No video

Xarunta xusuusaha xasuuqii ka dhacay Rwanda Qaybtii 1AAD

  Рет қаралды 143,328

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 400
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii Aad Jaceshahay Rasulkeena Scw Ku Sali Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤
@abdisalamyonis3032
@abdisalamyonis3032 Жыл бұрын
Scw
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
OMG ruwandah waxay kah mid tahay wadamadah ugu horumarsan somalih waxaa wanagsan inay ku daydan horumarkah ruwandah
@anigaqudhayda4203
@anigaqudhayda4203 Жыл бұрын
@adammowlid336
@adammowlid336 Жыл бұрын
Asc ..hareeri ma,shaa,Allah Allaha ku xafido ,,,,llakin anigu waxaan oran lahaa somaliyey ka tusaale qaata arintaa Rwanda soo martay iyo maanta meesha ay mareyso xaga hor u marka .
@kheerto1682
@kheerto1682 Жыл бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam
@cabqari
@cabqari Жыл бұрын
Muslimiinta HIndia 🇮🇳 ayaan aad ugu baqaya Allah kaga filnaado sharta Hunduuga xag jirka ah
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Жыл бұрын
Somalida ka max horta
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
@@nuurnuuraan8624 Soomaalida cadow ma haysto ee inaagaa is cuneyna abti
@kheerto1682
@kheerto1682 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 Жыл бұрын
Afkan hada aad ku HADLEYSO Iyagaba dhib baa HEEYSTEE ka WALWAL IYAGANA ku xigee oo aad Somali isla tihiin qiirada BEENTA ah iska daaa
@amirsheikh691
@amirsheikh691 Жыл бұрын
Aad iyo aad masuul waxa tahay nin xog badanhayo hinduga xagjirka sharta ay so wadadaan eebbe musliminta ha heermariyo
@mouhiyomouhiyo2935
@mouhiyomouhiyo2935 Жыл бұрын
Harari is a somali legend, teacher, artist,historian.i really like his presentation end delivery . respect.
@abdullahidaad2062
@abdullahidaad2062 Жыл бұрын
Sanadkii 1996 Gabar Tutsi ah oo aan School wada dhigan jirney waxay ii sheegtay in Qoyskeedii iyada iyo walaasheed ka hareen intii kalana la diley , waxay kaloo ii sheegtay in markay yarad oo Ayeeydeed Timaha u dabaso Hees u qaadi jirtey ay leedahay waxaad ka soo jeedaa Soomaali.
@Raysar_578
@Raysar_578 Жыл бұрын
Waa documentary aad u fiican Alloow wadankeena sidan ka dhig soomaalidu goormay iyaguna fahmayaan isxasuuqooda
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 Жыл бұрын
Mashaa Allah waan ku faraxsanahay shaqada aadka uweyn uu daxweynahood u qabtay Rwand 🇷🇼❤️🇸🇴
@user-dh2jw9vb1h
@user-dh2jw9vb1h Жыл бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa , halaga cabsado , salaaddana hala tukado , oohalahagaajiyo , nagadaaya heesaha iyo fasaadka kalaba .
@Elmi.451
@Elmi.451 Жыл бұрын
Ruwanda warkeeda way cadaysay lkn inga mxn isku heeysanaa. Waayo saan udhashay dawlad soomaliyeed maan arag lagamana yaabo inan lakulmo dawlad somaliyeed mxayeelay wxn isku hayno wxba maahan habeenada qaar kood waxuu waagu iibaryaa anoo kafikiraya mustaqbalka somalia iyo say noqondoonto 😌😌😌🙏thnks ader harari
@Kobbactv
@Kobbactv Жыл бұрын
Videowgaan inta maalin aan sugaayey Abdisalaanoow Alle haku sharfo waaba sharfantahaye Wareysiyo ayaan jeclaan lahaa inaad kusoo darto qeebta 2aad ee barnamijka ee dadka udhashay Ruwanda aad ku wareysaneyso sida ay ugu soo kabteene iyo cida ay ugu mahad celinayaan Barwaaqada ay maanta ku jiraan
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Жыл бұрын
Wali muuqal Aad lee dahay ima dhaafin mr hereri ❤
@mohamudabdi9484
@mohamudabdi9484 Жыл бұрын
Somalians has to take notes and try to apply to sort out somalia situation. thank you so much Hereri for sharing this useful information
@somalianopinion
@somalianopinion Жыл бұрын
Cafisku waa dawada qudha ee lagu daweyn karo dulmi dhacay. Waxan rajeynaya dadkeygu is cafiyan aanuna dhisano dowlada ugu awooda badan caalamka. Insha Allah. Aamiin, Aamiin, Aamiin,Aamiin.
