No video

Xarago iyo kinsi (Rag 9 ku wada dhalay)

  Рет қаралды 38,844

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Waa hees ka mid ah heesihii ruwaayadii JACAYL KALA WAALAN IYO WAJIYAAL IS XASUUSTA KINSI IYO XARRAGO 1975 I HAVE WATCHED 1975 IN BERBERA
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Erayadii axmed saleebaan bidde laxankii jiim sheelh MUMIN ragii tumayay waxaan ka xasuustaa 1 jiim sheelh MUMIN 2 siidow 3 caluuq iyo shamuukh 5 faarax dakhare ahn 6 Adam darwiish 7 cumar boonge.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Rageedii wallee waad tahay, walaal ma ii sheegi kartaa wakhtigii ama sannadkii ay soo baxday iyo haddii ay ruwaayad ku jirtay, mahadsanid, aad baan u jeclaa heestan oo meeshiida dhigi jiray, caan baa ku noqday
@Amal8327
@Amal8327 4 жыл бұрын
Barigaa kinsi maanay yarayn
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
@Rageedii Asal Ku mahadsanid sida aad noogu sheegtay raggii timayay heesta. Jiim muxuu tumayay?
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 3 жыл бұрын
Anagana dhib iyo qax ban ku kornay 😥😥 welina ma arag dowlda macankeda
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 Жыл бұрын
Bashir Xaadi ayaad ka tagtay intaa kale waa sax laxankana Bashiir ba laha
@kamiila3941
@kamiila3941 4 жыл бұрын
illaahay ha unaxariisto labadoodaba cabdilaahi cumar xarago iyo kinsi xaaji aadan laba fanaan oo codmacan Codkooda aad baan ujacelaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
ESH CALAA HEES WLHI MY BEST SONG CABDULAHI C XARAGO IYO KINSI X ADEN ILAAHOOW U NAXARIISO labadaba JANNATUL FARDOWSA ALLAHA KAWARAABIYO AAMIIN
@soulehassan
@soulehassan 4 жыл бұрын
Hees jacayla ma maqli jirteen soomaalaay,haa, waa tanoo kale.!
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Allah nin yahow dookh wanaagsanidaa, magacaaga ayaaba cajiiba, malaha sanaag baad kasoo jeeda , hoyga jaceylka, noolow
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 жыл бұрын
Sadex igu walaahiya anigaa saboolee ninkii saaka maalee sikale na wax garad ahi sahal kuguma dhaafeen eshcalaa erayo kinsi iyo xarago Aun
@rooblemahamedali4290
@rooblemahamedali4290 11 ай бұрын
Sadex Magaca Ilaahaye Anigaa sabooliyoo ninkii Saka Maal lihi Si Kalena Wax Garaad ahi Sahaalkuguma.Dhaafen Alle ha unaxariste xarago iyo kinsi
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariito Labadaba🤲
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin 🤲
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 MAHADSANID huuno iLWAAD🙏❤️
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Axyaaa hees qaraaam Waa wakhti galab ah qoraxdu sii dhacayso jawi fiican
@Inakulmiye
@Inakulmiye 4 жыл бұрын
A
@soulehassan
@soulehassan 4 жыл бұрын
Ahn labada fananaan waxaan ku soo xasuustay Ruwaayadii "Wajiyaal is xassuuta"anoo yaryar safka horre ee théâtre ka ,xarago iyo kinsi oo aad u dhalin yaraa, habeenkaa dabadeed ruwaayadaha aanan daawan waa farro ku tiris,Alloow noo naxariiso dhamaantayo.
@Inakulmiye
@Inakulmiye 4 жыл бұрын
My favorite song. Xarago iyo Kinsi. Best duo singers ever.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Walee haddaad heestan jeceshahay nin dookh leh oo fannaan ah ayaad tahay, mahadsanid, 40 years baan jeclaa
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Miraha a.s.bide laxanka jiim sh muumin codka xarago iyo kinsi
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto fanaan aan jeclahay ayuu ahaaye
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
Malaga yaabaa inaad noqoto KZbinr kii ugu horeeyay ee soo galiya hees ay kinsi qaado oo ah ( nafba waa ayaankeed ifka waxay la kulantee Anna edeg qarsooniyo meelaan cidi arkaynbaa la igu ilaashaa)
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Haa waan soo galinayaa
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
Insha Allah Alle hakuu fududeeyo waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado markaad soo galiso inkastoon kugu xidhanahayba mahadsanid wll
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 3 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 libaax after 1 years heeskan masoo gilisay??
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 3 жыл бұрын
THANKS A LOT BRO.
@kingrashiid4212
@kingrashiid4212 3 жыл бұрын
Waaaw old is gold
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Sxb chanelkaaga horumar ayaan u rajaynayaa 👍👍👌👌laakiin heesaha xarago iyo kinsi inoo soo kordhi🌹🌹🌹🌹
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Ok caawaba xabad kinsiya iga sug
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 Waxaad raadisaa ayakoon kaban ahayn ee orchestra ah, micnaha kooxdoo dhan ay wada tumayaan,waa codsi sxb👍👍👍MAHADSANID
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 10 ай бұрын
Juge bal warran
@kingrashiid4212
@kingrashiid4212 2 жыл бұрын
Hees aaad iyo aaad u qaali ah R I P
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Haa waa ruwaayadii JACAYL KALA WAALAN IYO WAJIYAAL IS XASUUSTAA 1975kii bay ahayd
@liibaanbojo2810
@liibaanbojo2810 4 жыл бұрын
3 magac ilahy anigaa sabolee nin kii sakay mali sikalana wax garadi sahal kuguma dhafen
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
ninkiii saaka maalin, macnaha aan xoolo uu maasho lahayn, oo gaajaysan nin kii waxgarad ahi sahal uma dhaafo
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 4 жыл бұрын
😘😍😘
Cabdilahi cumar xarago best song.adoon iilaba labayn
6:24
Soomaal music
Рет қаралды 22 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
Xarago iyo canab diiriye (kuu idhi idhi)
13:15
Qarami Media Pro
Рет қаралды 23 М.
CABDULLAHI CUMAR XARAGO KABAN HEESTII SO KUMANAN ARAG
8:59
GorGor Media Production
Рет қаралды 27 М.
marka doontu dageyso kinsi iyo xarago qaaci (lyrics)
7:14
dudub qaraam music
Рет қаралды 8 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 403 М.
Kinsi xaaji Aadan (Anaa xeedhadii Furfurey)
10:45
Qarami Media Pro
Рет қаралды 49 М.
Kinsi X  Adan Ahun & Cabdilahi Cumar Xarago | Heestii Gacan Gacan*
13:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 140 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН