waxa rajeyna ina iika so jawabi doonto 🙏🙏🙏
@mohamedAli-mh5un
@mohamedAli-mh5un Жыл бұрын
Inta tin aad u baahantahay ayee ku xirantahay
@cabdifataxcalikarigeyshan7638
@cabdifataxcalikarigeyshan7638 Жыл бұрын
Masha Allah abwe keep going
@safarle9284
@safarle9284 6 ай бұрын
kamaaloow, horta inta wax soo beeratay qofka ugu sharaxaad wacan aad tahay
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 Жыл бұрын
Masha Allaah isbadal weyn Ayaa sameesey
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 Жыл бұрын
Rafaadka raaxa ka danbeyay Manshallah 👍
@nagaadmaxamed6798
@nagaadmaxamed6798 Жыл бұрын
ماشاءالله اخي جميل
@ilhaanxasan2661
@ilhaanxasan2661 Жыл бұрын
M.a keep going walalkey waad nuuraysa beautiful bro 🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯
@cabtoyisnacay7438
@cabtoyisnacay7438 Жыл бұрын
sxp hore usoco isbadal waa sameesay masha allaah wll
@umusuhelaxubi3408
@umusuhelaxubi3408 Жыл бұрын
Masha allah is badal wen horamar wacan
@Abdirahmanism
@Abdirahmanism 3 ай бұрын
Very motivational video. I was scared to do it, but I will try it. Thank you bro.
@fadxaaragsan6735
@fadxaaragsan6735 Жыл бұрын
Masha allha qurux ayaad noqotay
@nazirabdi9554
@nazirabdi9554 Жыл бұрын
mashaa allaah zxp ilaahay hakuu barakeeyo
@monam7931
@monam7931 Жыл бұрын
Mansha Allah injoy ba thy
@salmomahamedhusein1604
@salmomahamedhusein1604 Жыл бұрын
Mnsh allh wlha quruxdadi haday ku dhantahay wllky kamal galinbuu tima laa laisma dhahayo
@sahraabdullahiahmedsahraab5206
@sahraabdullahiahmedsahraab5206 Жыл бұрын
Video ga kan ku xiga Ino so sheg kharashka iyo in ay dhib keni karto berashada thanks bro
@yusuf5013
@yusuf5013 Жыл бұрын
Kamaal hal su'aal haa ku waydiiyo sxp timaha hadi aad Iska dhukuurto maa ku soo baxaayan
@kingnamso1391
@kingnamso1391 Жыл бұрын
Everything you do is amazing bro keep going💕
@hcjcugigckhgdujl3352
@hcjcugigckhgdujl3352 Жыл бұрын
💋💋💋💋👍👍👍
@princessamina9363
@princessamina9363 Жыл бұрын
MASHA allah isbadal samesay
@JackCaddnan
@JackCaddnan Жыл бұрын
Masha'allah keep going
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Maasha Allah Hambalyo hambalyo hada timo badan baa kuu so baxay
@GALOOL.
@GALOOL. Жыл бұрын
Mansha Allah Zxp Allah kuusiyaadiyo
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Mansh allah wll ❤💜🙏
@abdullaahiisaag7069
@abdullaahiisaag7069 Жыл бұрын
Zxp dawooyinka kasoo hadal aad isticmaashay iyo dhaqtarka muxuu kulataliyay inoososheeg zxp Abdul kamaal 😔🙏👍
@horeeyeyare9450
@horeeyeyare9450 4 ай бұрын
I will ask you one question mr kamal zxp sign effect miyey kugu yeelatay madaama waqti ka soo wareegtay timo beeristada mahadsanid zxp
@abdirahmanmoge3467
@abdirahmanmoge3467 Ай бұрын
MashaAllah bro isbadal weyn ayaa sameysay ane waan sameeyay hada waxaan jooga day27 keep going
@aishajama6187
@aishajama6187 Жыл бұрын
Waa maanshaa allaah wll
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 Жыл бұрын
Maashaa Allah waa isbadal weeyn
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 Жыл бұрын
Kamaal sxp ispadal fcn waaye , tacabkagna maadn ku qasaaarin ✊
@haliimasacdiyo1576
@haliimasacdiyo1576 Жыл бұрын
Ninka kaliya Ee youbrka Ka dawado hal bari hadan wayo so radinaa Wll Kamaal Wll qalbi ficn wlhi🥺🥰🥰
@husseinosman6818
@husseinosman6818 Жыл бұрын
Congratulations kamal Abdule
@nasramaxamed3675
@nasramaxamed3675 Жыл бұрын