@mohamedabdi3584
@mohamedabdi3584 Жыл бұрын
Waa runtaa zxp waanan kugu raacsanahay waana wadada kali ah ee aynu ku dhismi karno
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 Жыл бұрын
Allaahuma aamiin
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Hortaa maxaa la cafiyaa haddii aanu qiranayn qofkii dulmiga galay oo weliba uu edyed kuugu darayo.
@somalianopinion
@somalianopinion Жыл бұрын
@@abdimagan3482 dhaman umada Soomaliyed way qirsan yihiin dhibkii kala gaadhay shacabka soomaliyeed. Waxan doonaya ana inan kuu boogo dhayo, adna aad ii boogo dheydo.
@aishanour6473
@aishanour6473 Жыл бұрын
Wl muhiimku wa hogaamiya marka somaali hoganka Allah ha u toosiyo
@OffsetRule
@OffsetRule Жыл бұрын
Cimir dheer iyo caafimad ku waraa ❤❤ Abdi’s Alam hareeri 🎉🎉
@ilhamahmed6787
@ilhamahmed6787 Жыл бұрын
It was horrible I’m really so sorry for those people and I hope our Somalis learn from that
@mahbubmo
@mahbubmo Жыл бұрын
No need for hope, it's action we need. We have our own history to learn from rather than our neighbors.
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 Жыл бұрын
Wallaahi, waan ka muraara-dillaacay. Anu waxa aan Kiggaali mar shaqo u joogay illaa 4 bilood iyo badh. Waxa aan degganaan jiray xaafad la yidhaa "Kibaa-kibaa-gaa". Marar aan u socdo ammaba aan ka soo socdo suuqa ayaan marmar soo dhinac mari jiray xaruntan xuska xasuuqa. Ilaahay ballankii, iigamaba ay qaban jirinba in aan booqdo. Haba se ahaato e, kolkol waxaaban is tusi jiray in aan soo mari karay in ay ahayd fursad aan lumiyay. Markaan se imika daawaday muuqaalkan, waxaba i qabatay: baga ayaad iskaga joogtayba meesha, qalbijabkeeda!
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Great show thanks hareri" we learn many things from here.
@Ismail-xq5vc
@Ismail-xq5vc Жыл бұрын
ASC farhan. lkn hal arrin ayaan loo baahan yahay in la helo meel Abdisalaan Hereri lagala xidhiidh ama lagala xiriiro. sida TLF iyo wixii lamid ah
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Жыл бұрын
Mnsha Allah, Hereri is the best Journalist. Allah ha ku Xifdiyo, Cumrigana ha kuu barakeeyo.
@khadarabdiaziz9284
@khadarabdiaziz9284 Жыл бұрын
warbixin xog muhiim ah iyo cashar badan laga dheehan karo weeye runtii, wariye rug cadaa ah Mr. Hereri🙏
@mohhussein2647
@mohhussein2647 Жыл бұрын
Best journalist Abdisalan hereri.
@abdifatahahmed2174
@abdifatahahmed2174 Жыл бұрын
Mahadsanid suxufi sare hareri waa barnaamij dhugasho badan
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
We need to learn from this country
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Жыл бұрын
Scw scw scw wlo wa jimce igula sali nabi muhumed scw scw scw 🥰
@mukhtaarjama6678
@mukhtaarjama6678 Жыл бұрын
Masha allah Abdisalaam heereri i lahay ha ku barakeeyo
@sir__cmc
@sir__cmc Жыл бұрын
1988 wixii ka dhacay somaliland iyana waa lama ilaabaan.
