Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed Jaamac - Gaadada Isaar (Guyaal Caashaqii Gurnaa) 1978

  Рет қаралды 94,439

Ik Hajji

Ik Hajji

2 жыл бұрын

Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed Jaamac - Gaadada Isaar (Guyaal Caashaqii Gurnaa) 1978
Riwaayadii Galbeed waa la Xoreeyee Warsaa Gaagixisay
Ereyadii Abwaan Xasan Ganeey
Laxankii Axmed Nuur Jaangoow Iidoow

Пікірлер: 48
@Tayasiir
@Tayasiir Жыл бұрын
Heestan original kii waxaa lahayd Magool iyo Xasan Adan oo heestii ugu dambaysa ee ay ku dhamaanayso riwaayadii GALBEED WAA LA XOREEYEY.
@user-pj2dz3qv1g
@user-pj2dz3qv1g 10 ай бұрын
Asc dhawaq xasus mudan iniga xagayga ruwayadan aniga waxay iitahay xasus 1977ayay ahayd marka waxanu ahayn ardaydii dugsiyadii tarikh caan ah 7 /7 /1977 shacb boys hargeisa wax ka mid ahaa inga oo axmed c/lahi iyo axmed farax yuusuf xaji cali bootan marwadii madaxweyne cigal kaltun xaji
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 ай бұрын
WAA TAARIIKH XASUUS MUDAN MARKA DHINACA WANAAGSAN LAGA EEGO INTAANEY SOOMAALI KALA DAADAN,BERISAMAADKII
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 ай бұрын
7/7/1977 WAXAAN GALAY IMTIXAANKII LEAVING EXAM KA DUGSIGA DHEXE EE SHEIKH SECONDARY GA SHEIKH NA WAXAA U FADHIISTAY ARDAY UU KA MID AHAA CABDURAXMAAN MAXAMED CABDULLAAHI (CIRRO) GCSE DAGAALKIINA MAALINTAA AYUU BILAABMAY FORM ONE WAXAAN KA BILAABAY HARGEISA DUGSIGA FIRST JULY ,LATER ON CONTINUED AT HALANE SECONDARY SCHOOL ENDED UP IN JOWHAR SHABEELLE SECONDARY SCHOOL THOSE WERE THE DAYS, WHAT A LIFE WHAT A TIME
@farhanmoh7828
@farhanmoh7828 Жыл бұрын
sxb aad iyo aad baad u mahadsan tahay. waxaan codsan lahaa heesta 'ala dheeridaayey dhulkan maad ku noolayd iyadoo darandoori original keedii
@Bufle
@Bufle 11 ай бұрын
Hapa @ikhajji should respond
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto AHUN sahra
@AxmedHadafow
@AxmedHadafow 8 ай бұрын
Ka lad na wa lid ka o day ❤❤❤❤
@jamayuusuf2540
@jamayuusuf2540 2 жыл бұрын
Abwaan iidoor u daa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 ай бұрын
IIDDOOR MAAHA EN WAA LA QARAMEEYEY KADDIBNA SUMADDII AYUU QAATAY ASAL INUU DAAROOD AHAA AYAA JIRTA OO AAN MURAN LAHAYN❤❤❤❤❤❤❤❤ WAXAANA GARAN KARA QOFKII REER WOQOOYI AH GAAR AHAAN REER HARGEYSA DAAROOD BA HA AHAADEE,
@alisaid2008
@alisaid2008 Жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka x.a.samatar iyo sahra axmed jaamac
@obsiehdirieh7351
@obsiehdirieh7351 2 жыл бұрын
waad ku mahadsnthay heeskan oo iyadoo dhamaystiran aanan ku arag yutubeka balse waxan raadiyaa heeskan oo ay xasan aadan laqaadayso ALHN Xaliimo khaliif Cumar Magool heeskani wuxu ku jiray riwaayadii dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga oo uu sameeyey Bwaan Xasan Geney ahra axmedna waxay dib ula qaaday riwaayaddii galbeed waa la xoreeyey oo kadanbaysay oo iyadana uu abwaan xasan geney lahaa fadlan soo hl
@abdimohamed7004
@abdimohamed7004 2 жыл бұрын
Sax wa runta heskan waa riwadii dumista aqalkeyga
@ambileh1
@ambileh1 Жыл бұрын
Saxib heestan waxay ku jirtay Galbed waa la xoreeyey. Riwaayad kalena kuma jirin. Magoolna marna wax kama qaadin. Ha ku daalin. Aniga ayaa kuu huba. Sidaa ula soco. Qadiyada ay ka hadleyso ayaan ogahay iyo xiligana ay cusbaydna waan xusuustaa. Waligeed magool ma qaadin.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Obsieh Dirieh waa runtaa intaad sheegtay Aniga qudhaydu bari hore oon cajalad ka dhagaystay ayaa iigu dambaysay maqalkeeda marka ay la qaadaysay alla ha u naxariistee magool KZbinkana lama soo galinba meel kastana cajaladaa waan ka raadiyey illaa hada ma hayo
@sakariayahyeandyonis8666
@sakariayahyeandyonis8666 Жыл бұрын
Observera Dirieh waxaan filayaa inaan isku dooq nahay heestan marka ay Magool la qaadeyso Xasan Aaden wax badan baan raadiyey waana waayey. Heestaan waxay ku soo baxday Dumistii Aqalkeyga iyo Arooskii Inankeyga waxayna aheyd heestii ugu danbeysay Riwaayada, Galbeed bey hadana ku jirtay iyadoo Sahro Axmed ay la qaadeyso Samatar.
@user-pj2dz3qv1g
@user-pj2dz3qv1g 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saidismail2854
@saidismail2854 Жыл бұрын
Wow wow wow ax ax waa hees aad u macaan oo qiiro badan xabaarsan Waana heesihii iigu horeeyey ee aan ku garaadsadey yaraanteydii I was about 6 years old and staying with my family in Dusamareeb when the war started between Great Somalia and Ethiopia