masha allah wa isbadal wen
@sadiks.9871
@sadiks.9871 Жыл бұрын
Saaxiib maashaa Allah Kasoo waran qiimaha kaaga baxay timo beerashada iyo adeega lagoo qabatay Sidoo kale kasoo waran shaambada iyo Salida lagu dhahay mari
@xamdaidiris8644
@xamdaidiris8644 Жыл бұрын
Walhi way kuhagageen wllo kamal keep going walakay
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 Жыл бұрын
Man sha Allahs u do good jobb Brather
@somaliflims4112
@somaliflims4112 Жыл бұрын
Zxp khudradaha lacunayo noo faaidee zxp🥰
@abdirisaaqmaxamed3869
@abdirisaaqmaxamed3869 Жыл бұрын
Masha allah timihii way kuu soo baxeen masha allah
@abdullahialiolow9832
@abdullahialiolow9832 Жыл бұрын
Congrats man u made it 🔥
@samiyadahir7477
@samiyadahir7477 Жыл бұрын
Masha Allah
@ikraanabdulkadirmohamed315
@ikraanabdulkadirmohamed315 Жыл бұрын
Is badaa waayn ayaa sameeysee keep going dee
@nadiaabdirahman4782
@nadiaabdirahman4782 Жыл бұрын
Is badal weyn wlhi masha allah tabraka allaha
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary always legendary keeps goings kamal abdale go forward ☝️💪👍😎😎💯♥️
@hamsemaxamed2465
@hamsemaxamed2465 Жыл бұрын
Congra bro Masha allah
@theworldtube9423
@theworldtube9423 Жыл бұрын
Bro I need more information wlh aniga xita inan soo beerto ayan raba Thnks
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
tinta soopixitabkeda qudaarta ufiican maxa kamid ah walalkey kamaal qoraalkayga ina aragtay rajeyna♥️
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Guuleyso kamal
@taksanhassan85
@taksanhassan85 Жыл бұрын
Wllhi aday isku badalen timahaga wllky😘
@nafisomacalin6285
@nafisomacalin6285 Жыл бұрын
My brother keep going
@sadiyaarufmahamoud5726
@sadiyaarufmahamoud5726 Жыл бұрын
Mansha Allah walal jamal horey usoco
@asmaali4408
@asmaali4408 Жыл бұрын
M.a abwe Allah ku xafido
@farxaannuur-wp9rb
@farxaannuur-wp9rb Жыл бұрын
mansha allah wlo suaal timo beerashadu wax saamayn dhabato ah maledahay ama hadhow dib makaga goayan suasha 2bad lacag intee leeg ayaa kaga baxaysa
@abdirizaakwadani4254
@abdirizaakwadani4254 Жыл бұрын
Masha allah ku dayasho ayaa mudan thye
@hanadmohamed486
@hanadmohamed486 Жыл бұрын
Congratulations kamal abdul
@ayubcani8014
@ayubcani8014 Жыл бұрын
Manshaallah wayee
@abdullahisahaltube2105
@abdullahisahaltube2105 Жыл бұрын
Waad samaysay bro mashalah
@haniadow024
@haniadow024 Жыл бұрын
Is bedel wa jiraa congratulations
@Hibo6875
@Hibo6875 Жыл бұрын
Isnadal ween aya sameysay wllkey love iyo like isaar
@abdifatahcheick5198
@abdifatahcheick5198 Ай бұрын
Bro kamal marka so beeratey tinta maxad isticmashey dawoyin mida kale clinic ad ka sameysate tinta nala wadag pls
@haalonepoi3705
@haalonepoi3705 Жыл бұрын
Haa lkn wali salaxaa kugu dambeyso really pro nice one 😊😊😊😊big fun
@ShukriAbdi-wu2cc
@ShukriAbdi-wu2cc Ай бұрын
Kamal wan ku tageraa wll mcn nololow inta nolol jirto❤
@muktarseid7584
@muktarseid7584 7 ай бұрын
My Hair are growing.! dheh lakin Nin raga waa kii Timahiisa ama madaxiisa habeeya bro well done .!💯
@user-gc2lf7lm9c
@user-gc2lf7lm9c Жыл бұрын
Wll meel aan kaala soo xiriiro iisheeg fadlan ❤
@abdullaahiisaag7069
@abdullaahiisaag7069 Жыл бұрын
Zxp PRP bisha ugu horeeysay miyaad mibaawaday mise bisha labaad? waxaad kale oo aad isheegtaa PRP bil bil miyaad uqaadanaysay mise 15 biri Hal jeer ? Dawooyinka lagu siiyay magacyadooda isheeg iyo sida aad u cuni jirtay?