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
caawo waa jimco ku saliya xabiibkena 🥰 اللهم صل وسلم عليه🥰
@anigaqudhayda4203
@anigaqudhayda4203 Жыл бұрын
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 Жыл бұрын
Thnks sidaad warbixinta usoo diyaarisay 👍
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
My take and lesson learned here and Rwanda civil war is that we can apply the same reminders and stop the division in our Somali Society since we almost committed the same killings on each other and still doing that this year because of tribal (est. Power sharing, land/property disputes), and the politicians are using us Somalis against one another for their gain. So I hope we learn from the past, do better for the next generation, and teach peace. Mr. Hereri, thank you for sharing this powerful reminder video and I hope we learn something from it. We need to see more power videos like this, and please collect our Somali Civil war stories on all regions and share it, so we do not repeat it.
@abdikadirabdirahman3024
@abdikadirabdirahman3024 Жыл бұрын
sdkjn
@maxamedcali287
@maxamedcali287 Жыл бұрын
Mahadsanid cabdisalaan Hareri
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Alle mahadii.weye cabdi salaan hereri horey usoco hanaga fogaan barnamijyada nosobadi
@AbdiZebra
@AbdiZebra Жыл бұрын
Musa bixii need to visit Rwanda. He will learn alot
@tabtoukemre1985
@tabtoukemre1985 Жыл бұрын
Cabdislan maasha alaah nin jira
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Masha Allah A.salan hereri
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 Жыл бұрын
Subxaanallaah ummadan way naga denbeeyeen horumarkey gaareen bal arka onagoo halqabiil Soomaali ah ayaan wali ku jirnaa qabiil iyo kalaqeybsanaan yaa Allah 💙❤️🇸🇴😭
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Gaalki Afwayne ba Somali qabyalad iyo nin jeclaysi baray kahor somali qabil ma aqon hdana rajo maleh Somalia
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
Subxanalah Allah na badbaadiyo wa arin xanuun badan
@Secularism25
@Secularism25 Жыл бұрын
We need like this in Somalia then we move on and rebuild our country
@hamseyasiin5219
@hamseyasiin5219 Жыл бұрын
Aad baan uga xumahay waxiii halkaas xasuuq ka dhacay runtii aad baan markaan dawaday u ilmeeyey 😢
@ilhanahmed7287
@ilhanahmed7287 Жыл бұрын
Wariye sare herari inkaygii wall wad mahadsantahy geesi ilahow ku xafid if $ aakhiro inshallah u guulyso
@salmaansiciid6227
@salmaansiciid6227 Жыл бұрын
Wll dumer miya tahy!
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Ilhaan adi Rwanda miyaa jogtaa
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Thanks information bro
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Best saxafi herari legend waan ku taageera❤️‍🔥
@ilhamahmed6787
@ilhamahmed6787 Жыл бұрын
Dear brother Abdisalam thank you for information
@sirjames3210
@sirjames3210 Жыл бұрын
Allah sharka Muuse iyo ciro ha naga qabto oo khayr kooda hana siiyo
@housseindhereh1722
@housseindhereh1722 Жыл бұрын
Asc adeer aad baan ku salamaya marka hore insha allahotacala khayr
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 Жыл бұрын
It is Realy Very Painful history killing of innocent sorry but today they learnt some thing late of 1988 was happen in somaliland same genocide by dictatorship using power for civilians in Hargeisa burco berbera gabiley we forgive 🙏 for the sake of Allah but we will Never Forget My Allah bless Somaliland
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Its better if you keep quiet , while we are trying to build Africa! In this video, they are talking about genocide of one million people, and you are talking about dictatorship killings in Africa! Even now, one man rules Rwanda since 1994! This is Africa! Who started the fight against Siyad Bare and who chased him out of the country! We are watching real genocide, and you are bringing your clan issues to the big table!