@MohamedHasan-xw1vz
@MohamedHasan-xw1vz Жыл бұрын
war qofkakan Xanusanaya hesta maxaad igu dhexeqayliinay hadad soheshay hesta xaywan yutupka kucosob
@ikhajji
@ikhajji Жыл бұрын
Be objective please!
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 Жыл бұрын
Sxb Heeta oo dhamaystiran in badan ayaan raadiyay nasiib Wanaag Caawa Ayaan Helay Lakiin Waad Ku Ciyaartay oo Hadal Ayaad Ku dhex Qabatay Sorry
@AxmedHadafow
@AxmedHadafow 8 ай бұрын
Kal biid wa la xo ri yi 👋👋👋👋💓💓💓💚🌟🌟🌟⭐⭐⭐🧡🧡❤❤💚💚💟💟💟 yaa sa ma tar
@abdifataxaraye5853
@abdifataxaraye5853 Жыл бұрын
Heesa waa kuwa aad u macan lkn why aad codkaaga u dhex gelisay ma adigan ku dhegeysana mise Samatar iyo AUN Sahra Axmed plz ka saar codkaga, waxa an ku raxeysanayno wa codka samatar iyo sahra not kaaga
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
KOXaha SAMA JOoGA. YaaSha ah
@djkaafi5616
@djkaafi5616 2 жыл бұрын
sxb heestan kuwo ay isku cajalad ahaayen ayaa jiraye soo baadh pls iyagoo kaban sidan oo kale ah
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Magaca hesta please?
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 2 жыл бұрын
Gayiga iyo caashaqaa wd mahadsanthy
@djkaafi5616
@djkaafi5616 2 жыл бұрын
mida kale sxb waxad iga jawaabtaa heesaha halka ad ka soo ururiso
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Wa kayd
@AxmedHadafow
@AxmedHadafow 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mayduleeyebooy964
@mayduleeyebooy964 Жыл бұрын
Cawa 20 23,/ 1 /16 heestan kudhaysanayaa guban waqoyi oon safar utagay heestan abwaanki sameyay magaci sa isheega sxb yaal codsi
@ikhajji
@ikhajji Жыл бұрын
Wey kuqorontahay
@ahmedhussein4331
@ahmedhussein4331 Жыл бұрын
xasan ganay
@ahmedhussein4331
@ahmedhussein4331 Жыл бұрын
Heesaha qaaraamiga ugu macaan 50% waxa sameeyay xasan ganay
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 ай бұрын
XASAN XAAJI.CABDULLAAHI GANEY ISAGA AYAA LAHAA
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 2 жыл бұрын
✔✔✔💪
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
❤❤❤❤ 1:16
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
Scw NNKH kulmiye kheyre warsame
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
NAKASA callaa
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
Kkk
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Abwaan iidoor heesahoodu siyaasad kama madhna. 1: Caashaqan inta badan gudhnaa waxay dheheen waa Xornimadii lixdankii luntay. 2: Nasiibkii Gaabiyay waa lixdankii ilaa 91kii waa waqti dheer. 3: Gurmadkiisii baa yimi waa SNM 4: Guushana allaa iska leh dedaalkana shacabka ee shafka i geli Somaliland dhisanaye.
@mohammed-jama
@mohammed-jama Жыл бұрын
*waxan aad isku beeg beegtay heesta meel kama soo galaan - heestana waxan la sameeyey 1976 taariikhana aad meesha ku qortayna hal mid mooye inta kale waa ka danbaysay*
@OmarAhmed-jf5yz
@OmarAhmed-jf5yz 2 жыл бұрын
Heesaha uu Jaangow laxanka saaro si uun bey u macaanyihiin cajiib.
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 2 жыл бұрын
hadii aan ogahay halka aad joogto maxkamada aduunka ayaan kaa dacweyn lahaa Heesihii sida quraanka u macaanaa ayad Thuis is Usgag ka buuxisey aniguna 1976 ayaan lacag ku daawadey anoo saxiibatey casha luul ila socoto
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 6 ай бұрын
Wer allahaga ka baq heeso iyo quraan hays agdhiginee
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 2 жыл бұрын
Ahmed nuur jango ayn kumaqly hesta
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 2 жыл бұрын
Nacasow ka aamus heesaha quraanka ka macaan
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 12 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
Heestii:- GADHBA GADHBAA LA TUSAAYE
16:51
Hal Abuur channel
Рет қаралды 16 М.
Guyaal caashaqii gudhnaa by samatar iyo sahro
7:24
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 414 М.
XASAN ADAN IYO SAHRA AXMED HEESTA (SAYLO) WITH LYRICS 2017
9:45
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 1 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "DARAAR CAASHAQ"
10:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 201 М.
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 20 МЛН
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 1,6 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,3 МЛН