@deeqomohamudhooyomcn
@deeqomohamudhooyomcn Жыл бұрын
Haa noi m .a aya noqotey lkn KZbin enjoy kumatihid sida malin walba kusogenay ayan dhalnay ee nio hor usoco oo wax soduub ok
@saeedaali5012
@saeedaali5012 Жыл бұрын
Masha allah Abowe 👌
@nastamohamud7257
@nastamohamud7257 Жыл бұрын
Illahy hakufududeyo
@samiaomar4689
@samiaomar4689 Жыл бұрын
Maan shaa allaah wxkle
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Wacaleykum salam 🥰 ♥
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 Жыл бұрын
Mnsha Allha baa noqoty sxpow
@AbdiqaadirCalimohamed
@AbdiqaadirCalimohamed Ай бұрын
100 kii 100 waa isbadashay zxb
@mohacade8773
@mohacade8773 7 ай бұрын
Masha Allah sxb is bdl weeyn aya sameesay
@Faisalfemo
@Faisalfemo Жыл бұрын
Masha allah is Bedel weyn Lkn xanuun badanaa u soo martey
@aichamed9328
@aichamed9328 Жыл бұрын
Mâcha allah
@hafzaquruxofficial8165
@hafzaquruxofficial8165 Жыл бұрын
Haa wa samaysay isbadal Wayn
@aweysmaxamedfaaraxfaarax3294
@aweysmaxamedfaaraxfaarax3294 Жыл бұрын
Bishop 5aad saanaa ألله اكبر
@saafi8998
@saafi8998 Жыл бұрын
Wow congratulations bro
@hamaabdi4411
@hamaabdi4411 Жыл бұрын
Kamaal hada markaa tinta korkor u shanleysay maxamed kii yara oo walaalka ahaa baa u ekaate
@hanuuzamohamed3899
@hanuuzamohamed3899 Жыл бұрын
Hamplyo Timo qurxoon Aya heshay alle Umad naq
@nouhahmed5982
@nouhahmed5982 Жыл бұрын
Masha allah way kuusoo baxeen bro. Dad badan ayaa ka baqayy timo beerasho lkn hada adaba tusay. Bro qudaarta turkey ga ma laga helo miyaa mise adiga somaliya dalxiis ahan u imi👍👋
@abdirahmanabdillahi3537
@abdirahmanabdillahi3537 Ай бұрын
Imisaa laguugu beray zp
@dablinhojr456
@dablinhojr456 Жыл бұрын
Zxp xagee laga helaa lambarkaaga inaa kula soo xidhiidho rabaye oo tinta beertee
@asmaali4408
@asmaali4408 Жыл бұрын
Abwe Asma aaway wan nuskiin jeclahy wllhi vedio isla duweysiin wan uxisay💕😘😍
@cabdixakiimmaxamed
@cabdixakiimmaxamed Жыл бұрын
alxamdulilaah ilaahy ba isiiyay
@abdirahmanibrahim5465
@abdirahmanibrahim5465 Жыл бұрын
Isbadal wa jirah kpe
@kingcadnan
@kingcadnan Жыл бұрын
Yes isbadal ween aya ka arkuuyaa
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 Жыл бұрын
Qiimaha ugu badan noo sheeg kamaalow
TALAABADA UGU MUHIIMSAN TIMA BADELKA (RAG &DUMAR)
7:45
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 43 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4,2 МЛН
Markii iigu Horeysay Aan Waqti La Qaadanayo My ❤️🌎
13:23
Kamaal Abdul
Рет қаралды 21 М.
Timaha La Beerto Diintu Maxay K Qabta Sheekh Shibli
2:56
Somali Channel TV
Рет қаралды 23 М.
UGU DAMBEYN WAAN BEERTAY TIMAHA MADAXA ALHAMDULILLAH…❤️
12:51
Kamaal Abdul
Рет қаралды 200 М.
Team Enjoy Xageey ku Dambeeyan? Sidaan Miyaan Ku………
8:10
Kamaal Abdul
Рет қаралды 29 М.
Safarkaygii kenya | My journey to kenya 🇰🇪
11:23
Qays Qeyser
Рет қаралды 656 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47