@thebeast09876
@thebeast09876 Жыл бұрын
We also need the same in Somaliland and across Somalia, Gabooye has suffered from discrimination, displacements, isolation and the list goes on. Are you ready to apologise for the sake of Allah?
@shideyare3062
@shideyare3062 Жыл бұрын
Thanks ustaad c/salaan herari
@adamsacad8265
@adamsacad8265 Жыл бұрын
Barnaamij wax lagu qaato. Aad baad u mahadsantahay Mr Hereri.
@caydaruusxariir216
@caydaruusxariir216 Жыл бұрын
Barmaajkani waxa uu xasuusinayaa dad badan oo reer soomaaliland ah wixii lasoomaray waxaanan kutalin lahaa inay qaataan wadaday mareen reer ruwandha oo kabaxaan qabyaalada iyo qolqolada kalaqaybint bulshada here hereri mahadsanid
@jhguled
@jhguled Жыл бұрын
Always useful shows
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
@hereri weriye heer caalami ah ayaad tahay hore usoco
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 Жыл бұрын
Thank you for your information
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Rwanda 🇷🇼 dal jira way naga fiican yihiin hadaan somali nahay waligeen heerkaa gaadhi mayno.waayo gabigeenuba uqdad baa somali ka buuxda uqdada dadka isku qabaana waligood ma heshiiyaan
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
Rwanda waxay kaaga fiican tahay ama kaaga dhaqan wanaagsan tahay maad fahmin ? Iyagu dadkii wax geystey way maxkamadeeyeen kuwii wax geystey raali gelin culus bay bixiyeen Lakiin somali ragii wax laayey bay xusaan oo geesi u haystaan Weliba af lagaado la daba socdaan cidii dhibi gaadhay raali gelin daaye Markaas sow maaha nin walowba gurigaagu haku deeqo ileyn is aamin ma jiree
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
@@halilmamohamed4493 Waa runtaa Muuse Biixi oo Mudug dad ku xasuuqay, waqtigii SSDF bay qolo madaxweyne ka dhigatay! Moorgan oo dadku laayay Hargeisa xiligii SNM soo weerertay Hargeisa ayaa laga dhigi rabay Senator aqalka Sarę ah!
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
@@am.b5688 Fake history gii weli iyo dafiraad ma la soo taagan tahay adoo kale lama doodo iyo inta caqliga ka diciif ka ah…. Ok
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
Morgan iyo Muse Bixi isku tariikh maaha taada hayso
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
@@halilmamohamed4493 Sidaaney isku taariikh u ahyn! Muuse markii Ła laynayay reer Gaalkacayo dowlada ayuu la socday oo waxka laynayay waqtigii SSDF, markii reerkiisa loo soo jeestay ayuu raacay reerkiisa! Morgan dowlada ayuu u ahaa askari , markii la leynayay shacabka iyo jabhadii SNM , markii reer reer la isu laayayna Daaroodkiisii ayuu dhinaca ka raacay!
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Mncha Allah A salaan Waad Fogaatey Kigaali iyo Xaruntii historic Archive.ka uruurinta Genocide kii Rwanda
@jhguled
@jhguled Жыл бұрын
Thank you Abdisalam
@hodanmohamed2723
@hodanmohamed2723 Жыл бұрын
Wanaxdin runti omaxa dhacay ohereri logadhsin waywy 20 million subscripts hada halagu bobo mahadsanidin
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 Жыл бұрын
masha allah hareeri guuleeyso waa youtube aan oran karo wax badan oo inaga qarsoon ayu na tusaa mahadsanid mudane
@ayanjama2252
@ayanjama2252 Жыл бұрын
Masha allah good job
@zakaria.lagend9714
@zakaria.lagend9714 Жыл бұрын
Cimri dheer kuwaar baaaba hereeri. Wax cusub xilikasta😄📷
@alihusseinyusuf8048
@alihusseinyusuf8048 Жыл бұрын
Wariye cabdisalaan hereri waa heer caalami
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 Жыл бұрын
Axsan weriiye c.salaan hereri qaarna weriyanimadoodu waa isku dhufashada Somaliida
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 Жыл бұрын
Wariye rugcadaa sare abdisalaan hereri cimri dheer iyo caafimaad
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Inaa lillah wa Inaa ileyhu
@xasandheere3294
@xasandheere3294 Жыл бұрын
Cabdi salaan hereri ka sheekee qasuuqii loo gaystay reer sheekh isaxaaq ee maanta wali daadadku soo saaran lafohoodii
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
Same happened in Somaliland by the regime of said Bare “isaaq genocide” in 1987 till 1989 . Deaths estimates range between 100,000 and 200,000. We the youth of Somaliland need take sample from Ruwanda and make historical place as reminder
@AANOUR1
@AANOUR1 Жыл бұрын
We don't forget our history any king Somaliland
@CryMeARiver13
@CryMeARiver13 Жыл бұрын
Rwandans moved on and live in harmony, they don’t dwell in the past and I wish we (Somaliland & Somalia) could do a quarter (1/4) of what Rwandans did. Yes, creating memorial sites and teaching History, the good, the bad and the ugly is must.
@mahadhassan214
@mahadhassan214 Жыл бұрын
🤣🤣 go and dig graveyards. you 🐕 liar
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo Жыл бұрын
Beenaale Beenaale Koriyayay Baad tahay, Wxii ka Dhacay Waqooyi Jabhad Migiste Soo Hobiiyyay Baa Lagu Soo daayay Magaaloyinkii iyagoo Ummadii aan u kala. Aaboyeelin Ciidan iyo Shiciba, Waxaanad ogaataa Dawlad kastaayi inay iska Difaacdo Jabahada la Soo Hubeeyo, waan Dareemayaa ilmayar oo Cuqdad lagu Koriyay baad tahay
@mohamedsaid7338
@mohamedsaid7338 Жыл бұрын
False comment .
@mascuudhassan9423
@mascuudhassan9423 Жыл бұрын
Asc Abdisalam hareri barnamijka aad sodeysid wa cajiib masha Allah
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Hereri: Dayuurad baa na duqeysa! Tutsis: One million ku dhowaad baa la laayay! Hereri: Waanu goosanay oo xuduudii Ingiriiska iyo Talyaaniga ayaan soo celinay! Tutsis: Dambigii ugu weynaa Faransiis iyo reer galbeed ayaan saarnay oo na gumeysan jiray, Hutugiina waa cafis! Hereri: Kala reero ayaanu nahay! Tutsis: Xitaa isku jinsiyad ma nihin iyo luuqad, adiguna reeraad ka hadleysaa!
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Жыл бұрын
Hereri waxaad soo gud bisay taarikh waliba sharax muhiima oo kooban aad raacinayso waxase talo ilaahay dartii ku odhan lahaa musica inaad ka dayso dadkana ha dambaajin adigana yay kayd kuu noqon kolay hadaad dhimato wixii aad dhigatay ayaa kuu yaala marka ku badal wax aan dembi inaga raacin. Codsi like ku booba si uu u arko lagayaabaa inay anfacdee
@cabdulahisharif519
@cabdulahisharif519 Жыл бұрын
Aad baad umahadsantahay walaal c/salaan hareeri sida wanaagsan ee aad inoogu soo gudbiyay arintaan cajiibka ah! Qeybaha ayaan sugaynaa haduu alle idmo.
@abdis70
@abdis70 Жыл бұрын
Somaliland wax badan ayey ka baran doontaa Ruwanda. Xasuuq kaas la mid ah ayaa Somaliland ka dhacay. Xarunaas oo kale halaga dhiso Somaliland- So it will Never Happen again.
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 Жыл бұрын
Subxanallaah subxanallaah subxanallaah
@naasirbashiir358
@naasirbashiir358 11 ай бұрын
Xaalada Rwanda 🇷🇼 waa ta imika ka taagan Somaliland ee reerna cadaw loogu sheegayo reero kalena cadaawad loo galinaayo waana siyaasiyiinta dantooda ka arkay lkn mahadho ayay kaga tagaysaa hadii aan wax laga qaban
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 7 ай бұрын
Mantana ka sii daran oromaaba leh ehel nahnay
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
🥺🥺🥺... ASC Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@Awdable
@Awdable Жыл бұрын
Ilaahay faraj qeerqabo hakuu furo walal
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Жыл бұрын
Waxay ahayd wax ka baxsan bil aadinimada😢 wali radad aya ka sii muuqda daLkaaaaa iyo in aan la isku calool fayoobayn 😔✊
@Muslim-d9d
@Muslim-d9d Жыл бұрын
Cabdisalan hereri hore u soco sxp
@suadabdi5
@suadabdi5 Жыл бұрын
Somali ismaciil Cumar geele ayaa cadow gacanta u galiyay iminkana macalin u ah
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Waxbo ma ogide iska amus qoladi cbb e xaarmaajo miya thy
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 Жыл бұрын
Waa wixii reer Somaliland lagu sameeyo kale dad islama ayaan nahoo waan duugna xabalo waradeedo lahelo ilaa maanta ee waxay ahayd In lafaa lakaydiyo SI loogu cibro qaato
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 Жыл бұрын
Cimrigaaga haraago ilaahay baan kuu baryay harari wariye soomaaliyeed
@imdejiye5829
@imdejiye5829 Жыл бұрын
Xaauuqi isaaqa ayn zo xasuustey ee hargeisa
@dayibidd194
@dayibidd194 Жыл бұрын
Runtii waa dhacdo xanuun badan saxib abdisalan here good job ❤
@koosmohamud6554
@koosmohamud6554 Жыл бұрын
Tii somalia ka xumay oo sidaas oo kale ahayd
@africaismyhome723
@africaismyhome723 Жыл бұрын
❤Hereri Media
@thebeast09876
@thebeast09876 Жыл бұрын
We need similar Museum in Hargeisa in remembaranc of what my people (Gabooye) have endured and still going through from other fellow Somalis across this region from discrimination, isolation, displacements, imprisonment, and hunger due to their ethnicity and what the white coloniser tought them. They were worriors, brave and self sufficient and posed risk to the white coloniser's domination of this region. Unless Somalis admit, sincerely apologise and come up with tangible solution to close this dark chapter the situation will remain in Somalia. Somalis (Ajee) solutions has to start bottom up and embrace change.
@khaalidamiir6753
@khaalidamiir6753 Жыл бұрын
Tarikhda dalka Rwanda 🇷🇼
@MohamedAbdi-di6ie
@MohamedAbdi-di6ie Жыл бұрын
Mahatsinit
@easypayoneeasypayone3266
@easypayoneeasypayone3266 Жыл бұрын
Rwanda wan jeclahay wa wadan sifican usokorayo
@ilhanahmed7287
@ilhanahmed7287 Жыл бұрын
Thankfully
@ismaacilcali1725
@ismaacilcali1725 Жыл бұрын
Waa dad somalida ka caqli badan
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 Жыл бұрын
Wow what a sad story 😞 😢
@shambalafe300
@shambalafe300 Жыл бұрын
Wa u Tuusaale soomaaliya ay dib uguso labaan karan insh.allah somaali way so laami
@rahmaisak4240
@rahmaisak4240 Жыл бұрын
Runti midaa mid wax ba dhaamin baa Soomaaliya ka dhacdey. Balse dhibtaa meel lagu keydiyey ma jirto Qoraal, video ama cod ba. Mahadsanid Hareri noo soo badi programs oo kale.
@lqs-tv6745
@lqs-tv6745 Жыл бұрын
in la kaydiyo in xal loo helo ayaa ka horraysa
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Somalia ayaa hal million laga dilay hal qabiil qudha! Iska hadloow ina Igare!
@lqs-tv6745
@lqs-tv6745 Жыл бұрын
@@am.b5688 Yaad u jawaabaysaa, mise adoonba waxaan dhahay fahmin baad iska hadlaysaa, yaasa dhahay lagama dilin milyaan baad sheegiye 5 million in laga dilay ayaanba qabaa aniguye.Seef la boodnimada iska daa su'aal aada fahmina haka jawaabin, halkaa sadar ee gaaban een soo qoray dulqaad aad ku fahanto ayaad yeelan wayday, ee maxaa wnaaga oo lagaa sugi, xitaa qofkaan la hadlayeyna maba tihid ilaahay amarkii.
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭ax marka daawaday waxaan ka naxay video geeridii abtigay mcn rooble muuse xasan baay isoo xasuusisay qof dhinty madaxiii marka argo ilahoow jandiii kawaraabi allow qabrigiisa rowdhatu min Riyaadhi jana ugu yeel allow gadashiii hana fidmyn
@mustafahajiabdidalmar6824
@mustafahajiabdidalmar6824 Жыл бұрын
Abdi salaam halka aad joogto waa halka hadii lagu kulan siinlahaa madaxweynaha Somali iyo madaxweyne muse heshiis iyo midnimo ku gaadhayaan.
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 Жыл бұрын
8year baan jiray 1994manta 8 caruuran haysta
@iman1527
@iman1527 Жыл бұрын
Mansha Allah ana 7 year ban jiray 1997
@engabdurrahmanosam6927
@engabdurrahmanosam6927 Жыл бұрын
Cabdisalan Hereri alle ha ku sharafo yacani muuqaalada wa qaar tayo leh wlal
@mahdieleyeh7261
@mahdieleyeh7261 Жыл бұрын
Walahi waa dhacdo xanun badan waxa ka dhacay ruwada
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Dadkaasi dad educated ah bay ahay aan sida sawirada ka muuqata mala nolosha wax qabasadan unba loo qudhi wayay sidi yuhuudi Germany wayo dadkaasi 15% ka ahayn population Rewanda hadana tobanka qodob baa ku cadaynaya waxa qudha lagu magay inay ahayd dad is jecal dad horumar ka samayay wadankooga dhibta unbay leedahay is nacbanshahu somalidu hore u tiri walalo is necab way xabalo badyin hadanan khaldin mahmahdaas marka taariikh runtii murugo wayn leh
@muhyadinfarah5269
@muhyadinfarah5269 Жыл бұрын
Wa masiibo is naca dadka wada dhashay ama deegan Alle kuwada beeray
@yuusufgureey6163
@yuusufgureey6163 Жыл бұрын
Why Arabic language is separated and the somali language as well didn't they get Arabic translation
@Qadafi-
@Qadafi- Жыл бұрын
Somalia u bahan in uu xasuuqaa cml ka dhaco sababto wali -dadka qaaar ma qirsana in la kala adkatay--mar labaad u bahanahay in an isku noqsana 💯
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Somali makala adka dhibta unba si siyadin masakin badana wala dilin
@jaamacsiciid1191
@jaamacsiciid1191 Жыл бұрын
Somaliba laga helaa muqal 100k dawato Hadana subscribe tu waxay tagantahy intii muqalkii hore Hadana muqalky amaanayan
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Жыл бұрын
Janan waxbadan laga faaidayo weeye lkiin waxan la yabanay mxaa 1milion lo gaadhsinwayay
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 Жыл бұрын
1994ayaaan dhashay history
@elias12384
@elias12384 Жыл бұрын
asc A.salaam
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 32 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
Hudheel ku yaalla  Afrika oo habeenkii lagu seexdo 25000 oo Dollar
15:10
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
TVNET X
Рет қаралды 170 М.
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 5 МЛН
Dhaqtar Mareykan ah iyo Abdisalaam Hereeri maxaa kala qabsaday?
7:39
مذكرات رجل أمن سعودي | بودكاست فنجان
2:54:25
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 4,4 МЛН
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН